Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,789
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    272

Everything posted by Che -Guevara

  1. Leave Blue alone. She doesn't know where Dahabshiil is located in her town.
  2. Keep the sheep out of this or they will sue for bringing their names in vain.
  3. http://www.raxanreeb.com/2012/07/somalia-first-images-from-buhoodle-and-kalshaale-districts-show-civilians-carnage-photos/
  4. Germany vs Italy. I like any game that results in England losing. The usual sorrow on their faces is always priceless.
  5. As long as the photos are authentic, the place and time can be verified.
  6. ^lool...We should start petition. I don't know how LSK missed that but I am glad you are sporting blue Blue:)
  7. Is this true and why now? http://www.raxanreeb.com/2012/07/puntland-oo-soo-bandhigtay-dad-xasuuq-ay-u-geysteen-ciidanka-somaliland-fiiro-gaar-ah-waa-sawirro-dareen-leh/
  8. Just don't go nutty as Aadan. I hate to see you get banned as well.
  9. You took a dump on Somalia and tell Somalis to celebrate?
  10. You must have split personality or suffer from mood swings http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/58136-1st-of-July-The-Dark-Day-for-Somaliland
  11. Munaasabadda 1da Luulyo oo xalay si weyn Boosaaso looga xusay Magaalada Boosaaso waxaa xalay ka dhacday munaasabad balaaran oo lagu xusayey 1-da Luulyo oo ku beegn sanad guuradii 52-aad ee kasoo wareegtay markii ay Soomaaliya xornimadeeda qaadatay, islamarkaana ay midoobeen goboladii waqooyi iyo kuwa koonfureed oo xiligaas ka baxay gacanta gumeysteyaashii Talyaaniga iyo Ingiriiska. Munaasabadda oo lagu qabtay xarunta maamulka degmada, waxaa kasoo qayb galay madax badan oo dowladda ka tirsan, xubno ka socdey ururada bulshada, waxgarad, haween iyo dhalinyaro. Mas’uuliyiintii xuska 1-da Luulyo ee xalay kasoo qayb galayna waxaa kamid ahaa wasiirka dekedaha, gaadiidka badda iyo la dagaalanka Burcad-badeeda Puntland, wasiir ku xigeenka amniga, wasiir ku xigeenka kaluumaysiga, gudoomiyaha gobolka Bari iyo ku-xigeenadiisa, duqa degmada Boosaaaso iyo in badan oo kamid ah saraakiisha ciidamada. Sidoo kale waxaa goobta joogey oo isna munaasabaaas ka hadlay Xuseen Khaliif Xaaji oo ah musharax u taagan xilka madaxtinimada ee Soomaaliya islamarkaana booqasho ku jooga magaalada Boosaaso soona maray inta badan gobolada Puntland isagoo ku jira bilowga ololihiisii doorashada. Xafladda oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimey waxaa ka hadlay madax badan, waxayna bulshada Puntland iyo guud ahaan umadda Soomaaliyeedba ugu hanbalyeeyeen 1-da Luulyo oo ay sheegeen inay tahay maalin mudan in la xuso. Goobta ay xafladu ka dhacday waxaa lagu soo bandhigay qalab badan oo ah kuwa ay Soomaalidu hidaha iyo dhaqanka u leedahay iyadoo sidoo kalena lagu soo bandhigay ciyaaro iyo heeso ka turjumaya xornimada iyo qiimaha ay leedahay. Intaas kadib waxay madaxdu u dareen dhinaca xarunta maamulka gobolka, halkaas oo saqdii dhexe ee xalay Calanka lagu saaray, cutub ka tisan ciidamada Booliska oo uu horkacayey taliyaha qaybta Booliska Bari ayaana goobta gaada ka ciyaar ka sameeyey. Si kastaba ha ahaatee 1-da Luulyo oo ah maalin ku weyn dhamaan umadda Soomaaliyeed waxaa xalay sidoo kale laga xusay inta badan magaalooyinka dalka iyo wadamada dibadda ee ay qurbe joogta Soomaalidu ku nool yihiin. Horseed Media
  12. Waa Kowda Luuliyo-Happy B'day Somalia
  13. On lighter note Jon Stewart Colbert on Chief Justice Roberts
  14. faarah22;846376 wrote: The majority of the uninsured in america are blacks and hispanics that is why americans are against this law. Proportionally more blacks and Hispanics are uninsured but in terms of numbers, poor whites make the highest number specially whites from rural areas.
