Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,725
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    269

Everything posted by Che -Guevara

  1. LooooooooooL@ZU I just do Lily. Somali men fare lot better though.
  2. Gardarada meeshaan ka socota.
  3. God Turkish women don't age well.
  4. LooooooooooL@Ibti...anaa isla yaabe which rarely happens.
  5. ^Do you propose we reach this "stable Somalia".
  6. Hello Ms DD n Val It is gluteas maximus and bicep femoris Val. Ibti....LoooooooooL MS DD...It's newbie thing...I guess it's right of passage to bash Somali women or men.
  7. Ibti...Let me answer your Q then..muruq aa igu taagan ee daawo maheesaa? Cara...Ibti has that effect on guys :cool:
  8. What is there to walk into. My arms Bear HUg Laakin waxkale ihaye jaceel waqti uma hayee.
  9. NGONGE...Maya laakin meelkale ibugta. Hi Cara....stop poisoning Ibti's mind.
  10. ^In the words of KK-LoooooooooooL wait was that for me or AT?
  11. Has anyone ever been to pet funeral?
  12. dhulQarnayn..You can't possibly know what my intentions are duqa.
  13. Kismaayo: Wararkii ugu dambeeyey Magaalada Kismaayo. 20. august 2008 Kismaayo(AllPuntland)- Magaalo Madaxda Gobalka Jubada Hoose ee Kismaayo ,isla markaasna Dekeda kutaala waxaa weerar ku qaaday todobaadkii hore Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Kooxaha diidan dawladda Soomaaliya ayaa galay inta Badan Magaalada ,waxa ayna dadka Magaaladaasi usheegeen in ay doonayaan in ay Diinta Islaamka ku maamulaan Magaaladaasi. Kooxo badan oo isbiirsaday kana soo horjeeday heysashada Magaaladaasi ee beel ka mid ah Beelaha Soomaaliyeed ayaa ku wargaliyey Hogaamiyaashii halkaasi ka arimin jirey in ay Hubkooda soo wareejiyaan. Laakiin waxa ay ka biyo diideen Maleeshiyaadka Magaalada maamulaya in ay hubkooda wareejiyaan ,waxa ayna sheegeen in aysan marnaba wareejin doonin Hubkooda ayna ku dagaalamayaan. Dadaalo ay wadeen Odayaasha Magaaladaasi ayaa dhamaantood guuldareystay waxaana saaka Magaalada ka bilowday dagaal khasaare badan ugeystay dhinacyada kala duwan. Dagaalkaasi waxaa uu sababey dhimashada dad gaaraya 5 qof oo rayid ah ,waxaana ilaa hada aan la heyn tirada rasmiga ah ee ka dhimatey kana dhaawacantey dhinacyadii dagaalamayey. Meelo badan oo ay gacanta ku hayeen Maleeshiyaadkii Magaalada horey umaamulayey ayaa gacanta ugashey Kooxaha ka soo horjeeda dawladda Faderaalka ee Soomaaliya. Dekeda Magaalada Kismaayo ayaa dagaal qaraari ka dhacay ,waxaana ku dhintey dagaalkaasi dad badan ,waxaana halkaasi ka baxay Maleeshiyaadkii maamulayey. Al-Shabaab & Maxkamadihii Soomaaliya laga saaray dhamaadkii sannadkii 2006 ayaa qabsaday Magaalada Kismaayo waxa ayna taasi wel-wel ku beertay dadkii Magaalada joogey. Wariye ka tirsan AllPuntland oo Magaalada jooga ayaa soo sheegaya in ay dhici karaan dagaalo qaraar ayna Magaalada meelo kooban oo ka mid ah joogaan Xubno ka mid ah Siyaasiintii maamuleysay Magaalada ,kana biyo diiday Amaradii kooxahan ka soo baxay. Wariyuhu wuxuu sheegay in ay sidoo kale walaac qabaan dad heysta Xoolo aysan laheyn ,waxaana aan marnaba laga rajo qabin ciidamada dawladda Soomaaliya & kuwa Itoobiya in ay ujeestaan dhinaca Magaalada Kismaayo. Wararka Kismaayo kala soco www.allPuntland.com F. C. Geylan AllPuntland
  14. With the exception of one group whom we call as the Unknown Soldiers, almost all of the aforementioned national groups failed Somalia one way or another. Many of these groups are guilty of straightforward acts of commission or omission, that is to say, they either betrayed the nation or failed to discharge sacred national duties. Hence the twenty-year long turmoil in Somalia. Somalia’s Unknown Soldiers are our womenfolk.
  15. ^Are you ok?..I'm actually supporting the guy. Between him and Cadde Uusay, I think he's better fit. Nurudin might be good choice too.
  16. Cadde has big war chest to buy the all members of the parliaments and Suldaans. The diasporo should hold fundraisers for this guy.
  17. The Blue Flag rides in the heart of SANAAG And the Ethiopian flag lies high in the Somali Capital :mad:
  18. ^The fact you mentioned that you love Somali men might calm him a bit. Here's a line we could all agree...Calaf waaye wax kasta
  19. Originally posted by +Faheema: ^There is also a hight level of neuroticism, low self-esteem and insecurity amongs Somali men. Adaaba ka dare!
  20. ^Why and whose permission do you need?
  21. Being a woman sounds like Shaqo .