Juje

Nomads
  • Content Count

    2,791
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Juje

  1. Originally posted by General Duke: Juje it's not may fault that simple statements are difficult for you. Again Midnimo Qaran is a good thing, like being an Islamic Calim is a good thing. The problem is that Sharif Hotels government is not a Midnimo Qaran but a treasonous entity. That he is not a Shiekh has been evident for a while. Simple statements made by retarded and illogical characters are indeed difficult to comprehend. He is not a Sheikh anymore thus midnimo qaran is not valid is not a strong argument sxb.
  2. Originally posted by General Duke: Midnimo adeer does not come from selling the sea to Kenya. Or giving a base that should be in Somalia to another country. "Midnimo Qaran" is as fake as the "Shiekh" title Sharif Ahmed & IndaCade still use. Wa marki aad sidi naag lala qabo uu hadli jirtey. Sxb that is not a valid answer - come up with something more substantial.
  3. Originally posted by General Duke: ^^ Yup the men who control Marka, Kismayu, Jowhar, Baidoa and most of Mogadishu are dumb? Mad maybe but the only dumb person is the man who runs "Midnimo Qaran" from his lavatory. What do you have against this noble words 'midnimo qaran' . Why are you vouching for the continuation of hostility rather than 'midnimo'?
  4. Originally posted by General Duke: So he won't be the "first President to visit the white house in 40 years" with supporters so dumb who needs enemies? The enemies are dumber
  5. Faahfaahin Ka Soo Baxeysa Khasaarihii Ay geysteen Labada Qarax. Warar dheeraad ah hordhac ah ayaa ka soo baxaa khasaaraha ka dhashay labadii qarax ee Ismiidaaminta ahaa ee maantay lagula beegsaday Xaruntii ugu weyneyd ee Ciidamada AMISOM ku laheyd Dugsigii Tababraka ee Xalane, waxaana la sheegay in Taliye kuxigeenkii Ciidamada AMISOM (Burundi) Maj.Gen Juvenal Niyonguruza oo shaqada dhamaad ka aheyd isku diyaarinaayay inuu dalkiisa ku laabto iyo 9 kale kale oo saraakiil, askar ka tirsan Askarta Ciidamada Yugandha ay ku geeriyoodeen, dhaawaca ayaa la sheegaya iney kor u dhaafayaan 15 askari. Xogtaan ayaa tilmaamtay in labada qarax ay fuliyeen xubno isugu jira Soomaali & Ajaanib (5), waxaana la sheegay in kuwa ajaaniibta ay luqada Ingriiska kula hadleen Askartii ilinka joogtay iyagoo u sheegay iney la socdaan ergo ka socota Xoogaga Shababka si looga wada hadlo la-heystihii Fransiiska iyo siideyntiisa, waxaana goobtaasi ku sugaayay saraakiisha Ciidamada AMISOM, kuwa ka socda Sirdoonada Frnasiiska & Mareykanka, si loo bilaabo wada hadal ku aadan La-heystaha. Wararka ayaa intaasi raacinaaya in Gaadiidka ay iska lahaayeen Laamaha UN-ka ee Goboka Bay, halkaasoo laga soo qaatay si loogu adeegsado, waxaana gaari ka mid ahi uu si toos ah u tagay goobo shidaalka lagu keydiyo oo Ciidamadu lahaayeen qarax weyna dhaliyay, halka mid kale la sheegya inuu xarunta lagu qariyay, warar hoose ayaa sheegaya iney gacan weyn ku siiyeen qaar ka tirsan Ciidamada nabad sugida & kuwa Daraawiisha fulinta qorshahaani, Xarunta Taliska dhexe ayaa xiligaasi waxaa la sheegay iney laba shir ka socdeen mid siminaar ay ku dhiibaayeen saraakiil ka tirsan Sirdoonada Mareykanka & Fransiiska, kuwaasoo la siinaayay Sirdoonada Soomaalida & Boliiska, halka Taliska Ciidamada saraakiisha Soomaalida iyo kuwa Siroonada ay sugaayeen iney qaabilaan ergada waanwaanta waday ee shababka ka socotay. Dhanka kale, Taliyihii Ciidamada AMISOM General Nathan Mugisha, ayaa la sheegay inuu dhaawac culus ka soo gaaray qaraxaasi iyo 15 kale kuwaasoo la sheegay in diyaarad looga qaaday garoonka diyaaradaha isla markaasna loo gudbiyay magaalooyinka Kampala & Neyroobi si loo la tacaalo dhaawacyada culus oo ay qabaan, warar kale oo aan la xaqiijin ayaa sheegay in Saraakiil Soomaali ah ay waxyeelo ka soo gaartay qaraxyadaasi, waxaana warar hoose ay sheegayaan in Cabdiqeybdiid, Indhacadde xubno kale ay ku jiraan. Dowladaha Mareykanka & Fransiiska ayaa la sheegay iney cambaareeyeen falkaasi waxeyna sheegeen iney gacan ka geysan doonaan sidii dhaawacyada loogu fidin lahaa gargar caafimaad, waana markii labaad ee falal is-miidaamin ah lagu beegsado Ciidamada AMISOM iyadoo horey loo qarxiyay Ciidamada Burundi oo looga dilay ku dhowaad 11 bishii Febraayo. Source