  15. Dubai (RBC) Madaxweynaha DKMG ah Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay kulankii shaley uu la qaatay dhigiisa Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo. Madaxweyne Shariif oo xaley ka qeybgalay xaflad ay jaaliyada Soomaalida ku qabtay magaalada Dubai ee dalka imaaradka carabta ayaa sheegay in kulankaas uu ahaa mid ah guul u ah immadda Soomaaliyeed, maadama uu hoosta ka xariiqay in ay la isku afgartay dhamaan qodobada lagu heshiiyay. Madaxweynaha ayaa yiri ” Waxa aan ugu baaqayaa bulshada ku nool Somaliland in aysan isku dhejin rabitaankooda ah gooni u goosadka, maxaa yeelay dowlasdda KMG ah waxa ay diyaar u tahay xallinta waxa ay tabanayaan dadka ku nool waqooyi galbeed, Waxa aan dooneynaa in aad ka qeybqaadataan wadahadalada dhexmaraya Somaliland iyo Soomaaliya si aan u soo celino Soomaali weyn” Madaxweynaha ayaa hadalkan ka sheegay kulan xalay magaalada Dubai ee waddanka Isku tagga Imaaraadka Carabta uu kula qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool waddankaas. Dhina kale, madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in dowladdiisu ay wax badan ka qabatay dhinacyada ammaanka, siyaasadda, dib-u-dhiska, hirgelinta qodobbadii Road-map-ka. Wuxuu u sheegay jaaliyada Soomaaldia ee waddanka imaaradka caranta in dhawaan magaalada Muqdisho uu ka billaaban doono shirka ansixinta dastuurka, wuxuuna xusay in shirkaas kaddib ergada ay soo xuli doonaan baarlamaanka cusub, dalkana ka dhici doono doorashooyinka madaxtinnimada oo lagu wado in ay dhacdo 20-ka bisha August iyo wixii ka dambeeya. Madaxweynaha Soomaaliya waxa kulankaas uu la qaatay jaaliyada Soomaalida ku wehlinayay wasiirka gaashaandhigga ee xukuumadda KMG ahna ra’iisul wasaare ku-xigeen Xuseen Carab Ciise. Wasiirka oo hadal ka jeediyay goobta kulanka uu ka socday ayaa ugu horreyn Jaaliyadda faahfaahin ka siiyay howlaha ay ciidamada dowladda KMG ah ee Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay ka wadaan dalka, taasi oo ay ugu dambeysay howlgalkii degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe lagu qabtay. Xuseen Carab Ciise ayaa sheegay in ganacsatada iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool Imaaraadka Carabta looga baahan yahay in ay garab istaagaan ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed. Si kastaba, wafdiga Somalilad ee uu hoggaaminaayay madaxweyne Siilaanyo, waxa ay iyagana kullan la qaateen jaaliyada Somaliland ee kudhaqan magaalada Dubai kuwaas oo ay uga warbixiyeen heshiiska ka dhacay halkaas. Madaxweynaha Somaliland waxa ku wehlinaayay kulankaas wasiiradda arrimaha dibadda iyo gaanshandhiga Somaliland, iyo madaxweynihii hore Somaliland Daahir Riyaale Kaahin iyo Eng Faysal Cali Waraabe. RBC Radio
  16. ^What you doing here..? Escaped from Africa's best kept secret? XX....Somali masses are traumitized and disempowered to make any difference at the moment hence why it's advisable for Somalis to delay this as much as possible.