Juje

Nomads
  • Content Count

    2,791
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Juje

  1. Top five largest cities in order - Somalia 2009 Sxb rectify the order list it dents the authenticity of your reporting.
  2. Originally posted by Cowke: Master-Mind of Daynille. Reports Straight from His arm-chair and how can I forget his "computer". Sorry sxb this is not the owner nor the editor of dayniile.com
  3. Sabriye &Co. sxb si baad sheekada iskugu dhex yacineysa - just when we are contemplating of moving the whole nation to Puntland you report insecurity in the region. Are you against our motives.
  4. Originally posted by nuune: I thank Somalitalk website for exposing many things that many websites are silent of matters that are concerning the resources of our country. Indeed, lets hope though it exposes factual aspects rather than imaginary aspects that attract readers but are baseless.
  5. Originally posted by General Duke: Whats worse is a government that admits it was tricked into selling its own sea, thats more than strange adeer. Saxiib you have both the audio and video evidence of what the PM said - listen to it again and again - and in it there is no where he says "we were tricked into signing". It is just Somalitalk rubbish propoganda - I was there and I know what the PM said let alone what is on his agenda and mind. Duke give it a rest PM Cumar cannot be tainted, by you or Somalitalk, and is milestone ahead of his adversaries. It is justa pity that you have to pick up twisted words.
  6. ^^ Indeed, pretty good idea - and most SOLers though Cawke was weird.
  7. Originally posted by General Duke: Now Omar Sharmarke is saying they were indeed tricked by the Kenyan’s and that they were misled by Walid Abdalla’s office. Saxiib halku ku yiiri hadalkas ?
  8. Munaasabada lagu magacaabay Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir oo maanta ka dhacday Xarunta Madaxtooyada Munaasabad si heer sare loo soo agaasimay oo maanta ka dhacday Xarunta Madaxtooyada ayaa lagu magacaabay Maamul cusub oo uu yeesho Gobolka Banaadir, iyadoo Munaasabada lagu magacaabayay ay ka qeyb galeen Madaxda ugu sareysa Dowladda KMG, Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka, Culumaa'udiin iyo marti sharaf kale. Munaasabada magacaabista ayaa ka hor waxaa salaadii Jimcaha dadkii ka qeyb galay waxaa tujiyay Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, iyadoo salaada Jimcaha kadib la guda galay xaflad magacaabista Gudoomiyaha Gobolka Banaadir. Goobta ay ka dhaceysay Munaasabada oo ay ku sugnaayeen Madaxweyne Shariif, Gudoomiyaha Baarlamaanka Sheekh Aadan Madoobe, Ku simaha Ra'iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Kaluumeysiga Prof. C/raxmaan Ibbi, Wasiirka Arrimaha Gudaha Sheekh C/qaadir Cali Cumar, Wasiirka Lacagta Eng, Yariisow. Sidoo kale Gudoomiyaha Cusub Eng. C/risaaq Maxamed Nuur (Eng, Nuune) ayaa isna ku sugnaa goobta isagoo ay wehliyeen Kuxigeenadiisa cusub, waxaana sidoo kale dhinac fadhiyay Maamulkii hore ee Gobolka Banaadir Gudoomiyihii hore Dhagaxtuur iyo C/fataax Shaaweeye. Wasiirka Arrimaha Gudaha Sheekh C/qaadir Cali Cumar oo ka hadlay Munaasabada ayaa ku amaanay Maamulkii hore ee Gobolka Banaadir howlihii uu soo qabtay iyo sidii uu u soo dhabar adeegay. Sidoo kale Ku simaha Ra'iisul Wasaaraha Prof. C/raxmaan Ibbi ayaa sheegay in Gudoomiye Dhagaxtuur iyo Kuxigeenkiisa C/fitaax Shaaweeye ay mudan yihiin in la siiyo Bilad Sharaf sida uu yiri dadaalkii ay sameeyeen. Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamed Cismaan Dhagaxtuur ayaa sheegay inuu soo dhoweynayo is badalka cusub, isla markaana uu diyaar u yahay inuu la shaqeeyo Gudoomiyaha cusub. Gudoomiyaha Cusub Eng, Nuune ayaa sheegay in 20-ka cisho ee ugu soo horeeya Maamulkiisa uu la tacaalayo saboolnimada sidii uu uga hortagi lahaa, waxaana uu sheegay inuu ka shaqeynayo sidii Maamulkiisa wax qabad uu la imaan lahaa. Maamulka Cusub ee Gobolka Banaadir ayaa ah mid KMG ah, kaasoo sii heynaya xilka, waxaana sida uu qabo Axdiga KMG ay noqoneysaa in la soo doorto Maamulka Gobolka Banaadir, iyadoo Maamulkii hore uu ahaa mid ay soo doorteen Gole Deegaan. Ugu dambeyntii waxaa Munaasabada ka hadlay Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo la dar daarmay Maamulka cusub, isagoo ammaan u jeediyay Maamulkii hore, waxaana uu sheegay inuu aad uga faraxsan yahay sidii ay ugu soo dhabar adeegeen Howshooda Dhagaxtuur iyo Shaaweeye.
