Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,194
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    244

Everything posted by Che -Guevara

  1. ^That's nothing out of the ordinary.We are all selective in our admonishments and priases. I guess it's expected when one has no moral compass. Events are molded to fit one's view despite the inherent contradictions.
  2. You are on roll. JBee baan ku mooday for sec. I would have given red carpet treatment to Riyaale instead of Yeey.
  3. Soomaalida mucaarad nimadooda ma dhamaato. I hope they come together for the sake of people.
  4. Awdalnews Network makes exceptional decision in publishing this opinion article in Somali language. This, however, should not be taken as a departure from our standing policy of not publishing opinion articles in Somali---Editor. Interesting read! Haweenka reer Boorame, waxay yiraahdaan “ha yaabin horaa loo yaabaye” laakiin wax kaa amakaakiya ma waydid haddaad Soomaali tahay. Wargeysyada, Somaliland.org iyo Hadhwanaag.com, waxaa ku soo baxay war sheegaya, Ardaydii Jaamacadda Hargeysa oo is hortaagtay, “Maalinta Xuska Muusigga Adduunka”. Isla saacado kaddib waxaan shabakad kale ku aragnay “afar nin oo kufsaday inan yar oo 13 jir ah”. Waxaa warka labaad la soo raaciyay qabiilka ay dambiilayaashu ka soo jeedaan. WAA YAAB! Maxaa labadan sheeko iska khuseeya? Waxay ila tahay wax badan. Ugu horreyn, waa siday Soomaalida uga khaldan tahay kala mudnaanshaha arrimaha horyaal iyo xagjirnimada aan xadka lahayn. Sida uusan qofna u oggolayn arrin uusan ISAGU raalli ka ahayn. Waxaa halbeeg bulshadeed noo ah: sidaan anigu wax u arko bay xaajaduna tahay…. Dunida inteeda kale, waxay ku dadaashaa inay noolaato, oo ayan dabar go’in. Inay ka hortagto waxwalba cadow ku ah sida, jiritaankooda, cimilada is beddelaysa, gaajada, nabad la’aanta, caddaalad-xumada, cudurradda, aqoon la’aanta IWM ee wax dabargoyn kara. Ummad walba oo dunida ku nool waxay oggoshahay kala duwanaanshaha. Marka intaas aan kor ku soo xusay ka tagno; dhaqammo hoosaadyo iyo mabda’yo kala duwan in la lahaado. Innaga maxaa naga duway aadmiga intiisa kale? Maxaynnu isaga dhignaa in Soomaalidu cirka keligeed ka soo dhacday? Maxaynnu u diidnay in innagoo kala aragtiyo duwan wada noolaanno, oon xabbad la isku maquuninnayn? Maxaa inta Jaamac dembi uu geysto bulsho dhan oogada looga saaraa? Waa maxay sababta ardaydii jaamacadda oo ummadda ku wacyi gelin lahayd in lays ixtiraamo, oo ummaddu midba midka kale kala duwanaashihiisa oggolaado ay xaakinkii iyo xeer-ilaaliyihii u noqdeen, iyaga oo ka tallaabsanaya maamulkii jaamacadda, kii dowladda oo aynnu dhisannay iyo waliba dastuurkii waddanka oo oggol in la kala duwanaado, oo cid walba ay tahay xor, haddii ayan cid kale ku xadgudbayn. Arrintani waxay i soo xasuusisay qiso beri ka dhacday magaalo ku taalla Yurub. Waxaa jiray urur, ujeeddooyinkiisa ugu waaweyn ahaayeen in aannu ku ilaashanno dhaqanka, afka iyo diinta iyo wixii arrimo dheeraad ah oo nala soo gudboonaada. Waxaa Quraanka carruurta noogu dhigi jiray nin aannu, haddaannu dadweynaha nahay, u qirsanayn inuu wadaad noo yahay. Siduu xaalkayagu kaas u ahaa, waxaa nagu soo biiray koox iyagana wadaaddo ah. Waxay kooxdani markiiba u qalab urursatay in wadaadkayagii la cambaareeyo oo la yiraahdo “ninkani wadaad rasmi ah maaha” Qolooyinkayagii iyagu markaas bulshaweynta iyo markhaatida ahaa, waxa la isku dayay in wadaaddadii la fahmo, layskuna soo dhoweeyo, dhammaantoodna wadaaddo noo wada ahaadaan. Arrintaas waa lagu fashilmay, bulshadii meeshaas joogtay way u suurtoobi weydey arrintaas inay xalliso. Waalidiintii qaar badan baa malcamaddii kala baxay carruurtooddii, dadkiiyoo dhan wiswis iyo waswaas baa galay. Khilaafkii markuu sannad iyo dheeraad jiitamayay waxa khasab noqotay in