Juje

Nomads
  • Content Count

    2,791
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Juje

  1. Juje

    Ramadaan Kariim

    Ramadan Kariim dhamantiin.
  2. Originally posted by NGONGE: This is what I call monumental achievement anyone else who sees it otherwise is pure xasiid.
  3. Somaliland does not need State visits to proof its monumental achievement.
  4. Maamul cusub oo loo magacaabay G/Banaadir Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweeynaha Jamhuuriyaha Soomaaliya ayaa Gudoomiyaha G/Banaadir ahna Duqa M/Muqdisho loogu Magacaabay Maxamed Axmed Tarsan iyadoo Munaasabad Balaaran oo uu xilka kula wareegayay ay maanta ka dhacday Xarunta maamulka Gobolka Banaadir ee Magaalada Muqdisho. Munaasabadan oo si heer sare ah loo soo agaasimamay ayaa waxaa ka soo qeyb galay wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Dowlada KMG ah ee Soomaaliya, kuwaas oo ay ka mid ahaayeen Wasiirka Arimaha Gudaha Sh.C/qaadir Cali Cumar, Wasiirka Warfaafinta C/raxmaan Cumar Cismaan Eng.Yariisoow,Mas’uuliyiinta maamulka Gobolka Banaadir, Gudoomiyayaasha degmooyinka Gobolka iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay munaasabadaasi. Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ahaana Duqii Magaalada Muqdisho Eng C/risaaq Maxamed Nuur ayaa si kalsooni leh xilka ugu wareejiyay Gudoomiyaha Cusub ee G/Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Maxamed Axmed Nuur Tarsan. Gudoomiyaha Cusub ee G/Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Axmed Tarsan ayaa ugu horeeyn u mahadceliyay Gudoomiyihii hore ee G/Banaadir, waxa uuna ku amaanay howshii wanaagsaneyd ee uu soo qabtay mudadii uu xilka hayay, waxa uuna Gudoomiyaha cusub balanqaaday in uu dardar gelin doono howlaha maamulka Gobolka Banaadir. Xilwareejintan ayaa ka danbeeysay kadib markii wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweeynaha jamhuuriyada Soomaaliya, gudoomiyaha Gobolka Banaadit ahna duqa magaalada Muqdisho loogu magacaabay Maxamed Axmed Tarsan kadib markii sida wareegtada lagu xusay uu Madaxweeynuhu arkay baahida loo qabo in isbedel lagu sameeyo maamulka G/banaadir isla markaana uu Madaxweeynuhu tixgeliyay soo jeedinta R/wasaaraha Soomaaliya iyo wasiirka arimaha Gudaha Xukuumada KMG ah ee Soomaaliya, waxaana la faray gudoomiyaha cusub in uu howshiisa u guto si firfircoon oo wadaniyadi ku jirto.
  5. Originally posted by Libaax-Sankataabte: Cumar "buudh". Strange how that made you smile ... you have been noticed Libax
  6. Juje

