-
Content Count
29,729 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
269
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Che -Guevara
-
^Anything on Ilkajir, we ask Hunguri and Paragon
-
Guddoomiyaha G/Bari ee Maamulka Puntland oo sheegay in dadka Koonfurta Soomaaliya kasoo jeeda aan mas'uuliyadda amaan-xumo la saari karin Arbaco, 16 December 2009 (HOL) Guddoomiyaha Gobolka Bari ee maamulka Goboleedka Puntland Muuse Geelle Yuusuf oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Hornafrik ee xarunteedu tahay Muqdisho ayaa sheegay in maamulkoodu uusan eedda amaandarrada ka jirta Puntland dusha ka saarayn dadka kasoo jeeda koonfurta. "Dadka koonfurta kasoo jeeda lama saarayo eedda ammaan xumada ka jirta Punland, balse cid walba oo dambi gasha waa laga abaalmarinayaa iyadoo aan loo fiirinayn gobolka ay kasoo jeeddo" ayuu yiri Muuse Geelle. Su'aal ahayd sababta uu maamulka Puntland ugu amaray inay dadka kasoo jeeda Gobollada koonfureed ay uga baxaan Punland, ayna yihiin kuwa ka dambeeya falalka amaan xumo ayuu ku jawaabay: "Haddii meel amaan xumo ka dhacdo, cid walba waa la tuhmayaan, balse ma ahan in la yiraahdo koonfur dadka ka yimid ayaa ka dambeeya amaan xumada, waana mid aan aad uga xumaanay hadalladii kasoo yeeray Golaha Aqoonyahannada Digil iyo Mirifle" ayuu yiri Guddoomiyaha Gobolka Bari. Afhayeenka golaha Digil iyo Mirifle Fowzi C/nuur oo shalay hadal u jeediyay qaar ka mid ah warbaahinta ku sheegay in maamulka Puntland ay ka digtoonaadaan falalka ay ku taroorayaan dadka Gobolladooda kasoo jeeda, iyadoo guddoomiyaha Gobolka Bari uu ugu baaqay Fowzi in aqoontiisa uu kaashado oo aanay caadifadu ka badan. Qaraxyada iyo falalka dilalka ah ee ka dhaca Puntland ayuu sheegay in dad loo hayo dhawaanna lasoo taagi doono Maxkamad lasoo taago, wuxuuse ka gaabsaday inuu sheego tirada dadka ay hayaan, isagoo sheegay in qof aan dambi lahayn la saarayo dambi. Habeen hore ayay ahayd markii qarax geystay dhimashada saddex askari oo ka mid ah ciidamada ilaalada ammaanka ee Punland iyo dhaawaca siddeed kale uu ka dhacay Magaalada Boosaaso, kaasoo loo adeegsaday miinooyinka la hago. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online mohxaaji@hotmail.com Muqdisho, Soomaaliya web page
-
S*S...Encourage him, no but I was saying he sets the bar really high, I coud see no comeback from Oodweyne and A*T miskaha comment won't do
-
Jb-Dee maqal miyaa inta madax madow iyo (insert Qabiil) isleeg even in cyber world *massaging Duke's ego* A&T....Adaaba warhayee, yaa soo wariye. Reer Burtinle inaa ahaa isku ogaaye, goormaa Somaligalbeed udaadagey.
-
^NGONGE-I myself have been disowned, who could I disown, but lumping him there easily incites people though A&T exercised some restraint LooooL@son...The kid is novice, his cousins are preparing him for the future. Like Duke says, "the future is bright, the future is Pirateland". N how dare says the future is their lands, not even reer weey duushay
-
Togdheer Is Getting Out Of Control. Sland Bring In Militia
Che -Guevara replied to Cowke's topic in Politics
SS...Redsea waa qafiifey labadan bari.I don't think he does or says could be taken seriously. Malika...You are saying cousins only screw cousins in the north? -
sodomitelanders LooooooL@NGONGE...You admit this one takes the cake though Now, I'm not gonna assume the gentleman is from Puntland, but he's Pirateland or Bugland won't cut it. Jb and Oodweyne gotta their game
-
I have no real problem-just an angst conjured up in my mind.
