Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,203
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    245

Everything posted by Che -Guevara

  1. Not quite, bit of deviation from the norm for me. The poor woman was in tears, and completely helpless. Luckly for me, the other fella that came to her rescue was large white fella. P.S. I realised alot of crimies committed against women goes unreported. It's amazing how much they put up with.
  2. The story reminds me another incident where people just did nothing while a man hit by car lay there without anyone coming to his rescue web page I personally witnessed people being physically and verbally in the subway while riders watch. One day this particular man was physically and verbally what I assume was his girl friend. Nobody did nothing for couple minutes. I and another guy finally confronted him and like any bully he bolted We also have problem with web page . People watch these things happen.
  3. Anyone expecting anything different from this man is setting up themselves for disappointment. Reer Awdal have no one but themselves to rely on. Hopefully there are better days coming their way. P.S. It look likes every little child, woman, and man might get their own region
  4. K15-Are you just off the reservation P.S. Taking pics of brick house hardly denotes progress. Extreme corruption, insecurity and inflation become the hallmark of Puntland. So take sip out the reality cup.
  5. ****** is cultural groupings that hail from all Somali clans. It is the culture, the language (May May) and the lifestyle that unites them. Still each of ***** clans does trace their ancestry to the Maxaa tiri(nomadic) clans. [ July 07, 2008, 01:09 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  6. Somaliaonline.com is not exclusively Muslim site!!!!!!!!!!!
  7. ****** ****** consists of all Somali tribes. [ July 07, 2008, 01:08 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  8. What's da surprise Red, that there are fighters from Garowe and Laascaanod? Are you still plan invading Puntland
  9. Somaliland militia is emboldened and for good reason. This push eastward at the cost of stability in Northern Somalia will not likely slow down at least not in the near future.
  10. Now we just need court to try him since he's "willing" to appear before a judge.
  11. Barnaamijka Martida Makrafoonka ee ka baxa Idaacadda VOA-da qaybteeda afka Soomaliga oo uu todobaadkan marti-galinayo Haaruun Macruuf ayaa waxa uu ku sooray mid ka mid ah siyaasiyiinta ugu caansan Soomaaliya, Jen. Maxamed Saciid Xersi Moorgan. web page
  12. A disintegrated Ethiopia [like Yugoslavia] will herald the birth of a UNITED SOMALIA, including NFD. Stars might line up to ensure Ethiopia's Balkanization but bigger question here is, would the Somalis seize this opportunity considering how divided and suspicious we are of each other? We just can't wish our problems away. Even if the insurgency were to succeeded (Looks like they are winning), who's to ensure we won't revert back clan warfare or new military adventurism by the Al-Shabaab? We need to realize among Somalis, they are things that can't settle through the barrel of the gun.
  13. A disintegrated Ethiopia [like Yugoslavia] will herald the birth of a UNITED SOMALIA, including NFD. Stars might line up to ensure Ethiopia's Balkanization but bigger question here is, would the Somalis seize this opportunity considering how divided and suspicious we are of each other? We just can't wish our problems away. Even if the insurgency were to succeeded (Looks like they are winning), who's to ensure we won't revert back clan warfare or new military adventurism by the Al-Shabaab? We need to realize among Somalis, they are things that can't settle through the barrel of the gun.
  14. And I will be ur guide to the old Xamer
  15. Somalis in spite of their self destructive nature will survive through this. They are very resilient people. In time , we should bounce back from this abyss. If anything, I believe Ethiopia will be the one that go extinct considering the level of poverty, oppression and ethnic tensions that will eventually erupt.
  16. Che -Guevara