    New Cabinet

    Xafiiska R/wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta shaaciyay isku shaandheyn lagu sameeyay golaha wasiirada Xukuumadda KMG ee Soomaaliya. Afhayeenka Xukuumadda C/qaadir Walaayo ayaa warbaahinta u aqriyay liiska wasiirada oo u qornaa sidatan:- R/wasaare ku xigeen ahna Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Sh Aadan Maxamed Nuur (Madooobe). R/wasaare ku xigeen ahna wasiirka kalluumeysiga iyo kheraadka badda. C/raxmaan Xaaji Aadan Ibraahin (Ibbi). R/wasaare ku xigeenka wasaaradda gaadiidka cirka iyo dhulka. C/waaxid Cilmi Goonjeex. Wasaaradda Garsoorka iyo caddaaladda. C/kariim Axmed Cali. Wasaaradda arrimaha dibadda Yuusuf Xsan Ibraahin dheeg. Wasaaradda Arrimaha Gudaha Sh. C/qaadir cali Cumar. Wasaaradda Gaashaandhigga Abuukar Cabdi Cismaan Mardaadi. Wasaaradda Amniga Qaranka Axmed C/salaam xaaji Aadan. Wasaaradda qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga ah, Mustaf Sh Cali dhuxuloow. Wasaaradda Maaliyadda Xuseen Cabdi Xalane. Wasaaradda Haweenka iyo aerr. Qoyska Fowsiyo Maxamed Sheekh. Wasaaradda xanaanada Xoolaha C/casiis Lafta Gareen. Wasaaradda dastuurka iyo arr. Federaalka Madoobe Nuunoow. Wasaaradda beeraha beeraha. Maxamed Ibrqaahin xaabsade. Wasaaradda hantida qaranka iyo qalabeynta maxamed Mursal. Wasaaradda hidaha iyo tacliinta sare Cali Axmed (Jingili). Wasaaradda dhaqancelinta iyo arrimaha bulshada. Prof. maxamed cumar Dalxa. Wasaaradda gargaarka aadamiga. Maxamud Cabdi Ibraahin (Garweyne). Wasaaradda warfaafinta. C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisoow). Wasaaradda Cilmi barista iyo technology-yada Maxamed cali Xagaa. Wasaaradda macdanta iyo biyaha Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid. Wasaaradda dib-u-dhiska Xuseen Ceelaabe faahiye. Wasaaradda dalxiiska iyo duur joogta C/laahi Yuusuf Cigaal. Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha maxamed cabdi Xayir Maareeye. Wasaaradda Caafimaadka. Maxamuud Jirde Xuseen. Wasaaradda tamarta iyo shidaalka C/raxmaan Jaamac. Wasaaradda Boostda iyo isgaarsiinta C/risaaq jurille. Wasaaradda jaaliydaha C/laahi Axmed c/lle Azhari. Wasaaradda ganacsiga C/rashiid Maxamed Cirro. Wasaaradda howlaha guud iyo griyeynta Yuusuf Geelle Ugaas. Wasaaradda warshadaha C/lla Boos Axmed. Wasaaradda Bay’ada iyo dhirta Burci maxamed xamza. Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ispoortiga Qadiijo maxamed diiriye. Wasaaradda Hormarinta reer Miyiga. Maxamed Cabdi Yuusuf. Wasaaradda waxbarashda iyo barbaarinta C/nuur Macalin Maxamuud. Wasaaradda Owqaafta iyo arrimaha diinta Sh Nuur Cali Aadan. Wasaaradda dib-u-heshiisiinta Xuseen Warsame samatar. Wasaaradda Lacagta C/laahi Maxamed cali (sanbaloolshe). Wasaaradda hub ka dhigista iyo jiheynta maleeshiyaadka Cumar cali Rooble.
  7. Originally posted by Dhagax-Tuur: I am not from this part of the country, but you can not imagine how proud I feel to see this happening in our country. Even though, the area and admin have their flaws, this is wonderful. Long may it continue. I concur
  8. Originally posted by Che -Guevara: ^In what world do you live in? I believe same as the kitten in his signature. Libaahe development for the central regions particularly Galmudug and k5. this had me rolling
  9. Originally posted by Jacaylbaro: Recognition of course ,,,,,,,,,,,, Indeed, and the rest are scaling the heights of apathy if that will make you contend.
  10. Originally posted by Jacaylbaro: It is not a Chocolate cake sold by Mubarak Supermarket ,,,, It is politics, it is a long process. But we're getting closer each day. What are you getting closer to sxb 'recognition' or to the extinction of Somali State?
  11. Originally posted by Jacaylbaro: quote: Is that what Somaliland depends on, the misery of the rest of Somalia? Not exactly ,,, sadly it is the reality ,, t At least your honest JB unlike Ood. But tell me sxb much of Somalia has been in turmoil in the last two decades what has been keeping you from attaining recognition then?
  12. Originally posted by Jacaylbaro: Is that what Somaliland depends on, the misery of the rest of Somalia?
  13. Ina Lillahi Wa Ina Illeyhi Rajicuun Allah u Naxaristo dhaman ehelediisa samir iyo iman Allah ka siiyo...amiin!
  14. Originally posted by Oodweyne: sorry saga of diaspora-based Somalis, with their perpetual back-and-forth run to Somalia. ood without any shred of hesitation I say you are right in this assumptions - even me included.
