-
Content Count
29,729 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
269
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Che -Guevara
-
*Puts on peacenow hat" Waraa Jb, would you rather have names like Abu Zubeyr, Abu Maryama, Al-Afghani instead of Somali names
-
“ Puntland waxa ay sharaf iyo maamus weyn u lahayd waligeed soo dhaweynta Soomaalida walaalahooda ee dhibaatada dagaalada iyo dilalka leh uga soo cararay deegaanadooda, hadana waxaan maqlaynaa warar aan wanaagsaneyn, waxaa loo baahan yahay in dadka la kala saaro, oo cidii dambi leh dambigeeda la saaro cidii aan laheyn laga daayo dhibaatada loo geysanayo” Ayuu yiri Ugaas C/qaadir Cilmi oo la hadlayay Shabakada APL. Allpuntland
-
Cara islaan cajuusa ah waaye, how could anybody not like the Last Airbender
-
LoooooL@Johnny..Hadee bilaajo gartey waas kala gabansaneynaa marka. Wacan oo wanaagsan Cawaale.
-
My cheeks are burning-dam Artic cold. Subax wanaagsan akhyaarta. JB...Adiga iyo ciyaal aa? Your niece is he?..Already confused the kid eh?
-
Just realised, parties and school meetings would be different things as it is even in English.
-
Academic-Cilmi Research-Cilmi Baaris Event-Xaflad
-
Update on the Puntland Football Tournament in Garowe!
Che -Guevara replied to Fiqikhayre's topic in Politics
^Why was Ceyn relegated? Cowke is my source -
Update on the Puntland Football Tournament in Garowe!
Che -Guevara replied to Fiqikhayre's topic in Politics
I heard there's match fixing going. -
Khayr...Gitmo ku jirey. Tuujiye...I'm in where people 20bucks for movie, the greatest place on earth. Cara...I guess you are not an animation-shows your islaanimo The other movie came out November,the Ninja Assassin, what disappointment. It reminded I stop going to movie theaters.
-
Me neither, please do tell. C&H...Add popcorn and drinks, it is actually over 20
-
Is it worthy my 20$? The second movie I will in two or is it three years.
-
^It's humilaiting that's for sure even for billion dollars. The PGA will suffer tremendously.
-
^For billion dollars, yes she can put up with 15 mistresses. Hello Maryooley.
-
^Your perception reading is bit off.Since you didn't object to my above assertion, it is matter of fact then
-
Puntland Oil, first drilling to occur by mid-2010
Che -Guevara replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by General Duke: ^^^You need to figure out how long a decade is before you even start thinking about such complex transactions as oil exploration. Waraa macalinka ka xishood -
Originally posted by Jacaylbaro: If u say so ...... but u need to reassure anyway. It is Somalia..nothing to be reassured but your on part considering your ultimate, we know where everything leads to.
-
Guddoomiyaha G/Bari ee Maamulka Puntland Speaks
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in Politics
Duke....Matters alot, folks from Bay and Bakool are big part's Puntland's economic viability. And I don't understand why them, they have no concievable interest to see Puntland destabilized. -
^You seem to endlessly contradict yourself A&T. Jb...It is safe bet sxb. I will cash my chips on it.
-
Guddoomiyaha G/Bari ee Maamulka Puntland Speaks
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in Politics
^Certainly not folks from Bay and Bakool, for one they have no political agenda in Puntland and two, they are most hardworking Somalis and have no time for silly things. -
^We know where you stand.
-
Guddoomiyaha G/Bari ee Maamulka Puntland Speaks
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in Politics
Gaalkacyo: Culumada Ahlu Suna Waljameecah & Waxgaradka Gaalkacyo oo cambaareeyey gawrac iyo dilal loo geystay dadka ku dhaqan Puntland ee ka soo jeeda Koonfurta Soomaaliya....Gaar ahaana falkii ugu dambeeyey ee xalay ka dhacay Galkacyo... 16. december 2009 Gaalkacyo(AllPuntland)- Laamaha Booliska Puntland ee gobalka Mudug ayaa xaqiijiyey gawraca labo nin oo ka soo jeeda dhinaca koonfureed ee dalka Soomaaliya, iyagoo sheegay in aysan garan karin cidii ka dambeysay arrintaasi. Wariyaasha APL oo tagay Cusbitaalka weyn ee magaalada Gaalkacyo ayaa indhahooda ku soo arkay, labada nin ee meydka ah oo saaran halka loogu talagalay in la saaro dadka Meydka, iyadoo ay dadweynaha magaalada Gaalkacyo qaarkood oo boqday ay garteen nimankan. Culumada Diinta ee magaalada Gaalkacyo iyo Waxgaradka ayaa dhaleecayn culus ujeediyey talaabooyinkan, waxa ayna ugu baaqeen Dawladda Puntland in ay la timaado wax qabad dhab ah oo ku wajahan arrimahan, waxa ayna sheegeen in dadka geysanaya talaabooyinkan ay yihiin dambiilayaal galay dambi weyn, loona baahan yahay sharciga in la horkeeno. Masaajidada magaalada Gaalkacyo ayaa saacadaha nagu soo aadan ay culumada Diintu kala hadlayaan dadweynaha, si looga fogaado fal kasta oo bulshada dhibaato ku haya, waxaana ay ku baaqi doonana dabagal lugu sameeyo cid kasta oo lugu tuhmayo arrimahan. " Diinta Islaamka aad bey uga hadashay dilka qof Islaam ah, oo la dilo, gawracna waa wax aad looga xumaado, oo ka baxsan Shareecada Islaamka kuna wanaagsaneyn dhaqanka oo aduunkan ka jira, markaas Culumadeenu waxa ay aad uga walaacsan tahay arrimahan, waxaana qaadi doonaa talaabooyin kasta oo aan geysan karno, oo ahayd mid nala ku yaqiinay oo ah in aan habka diiniga ah dadka ugala hadalno arimahan" Ayuu yiri mid ka mid ah Culumada Diinta Ahlu Suna Waljameecah. Cida geystay falkan ayaan la garan karin ilaa hada, waxaana Boolisku ay sheegeen in ay wadaan baaritaano ku aadan cidii ka dambeysay talaabadan, warar kala gedisan ayaa ka soo baxaya in nimankan la dilay oo rasaas lugu dilay iyo nin la gowracay, iyadoo wararku ay sheegayaan in mid ka mid ah nimankan rasaas lugu dilay, halka midka kalena lugu dilay Mindi, oo la gowracay. 24 Saac ee ugu dambeeyey dad aan la garan karin ayaa geysanayay falal kala gedisan oo lugu beegsanayo dadka ka soo jeeda Koonfurta Soomaaliya, gaar ahaana gobalada Baay & Bakool, iyadoo ay adag tahay in la ogaado dadka ka dambeeya falalkan oo fulinayay. Col. Axmad Cali Salaad oo ah gudoomiyaha gobalka Mudug oo qabtay shir jaraa'id ayaa sheegay in ay wax ka qaban doonaan arrimahan, balse ilaa hadana ma muuqato talaabo cad oo ay qaadeen ciidamada amaanka iyo Dawladda Puntland oo ku aadan sidii loo joojin lahaa dhibaatooyinkaas. F. C. Maxamed AllPuntland -
Guddoomiyaha G/Bari ee Maamulka Puntland Speaks
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in Politics
^On what?
