Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,716
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    269

Everything posted by Che -Guevara

  1. The Zack;703354 wrote: ^Yup... but this is different game. How's it different?
  2. ^The same French that offered to help Ben Ali in order to quell Tunisian protesters through use of violence-Lord Mercy.
  3. Qaddafi is kickass. He's actually in Bengazhi now. I think they have underestimated him.
  4. They should stick to the three parties till the day the people are more civic minded than tribal minded. A lot is understatement!!
  5. Good Lord. This is an outdated institution that outlived its usefulness. Somalis should rid off this institution among other things.
  6. ^Maxaa dabada kaaga taagan oo kaa matijey?
  7. How many Garaads are there? N they all seem to be useless-no offense to anyone who has any reverence for them.
  8. ^With that attitude and insults, I don't know how are you any better than "sub xawayans"?
  9. Showqi....Nobody wins in war specially Somali war but likes of Mr Dhul ma guurey dadbaa guura aka XX seem to be living in parallel universe. Nobody wishes dadka ineey isku baaba,aan.
  10. Which news outlet is to believed:D
  11. Badhasaabka Sool oo ka Digay in Gobolku Qarka u Saaran yahay inuu ka Baxo Faraha Somaliland Wednesday, 16 March 2011 “Waxaannu u baahan yahay in loo soo diro khubaro sirdoon iyo dembi baadhiseed aqoon dheerna u leh, sidii waxan loo dabagallo..” “Isku-duwayaasha gobolku ma laha xafiis iyo gunno. Haddii khalad uu galo Isu-duwuhu oo warbixin laga soo qoro waxa uu xumeeyey amma uu khalday wasiirradu kaaga soo jawaabi mayaan” Badhasaabka Sool Md. Cabdillaahi Jaamac Diiriye Hargeysa (Jam)- Badhasaabka Gobolka Sool Md. Cabdillaahi Jaamac Diiriye, ayaa *****lka ka qaaday in gobolkiisu khatar ugu jiro inuu faraha Somaliland ka baxo, isla markaana u gacangalo kooxaha argagixisada, isagoo xukuumaddana u soo jeediyey inay soo celin karaan ammaanka gobolka, haddii aanay xukuumaddu xoojin hay’adaha amniga ee gobolka oo aanay u soo dirin khubaro reer Somaaliland ah oo ku xeel-dheer arrimaha sirdoonka. Badhasaabka Gobolka Sool oo hadal ka jeediyey kulan ay shalay Hargeysa isugu yimaaddeen wasiirro ka tirsan xukuumadda madaxweyne Siilaanyo iyo badhasaabada gobollada dalka, waxa kaloo uu iftiimiyey duruufaha adag ee ku gadaaman gobolkiisa iyo siduu ugu baahan yahay in wax weyn lala qabto, isaga oo wasaaradaha iyo shacabkaba u soo jeediyey wixii talo ah wax lagaga qabanaayo horumarka iyo amniga dalkaas ay soo jeediyaan, “Gobolka aan anigu joogaa waa gobol ka xasaasisan gobollada Somaliland ee kale, waana gobol ay ku hareeraysan yihiin dhibaato fara badan. Dhibaatooyinka kuwa ugu daran waa kuwa ammaanka oo aannu awal gacanta ku haynay, haddii aannu si wada jir qarankani ugu gurman gobolka Sool, waxa uu ku sugan yahay in uu gacanta ka baxo oo uu gacanta u galo argagixiso, xaqiiqda dhabta ah marka la sheego cid kastoo reer Somaliland ahna waa mid looga baahan yahay, waxaanan idinka soo jeedin lahaa wasiir kasta inuu waqtigiisa siiyo inta uu shaqaalihiisa isugu yeedho yidhaahdo waar bal xaalad gobolkaas ka warama oo wasaaraiddisu talo ahaan isugu soo ururiyaan sidii wax looga qaban lahaa dhibaatooyinka gobolka ka jira. Waannu awoodi karnaa inaanu sidiisi