  15. Ngoonge thanx for your concern sxb - you are right there is fundemental changes in the horizon and it is utterly different than what is being predicted in the fadhi ku dirris ( Somali websites). Am i keeping a diary ? No. It is not important - events in here change more than one can assume - and you can only master them by not contemplating how they will change but rather by how you can cope when the change happens. Dont worry am in safe hands and will still be around for sometime regardless of changing circumstances - will tell you all about it in a shisha caffe in Edgware street. Ood saxiib halke ila aadey?
  16. People have no bounds. What makes you guys think if there was such agreement that the President will put it on letter. JB is at work in here obviously his fingerprints are everywhere.
  17. Originally posted by Cowke: Oh No It's DARMANNNNNNNN loooool You seem to fancy him sxb se wax u jiraan?
  18. Not in my books Xaaji Ngonge
  19. Investigation opens into German mercenaries in Somalia The public prosecutor in the German city of Muenster has opened an investigation into reports that a German security firm is sending mercenaries to a Somali warlord amid concerns the deal violates UN sanctions. A German public prosecutor on Wednesday began an investigation into reports that a German security firm has been contracted to provide a Somali warlord with more than 100 German ex-soldiers. Wolfgang Schweer of the Muenster public prosecutor's office said he was looking into the deal reportedly agreed between Asgaard German Security Group and Somali opposition politician Galadid Abdinur Ahmad Darman. "We are checking whether the offence of recruiting for a foreign army has been committed here," Schweer said. Ahmad Darman, who is based in the United States, claims he is the legitimate president of Somalia. In an interview with German public broadcaster NDR, he said the soldiers "would be ordered to fight if necessary. They will fight alongside our units." The Asgaard websiteBildunterschrift: Großansicht des Bildes mit der Bildunterschrift: Asgaard's deal with the Somali warlord has caused outrage Asgaard said in a press release "the contract includes wide-ranging tasks and areas of competence: from strategic planning to security to implementation of all measures that are necessary to restore peace and stability." Asgaard's managing director, Thomas Kaltegaertner, has declined to comment on the Muenster prosecutor's investigation, according to German broadcaster ARD. Internal opposition German lawmakers have also come down hard on the deal, criticizing it as a potential violation of United Nations sanctions against the conflict-stricken East African country. Rainer Arnold, defense spokesperson for the opposition Social Democrats described the Asgaard deployment as "not acceptable," adding that "legislation should be created to limit such things." Somali gunmen sit atop a carBildunterschrift: Großansicht des Bildes mit der Bildunterschrift: The German soldiers are to fight alongside Somalis Greens parliamentarian Omid Nouripour said Tuesday his party would investigate the deployment. Nouripour also criticized the German government for not implementing tougher laws to prevent ex-soldiers from serving as mercenaries in foreign wars. The German Foreign Ministry acknowledged that it knew nothing about the contract or the activities of Asgaard. The Defense Ministry also confirmed that it has never entered into any contractual agreement with the company. Security experts warn that a Somali warlord backed by highly trained Western soldiers could shift the fragile political balance in the country and spark a bloodbath. "If a German company now trains and supports a Somali warring faction then it is surely against the interests of the German government," Annette Weber from the German Institute for International and Security Affairs told NDR. dfm/dpa/AP/AFP Editor: Rob Turner JB there is your president.
  20. Originally posted by NGONGE: I give the fat one a month before he meekly resigns. hoogaa...maxaa ku qaday nin oday ah ayaba ahan jirte?
  21. Originally posted by Mr. Somalia: ^ JB, maanta ma Vatican-ka ayaa aqoonsi lagu sheegay? Loooooooooooooooooooollll.....! Sxb this is the best that has ever come from you...nice one. On a serious note I agree with JB the number of Somalis be which ever region they are from whether North-West or anywhere else is rapidly increasing - but I doubt whether the financial gains or luring can be ruled out. However I firmly believe any Somali who chose to believe in the devil himself let alone one of the books to be given the liberty to make that choice.
  22. Originally posted by Jacaylbaro: I wonder how many of them will be dead in the coming days ,,,, I'm sure Alshabab is looking at the pictures now ,,, You are not only encouraging but reveling at the thought of that happening.