-
Content Count
29,716 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
269
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Che -Guevara
-
^Cuter and has beautiful smile which is kind distracting. I hope I don't start leering..lool
-
Not sentimental person or put much emphasis on the history or the importance of these shrines. What's important this detracts from everything else. People need good governance and economic development not shrine smashers.
-
Malika....poor kid would be taunted now being beaten by girl. Ibti....Some Arab chick, or atleast I think she's Arab. I am meeting her this evening about event we are doing. She's cute but she has what Somalis call jin qurux badan.
-
^LOL. Mid murqo kuusan baa hashey miyaa.
-
People that complain about small things that really piss you off:D
-
Leave Blue alone. She doesn't know where Dahabshiil is located in her town.
-
I think I gotta crush...loool
-
Germany vs Italy. I like any game that results in England losing. The usual sorrow on their faces is always priceless.
-
Boring game
-
^lool...We should start petition. I don't know how LSK missed that but I am glad you are sporting blue Blue:)
-
Just don't go nutty as Aadan. I hate to see you get banned as well.
-
SOMALILAND: Largest number of students sit for exams
Che -Guevara replied to Siciid1986's topic in Politics
NIce -
You took a dump on Somalia and tell Somalis to celebrate?
-
You must have split personality or suffer from mood swings http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/58136-1st-of-July-The-Dark-Day-for-Somaliland
-
Munaasabadda 1da Luulyo oo xalay si weyn Boosaaso looga xusay Magaalada Boosaaso waxaa xalay ka dhacday munaasabad balaaran oo lagu xusayey 1-da Luulyo oo ku beegn sanad guuradii 52-aad ee kasoo wareegtay markii ay Soomaaliya xornimadeeda qaadatay, islamarkaana ay midoobeen goboladii waqooyi iyo kuwa koonfureed oo xiligaas ka baxay gacanta gumeysteyaashii Talyaaniga iyo Ingiriiska. Munaasabadda oo lagu qabtay xarunta maamulka degmada, waxaa kasoo qayb galay madax badan oo dowladda ka tirsan, xubno ka socdey ururada bulshada, waxgarad, haween iyo dhalinyaro. Mas’uuliyiintii xuska 1-da Luulyo ee xalay kasoo qayb galayna waxaa kamid ahaa wasiirka dekedaha, gaadiidka badda iyo la dagaalanka Burcad-badeeda Puntland, wasiir ku xigeenka amniga, wasiir ku xigeenka kaluumaysiga, gudoomiyaha gobolka Bari iyo ku-xigeenadiisa, duqa degmada Boosaaaso iyo in badan oo kamid ah saraakiisha ciidamada. Sidoo kale waxaa goobta joogey oo isna munaasabaaas ka hadlay Xuseen Khaliif Xaaji oo ah musharax u taagan xilka madaxtinimada ee Soomaaliya islamarkaana booqasho ku jooga magaalada Boosaaso soona maray inta badan gobolada Puntland isagoo ku jira bilowga ololihiisii doorashada. Xafladda oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimey waxaa ka hadlay madax badan, waxayna bulshada Puntland iyo guud ahaan umadda Soomaaliyeedba ugu hanbalyeeyeen 1-da Luulyo oo ay sheegeen inay tahay maalin mudan in la xuso. Goobta ay xafladu ka dhacday waxaa lagu soo bandhigay qalab badan oo ah kuwa ay Soomaalidu hidaha iyo dhaqanka u leedahay iyadoo sidoo kalena lagu soo bandhigay ciyaaro iyo heeso ka turjumaya xornimada iyo qiimaha ay leedahay. Intaas kadib waxay madaxdu u dareen dhinaca xarunta maamulka gobolka, halkaas oo saqdii dhexe ee xalay Calanka lagu saaray, cutub ka tisan ciidamada Booliska oo uu horkacayey taliyaha qaybta Booliska Bari ayaana goobta gaada ka ciyaar ka sameeyey. Si kastaba ha ahaatee 1-da Luulyo oo ah maalin ku weyn dhamaan umadda Soomaaliyeed waxaa xalay sidoo kale laga xusay inta badan magaalooyinka dalka iyo wadamada dibadda ee ay qurbe joogta Soomaalidu ku nool yihiin. Horseed Media
-
Waa Kowda Luuliyo-Happy B'day Somalia