    DEXTER

    LooooooooooL@ your imaginary adventures and cartoons Cara. Is it me or reer UK n Kanada are addicted to TV shows?
  17. ^It's more anout debunking the other person's line of reasoning than it's actually to find common ground for reasonable palatable agreement. waa teeda hadee san socon midkale ma soconayso.
  18. ^It's more anout debunking the other person's line of reasoning than it's actually to find common ground for reasonable palatable agreement. waa teeda hadee san socon midkale ma soconayso.
  19. Hiiraan(AllPuntland)- Wararka naga soo gaaraya xadka ay wadagaan Labada wadan ee Soomaaliya & Itoobiya ayaa sheegaya in ay dhaceen dagaalo xoog leh oo dhexmaray dawladda Faderaalka ee Soomaaliya & Kooxaha ka soo horjeeda,waxa ayna dagaaladan geysteen khasaare lixaad leh. Ciidamada Itoobiya ayaa lugu qaaday weeraro xoog leh ayagoo ku jirey markaasi Kolonyo kuna soo jeeday dalka Soomaaliya ,waxaana lugu waramayaa in ay ciidamada Itoobiya ku dhaqaaqeen markaasi adeegsiga Hubka noocyadiisa kala duwan. Xadka uu gobalka Hiiraan la wadaago Ismaamulka Soomaalida ee dalka Itoobiya oo ay dagaaladan ka dhaceen ,waxa ayna sheegteen Mucaaradka dawladda Soomaaliya in ay ciidamada Itoobiya ka gubeen gaadiid dagaal oo gaaraya 4 Baabuur. Magaalada Baladweyn ayaa wararka naga soo gaaraya ay sheegayaan in deegaanadii lugu dagaalamey ay dageen ciidamada dawladda Itoobiya ,ayagoo markaasi habeenkii xalay ahaa ku hoyday meelahaasi. Wararka ayaa sheegaya in ay Ciidamadan Itoobiyaankaa sidoo kale ay qaadeen howgalo ay ku galeen deegaano badan oo ka agdhawaa goobihii uu dagaalkan ka dhacay ,mana aheyn markii ugu horeysay oo dagaal noocaan oo kale uu dhaco. Todobaadyadii ugu dambeeyey waxaa samada ku sii socdey dagaalada & Weeraro gaadmada ah ee lugu qaadayo ciidamada dawladda Itoobiya & kuwa dawladda Faderaalka ee Soomaaliya ,ayagoo laga dhawrayo mucaaradka dawladda Soomaaliya hirgalinta qodobadii ay ku soo saxiixeen Magaalada Jabuuti. F. C. Geylan AllPuntland
  20. Waxaa degan xaalada deegaanada ku yaala xadka u dhexeey gobolka Hiiraan iyo dhulka ismaamulka Soomaalida Ethiopia kadib markii saaka dagaalo xoogan ay ku dhex mareen ciidamada Ethiopia iyo xoogaga Mujaahidiinta Islaamka Soomaaliyeed. Tuulooyinka Baar Kuuloow iyo Dib-gaab oo u dhexeeya deegaanada Feer feer iyo Jawiil ee gobolka Hiiraan ayaa waxaa ka dhacay dagaal ba'an kaas muddo socday. Wararka aan ka heleyno deegaanadaasi ayaa sheegaya in weli halkaasi ay ku sugan yihiin xoogaga mucaaradka ah ee dagaalka gaadmada ah saakay kaga naxsaday kolanyo Ciidamada Ethiopian oo marayay halkasi xili ay ka tageen deegaanka Buurta Janta kundishe kuna sii jeedeen sida la sheegay deegaanka Feer feer ee dhulka Ismaamulka Soomaalida Ethiopia. Ciidamadani oo watay ilaa 8 gaadiidka lagu daabulo ciidamada ayaa la sheegay in ay wadeen meeydad iyo dhawacyo ka dhashay dagaalo xoogan oo baryihii tagay ay ku galeen deegaanka Ceel-Gaal ee duleedka Waqooyi ee magaalada B/weyne. In kastoo aan si dhab ah loo ogeeyn qasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalkii saaka ka dhacay halkasi ayaa hadan warar laga helayo dadka ku dhaw halka dagaalada Saaka ka dheceen ayaa sheegaya in dagaaladaasi la isku adegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan isla markaana ay jiraan qasaare soo kala gaaray labada dhinac. Sarkaal ka tiransan ciidamada mucaaradka oo lagu magaacaabo C/llaahi Max’ed Aadan (Cabdullaahi Fareey) oo la hadlay saxaafada ayaa sheegay in ay gubeen labo gaari oo ay lahaayeen ciidamada Ethiopia islamarkaana ay ka dileen askar fara badan waa sida uu hadalka u dhigaye. Isku soo wada duube waxa isa soo tarayay maamahan dambe dagaalo xoogan oo ay ciidamada Ethiopia kala kulmayen xoogaga islaamka ee ku sugan gobolka Hiiraan. Dhanka kale waxaa jahawareer iyo cabsi xoogan oo ka jirta gudaha B/weyne taasoo ay qabaan dadka ku dhaqan magaalada kadib markii la sheegay in ay gudaha u soo galayaan ciidamada Ethiopia ee haatan degan Buurta Janto Kundisho islamarkana xoogaga mucaradka ah sheegeen in ay kula dhax dagalamayaan gudaha magaalada. Boqolal dad ah ayaa maanta la arkayay kuwasoo xafadhooda ka cararaya Islamarkana raadsanaya goobo ay ku badbaadaan. Dadkaan ayaa guryahoda ka cararey kadib markii ay maqlern in ciidamada Ethiopia gudaha magaalada u soo gali doonan iyaga oo biyo raadanaya. ilyaas Guute, Garoweonline B/weyne
  21. Any debate between two Somali men will not yield any meaningful solution. This is just more of the same, but let's hear Xiin's reply.
  22. Any debate between two Somali men will not yield any meaningful solution. This is just more of the same, but let's hear Xiin's reply.