Juje

Nomads
  • Content Count

    2,791
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Juje

  1. Originally posted by NGONGE: ^^ Naga daa dee. Even mad muriidi is part of the Sh. Sharif government? Ina li allah. Oo Sheikh Sharif ma asaga fiyow?
  2. Originally posted by muriidi: government troops will not participate in anything.. don't try to turn away the attention from the operations that are soon to start in mogadishu, we're finished with hargeisa,and the state of "something smells bad" is not so interesting. ..anyway,preparing for mogadishu.. This is a clear message to SOLers and something makes me wonder how much does Muridi know. Ninka ma waalne e turxanbixiya wuxu idin so tebinaayo,
  3. Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Some sickos are blaming C/risaaq Xaaji Xuseen. Fudeed badanaa dadkaas. We don't know much about that guy who shot Marxuum C/rashiid. Rabi ka sakoow, he indeed single-handedly changed the course of Soomaali history. What we know about him: He was junior askari, along with his older brother. His family lived in Jubbooyinka before he moved up north. He and his brother were orphans. Max'ed Abshir took them in and recruited them to the booliis. Other legends that went: He was upset because C/rashiid demoted Maxamed Abshir, who was leading the police force at the time. He allegedly vowed to revenge for that against C/rashiid. It was apolitical move. He and others in their base up north were also upset when C/rashiid and his wafdi cancelled a pre-planned tour of that part of the country, which was facing a severe drought. C/rashiid and his wafdi instead went abroad. It was this re-scheduled tour when he was assassinated. As much as it is bewildering as to why interview a prime suspect in a matter concerning the unjustified assasination of the last elected Somali President - it is more amazing to find Miskin throwing around unheard theories. Sxb an interview with Hiiraan Online will not alter history or the perception held over who did the killing. AbdiRizaaq is a buffon to have accepted this interview and still mention within the interview itself that he was a prime suspect, and mostly during the entire 'interview' he is trying to pin the sole blame on the assassin and no one else- it is like he wants to rewrite history. He should have never re-visited this part of the history. It is sad if not an insult to the history of this great man, marxum C/Rashid Cali Sharmake - Allah u naxaristo amiin!
  4. Originally posted by AYOUB: Laba qaawani isma qaado.
  5. I was wondering why wadadadi isku dilayaan ileen wa niman Laptop bartey. "Dherga walan dhadhanshana ka daran".
  6. War maad kala jogtan dagal micnihisa mataqanane.
  7. War maad kala jogtan dagal micnihisa mataqanane.
  8. Originally posted by Cawaale: Adeer, Prof. Caddow waa la weydiin doonaa meeshuu mariaya deeqdii waxbarasho ee Dowladdaha Masar iyo Suudaan. Dhowr sano ka hor, Buubaa oo sidaan oo kale booto meelaha la buulo-xoofteayay, tuu dhigayna waan aragnay, maantana Prof.Caddow ay mareysaa. M. Cali America, Dalxa iyo jameeco kalenaa waa jirtaahee ogoow. Adeer naac naac loma bahna, wax cadeyma hadad heysiid so bandhiig hadi kale shut your bloody gob. If you fail to see and appreciate this monumental achievement and opportunity then you are nothing more than a winger who has no case to stand on.
  9. VOA is everything under the sun, how could they ignore, you know, and open an FM station in Hargeysa. To make matters worse they line up top brass for the opening reception. War sidani fair and balanced view mahiin. No wonder JB is smiling. Lakiin seriously JB ninkan VP ga shaqo u yeela. Riyaale gets Maryan Mursal and Tanya and he is only accorded FM opening, that is not fair.