  6. Originally posted by Che -Guevara: ^Who do you justify the indiscriminate shelling going on right now as we speak while the so called Somali government watched "their" people blown to bits from the comfort of Villa Somalia. Very thoughtful argument but lacks substance. Have you ever considered the fatal retaliation could be ceased if at any given moment dialogue and peace are given a chance. And have you ever wondered why an attack is waged from and within the civilian populated areas knowing in full its circumstances. Che I dont know which comfort you are in but the people you are advocatinbg for hated the insurgents more than the 'madafiic' you are referring to. And they know more than you do. And when you said 'eye for and eye' I hope you did not mean or shared the views with the insurgents who this morning clarified that the attack was in revenge for the killing of 'brother' Saleh Ali Saleh Nabhan . Am glad you are better and are trying to Somalise the issue.
  7. Originally posted by Che -Guevara: Juje-That's what you get for killing a Somali camel, more importantly using Somalis as target practice. I think that is fair, but tell me what do you get for killing and maiming innocent Somalis.
  8. Originally posted by Che -Guevara: An eye for eye! Which eye for which eye? Xiin manning a check-point does not require that much intelligence. Stopping a hostile vehicle is not hard, and identifying a vehicle stolen from you, not one but two, is not difficult. And it is three check-points before he gets to target of this morning. They cocked this up big time.
  9. It is surprising how three check-points of AMISOM troops could not recognize two cars previously stolen from them.
  10. ^^ He wont, and it is not a State visit. He is attending the UN Conference.
  11. ^^ Ok,may be you folks are living in a different World - but the poor lady's grieve is genuine. In case you did not notice she married a man from the clan the Somalis seemingly discriminate against. Look at it from that angle.
  12. ^^ I hope they don't employ as an interpreter
  13. "I am sure if we return we will be killed" Tuesday, September 15, 2009 NAIROBI, 15 September 2009 (IRIN) - In the eyes of her family and relatives, Ubah Abdi Adood committed a serious crime by marrying a man from the "wrong" clan. Adood, 29, fled her home at the end of 2008 not because of fighting but because of threats and beatings from those closest to her. Adood's husband, Mahamud Abdi, is from one of Somalia's marginalized minority groups, the Madxxan. Minority groups such as the Madxxan, Gabxxyo and Tuxxl, are often discriminated against, mostly for the work they do, such as shoemaking and iron-smelting. Though Somalis and Muslims, these minority groups have traditionally never married into the larger Somali clans and do not mix with them socially. Adood spoke to IRIN on 15 September: "I knew Mahamud [husband] before we got married. We both grew up in Galkayo in the same area. But because of his clan, I never really paid any attention to him. I was married off young to a man who died shortly afterwards, and my family then married me off again - but that marriage ended up in a divorce. "We met again in 2007 and we started seeing each other secretly. I fell in love with him. He is kind, gentle and handsome. I adore him. "We decided to get married in secret. We did it in July 2007. That is when all my problems started. My family and relatives found out and immediately wanted me to get a divorce. I refused. I was beaten repeatedly by my brothers, cousins and uncles. He [Mahamud] was threatened and on one occasion shot at. He fled to the south side of Galkayo [the town is partly in Puntland and partly in south-central Somalia]. "My relatives found out that I was pregnant with Mahamud's child and tried to force me to abort. I had to sleep in friends' homes or hotels to evade them. "My mother was the only one who tried to protect me. At one time they broke my mother's arm while she was trying to protect me from the beatings. "I told them my husband is Muslim and that is all I care. I didn’t break any laws, but they would not listen. "Finally, my mother and I decided that I should leave before they killed me. "I am now in Nairobi but even here I don’t feel safe. I was recently attacked and now I stay indoors. I don’t go anywhere. My husband fled to Ethiopia. I hope we will be reunited soon in a place we can both feel safe. "I know we will never be able to return to our homes and live in peace. I am sure if we return to Galkayo we will be killed." ah/cb Source: IRIN, Sept 15, 2009
  14. Originally posted by Jacaylbaro: Maalin dhow uun yaan la maqlin adigoo leh waa TRAITOR ,,, looool...... duf ku bax JB.....