ku soo celino ammaanka gobolka, laakiin awood-siin fara badan ayaannu uga baahanahay dawladda dhexe, maamulkiina la daadejiyo ilaa degmooyinka oo awood la siiyo hay’adaha amniga ee gobolka, hay’adaha horumarka gobolka, tashi fara badanbaanu u baahan yahay, waxaanuna u baahan yahay in loo soo diro khubaro sirdoon iyo dembi baadhiseed aqoon dheerna u leh, sidii waxan loo dabagalo, cid kastoo muwaaddinareer Somaliland ahna gobolkani wuu u baahan yahay in wax loo qabto. Aan kaftamee waxa in badan raggu sheegtaa mujaahidiin oo magacaas ayeynu ku wada dhanahay gobolkan ha lagu jihaado ayaan leeyahay anigu oo horumarka iyo caafimaadkiisa wax weyn ha lala qabto,” ayuu yidhi Badhasaabku. Mr.Cabdillaahi Jaamac Diiriye, waxa uu tacsi u diray Guddoomiyihii Maxkamadda Gobolka Sool ee dhawaan dablayda hubaysan ku toogteen magaalada Laascaanood, “Waxaan tacsi marka horre u dirayaa Guddoomiyihii Maxkamadda Gobolka Sool Maxamed Saleebaan Geelle. Wuxuu ahaa sarkaal shaqo qaran ku jira, gacan ka xaqdarranbaa dishay, markii la dilayna waxa uu ka soo baxay masaajid, waana mid inoo wada taal sidii aynu waxa uga qaban lahayn arrimahaasi, hadday gole Guurti tahay, hadday gole Wakiillo tahay, gole Wasiir hadday tahay iyo shacaba.” Mr. Cabdillaahi Jaamac Diiriye, waxa uu ballanqaaday inay la shaqayn doonaan wasaaradaha kala duwan ee dalka, isagoo wasaaradahana u soo jeediyey inay la shaqeeyaan. Waxa uu intaas ku daray inaanay kaaliyayaasha wasaaradaha gobolka u joogaa aanay la shaqayn, isla markaana aamminsan yihiin inaanay xukumin Badhasaabaddu, “Haddaannu Badhasaabadda Gobolka Sool nahay waxaannu idiin ballanqaadaynaa inaanu wasaaradaha la shaqayno, xilka qaranka ee na saarana gudano, idinkana waxaannu idinka rabnaa inaad nala shaqaysaan oo isuduwayaasha wasaaradaha ma aamminsan inaanaan xukuminno, isla markaana waxa dhacda waxyaabo aanaan ogayn oo ay isku duwayaashu sameeyeen, waxaanay noo yimaadaan markay dan naga leeyihiin oo qudha. Isu-duwayaashuna ma laha xafiis iyo gunno toona, haddii khalad uu galo Isu-duwuhu oo warbixin laga soo qoro waxa uu xumeeyey amma uu khalday wasiirradu kaaga soo jawaabi mayaan,” ayuu hadalkiisa ku soo gunaanaday. Waa markii u horreysay ee Badhasaabka Gobolka Sool si faahfaahsan uga hadlo dhibaatooyinka iyo caqabadaha dul-hogganaya gobolka, rasmi ahna uga digo khatarta gobolku ku sugan yahay. Togdhnews
  12. loool@duke...only if Somalina will be my atariisho;)
  13. Could they atleast real Somalis? Even Ethios would suffice.
  14. bilan;702363 wrote: ^^^^ lol habar fadhida lagdin u fudud, Family is not disposable. Why not odey fadhiya?
  15. lool@Duke...the video does sound even funnier now.
  16. Prometheus;701195 wrote: US Congress holds radicalization hearings all the time. Give me an example?
  17. Vans...I live in Boston. Zack...You guys are beginning to sound rednecks with truck talk.
  18. ^LoooooooooooL...adiga intee nagala dhacdey. Gheelle.T..You are not counting the ones whose application has been approved by the "family". I heard anyone can join the family;)
  19. ^Yes, there's subtle demographic change in Northern Somalia. Why would I see Somaliagalbeed as Habashis? p.s. I don't share religious zealotry but I support them as political movement.
  20. ^Burtinle does have some diversity with the influx of Habashis.