  10. Dowladda KMG Soomaaliya oo munaasabad sagootin ah maanta u sameysay ku dhowaad 100 Arday ah oo helay waxbarasho Jaamacadeed oo lacag la’aan ah Munaasabad ballaaran isla markaana sagootin ah ayaa maanta ka dhacday xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada KMG Soomaaliya, iyadoo halkaasina ay goob joog ka ahaayeen 90 Arday Soomaaliyeed ah isla markaana nasiib u yeeshay inay helaan Waxbarasho Jaamacadeed oo lacag la’aan ah taasoo ay ugu deeqday dowladda Yemen.Munaasabaddan sagootinta ah oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Hiddaha iyo Taclinta sare ayaa waxaa goob joog ka ahaa Ra’iisul Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmarke, Wasiirka Waraada Prof. Ibraahim Xasan Caddow, Safiirka Dalka Yemen ee Somalia, Wasiiro iyo bahda saxaafada. Ra’iisul Wasaaraha ayaa ardaydan u jeediyay dardaaran xoogan isagoo kula dardaarmay inay noqdaan dad si wanaagsan wax u barta, isagoo tilmaamay inay yihiin dadkii berri hogaamin lahaa dalkeena, wuxuuna si gaar ah ammaan ugu jeediyay wasiirka Hiddaha iyo Tacliinta sare isagoo ku tilmaamay Caadil si nadiif ah u soo xulay Ardaydan. Wasiirka oo goobta ka hadlay ayaa isaguna xusay inaan loo eegin Ardadan Qabiil, Qolo iyo Qoys midna isla markaana lagu soo xulay aqoontooda iyo kartidooda, isagoo tilmaamay in dhamaan Ardaydani ay Imtixaan u galeen sidii ay u heli lahaayeen Waxbarashadan Jaamacadeed ee ay ku deeqday dowladda Yemen, balse aan lagu soo xulin si musuqmaasuq ah “Minxo iibsi dambe waa dhamaaday, Shahaado Suuqa laga iibsado dambe waa dhamaatay, Laaluush bixin dambe waa dhamaatay, Deeq waxbarasho oo la musuq maasuqo waa dhamaatay waxaan u siineynaa si nadiif ah oo alle ka cabsi leh deeqaha Ardaydeena Soomaaliyeed” ayuu yiri Prof. Caddow wuxuuna dhanka kale caddeeyey inay jiraan balanqaadyo deeqo kale oo waxbarasho oo soo socda isagoo ka xusay balanqaad uu sameeyey Dalka Suudaan. Mid ka mid ah waalidiinta Ardaydan ayaa ku tilmaamay arrin farxad weyn ugu fadhisa in wiilkiisa oo uusan u awoodin waxbarasho Jaamacadeed isla markaana xittaa Ticket-ka diyaaradda ay culeys weyn ku tahay inuu u helo waxbarasho Jaamacadeed, isagoo xusay inuu mar hore dhameeyey dugsiga sare balse uu muddo guriga isaga fadhiyay Jaamacad la’aan maadaama uu awoodi waayay inuu qarash ku bixiyo. Sidoo kale, C/raxmaan Maxamed C/qaadir oo ah mid ka mid ah Ardaydii maanta nasiibka u helay deeqdan waxbarasho ee Jaamacadeed ayaa uga mahadceliyay dowladda sida nadiifka ah ee ay ugu soo gudbisay ardayda Soomaaliyeed, gaar ahaana wuxuu u mahadceliyay Wasiirka Wasaaradda Hiddaha iyo Tacliinta sare isagoo sheegay in wasiirku uu yahay Wasiirkii ugu horeeyey ee si daacad ah u soo gaarsiiya deeqaha waxbarasho isagoo tilmaamay inay har iyo habeenba ku dedaali doonaan inay waxbartaan, si ay mustaqbalka u noqdaan hogaanka ummadda isla markaana sida daacada ah ee loo siiyay deeqdan ay ugu shaqeyn doonaan mustaqbalka dalkooda iyo dadkooda. Ugu dambeyntiina, R/wasaaraha oo aad ula dhacay ruwaayad yar oo ka tarjumeysay sida musuq maasuqa ah ee deeqihii waxbarasho loo adeegsan jiray iyo sida haatan wasiirkan cusub ee Wasaaradda Hiddaha iyo Tacliintu uu daacada ugu qeybiyay ayaa ku booriyay Majaajiliistayaashii inay badiyaan ruwaayadaha noocan oo kale ah oo bulshada faa’iidada weyn u leh si degana wax u fahansiinaya siyaasiyiinta Soomaalida isagoo uga mahadceliyay soo bandhigidooda.