  9. Maamul cusub oo loo magacaabay Gobolka Banaadir Jimco, November 06, 2009(HOL): Dowladda Soomaaliya ayaa bedeshay maamulkii gobolka Banaadir ee uu guddoomiyaha ka ahaa Maxamed Cusmaan Cali Dhagaxtuur, iyadoo maamul cusub oo KMG ah u magacawday Gobolka. Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ka dhacday Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa maamulka cusub lagu magacaabay, iyadoo xafladdaasn ay ka qeybgaleen Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif, Guddoomiyaha Baarlamaanka Shiikh Aadan Madoobe, Ku Simaha Ra’iisal Wasaaraha, ahna Ra’iisal Wasaare ku xigeenka Prof. C/raxmaan Ibbi iyo Wasiirro iyo xildhibaanno. Guddoomiyaha cusub ee maamulka G/Banaadir Inj. C/risaaq Nuunne Madaxdii hore ee G/Banaadir Bidix:: Dhagaxtuur iyo Shaawey Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamed Cusmaan Cali Dhagaxtuur oo xafladda ka hadlay ayaa soo dhaweeyay isbedelka lagu sameeyay maamulka Gobolka Banaadir, wuxuuna caddeeyay in ay diyaar u yihiin in ay xilka ku wareejiyaan maamulka cusub, ayna la shaqeeyaan. Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir C/risaaq Maxamed Nuur Nuunne oo isna xafladda ka hadlay ayaa uga mahadceliyay Guddoomiyihii hore Dhagaxtuur sida qiimaha leh ee uu u soo dhaweeyay magacaabistiisa, wuxuuna caddeeyay in aysan kala maarmin maamulka cusub iyo midkii hore. Maamulkii hore ee Gobolka Banaadir ayaa wuxuu ahaa mid ay soo doorteen Gole deegaan oo u sameysnaa qaab Baarlamaan oo kale, waxaana dadaalka maamulkaas lagu sameeyay lahayd Xukuumaddii uu Ra’iisal Wasaaraha ka ahaa Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde), halka maamulkan uu yahay mid dikreeto lagu magacaabay. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online Madaxda cusub ee gobolka Banaadir Midig: Min Guddoomiye, ku xigeenno ilaa Xoghayaha Guud Expect more fundemental changes - there are no untouchables.
  10. Originally posted by Cowke: Zack. But didn't you hear what i said. Proper calculation is 60% lakin we can't say 40% is non-puntland because bro go to google earth and see the size of harar-dheere and hobyo wa tuuloyin with no more then 200 homes a piece. That is why I said 80% Indeed, I dont know why they are arguing with a well informed man like Cowke. Cowke dadkan wax u sheeg o bar.
  11. Originally posted by MAX POWERS: Did you know the leader of HANOOLAATO Somali National Party was a reject. When Somaliland decided that there should be 3 political party, he was one of the leaders whose party was rejected. Now he is indoctrinating people with his pan-somalism. Do you actually know what you are talking about?
  12. Originally posted by NGONGE: The past week has been a busy one in many parts of Somalia/Somaliland. What does Amin Amir think of it all, I wonder! This is what he thinks of it...
