-
Content Count
29,724 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
269
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Che -Guevara
-
^The king is being nostalgic for good old 60s or the desert sun has done serious damage to his brain.
-
^No but one could laugh at themselves.
-
LoooooooooooooooooooooooooL...Serioously tune it down kid with this nuisance. You are embarrassing yourself now. LoooooooL@Jacphar..maya Alaskuu soo qabanayaa
-
^No, it is where muriidi vacations in the summer and drinks horse milk.
-
Demonstrations in Buhoodle, Kismaayo and Xamar Cadeey
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in Politics
Al-Shabaab is very respectful of the right to demonstrate -
Dibadbaxyo Lagu Taageersan Yahay Go,aamadii Isimada SSC Oo Si Wadajir ah Uga Dhacay Muqdisho,Buuhood Warkii 13-Mar-2010 iyo Qormadii: Afnugaal News Desk Banaanbaxyo lagu taageerayo Go,aamadii Isimada Sool,sanaag iyo Cayn ay kasoo saareen Deegaanka Buuro-wadal ee gobolka sool ayaa ka kala dhacay Qaar ka tirsan Gobolada iyo dalka soomaaliya kuwaasoo kala ah Buuhoodle xarunta Gobolka Cayn ,kismaanyo iyo magaalada Caasimada ah ee muqdisho . Dibadbaxan oo lagu taageerayey Go,aamada isimada SSC ayaa lagu soo dhoweeyey sida ay Isimada Uga Go,an tahay inay dadka ku dhaqan Gobolada sool ,sanaag iyo cayn ay aayahooda uga tashadaan islamarkaana Uga Gudbaan isku haysadka ay maamulada Somaliland iyo puntland ugu Muransan yihiin . Sidoo kale banaanbaxyada oo si isku mid ah uga kala dhacay magaalooyinka muqdisho ,Buuhoodle iyo Kismaanyo ayaa waxaa soo qaban qaabiyey waxgarad iyo aqoonyahano kazoo jeeda gobolada lagu muran yahay ee sool ,sanaag iyo cayn . Guud ahaan banaanbaxyadan oo dhamaantood ku dhamaaday jawi nabadeed ayaa waxaa ka qayb qaadanayey waxgarad ,aqoonyahano ,Haween iyo caruur kuwaasoo ku dhawaaqey Doonimayno doolar qaate u dhashay ssc , hanaoolaato SSC iyo waxaanu taageersanahay Go,aamadii isimada Sool ,sanaag iyo cayn ay kazoo saareen deegaanka Buuro-wadal. Si kastaba ha ahaatee waa markii Ugu Horaysay ee banaanbaxyo noocan oo kala ah ay ka kala dhacaan deegaano kawada tirsan dalka soomaaliya islamrkaana lagu taageerayo Inay midoobaan Gobolada sool,sanaag iyo cayn Afnugaal News
-
Ar Maddeey dayniile.com baa dhaama
-
Col. Osman Diyano Refuses To Step Down. Gunshots Heard In Bossaso
Che -Guevara replied to Cowke's topic in Politics
Garowe is the seat of the government, so Faroole doesn't have to be in Bosaso to issue a decree.Regardless, the man should step down as commanded. -
Col. Osman Diyano Refuses To Step Down. Gunshots Heard In Bossaso
Che -Guevara replied to Cowke's topic in Politics
^He should be chased out in the same manner But in all seriousness, people like him should dealt with harshly. -
Castro-What's with nostalgia.Remind of MMA.
-
Originally posted by Castro: ^^^^ The real calaacaal is hanging around a patently Somaliweyn forum with all this nonsense about a separatist enclave. If you were so confident of your own shit, you'd be hanging out at SomalilandOnline.com. Alas, you need validation of your existence so you peddle your lost cause around here. :rolleyes: Waraa Castro-when did you join Puntlanders and my Ayeeyo KK in saying Somaliaonline is for unionists only
-
How many times do they have to ban you
-
UN Security Council NYTimes Unmask TFG Puntland
Che -Guevara replied to Mintid Farayar's topic in Politics
^LooooooooL@Mintid...the gravity of the situation is not as bad as you want it to be. I know Uncle Sam contributes most of the money into any UN fund-the power purse gives them big leverage but they are most concerned about the South than they are anywhere else in Somalia including the north. -
Wasiiradda Waxbarashada Puntland iyo Galmudug oo ku Kulmay Garoowe
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in Politics
^I beg to differ but this is good beginning and I hope it continues and expands into areas. Mutual interests far outweigh any animosity. -
UN Security Council NYTimes Unmask TFG Puntland
Che -Guevara replied to Mintid Farayar's topic in Politics
Apparently, the reward for bad behavior is to expand the Bosaso port -
UN Security Council NYTimes Unmask TFG Puntland
Che -Guevara replied to Mintid Farayar's topic in Politics
WFP to Assist Puntland in Expanding Bossasso Port The government of Somalia's Puntland state has signed agreement with the United Nations World Food Programme to expand the capacity of the port in commercial city of Bossasso. In a meeting held in Garowe Presidentail Palace and attended by officials from both sides, parties inked mutual aid accord where the world food agency would provide assistance in the expansion of Bossasso port. Source -
Wasiiradda Waxbarashada Puntland iyo Galmudug oo ku Kulmay Garoowe
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in Politics
Better than taking shots at each-hopefully they collaborate and work towards peace and progress. -
Wefdi u hogaaminaayo Wasiirka Waxbarashada maamul goboleedka Galmudug ayaa magaaladda Garoowe ee caasimadda Puntland kulan kula qaatay Wasiirka waxbarashada ee Dowladda Puntland Cabdi Faarax Juxa. Xarunta Jaamacadda PSU ee magaaladda Garoowe ayaa saaka lagu qabtay munaasabad lagu soo dhowaynaayo wefdiga Wasiirka oo dhowr maalmood ka hor soo gaaray degaanadda Puntland gaar ahaan magaaladda Caasimadda. Munaasabada oo ay kasoo qaybgaleen masuuliyinta Wasaaradda Waxbarashada Puntland,Jaamacadda PSU,Aqoonyahano iyo martisharaf kala duwan ayaa laga soo jeediyey khudbado kala duwan ee looga hadlaayo xirrirka dhanka Waxbarashada u dhaxeeya maamulada Puntland iyo Galmudug. Horseed