  15. Originally posted by nuune: Saaxiibkiis, Nur Cadde ayey kaaga dhagtey Looooool....! Meshan saxibo waxa la hurgufayo maliin walba ma arkiino, ana kan aa jebka igu jira.
  16. Madaxweynaha Midowga Yurub oo si rasmi ah Warqadaha aqoonsiga Danjirenimo uga guddoomay Danjire Nuur Xasan Xuseen "Nuur Cadde" Isniin, September 14, 2009(HOL): Waxaa galabta si rasmi ah warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo ugu gudbiyay Midowga Yurub Safiirka Soomaaliya u fadhin doona Midowga Yurub Danjire Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo ay horay Dowladda Soomaaliya ugu magacawday Safiirka Soomaaliya ee Dalka Talyaaniga. Danjire Nuur Cadde ayaa wuxuu warqadaha aqoonsiga Danjirenimo u gudbiyay Madaxweynaha kaltanka ah ee Midowga Yurub, kaasi oo uu haatan hayo Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Sweden Mr. Frank Belfrage. Danjiraha Soomaaliya u fadhin Doona Midowga Yurub Nuur Cadde ayaa markii laga guddoomay warqadaha aqoonsiga danjirenimo wuxuu Madaxweynaha xiligan ee Midowga Yurub u gudbiyay farriin uu ka siday madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed, taasi oo ku saabsaneyd in Dowladda Soomaaliya ay midowga Yurub ka rajeyneyso ballanqaadkii uu horay ugu sameeyay ee kala ahaa in Dowladda la siiyo dhaqaalihii loogu yaboohay shirkii caalamiga ahaa iyo weliba kaalmo dheeraad ah oo shaqooyin loogu abuuro dadka Soomaaliyeed, gaar ahaan dhalinyarada. Madaxweynaha Midowga Yurub Mr. Frank Belfrage ayaa markaasi kaddib wuxuu weydiiyay danjire Nuur Cadde suurtagalnimada in la gaaray waqtigii ay Dowladda Soomaaliya la hadli lahayd Shiikh Xasan Daahir Aweys oo Dowladda Soomaaliya si weyn uga soo horjeeda. Danjire Nuur Cadde oo ka jawaabayay weydiintaas uga timid Madaxweynaha Midowga Yurub Mr. Frank Belfrage ayaa ku jawaabay in Dowladda Soomaaliya ay soo dhaweysay markii uu Shiikh Xasan Daahir dib ugu soo noqday Soomaaliya dhamaadkii April 2009, iyadoo xiligaasna la filayay in Shiikh Aweys uu ka qeyb qaadan doono dib u heshiisiinta laakin wuxuu yiri Danjire Nuur Cadde waxay ahayd nasiib darro in Shiikh Aweys uu qaatay mowqif mucaaradnimo ah. Ugu dambeyntiina, Danjire Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa wuxuu hadda safiir uga noqonayaa dowladda Soomaaliya Midowga Yurub iyo Dalka Talyaaniga, waxaana dhawaan warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Madaxweynaha Talyaaniga Giorgio Napolitano, iyadoo si heer sare ahna loogu soo dhaweeyay qasriga madaxtooyada Talyaaniga.