  11. Originally posted by Ismahaan: This is really ridiculous ! Who give ethiopian permission to pass through our territory in the first place? Abdullahi Yusuf
  12. Warar hada na soo gaaraya ayaa sheegaya in Sarkaal sarre oo ka tirsan Ururka Xsizbul Islaam ee uu hogaamiyo Sheekh Xasan daahir Aweys goor dhow lagu toogtay ceelasha biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho. Sarkaalkan la toogtay oo magaciisa lagu soo gaabiyay 'Talibaan" ayaa waxaa toogtay koxoo hubeysan kuwasoo gaari ku horgooyay gaari uu watay sarkaalkani ka dib xabada ooda kaga qaaday. Dilkan qorsheysan ayaa ilaa iyo hada la ogeyn cida ka danbeysa iyadoo ay jiraan dagaalo u dhaxeeya kooxaha islamiyiinta ayaa hadana aysan jirin ilaa iyo hada cid sheegtay dilka mas'uulkaasi. Ururka Xisbul Islaam ayaa isan weli wax war ah ka soo saarin dilka sarkaalkaasi lagu magacaabo Talibaan kasoo daqiiqad ka hor lagu dilay ceelasha biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho. wixii ku soo kordha wararkeena danbe kala soco. Hoyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com
  13. Sarkaal ka tirsan Ururka Xisbul Islaam oo goordhow lagu dilay inta u dhaxaysa Muqdisho iyo Afgooye Shabelle: AFGOOYE Sarkaal ka tirsan Ururka Xisbul Islaam ayaa goordhow waxaa lagu dilay inta u dhaxaysa magaalada Muqdisho iyo degmad Afgooye ee gobolka Sh/hoose. Sarkaalkan geeryooday oo magaciisa lagu soo gaabiyay Daalibaan ayaa kooxo hubaysan islamarkaana gaari Rooneed ah watay waxa ay Marxuumka isagoo gaari saarnaa ay ku toogteen deegaanka Ceelasha biyaha ee duleedka Magalaada Muqdisho. Wararka qaar ayaa waxa ay tibaaxayaan in 2-qof oo kale oo kamid ahaa dadkii gaariga la saarnaa Sarkaalka geeryooday ay iyana geeryoodeen mid kalana uu dhaawac soo garay. Deegaanada lagu barakacay ee inta u dhaxaysa Muqdisho iyo Afgooye gaar ahaan deegaanka Ceelasha biyaha ayaa xaaladeedu waxa ay haatan tahay mid kacsan sida ay wararku tilmaamayaan iyadoona halkaasi lagu arkayo gaadiid dagaal oo wataan Ciidamada Ururka Xisbil Islaam. Ma jiro ilaa iyo hadda wax war ah oo ka soo baxay Mas’uuliyiinta sar sare ee Ururka Xisbul Islaam oo ku aadan dilkan loo gaystay Sarkaalkani ka tirsanaa Ururka Xisbul Islaam ee magaciisa lagu soo gaabiyay Daalibaan. Wixii warar ah ee ku soo kordhaa kala soco Shabelle.net hadii uu Ilaah inoo Saamaxo.