malcamaddii laga kala yaaco, in macallinkii hore magaaladii laga raacdeeyo iyo bulshadii intii kale yaab la aammusaan oo afkaqaad ka soo haro. Wax badan maannu fahmin laakiin hal mid baan meesha ka fahannay markaan arrintii wadwadnay; waa labo kooxood, oo labo mad-habood ku kala abtirsada. Waayahay oo arrintaas, maxaa innaga khuseeya? May Quraanka na wada baraan, bal adba! Ta kale, miyuu khilaafkani yahay mid bulshadii diinta ku soo dhowaynaysa? Maxaase laba iskuul na loogu furi waayay oo midba dhinaciisa siduu u fahmay noogu sheegi waayay? Waxaa dhici lahayd meeshii laba kooxood aannu kala raacnay, inaan laba mad-habood kala raaci lahayn; sidaas baana lagu xalliyaa kala duwaaanshaha, waa dunida inta aan Soomaali ka ahayn. Dhibaatada ugu weynee maanta ummadda Soomaaliyeed haysata, waxay ila muuqataa, labada arrin oo midna tahay xagjirnimo fog (qabiil ha ku salaysnaato, mabda’, ama feker yar oo iska khafiif ah, haddii fekerkaagu ka kooxda markaas jirta ka yara duwan yahay, dhiiggaagu waa xalaal) oo ah inaan sina loo kala aragti duwanaan karin; inannu diiddan nahay inaannu qirno innaga oo isku mid ah, haddana kala yara duwanaanno, xorna qofku yahay, teer iyo inta uusan qof binii’aadan kale ku xad gudbayn ama xaquuqdiisa hor istaageyn! Aan ku soo noqdo xaajadaan ku bilaabay oo ahayd ardayda Jaamacadda Hargeysa. Jaamacadaha adduunka kale, Muslim iyo Gaalaba, waa meelaha isku keena fekredaha aadka u kala duduwan; habkee bulshada loo hormarin karaa, ama bidix amase midig? Maxaa naga khaldan? Maxaase noo sax ah, iyadoo xoog iyo maquunis midna la adeegsanayn? Waxaa keliyoo aad soo bandhigtaa waa fekerkaaga, BAS. Waa meesha ay ku kulmaan aqoonyahanka, indheergaradka, culummada, iwm. Maxaynnu kaga duwannahay ummadaha kale oo Muslimka innala sheegta oo jaamacadahoodu iyo ardaydoodu ku baraarujiraan, dhaqammadooda kala duwan; iyo waliba fanka iyo suugaantooda, inuu yahay isgaadhsiinta ugu sarraysa uguna mudan ee afka hooyo leeyahay. Afkuna uu yahay Baadisoocda ummaddooda. Waa sababta Carab, Reer Yurub ama Itoobiyaan aadan u ahayn ee aad Soomaali uun tahay. Af aan fan iyo suugaan lahayni, afba maaha oo ma istaahilo in lagu hadlo. Waa sababta ay dumarka Soomaaliyeed u lahaayeen “ Nebi Allow nin waliba afkiis kugu ammaan” Arrinta afartii nin ee dembiga weyn geystay, miyeeyan ka muhiimsanayn in magacyadooda la sheego, si ay ummaddu uga feejignaato inta aynnu muhiimadda saarayno inay reer Qansax iyo Qurac yihiin, bulsho dhanna aan la cambaarayn oo ceeb dusha laga wada saarin. Ardayda jaamacadduse ma ka mudaaharaaday in danbiilayaashan dhakhso maxkamad loo soo taago, haddii la soo taagayna xukun adag lagu soo oogo? Mase og yihiin in Hargeysa cajaladaha ugu badan ee yaalla oo laga dhagaystaa yihiin, Itoobiyan, Carabi iyo Ingriisi. Way fiican tahay in dhaqammada kale wax laga ogaado laakiin marka fankeenniina la horistaago kii ummaddaha kalena uu faafo, miyeeyan ayaandarro iyo xadaarad la baabi’iyay ahayn oo laga xoog weynaaday? Mase la ogyahay in suugaanyahannada qaarkood, sida Xasan Cabdillaahi “Ganey”, Eebbe-ka-cabsiga qotada dheer ee farshaxankooda maanso ku dheehantahay? Gebaggabadii, waxaa muhiim iyo waliba lagama maarmaan ah in Soomaalidu wax ka barato ummadaha kale ee oggol in wax guud la wada leeyahay, wax gaar ahna shakhsiyaadku kala leeyihiin . Haddii kale waxaynnu ku sii jiraynnaa ‘i jiid aan ku jiidee’ iyo qalalaasahan maskaxeed ee Soomaalida, horey iyo haatanba, curyaamiyay iyo jahawareerka guud ee ka taagan meel walba, iyo waddan walba oo Soomaaliyi ku nooshahay. Haddii dhinacna lala dagaalamo waxwalba oo Soomaali naga dhigayay, Fan, Suugaan, Dhaqan, iwm, dhinaca kalena la waayo adiga oo Soomaali ah inaad xor noqon kartid, ma laga yaabaa in lagaba maarmi doono Soomaalinimadii oo dhanba? Qof walbana fasax u noqoto qowmiyadaha kale oo jecel Fankooda, sugaantooda, dhaqankooda, iwm, ku biiro shaqsiyaddiisana xor ugu noqdo. Haddaba sheekadu waxay joogtaa ama ay u jaanqaadaysaa “Bakaylow, nin iyo bur!” Ayan M Ashour ayan_mahamoud@hotmail.com
