Juje

Nomads
  • Content Count

    2,791
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Juje

  1. Originally posted by Maaddeey: Thread-kii Duke billaabay ee ':Shock' ugu dambeysay jawaab ayaa lagaaga fadhaa! Taas jawaba iguma dhimana - intaas wixi dheer wanagu dembi sxb.
  2. Originally posted by Maaddeey: RAG IS GURAHAYE miyaa Indeed
  3. In view to the last two above posts waxaa marag ma doonta ah that the current conflict revolves around nimanki tafsirka isku qilafey.
  4. Garkayga oo kale deysta KN: Maamulka Kismaayo ayaa ragga ku amray in ay deystaan garka iskana jaraan shaaribta, kaasina uu yahay amar islaami ah oo nin kasta ay tahay in uu fuliyo. Amarkan ayaa laga baahiyey idaacada Andulus ee codka maamulka ku hadasha, Madaxa Dacwada islaamiga ah ee maamulka Kismaayo ayaa dadka idaacada uga sharaxay , iyadoo dadka ay su’aalo weeydiinayeen. Lama oga ciqaabta ay raga mutteysan doonaan hadii ay u hogaansami waayaan amarkaan
  5. Originally posted by Maaddeey: ^^he's wearing the same shirt, indhaha fur!! Indhaha wa furan yihiin sxb. Disregarding all that is said in this thread cause I know most are merely judging on what they see, except Ngonge who has a beef asianst ninki la casiley. But you Madey sxb are on a mission to conceal, to deter actual facts and find an excuse for a masaacre. Well let me tell you all three guys sitting next to him when this picture was taken are fine and were treated for shock, but, and I repeat were not injured in the blast because they were sitting at the back, and most of the dead and injured were predominantly sitting in the front row and second and third. So tell me Madey why and how was this guy cut into half while those in the picture with are not slightly injured ?
  6. Originally posted by Johnny B: Very intresting note there!, but truning the pages of failure-presidents of Somalias nth TFG, we find the legend, the father of short-commings, the undisputed Tigre-Tank champion, his excellence Mr Abdullahi Yousuf Ahmed ( YEY ).
  7. LOoooooooooooooooooooool....! Odeygaan bakoraada wata iyo midka bidarta dheer walle walo cabsada.
  8. Xaaji Xassan wa waliid wax dhaley samir iyo iman Allah ka siiyo wilkisa. Lakiin his story does not add up amd he has proved beyond doubt that his son was the suicide bomber. What would have been best for Xaajiga was to saty silent on the whole issue but now that he has talked he seems to be condoning.
  9. Xaaji Xassan wa waliid wax dhaley samir iyo iman Allah ka siiyo wilkisa. Lakiin his story does not add up amd he has proved beyond doubt that his son was the suicide bomber. What would have been best for Xaajiga was to saty silent on the whole issue but now that he has talked he seems to be condoning.
  10. Xaaji Xassan wa waliid wax dhaley samir iyo iman Allah ka siiyo wilkisa. Lakiin his story does not add up amd he has proved beyond doubt that his son was the suicide bomber. What would have been best for Xaajiga was to saty silent on the whole issue but now that he has talked he seems to be condoning.