  14. Shababka Oo Duulaan Ku Qaaday Fariisimada Xisbul Islam Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in maleeshiyaadka Shababka ay qaadeen duulaan balaaran oo ay ku ekeysiiyeen aagagii maalmahaan dagaalada ka scoday, iyadoo la isku adeegsanaayo hubka noocyadiisa kala duwan, wuxuuna xoogiisa ka socdaa inta u dhaxeysa Janaay Cabdalla & Canjeel gaar ahaa degaanka Sooyo, dagaalkan aya amuuqda mid ka baaxad weyn kuwii dhacaayay maalhii ugu dambeeyay. Wararka ayaa sheegaya in Horjoogayaasha Maleeshiyaadka Shababka ay qaadeen weerarkii ugu dambeeyay oo ay ku doonayaan iney dhamaan burburyaan awoodaha Horjoogayaasha Raskambooni & kuwa Caanoole uuna hormuudka ka yahay Axmed Madoobe, Dagaaladaani ayaa baryahan si taxana ah uga socday deegaanada Jubooyinka ayna dhaxeeyay labada urur ee Xisbul islaam iyo Al-shabab, waxaana kala gaaray khasaarooyin aad u balaaran oo isugu jira dhimasho & dhaawacyo, Maantay duhurkii ayuu dagaalka ka qarxay tuulada lagu magacaabo Sooyo oo 40 kilomitir u jirta magaalada Kismaayo. Horjoogayaasha Mamulka Kismaayo ee Shababka ayaa ka soo qaaday fariisimadoodii Maleeshiyaadkii ku sugnaa magaalada, Jamaame, Jilib, Bu'aale & Gobolada Gedo, Sh/hoose, waxana amar lagu siiyay in mud laba maalmood gudahood ay ku soo af jaraan dagaalada 10 maalmood jirsadayee ka scoda duleedka Kismaayo, warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in magaalada Bu'aale ay xalay saqdii dhexe ka soo talaabeen gurmad maleeshiyaad isku dhaf ah oo Shabab & kuwa Beeleedka Gedo ka yimid, wararka ayaa intaasi raacinaya in xalay qaaday laga dhaawacyadii maleeshiyaadka Shababka isbitaalada magaalada waxaana la geeyay Jamaame. Labadan urur ayaa shalay kawada hadlay heshiisyo xabadjoojineed iyo in shareecada islaamka lagu kala baxo cidii gardaran ayaa hadana waxaad moodaa in hadaladooda iyo ficilada loo jeedo in ay kala gedisan yihiin iyagoo nabad iyo islaamnimo ku baaqaya ayaa dagaalkii dhinac kale ka wado.
  15. War Deg-Deg ah: Dagaalkii ugu weynaa oo qarxay duleedka Kismaayo KN: Ciidamadii ugu tiro badnaa oo ka socda Xarakatul Shabaabul Mujaahidiin ayaa weerar ku ekeeyey goobaha ay fadhiyaan ciidamada Xisbul Islaam ee duleedka Kismaayo Dagaalku waa uu soconayaa waqti xaadirkan wuxuuna bilowdey qadar nus saac ka hor ah Wali ma heeyno wax faahfaahin ah inaba ha yaraatee, laakiin sidii aan horey usoo tabiney wariyeyaasheena gobolka ku sugan ayaa sheegaya in magaalada Kismaayo ay faarujiyeen dhamana ciidamadii Al-Shabaab, iyagoo xittaa qaatay aawacyadii Isbitaalka Kismaayo yiiley, kuwaasoo warar aan helney ay sheegayaan in la geeyey magaalada Jamaame Wuxuu dagaalkan oo lagu tiranyo kii ugu cuslaa qarxay xili shalay ay madaxda labbada xarako eeku jira dagaalka fidnada ay sheegeen in ay gaareen heshiis aan ugu magac dartay “heshiis beenaad” oo aanan lahayn wax asaas ah inaba ha yaraatee. Waxay u muuqataa in uu dagaalkani yahay kii lagu kala bixi lahaa Wixii kasoo kordha dib ayaan kasoo tabin doonaa KismaayoNews.com
  16. Originally posted by Wing Wizard: Tell me one and only one achievement that Sharif Scum did for us By you calling him a scum is an acheivement, cause it would have been alarming for him to be praised by the likes of you.
  17. Come on give the guys their break. They set on opposing Sharif and they are not doing bad in their endevour. Whether their facts is genuine or sustainable is not a matter of a question. It is obviously a complete hogwash and orchestrated malice. But at least their presentation is colorful - and I wish as JB said they concentrated on a subject that will be beneficial to community rather than this misleading story.