  5. Red...The interest on my school is halved plus I might be finally getting a job I always sought. CL....I bought the MJ sarwaal
  6. ^Dad ciid qabalay soo badanooyo. And what's the plan post occupation Somalia regardless Woyanes are defeated or replaced by the Blue Hats?
  7. I'm not Bush fan, but this is i-doitic in the purest sense of the word.
  8. ^I did think they gonna hang up. Anyway,Koora posted to score political points. That aside, how come no one hears Tigrays being killed. Somalis are dying everyway around. Iyagalay isku jeeday miyaa :confused:
  9. Malika-here's some at the courtesy of A&T Islaan Soomali to her Daughter Hooyo men are five: Gacan-gaab: Please see 'The stingy Caruus'. After the caruus, he continues, "waa maxay? cuntada la karinayo hala tashiilo." When the woman says "waan afartan baxayaaye, labis iyo allab hala keeno", he says "safar baan u baxayaa". But usually the common tactic is to delay ‘wan-qalka’ ilmaha so that it coincides with the women’s ‘festivity’. Si aan waxba loo kala garan! Gafuur-gaab: This one is in ‘angry mode’ always. But, mostly when other men-folks are around. Naagtiisu kama daba-hadasho buu ka helaa. Waa walbahaar socda and torobo-desciplinarian. If a song slips from the mouth of his woman, he is quick to say “maalaa yacni unbaad akhridaa, Islayaab qof weyn baad tahaye”. But himself, sometimes wuu ku qaad-qaadaa with a voice good enough only to be heard when announcing ‘the toilet is occupied’. For instance, when business really gets fine, he takes off his shirt and lets out “ Heegan aan ahaadoo Horseedo, waa la ii hanwaynye Hogaansho” like wadani. Garaad-gaab: This one pretends to be the most munificent of all men. Among big crowds, he is the front-runner to say “anaa bixinaya”. Not that is bad, but at the same time, his women might not have changed her ‘dirac’ from the last ‘ciid’. Gashi-gaab: Always muddy looking and pale, he is a believer in the ‘utilitarian concept of matrimony’. For what am I going to dress myself up? He better concentrates in breaking wood for the family and fixing mal-functioning lights [in urban setting]. Mostly, in Macawis/Pyjama and wiping sweat from the forehead. Gunti Gaab: Having assured of ‘raaliyo’ at home, waa dayaday wayn kani. And he has perfected the art of ‘sophisticated shukaansi’. Tiisana wuu dharbaaxaa, tuu suuqa ku arkana “marakay alaab culus ooy wadatay u dhiibto, he asks if he can help more gleefully. A typical example is one the author saw who kept on asking a women whosaid she is married and her husband is abroad, “haa’ee, runta ii sheego, wax khilaaf ah miyaa jira dhexdiina???” [Please add more]. Do women feel I have avenged for them in some measure? Trying to get back lost ground. MMA...Reer Toronto transformed somethings into art. I'm not sure if I'm quilified to find the words to capture the essence of their craziness. Malika...My Ayeeyo will come in with her usual flair
  10. LoooooooL@first guy with AK-47 Wher's Maakhir Admin or does it just exist in name? These pics might be from last yr.
  11. ^ War ninyahow, you have the propensity for asking silly questions, unique innate inclination. Why such proclivity for unimaginative questions
  12. I just found out something that put grin on my face :cool:
  13. ^Boston has been dissed dee, but seriously he's the most notable of the bunch. One would think he would campaign in Puntland. The daisporo yields no power plus that they are cheap. P.S. It's gonna be hard to unseat Cadde Uusay. The man has amassed big arsenal and locks high on Zenawimeter.