  13. Originally posted by NGONGE: The past week has been a busy one in many parts of Somalia/Somaliland. What does Amin Amir think of it all, I wonder! This is what he thinks of it...
  14. ...Jirjirkiyo dartaa baan jeegada u aallaa Jaldi qaadan waa Sidaan kuugu jeelee Jirro ii haleeshiyo Naftu kuu jeclaatiyo Sidaa iiga jeeddaa Isku jaadba maahee....... The kaban is played in both by the emerging and most promising talent Cabdi Gacan.
  15. Originally posted by Jacaylbaro: Wait until you hear they vacated the town .....
  16. Originally posted by Suldaanka: I love Puntland's "ana waa ikan" moment. Why? You think qarax can only happen in LA.
  17. Originally posted by Suldaanka: A cowardly act of terrorism. Ilaahay naxariisti jano ha ka waraabiyo sarkaalka shahiiday isagoo dalkiisa iyo dadkiisa u adeegaya. Amiin....!
  18. Dukr where was Sharif Hotel & the CLAN? Which clan are you looking for?
  19. Originally posted by Libaax-Sankataabte: Cowke is a "mole" from Galmudug according to General Duke. Nahh! Cowke is regal while Duke is a pretender. Cowke sxb keep it coming dont be disregarded by this jibes.
  20. INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN Midig Kutubka heysta: Macallin Maxamed Siyaad iyo Shiikh Cusmaan Xiddig Khamiis, October 29, 2009(HOL): Waxaa xalay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday Macallin Nuur Maxamed Siyaad oo ka mid ahaa Culumaa’udiinka waa weyn ee ay dadka Soomaaliyeed sida weyn u qadariyaan. Alle ha u naxariistee, Macallin Nuur ayaa waxaa dalka Kenya loo geeyay in looga daweeyo xanuuno la soo darsay, wuxuuna xalay ku geeriyooday Magaalada Nairobi ee Caasimadda Dalka Kenya. Intii aan xanuunka loogu qaadin Kenya ka hor Macallinka wuxuu ku noolaa guri uu ku lahaa Degmada Madiina ee Magaalada Muqdisho, kaasi oo uu u wareegay wixii ka dambeeyay markii fariisinkiisii Degmada Howl-Wadaag uu ku lahaa (Masjidka Macallin Biyamaalow) uu noqday aag dagaal iyo meel aanu ammaankeeda hagaagsaneyn. Alle ha u naxariistee Macallin Nuur Maxamed Siyaad ayaa intii uu nolaa wuxuu kaalin weyn ka soo qaatay fidinta diinta Islaamka, waxaana dalka Soomaaliya gudahiisa iyo dibaddiisa ku nool dad badan oo uu soo baray Diinta Islaamka. Waxaa la filayaa meydka Macallin Nuur Maxamed Siyaad la keeno Magaalada Muqdisho, isla markaana lagu aaso. INNAA LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  21. Working towards peace and stability in Somalia David Miliband met the Prime Minister of Somalia and reaffirmed the UK's commitment to the TFG's efforts to work towards the return of peace and stability in the region. On 27 October, Foreign Secretary, David Miliband, met with the Prime Minister of Somalia, Omar Adbirashid Sharkmarke and other key ministers. The Foreign Secretary reaffirmed the UK's commitment to the Transitional Federal Government (TFG) in its efforts to work towards the return of peace and stability to Somalia and welcomed the Prime Minister's ongoing focus on advancing the political process and transition, reconciliation and recovery. He deplored attempts by insurgents to undermine through violence the reconciliation efforts by the TFG and underlined that instability in Somalia is a threat to regional peace and security. The Foreign Secretary also raised the case of the two British nationals that have reportedly been seized by pirates off the Seychelles. Prime Minister Sharkmarke agreed to work closely with the British Government to resolve this issue urgently. Source
  22. Originally posted by Jibreel: ^^Many men before him came to UK to give speeches.They lied as he would lie on wednesday. The same people that have endured to listen to the previous lies will again go and listen to him; they will also come to listen to the ones that shall come after him. The barren trail is long and unfortunately,people never learn. Why are you sending us to that lier of a man,Sakhar? From the man who is actually lying now.