-
Content Count
29,724 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
269
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Che -Guevara
-
MMA....Can you give me names?
-
Sawirada saldhigyo muhim ah oo shabaab laga fara maroojiyay.
Che -Guevara replied to oba hiloowlow's topic in Politics
The only solution for Somalia is negotiated settlement. -
Juxa....My friend got into an accident. Thanks God, she's fine but car is another story.
-
Ciidamadii Maamul goboleedka Puntland Oo Ku Soo Biiray Kooxihii Nabadiidka Ee SSC February 21st, 2011 Comments Off (Somaliland.ORG Laascaanood, Somaliland) War ay maanta qortay shabakda ku hadasha afka xukumada maul goboleedka puntland ee lagu magacaabo www.allpuntland.com ayaa qortay in ciidamo ka tirsan maamulkaasi gurmad ugu tageen kooxaha Nabadiidka ee SSC, ee iyagu dagaalka kula jira ciidamada Somaliland. Ciidamo iyagu ka socda beesha ******teeniya oo wata hub aad u badan & gaadiid dagaal oo aanan tiradooda la xaqiijin ay galabta gaareen kusii socdeen deegaanada Tukaraq & Gambara ee katirsan gobolka Sool. Hore ayaa waxaa dagaalka ugu jiray ciidamo beeleedyo uu madax u yahay Wasiirkii hore ee duulista hawada ee maamulka Puntland, kuwaas oo iyagu dagaal ku dhexmaray ciidanka Somaliland deegaanada Kalshaale,Hagoogane & Meygaag. Somaliland.ORG Laascaanood, Somaliland
-
Tukaraq(Allpuntland)-Wararka imika laga helayo deegaano katirsan gobolka Sool ee Puntland ayaa hoosta ka xariiqaya in ciidamo farabadan oo isugujira hay’adaha kaladuwan ee Milatariga Puntland islamarkaasna qeyb ka ah kuwa difaaca ee Puntland oo wata hub aad u badan & gaadiid dagaal oo aanan tiradooda la xaqiijin ay galabta gaareen deegaano katirsan gobolka Sool ee Puntland gaar ahaana Tukaraq & Gambara oo inkayar 28-Km oo kaliya u jirta magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Warar ay APL ku kalsoontahay ayaa sheegaya in ciidamadan katirsan kuwa Difaaca ee Puntland ay wadaan dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ah kii ugu danbeeyey oo ay kusoo celinayaan deegaanada ka maqan Puntland,waxaana sidoo kale jira ciidamo beeleedyo ay dadka deegaanku iska abaabuleen oo uu madax u yahay Wasiirkii hore ee duulista hawada Puntland ay qeyb ka qaadanayaan dhaqdhaqaayada culus ee dib gacanta Puntland loogu soo celinayo magaalada Laascaanood. Taliye sare oo katirsan Hogaanka ciidanka Difaaca Puntland ayaa APL u sheegey in dhaqdhaqaaqani uu ka danbeeyey kadib markii ay u dulqaadan waayeen dhibaatooyinka ay Somaliland ka wado gobolada SSC,waxaana uu taliyahani intaas kudaray inay diyaar u yihiin difaaca dalkooda & soo celinta gobolada Maqan mudo kayar 2-Cisho iyagoo gurmad & garaba ka helaya Taliska guud ee Difaaca Puntland & shacabka reer Puntland oo uu sheegey inay imika soo jeesteen. Dhinaca kalena waxaa maanta duhurnimadii magaalada Buuhoodle gaaray Wafti sare oo katirsan Puntland oo isugujira saraakiil ciidan & Xubno katirsan dawlada Puntland kuwaas oo uu horkacayo Gudoomiye kuxigeenka golaha Wakiilada Puntland oo deegaankaas laga soo doorto,waxaana waftigan galbinayey Tobonaan katirsan gawaarida dagaalka ee Puntland kuwaas oo isla galabtaba gaaray deegaanada Kalshaale,Hagoogane & Meygaag islamarkaasna si rasmi ah uga qeybqaadanaya difaacista gobolka Ceyn iyadoo tanina ay noqonayso talaabadii ugu horeysay ee ay Puntland qeybteeda ka qaadanayso. Dhaqdhaqaaqyada ciidan ee Puntland oo laga dareemayo Talisyada Puntland & Magaalooyinka Boosaaso & Garoowe ayaa bilowday xalay saqdhexe kadib markii uu madaxweynaha Puntland xalay ku dhawaaqay inay diyaar u yihiin difaaca dalkooda,waxaana ay tani imaanaysa xili ay deegaanada dalka oo dhan ka dheceen banaanbaxyo ka dhan ah duulaanka Somaliland ee gobolada SSC & sida aysan dawlada Puntland wax tilaabo ah uga qaadin. Wixii War ah ee kasoo kordha Dhaqdhaqaaqyadan APL kalasoco Daqiiqad kasta. Cabdiqani Xayir Allpuntland
-
Libya: Anti-Gaddafi protests spread to Tripoli
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in General
Al Jazeera Live Stream http://english.aljazeera.net/watch_now/ -
LoooooooooL@Haabsade saying Somalidiiid-talk about Freudian slip. http://horseedmedia.net/2011/02/21/somaliland-oo-ka-jawaabtay-hadalkii-madaxweynaha-puntland/ NGONGE-But who will lose (apart from innocent civilian)bthe most upping the ante?
-
NGONGE-On the hand, Faysal assesstment interesting Faysal Cali Waraabe oo ka hadlayay dagaalka ka dhacay deegaanka Kalshaale wuxuu yidhi “Waxaan ka cabsi qabaa in dagaalka Kalshaale haddii aanu Ilaahay inaga qaboojin inuu dagaal dheer noqonayo, saddex berkadood way ka weyn tahay, waa qorshe nidaamsan oo lagu doonayo in aan Somaliland la ictiraafin, markii dimuqraadiyaddii iyo doorashooyinkii aynu sasmaynay ayaa la yidhi aynu dagaal gelino. Waxaanu KULMIYE isku ogayn in UDUB foodka laga helo oo dawlad dalka midaysan aynu samaysano oo horumar keenta. Laakiin waxay u egtahay laakiin waxaad mooddaa markii gaadhigu madaxtooyada galayay ay ka daateen oo rag kale fuuleen.
-
I hate getting bad news in the morning!
-
NGONGE-Haatuf is only writing Sland officials say in interviews or press releases. In the prior fight, the head of military claimed everyone but God and the angels collaborated against them. Haabsade is a joke.
-
An Agreement Jointly Signed by Puntland and Galmudug- AUDIO
Che -Guevara replied to General Duke's topic in Politics
^Touche' but the man is president of an entire country? :D -
An Agreement Jointly Signed by Puntland and Galmudug- AUDIO
Che -Guevara replied to General Duke's topic in Politics
^LooooooooooooooooooooooooooooL....but does Sharif knows his place? -
Libya: Anti-Gaddafi protests spread to Tripoli
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in General
They are losing control of Tripoli as well. -
^LooooooooooooL...I actually wrote widaayow first, I don't know why change it...Insha Allah see you soon. How's weather in April?
-
An Agreement Jointly Signed by Puntland and Galmudug- AUDIO
Che -Guevara replied to General Duke's topic in Politics
Labadiina shir in la,idiin qabto waaye:) -
Libya: Anti-Gaddafi protests spread to Tripoli
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in General
Listening Gadhafi's son on AJ, it seems they have lost control of the country and are threatening the country with civil war.