-
To the “Prove it” brigade Naden, Che, Castro Geeljire You could stop lumping me into brigade, I asked you sincere question and considering the severity of the judgement passed down on this man, I think it's the worthy the exploration regardless of my sentiments or your one line replies. Besides, a life is/was on the line and nothing is more precious than that.
-
The point-Nothing, just referencing its economic idleness. Bosaso and Puntland will suffer if they turn on Somalis from the rest of the country. It is the diversity and the strenght in number meesha shideysa. It is "our land" mantra will kill the city. Xiin...I hope it doesn't go back.
-
^The sad and ironic thing is, Bosaso and rest of Puntland is thriving precisely cuz all Somalis live and do business together. It will be an empty shell if people's lives and properties are threatened and destroyed.Bosaso will be another Berbera!
-
Originally posted by xiinfaniin: Good thing that the officials are now addressing this hateful sentiment. The demo was dangerous development. Also recent rhetoric as of late reported by the news portals was not helpful. It had, it seems now, a rabble-rouser effect. Somethings better left unuttured-Faroole opened a can of worms when he tried to differentiate Somalis.
-
^Your st*pudity amazes me.
-
Originally posted by Maaddeey: ^^Tan waa in Sol-Puntlanders ka jawaabaan!, shacab dhan oo isu yimid ee masaakiin soo qaxday oo maciin biday yiraahdaan: 'naga baxa!' EEH DAH! ALLAAH!! It is unfortunate and no Somali should be threatened in their own land!
-
You have posted in the wrong corner?
-
Originally posted by -Lily-: Afternoon Juxa, (my e-mail crashed, cant get back to you) Everything I read on SOL these days someone is trying to put their little tuulo on the map? 99.99% tuulo references is from S*S. But big-ups to Xamar Cadeey Hello Juxa m CL.
-
Marx...You are redefining Somali identity so it would fit with your political goals. My family have married into reer Hawd/Sool for generations and we share my same lineage. We share the same language, customs, religion, etc. Are you telling somehow you are closer to them than I? When it comes to Somalia, don't mix identity/culture with politics unless your family have never ventured beyond the Berbera city limits. Sure thing SS
-
Originally posted by Abtigiis & Tolka: quote:Originally posted by Hunguri: Puntland, reer ma leh. Laakiin, waxaa jira qaladaad fara badan oo u baahan in raalli galina laga bixiyo, ballana la qaado inaanay waxaasi dib oo danbi u dhicin. I will take this as a factual statement the day Ilkajiir or Af-qudhac become Presidents; and the rotational inter-one-clan nominations stop. N Hungura will take your Somaliness as fact the day you become the president of Somalia What does political "injustice" have to do with professed identity.
-
^All the Somali regions above Hiiraan have little or no diversity ( saying budh or bud is not diversity) but the regions below Hiiraan are diverse linguistically (Af-maxaatiri, Af-may, Af Barawaani,Garre), and culturally (ethnic Somalis, Somali bantus, Somali cad cad, Somali Aboow etc). I doubt there's any difference between Las Qorey, Hargeysa, Galkayo, or Dhuusa Mareeb except some are louder than others
-
Originally posted by MAXIMUS POWERS: No! Some Parts of the Somali Peninsula have diverse peoples like Somaliland! If she is from somaliland, she could belong to a number of different clans! By the looks of it, I reckon she is from Las Qoray, Somaliland The word diversity must have different meaning in your mind, or it is ignorance of Somalis and Somalia that's talking.
-
I wonder if people would be so hasty with "justice" if it is their daughter's or son's skull being crashed. N I wondering what is the qabiil of the folks-the accused tends to be "loomaa ooyaan".
-
Wax habarta odaga lasaar
-
^Actually Geeljire.I edited it.
-
Geeljire-Is there an actual Quranic verse that prescribes that?
-
Al-Shabaab preparing final assualt on Mogadishu
Che -Guevara replied to Peace Action's topic in Politics
They do!