  14. ^LooooooooooooooL..Daandaansi waaye waxaagay ee Aw Xiin maad ka qalaysid. Anyhow, u been making splashes all over the place. You might as well add this to the list. I'm sure the ladies will approve . Helpful tip:They're not gonna chide for this one as long as you have Xiin and NGONE on your flanks.
  15. ^We will let Xiin and Abtigiis do the honors.
  16. SCHEDULE & EVENTS Columbus, Ohio June 15, 2008 Toronto, Canada June 21, 2008 Washington, Metro June 28, 2008 London, UK June 30, 2008 web page
  17. Qormadan waxay ka hadlaysaa Haweenka iyo inta nooc oo isugu jiraan Oday-dhaqameed Soomaaliyeed oo waayo hore jiray, waaya-aragnimo ballaaran u lahaa arrimaha bulshada, xagga dhaqankana looga dambeeyay , ayaa waxaa uu damcay in uu Cashar la xiriira Haweenka u gudbiyo Wiil uu isagu dhalay oo markaas guur-doon ahaa. Odaygii ayaa waxaa uu ku yiri Wiilkiisa:-"Maandhow, inta aadan guursan, oo aadan dhex-dabbaalan badweynta Haweenka, bal marka hore si fiican isaga eeg oo hubso gabadha ama Haweeneyda aad la aqal-galayso; Ogowna in ay Haweenku u kala baxaan toddoba nooc". Wuxuu tibaaxay Odaygu:"Iga dhegeyso aan kuu bidhaamiyee sida ay kala yihiin toddobadaas,waana kuwan": Il-dheer :- Waa gabadha Indhaha un wareejiso,la-raacda oo ku maqan wixii cusub ee dhar,alaab-guri iyo qalab lagu xarragooda ah ee Suuqa ku soo kordha ama ku aragto Gabdhaha kale, dabadeedna ku kurbaysa Ninkeeda soo iibinta waxaas cusub. Waa tan ku tiraahda Ninka qaba:-" Haddaadan ii iibinayn waxaas , ima jeclide iska-key fur". Waa tan aanan tixgelin awoodda dhaqaale ee reerka iyo gaar ahaan tan Ninkeeda. Dheg-dheer :- Waa tan reerkeeda ku burburisa, ninkeedana ku colaadisa waxa ay soo maqashay oo kaliya,aanna hubsan xaqiiqada. Waxay ku tiraahdaa Seygeeda:-"Waan maqlay in aad Naag kale la socoto","Waa la ii sheegay in aad xiriir la leedahay Heblaayo","Waan la socdaa meelaha aad beryahan ka daba-wareegto"iwm.. Waa tan ay Soomaalidu ku magacaabaan"Ma-hubsato meher-laay"..!!. Waxay dhegta u raaricisaa "ku-tiri ku-teenta Xaawalayda" iyo waxa loo yaqaan "Warka Shaashka". Waa mid dabin ugu dhici karaysa Cadowgeeda iyo Cadowga Ninkeeda,xilli uu isaguna kaba fog-yahay,Allahiisna uu ka Allah yahay waxa laga sheegayo. Carrab-dheer :- Waa qaylo badan,joogto ugu taagan derisyadeeda, ninkeeda,caruur iyo cirroolaba uusan qofna ka baxsanayn. Waxay ninkeeda ku gaaddaa Gogosha iyo xilliyada nasashada,dabadeedna waxay ku furtaa dood,dacwad iyo dalabaad aan dhammaaneyn. Waxay macallimad ku tahay Af-lagaaddada iyo jaa'ifeynta. Gacan-dheer :- Waa tan dagaalka un u taagan,mar kastana ay dhexdu u xiran tahay;Garruunka wadata oo gaadmada badan. In ay dadka ku duufto un bay u tafa xeydan tahay. Wejigeeda waxaa ka muuqanaya raadadka ciddiyo lala beegsaday iyo daqarro hore oo lagu hubsaday,Xafiisyada Dacwooyinka dadweynaha ee Xaafadaha iyo Saldhigyada Booliska waa laga wada yaqaan, oo waxaa ka yaal raadad hore iyo feylal qabya ah oo colaadeed. Lug-dheer :- Waa war-wareegtooy,waaba tiris,oo ay dhif tahay in laga helo aqalkeeda. Markii uu ninkeedu yimaado guriga waxaa ka soo hor-baxa Quful weyn oo maar ah. Caruurteeda