  11. Horta inti dhimatey Allah u naxaristo. Odeygana wa waliid asna samir iyo iman Allah ka siiyo. Lakiin listen to the interview he is trying his best to cover something. According to him his son went from Marka to Xamar to do shopping for his pregnant wife who was soon due. In there he was invited by a friend who was graduating. In the same interview the father states that his son never knew anyone in Xamar. Furthermore the father informs us that his son went to Marka to learn Quran and that he did not condone that move. Fair enough, but sometime couple of months back he rang his father, according to the father, to tell him that Xamar is no longer safe and that he wants to move to Cairo. I thought he was living in Marka - why is he moving from Xamar to Cairo. In the same interview the father states that he never knew when his son left Denmark and that he was led by his wife who from Marka. Something does not add up in here. Once again Xaaji Xassan wa waliid wax dhaley Allah samir siiyo - lakiin ha ogaado waxaa mesha ku dhintey carrur wilkaas la fac ah iyo waliidkood dhaley, kuligood Allah uu naxaristo. I think it would have been better if he kept quite and avoided the whole scenario. The Interview
  12. Madaxweynaha Soomaaliya oo qadka taleefoonka uga qeybgalay Shirweynaha Bulshada Rayidka Soomaaliyeed ee ka socda Magaalada Mombasa ee Dalka Kenya Khamiis, December 10, 2009(HOL): Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed ayaa qadka taleefoonka uga qeybgalay shirweyne ay xubno ka socda bulshada Rayidka Soomaaliyeed oo tiradooda gaareyso 180 xubnood, kuwaasi oo shir uu uga Magaalada Mombasa ee Dalka Kenya. Madaxweynaha ayaa ugu horreyn u mahadceliyay qabanqaabiyayaasha shirka iyo ka qeybgalayaasha, wuxuuna kaddib ka hadlay dhibaatooyinka dalka Soomaaliya ka jira ee isugu jira amni darrada iyo bani’aadannimada. Qaraxii dhawaan ka dhacay Magaalada Muqdisho ee ay dadka badan ku dhinteen ayuu madaxweynaha ka hadlay, wuxuuna sheegay in qaraxaas uu ahaa mid dhibaato weyn geystay, wuxuuna xusay in ay ku dhinteen dad badan oo qiimo weyn ugu fadhiyay bulshada Soomaaliyeed, sidoo kalena wuxuu xusay qarax bartamihii sanadkan ka dhacay Magaalada Beledweyne, kaasi oo ay isna ku dhinteen dad badan oo isugu jira siyaasiyiin, nabaddoonno, ganacsato, saraakiil ciidan iyo dad rayid ah. Ergooyinka shirka ka qeybgelaya ayuu ugu baaqay in ay ka fekeraan dhibaatada mugga leh ee Soomaaliya ka taagan, “Maanta waxaa laga yaabaa in cadawga ku talagay in aysan dowlad jirin oo uu dalka dowlad la’aan ahaado marka in dowlad jirto waa fursad muhiim ah oo dadka iyo dalka Soomaaliyeed muhiim u ah”ayuu yiri Madaxweyne Shiikh Shariif. Madaxweynaha Soomaaliya waxaa uu sheegay in kooxaha ka soo horjeeda Dowladda Soomaaliya ay yihiin kuwo ku shaqeynaya fikrado dibadda ka yimid, “Si aan Kooxahaas uga guuleysanno waxaa waajib nagu ah dhamaanteen in aan ka qeybqaadanno badbaadinta dadka iyo dalka Soomaaliyeed”ayuu hadalkiisa ku sii daray Madaxweynaha. Wuxuu sheegay madaxweynaha in ay dhaliilo lahaan karaan Dowlad ahaan, wuxuuna caddeeyay in aysan ka soo horjeedin in la dhaliilo balse waxaa uu codsaday in ay dhaliishaas noqoto mid wax dhiseysa, “Waxaa caado noo noqotay in aan wax dhaliilno oo aan wax duminno, weli ma baran in aan wax dhaliilno oo aan wax dhisno” ayuu yiri Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed. “Dowladda waxay diyaar u tahay wax walba oo garab istaag ah, wax walba oo toosin ah, dhaliilo ayaa jira waan ogolnahay, laakin sida wax loo saxayo waa in ay noqoto mid sax ah oo wax dhiseysa”ayuu hadalkiisa ku sii daray madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in xaaladda dalka Soomaaliya uu haatan ku sugan yahay ay tahay mid culus wax ka qabasho dhab ah u baahan. “Arrinta waa ka culus tahay sida loo maleynayo, dad shisheeye ah ayaa dalka ku sugan, kuwaasi oo raba in aaney dowlad ka dhalan Soomaaliya, nabadna aysan ka dhalan, waxaa lala dirirsan yahayna waa dowladnimada, astaamihii qarannimada ayaa lala dagaallayaa marka arrintaas waxay tahay mid na hortaalla oo loo baahan yahay in aan wax ka qabanno”ayuu yiri Madaxweyne Shiikh Shariif Shiikh Axmed oo shirka u socda Bulshada Rayidka Soomaaliyeed u rajeeyay in uu noqdo shir gacan ka geysta xal u helidda mushkiladda maanta ka jirta dalka Soomaaliya. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mombasa, Kenya Source