  17. Originally posted by General Duke: ^^^lool. You dont know what Garoweoline is then adeer, again showcasing your ignorance. This was your opinion on Garoweonline back in July this year: Mohamed Faroole seems to be making way too many mistakes, he is a civilian and needs to act accordingly Source And now you come to me to credit Garoweonline as a mouth piece of Puntland. I wonder when you will realise that your lies will come back to haunt you all the time.
  18. I told not to give me a 'dayniile' and by that I meant Garoweonline. If you don't know what government statement means shut your gob until you learn.
  19. ^^ Yeah, give me a statement where Puntland authority (not Puntland 'dayniile') states that the deal has been nullified.
  20. Ibbi does not have the authority to say no to Puntland. Puntland is an integral part of Somalia and has the right to host any national institution or entity for this matter. The story that is making the rounds now are based on the fabrication of few the character spreading this malicious lies is well known. Puntland will house many national institutions and will play a role in bringing back Somalia. Because Puntland is Somalia.
  21. Originally posted by Dhuujiye: juje adeer maxaa u qarxine maad uducaysid oo dhahdid ilahow qabooji xasidsanidaa. Maxam qarxiyay..? :confused:
  22. Even Ahmed Diriye is Concerned Wu yaqaana se howsha nucaan ah lo kala furdamiyo - thus with his concern he is submitting his CV.
  23. Madfac dad ku dilay isbitaalka Martiini Ugu yaraan Lix qof ayaa ku dhintay in ka badan toban kalena waa ay ku dhaawacmeen markii uu madfac ku soo dhacay xubno ka tirsan naafadii ciidankii xoogga dalka Soomaaliyeed oo ku xareysnaa Isbitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho. Haddaba waxaan telefonka kula xiriirnay Cabdiqaadir Cabdiraxmaan Cali oo ah Kalkaaliye caafimaad oo halkaasi ku sugnaa xilliga uu hoobiyuhu kusoo dhacay halkaasi, oo ka waramay sida ay wax u dhaceen. Isbitaalka Martiini ayaa wax uu deegaan u yahay qoysas badan oo ah ciidamadii ku dhaawacmay dagaalladii dhexmaray Soomaaliya iyo Ethiopia. Dadka dhaawaca ah ayaa loo qaaday goobaha caafimaadka si loogu daaweeyo. Wareysiiga BBCSomali - Audio
  24. Madaafiic ay dadi ku dhinteen kuwa kalana ay ku dhaawacmeen oo galabta ku dhacday Isbitaalka Martiini ee Magaalada Muqdisho. Shabelle: MUQDISHO Madaafiic ay dadi ku dhinteen kuwa kalana ay ku dhaawacmeen ayaa galabta waxa ay ku dhaceen Isbitaalka Martiini ee Magaalada Muqdisho. Ilaa 2-Madfac ayaa galabta waxa ay ku dhaceen gudaha Isbitaalka Martiina ee Magaalada Muqdisho halkaasi oo ay ku jiraan dad cuuryaamiin ah iyo dad rayid ah. Madaafiicdaasi ayaa waxaa la sheegay in ay sababeen geerida ilaa 6-ruux halka ay ku dhaawacmeen inkabadan 10-kale kuwaasi oo u badan dadkii cuuryaamiinta ahaa ee ku jiray Isbitaalka Martiin ee Magaalada Muqdisho. Sidoo kale madaafiic dhowr ah ayaa iyana waxa ay galabta u gudbeen dhanka Dekada Weyn ee Magaalada Muqdisho inkastoo aan la ogayn qasaaraha ay gaysteen Madaafiicdaasi ku dhacday Dekeda Magaalada Muqdisho sida ay Shabelle u xaqiijiyeen dadka deegaanka. Madaafiicdan galabta ku dhacday Isbitaalka Martiini ee Magaalada Muqdisho iyo kuwa la sheegay in ay u gudbeen dhinaca Dekeda weyn ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay ku soo beegmayaan xilli mudooyinkii ugu danbeeyay Magaalada Muqdisho ay ka socdeen dagaalo xiriiri ah kuwaasi oo u dhaxeeyay Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISM iyo Xoogaga hubaysan ee ka soo horjeeda.