ayaa Odayga u sheega in ay hooyadood ku maqan tahay:-Aroos, Nikaax,Dhaloow, Furoow,Qaraaba-salaan,Tacsi loo fadhiyo maalintii 14-aad, Maalin-joog, Meel ay ku kulmayaan Habro Ayuuto(Shaloongo) isku darsaday,madax-shub(abaay-abaay) iwm. Joog-dheer :-Waa mid Jamaal badan ah, waa gabadha dhammeysay Quruxda muuqata ee xagga jirka ah(jiroos), indha-deeraley ay raggu ka daba-dhacaan, ishana la wada raacaan, laafyada iyo is-lulidda badan(i arkaay).Laakin,markii la tago gurigeeda,waxaa lala kulmaa dhiiqo,dhusuq iyo dharaq is-dhex-yaal. Ma jirto gogol kaliya oo u goglan iyada. Halka ay ku karinayso cuntada waxaa bar-bar yaalla Tuunji ay saxaradii Caruurtu ka buuxdo oo shalay ahaa. Iyadaa Sanka baloolisa oo "Uf" kala hor-marta dadka kale.Waa mid aan lagu gaareyn Areebanimada,markii gadaal loogu noqdo. Garaad-dheer :- Waa "Marwo-dumar". Waa tan ugu qiimaha badan haweenka; laga yaabo in ayan muuqaal ahaan qurux badnayn,amaba iska fool-xun,laakinse, waxay leedahay quruxda dahsoon ee Edeb,Akhlaaq, Sarriig,Xishood,Af-gaabni,Dulqaad, Qaddarinta dadka mudan iwm. Aqalkeedu waa udgoon badan yahay,waa wada goglan yahay,waxaa u sugnaaday nadaafad buuxda oo xagga hoyga, huga iyo hungurigaba ah. Mooral iyo Macnawi ahaanba waa ay u dhistaa ninkeeda, waana uu ku farxaa oo u soo xiisaa. waxay ka ilaalisaa erayada xun. Waxay ugu yeertaa ninkeeda:-gacaliye, macaane(macow),walaal,ina-adeer iwm. oo ka kal iyo laab ah,dano khaas ah iyo xilli goonni ahna aanan ku xirnayn. Haddii uu Ninkeedu wax-beelo(sabool noqdo), gacantiisuna ay Eber noqoto, kuma ay kurbayso wax ka baxsan awooddiisa, waxayna u guntataa ****olidda baahida iyo adeegsiga xikmad iyo Iimaan. Noocan toddobaad ayaa ah "Raalliyo" uu ninkii hela uu nasiib leeyahay. Tan ayuuna guursigeeda Odaygu kula dardaarmay Wiilkiisa,wallow uu "Guurku yahay God Gacanta loo ritay".
  18. Originally posted by cynical lady: Malika- PM me with the address… Che-getting shukansi Tips from Archie’s? Archi Bunker....LooooooooL. I like the guy but no. My mentors usually have wife , mistress, girlfriend, and few other things on the side. He is just stuck with one not that there's anything wrong with that
  19. Cl-LooooooooL..something about you when yoou roll ur eyes :cool: . come now, I said that with love, and going to my previous, I was actually saying let's be my pals, atleast that's rough translation Malika...Jaylas aa, nagadaadeey
  20. ^Af jini Swahili saa loogu hadlaaye Af Soomaali la, ilaawe. If the Sayid was here, he would have like Af Muslin ama Af Gaal aan idiinku imaado
  21. Cl-Aan kali gadisano marka. LooooooooL@Kusband catalogue. Maskiin mahaa ku jira Alla ha unaxariisto P.S. Malika koo dhaylo ah bay ku haysaa. LoooooooooL@Malika...That came out wrong. I was going for freaky
  22. ^LoooooooooooooL..You are one perverted Habaryar Ask NGONE. He's the one who's going on about it.
  23. ^So hauling milk from Sheffield to NGONGE's home is true then. He was little ticked you weren't on time. CL...Habaryar is not violent type unlike some LooooooooL@Ciyaal Suuq..waa tuug tuug ku dhahay
  24. ^Hi Malika, someone told me inaad caanoolay naqotay.