Juje

Nomads
  • Content Count

    2,791
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Juje

  1. The President with Emir of Qatar The President with EU Delegation With Amir Muusa of the Arab League The President greeting Foreign Ambassadors President Sharif with France Foreign Affairs Bernard Koshner President Sharif with Somali delegation at the UN With Turkish PM Rajeb Ordogan and IOC chairman, Ikmaluddin Ihsan Oglo
  2. Originally posted by Cowke: Juje horta sxb it's none of your bizness. Koley i will sit next to faroole with him annihilating me, then sit with some from hargeisa and or hamar. So don't try to start crap son. Sxb horta is deji...no one is asking for neither denying you your allegiance. Secondly I dont need your approval to appreciate this King or anything related to it. I am more closer to hereditary linage than you are. But it is obvious you have yielded to bullying from shallowest charecter in SOL and spooked to defend your pride. Now repeat after me "There is no King in Puntland other than Boqor C/llahi Boqor Muuse - all the others are disclaimers and subordinates"
  3. Originally posted by Libaax-Sankataabte: I am very sure the clanist called Axmed Madoobe will be taught a tough lesson. He miscalculated by bringing clan militias to a peaceful city. I thought he was a jihadist. :confused: :confused:
  4. Originally posted by Cowke: Duke, my tone of voice? Cowke it is a pity you fail to realise that Duke does not regard much of the King from Qardho. Nevertheless his royalty is nonparallel.
  5. No No not only him - other previous presidents also addressed the UN Assembly - what is the big deal here?
  6. Boqor C/llaahi Boqor Muuse (King Kong) oo ku soo laabtay Puntland isagoo loo soo doortay Xoghayaha Guud ee Boqorrada Afrika Sabti, September 26, 2009(HOL): Boqorka C/llaahi Boqor Muuse oo ku maqnaa ka qeyb galka shirka Boqorada Afrika ee ka dhacay dalka Libiya ayaa dib ugu soo laabtay Puntland, gaar ahaan magaalada Qardho ee gobolka Karkaar, halkaas oo uu iminka ku sugan yahay. Waxa uu boqorku ka soo degay garoonka diyaaradaha ee Bandar Qaasim ee magalaada Boosaaso intii uusan u gudbin Qardho, waxaana halkaasi ku soo dhaweeyay masuuliyiin ka tirasan xukumada Puntland,Salaadiinta iyo nabadoonada gobolka Bari. Boqorka ayaa intii uusan Qardho aadin wuxuu khado sharaf ugu sameeyay Hotelka Panarama ee ku yalaa magaalada ganasicaga u ah Puntland ee Boosaaso dhamaan Oday dhaqameedyada, Salaadiinta Iyo Nabadoonnada gobolka bari, halkaas oo uu warbixin ku saabasan kulankii uu ka soo qeyb galay ku siiyay. Waxa uu Boqor C/llaahi sheegay in loo soo doortay xog-haya guud ee Boqorrada Qaarada Afrika, isla markaana uu gobolka dib ugu soo laabtay sidii uu qeyb weyn uga noqon lahaa dib u heshsiinta labada beelood ee isku haya Ufayn, sida uu Afhayeenka Isimada Gobolka Bari Suldaan Maxamed Yuusuf Cabdi u sheegay HOL mar ay uu waraysi siinayay. Afhayeenku waxa kaloo uu si toos ah u sheegay in uu Boqorku markiiba u gudbay gobolka Karkaar magaaladiisa Qardho uuna dib ugu soo laabanayo gobolka Bari si uu arinta Ufayn kulan gaar ah ugala qaato beelaha ay khusayso oo mid ka mid ah masuulkoodu uu ku maqan yahay Dalka Iskutaga Imaaradka Carabta gaar ahaan Dubia. Dhanka kale waxaa isna warbixin kooban HOL ka siiyay imaatinka Boqorka Afhayeenka nabadoonada gobolka Bari Nabadoon C/casis Afgaduud oo isaguna ka qeyb galay khado sharaftii uu boqorku u sameeyay Oday-dhaqameedyada iyo Salaadiinta Gobolka Bari. Afhayeenka waxaa uu sheegay in ay boqorka warbixin ka siiyeen xaaladda guud ee gobolka halka ay haatan marayso, waxaa kale oo uu nabaddoonku hadalkiisa raacshay in ay boqorka ugu hanbalyeeyeen xilka qaaliga ah ee loo magacaabay iyo in ay taageersan yihiin ka nabaddoono ahaan mowfiqka uu Mucamar Al-Qadaafi iska taagay burcad badeedda Soomaaliya ayna soo dhawaynayaan xilka loogu doortay Mucamar Al-Qadaafi in uu noqda Boqorka Boqorrada Qaaradda Afrika. Imaatinka Boqorka Puntland ayaa ku soo beegmayasa xili uu madaxweynaha dowladda Puntland ee Soomaaliyeed C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ku sugan yahay magaalada ganasicaga u ah Puntland ee Boosaaso, halkaas oo uu u tagay xalinta iyo nabadaynta beelaha walaalaha ah ee dhawaan ay dirirtu ku dhexmartay deegaanka Ufayn. Maxamed Cali Royter, Hiiraan Online maxamedroyter@hotmai l.com Garoowe, Soomaaliya
