Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,724
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    269

Everything posted by Che -Guevara

  1. DixonFahma;844618 wrote: I married a white French guy but we are now divorced *shrink hat on* what happen? Magnotta...the psycho?
  2. Abwaan,,,,I think Rudy has a thing for the cousin:D
  3. lol@Rudy. Nagadaa isyeelyeelka oday gooso weyn aas tahay, my uncle's daughter kulahaa.
  4. I don't really support anyone. It's not really worth the energy but I hope the one that causes least damage to Somalis will get selected.
  5. Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo dadaal ugu jira inuu mar kale qabto xilka Madaxweynimo ee Soomaaliya Jimco, June 22, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay inuu yahay murashax u taagan xilka madaxnimo ee dalka Soomaaliya, kaddib kulan uu xalay kula yeeshay Nairobi Somaalida halkaas ku nool, isagoo rajo ka muujiyay inuu xilka madaxnimo ee Soomaaliya ku guuleysan karo. "Waxaan ugu shaqeyn doonaa Soomaaliya haddii ay shacabka Soomaaliyeed mar kale ii doortaan xilka," ayuu yiri madaxweynaha Soomaaliya oo intaas ku daray inuu yahay murashax xilka u taagan. Xilliga dowladda KMG ah iyo xilliga madaxnimo ee Sheekh Shariif ayaa ku eg bisha Ogoosto ee sannadkan, xilligaas oo la qorsheynayo in Soomaaliya u gudbto dowlad joogto ayna ka gudubto dowladda KMG ah. Madaxweynaha Soomaaliya oo xilligan 47-jir ah ayaa waxaa xilka loo doortay 2009 xilligaas kaddib shir ka dhacay dalka Jabuuti oo isaga iyo xubnihii taageersanaa Isbahaysigii Asmara ay ku biireen dowladda KMG ah. "Intii aan xilka madaxnenimo hayay waxaan go'aansaday inaan la dagaalamo argagaxisada, taasoo khatar weyn ku ah gobolka," ayuu yiri Sheekh Sharifi oo intaa raaciyay. "Waqtiga soo socda waxaan doonayaa inaan dalka dib u dhiso. waayo sharci la'aan ma ahan wax aan mustaqbalka doonayno." Xilka madaxweynimo ee Soomaaliya ayaa waxaa u taagan murashaxiin fara badan oo doonaya inay xilkaas qabtaan, iyadoo mas'uuliyiinta dowladda ay iyaguna horay u sheegeen inay xilkaas u taagan yihiin markana ay tahay markii labaad. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  6. ^I saw that report-it wasn't complete yes but we will see.
  7. Abwaan;844090 wrote: Che adiga sayntii HAG maa iska noqotid illeen meel aad raacdo ma taqaanide after Al-habaab lost. Lost aa....I am sure AS controls more than HAG:D
  8. ^Well, think of them like the American Jewish lobby.
  9. You gotta like their boldness though-no pretending that are promoting Somalia's interest like the past tribal rebel groups with the big S in the acronym.
  10. ^We are talking about Somali 'politicians'.
  11. Madaxweyne Shariif Oo Sheegay In Uu Taagan Yahay Xilka Madaxweynaha Nairobi (RBC) Madaxweynaha DKMG ah Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in doonayo in isku soo taago markale xilka madaxweynaha Soomaaliya, iyadoo hadda dowladda uu hoggaamiyo ay u hartay wax ka yer labo bil. http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/65840-President-Sharif-to-Run-Again
  12. Raula....Some members of this community do actually practice their deen of course not in the way we imagine it. So, my question was regards to warias and others like them in different Muslim cultures that claim to be Muslims yet engage in this lifestyle. Caraafat....I think you are the one looking things from Western perspectives. Warias are indigenous to their society and not product of Western influence and if they ask for acceptance, that's not Western either but it's the right of every human being.
  13. Why is CEO of a company meeting the community?
  14. lool@khaatumo it's always amusing to see one maryooley accusing another of shedding blood.
  15. lool@Iley caring about children. The only thing Iley and his 'government' care about is how to better serve their masters-better ONLF than this axad.
  16. And Abdiweli wouldn't confirm or deny that he's running as well. But the ambitions of these men complicates the process and the post transitional period.
  17. lol@aww Xiin, we can't compare Oodweyne to Mr isfiilito.