  13. Somalia suicide bomber from Denmark The suicide bombing that killed 23 people in Somalia last week was carried out by a man who grew up in Copenhagen A suicide bomb that killed 23 people in Mogadishu last week was detonated by a young Danish-Somali man, reports Berlingske Tidende newspaper. Close friends have confirmed Somali police’s identification of the 24-year-old man from pictures taken after the blast, which devastated a hotel ceremony for newly educated doctors. The suspect lived 20 years in Denmark, growing up in the city district of Brønshøj and later living in the suburb of Rødovre. Danish intelligence service PET has not released the name of the man, nor has it yet made a positive identification. But yesterday the agency reported that the bomber was ‘a Somali citizen who had residence in Denmark’. But after being shown pictures of the man’s body by PET, Abdirashid Nur Artan said he was certain the bomber was his childhood friend. ‘I’m unfortunately convinced it’s my friend in the photos,’ said Artan. ‘Several of our other friends are saying the same thing. It’s scary and I almost can’t believe it.’ Somali media have indicated the bomber had connections to al-Qaeda offshoot group Mujahidin al-Shabaab. But Artan said he played football with the suspect and that the young man was well-liked. ‘He was the type who could always get away with making fun of people and causing a little harmless mischief on the football club,’ said Artan. ‘But it was done in a very charming way and almost everyone liked him.’ Artan admitted, however, that before leaving Denmark last year his friend became very isolated and often talked about wanting to get out of the country. According to a PET press release, the 25-year-old man is one of many people with connections to Denmark who are being trained as terrorists abroad. ‘As PET has indicated numerous times in the past, there are people with ties to Denmark who have gone through militant Islamic training and radicalisation and who are involved in terror-related activities in several countries, including in Somalia.’ Source
  14. Originally posted by Xaji_Xunjuf: i could care less about godane his job is to take care of the koonfurians He is doing a good job so far This can only be uttered by a person who hardly thinks of what he says. :mad: :mad: :mad:
  15. The words of President C/qassim could have not been distorted more worse by Somalimirror. I wonder what happened to the phrase "kuwi Beletweyne qarxiiyay aya kana ka dambeyay". Anyway Maadey there will soon emerge a 'dardaran' video made by suicide bomber - I wonder what will be your point of argument then.
  16. Originally posted by General Duke: Juje is he is a clanist why did your Dharif Hotel offer him this post? I don't know why he was offered or not - but that is besides my point. The said boy is not from Xarardhere. Thus do not add false and exaggerated stories in argument.
  17. Originally posted by Kuun-Kuun-Laminaa: I he did speak to his father in Harardhere and was giving interview to the CNN about that issue It was not Xaraardhere , if the boy was from that area Omar Jamal would have steered away from it miles, and instead of advocating for it he would have condemned it. I agree with Ciid Bedel in here , if the guy has a criminal record then it is not wise to grant him diplomatic status. However I strongly differ with and reject Ciid's tirade against the well reputed FM, Jengeli, on public Radio.
  18. Originally posted by Jacaylbaro: it is sii soco soo soco thing .... I thought the guy is kinda heavy weight as some were putting it here on SOL ,,,,,,
  19. JB it is a nice topic but why bring it forward when there is misery in the south of the border, are you to proof something?