  7. Originally posted by Hunguri: Juje, xishood-ka iyo xushmada hakka tagin. Doofaarku waa Xayawaan aad u liita. Markaa, waxaad kaga baxdaa "He was a bad guy"! Xasha Lillah I can never call or even refer the old man to a pig - ceeb calek.
  8. Originally posted by humble.: Have they considered if the man might just be a member of qolooyinka laga tiro badan yahay, oo cabsi darteed ku kaliftay inuu sidii u labbisto? Ama qasab logu labisey in order to put their argument forward. I always suspect when the proof of the poodle is a member of the minority. I very much agree with you Humble.
  9. Originally posted by General Duke: A few months ago his supporters stated he was going to the Whitehouse on a state visit. Since when were the words of a supporter considered as the official plans of a State President. For his schedule refer his Press Office and quote me where it says a visit to the White House. Until then shut your gob and stop acting like 'nag maseyrsan'.
  10. Warsaxaaadee ka soo baxay Xafiiska warfaafinta Madaxtooyada DKMG ah ayaa lagu Sheegay in Sheekh Shariif Sh Axmed iyo wafdigii uu Hogaaminayey ee Socdaalka ku joogay Dalka Sacuudiga ay ka Qeyb galeen Furintaanka Jaamacad Cusub oo laga furay Dalkaas Madaxweynaha soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed waxaa maalintii talaadada(22-09-2009 ) u suurta gashay in isaga iyo wafdigiisa ay gutaan cumro, Madaxweynaha ayaa markii ay cumradu u dhamaatay wacdiyay Wafdiga la socday ka dibna kacbada dhexdeeda ugu duceeyay Wafdiga la socday gaar ahaan guud ahaana dalka soomaaliya iyo Dalkaba in EEBBE ka dulqaado. Madaxweynaha Maalintii Arbacada(23-09-2009) Waxaa uu ka qeyb galay furitaanka Jaamac casri ah oo la yiraa “Jaamaca Boqor Cabdla ee Sayniska iyo Tiknooloojiyada, oo lagu tiriyo jaamacadaha ugu casrisan uguna hormarsan aduunka. furitaankaas oo ay ka soo qeybgaleen Boqoro, Madaxweynayaal ka kala yimid aduunka dacaladiisa Madaxweynaha Soomaaliya oo ka hadlay Jaamacada waxaa uu yiri “Waa Jaamac nooceeda oo kale uu yar yahay, Waxayna Jaamacad noocaan oo kale ah ay xaqiijineysaa faaido badan”. furitaanka jaamacadu waxay ku soo beegmaysay sanadguuradii 79aad ee Boqortooyada Sucuudiga, sidaa darteedna Madaxweynaha Soomaaliya waxaa uu Boqorka Boqortooyada sucuudiga iyo Shacabka Sucuudigaba uu u gudbiyay Hanbalyada, Dowlada Soomaaliya iyo Shacabka Soomaaliya ee ku aadan maalintaa ku weyn Sucuudiga. Madaxweynaha Waxaa uu uga mahad celiyay Boqortooyada Sucuudiga sida ay u garabistaagneyd soomaaliya, waxaana uu ka codsaday in xiligaan loogu baahi badan yahay garab gargaar bani’aadanimo, mid diplomaasi labadaba. Madaxweynuhu wuxuu shirar goon gooni ah la qaatay Madaxweynayaal uu ka mid yahay Madaxweynaha Yaman, Cali Cabdulaahi Saalax, Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geele, Madaxweynaha Turkiga Cabdulaahi Gol iyagoo ka wada hadlay xiriirka soomaaliya iyo dalalkaas iyo sidii loo sii xoojin lahaa loona horumarin lahaa. Madaxwyenuhu wuxuu ka anbabaxay xalay Dalka Sucuudiga isagoo gaaray dalka maraykana si uu uga qeyb galo shirka Qaramada Midoobay.
  11. Here he is advocating for Somali Pirates.
  12. Bash bash iyo barawaaqo Allah u siyaadiyo..amin
  13. JB sxb what is 'Somalilanders'? I know the people are from Somaliland but they are still 'Somalis' aren't they? Come on you can think of a better adjective - Somalilanders sound like they work for an environmental group or a construction company.
  14. Originally posted by Libaax-Sankataabte: General Kibraani Hakiye bal aynu aragno wuxuu hakiyo. lool ma rabtiid miya in wax la hakiyo?
  15. Sheikh Sharif Sheikh Ahmed President of Somalia Ka naaxo nafta wa'
  16. To all SOLers May Allah SWT accept your prayers and good deeds during the holy month of Ramadan and May HE grant you another Ramadan in good health and piety, and May Allah SWT forgive us the sins we have committed and guide us towards the right path....amiin!
  17. Originally posted by Jacaylbaro: Just look at how the TFG of yesterday is different from the one of today ,,,,, and everything is the same except the change of only one person I can accept that as a genuine 'calacal' if they literally accepted that it was the base of their opposition - which is very apparent. Lakiin maxay Sheekhnimada Sharif ka raban ma gabar ay ku xira?