Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,787
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    272

Everything posted by Che -Guevara

  1. ^LOL Xaaji, it is one thing to indulge your own fantasies, but now, you want others to be part of it.
  2. Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid oo go’aan ku qaadan doona inuu ka tago Wasiiradii muranka dhaliyay Iyadoo 24-saac ay ka soo wareegatay markii Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid la laabtay Xukuumadii uu soo dhisay 12-kii bishan, isla markaana Baarlamaanka uu u ogolaaday waqtiga cusub ee uu qabsaday inuu ku soo dhisi doono Gole Wasiiro tayo leh ayaa waxaa soo baxaya warar sheegaya in Ra’iisul Wasaaruhu damacsan yahay in qaar ka mid ah saaxiibada Madaxweynaha ee u badan Xukuumaddii la diiday ee muranka badan ka dhashay inuusan dib u soo celin doonin. Warar ay heleyso Jowhar.com ayaa sheegaya in tallaabada uu qaadayo Ra’iisul Wasaaraha ay tahay mid uu kalsooni uga raadsanayo Baarlamaanka, si uu meesha uga saaro Wasiirada qaar ee la diidan yahay, kuwaasoo loo tarinayo inay sabab u ahaayeen khilaafyadii lagu riday Labadii Xukuumadood. Ra’iisul Wasaaraha ayaa la filayaa inuu kulamo la qaato labada kudladood ee Baarlamaanka ay magacawdeen, si uu qorshaha uu damacsan yahay ugu gudbiyo, kuwaasoo ah labo aragti midkood inuu qaadan doono. Aragtida koowaad ayaa ah inuu soo dhiso doono Gole Wasiiro oo wajiyo cusub ah, ayna ka maqan yihiin dhamaan Wasiiradii hore, si meesha looga saaro muran iyo khilaaf dambe, waxaana uu aragtidan la wadaagi doonaa Xildhibaanada labada dhinac. Sidoo kale aragtida labaad ayaa ah in Ra’iisul Wasaaruhu labada dhinac ee Xildhibaanada la galo heshiis ah in xubnaha uu soo dhisi doono uu ka keenayo labada dhinac ee Baarlamaanka, kana soo xuli doono tiro wasiiro ah, waxaana tani ay u badan tahay inay dhaliso muran, waayo Wasiiradaas waxaa laga yaabaa inay soo galaan xubno qaar ah kuwa la diidanaa. Wal walka beesha Caalamka ayaa ahaa soo laabashada xubnihii geed fadhiga u ahaa khilaafyadii ragaadiyay Labadii xukuumadood ee Ra’iisul Wasaarayaashii hore C/wali Sheekh Axmed iyo Cabdi Faarax Shirdoon ee aakhirkii meesha laga saaray, waxayna taas keentay in xubnaha wakiilada beesha caalamka ka gaabsadaan taageerada Xukuumadii uu dhowaan soo dhisay Cumar Cabdirashiid. Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid ayaa waxaa uu maraya imtixaankiisa koowaad, waxaana la doonayaa inuu ku xisaabtamo waqtiga uu heysto iyo awooda uu dastuurka u siinayo soo xulida Golihiisa Wasiirada mudada 14-ka cisho ee uu fursada u heysto inuu kaga soo baaraan dego Gole wasiiro oo isku dheeli tiran. Lama oga qaabka ay yeelan doonto xukuumaddiisa cusub, waxaanee laga dhowrayo inuu ku soo dhiso labo todobaad gudahood, waxaana mar walba dhici kara in mucaarado uu la kulmo. http://www.jowhar.com/raiisul-wasaaraha-oo-goaan-ku-qaadan-doona-inuu-meesha-ka-saaro-wasiiradii-muranka-dhaliyay/
  3. Saturday, January 17, 2015 MOGADISHU — Somali Prime Minister Omar Abdirashid Sharmarke has dismissed his newly nominated cabinet, a government official told Xinhua in the wee hours Saturday. "The PM decided to dissolve the newly appointed cabinet due to strong opposition from parliament," said member of Parliament Ali noor Bodaye, adding that Sharmarke is expected to appear before the national assembly on Saturday to request more time to form new government. Sharmarke announced his new cabinet earlier this week. However, there has been a standoff within the national assembly on approving the new cabinet, which largely comprised of former cabinet ministers. Sharmarke, former Somali Ambassador to the United States, was appointed as premier in December last year, after his predecessor was ousted via motion of no confidence. The international community has warned against the recurrence of violence in the horn of African state due to unstable political standoff among the Somali leaders. http://hiiraan.com/news4/2015/Jan/97777/_font_color_red_breaking_news_font_somali_pm_dissolves_new_cabinet.aspx
  4. http://rajonews.net/2015/01/rw-ccc-sharmaake-oo-caawo-warqad-gudoonka-baarlamaanka-iyo-xukuumada-oo-la-kala-dirayo-xukuumad-cusub/
  5. Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid oo lagu wado inuu kala diro Xukuumada uu dhowaan soo dhisay Warar lagu kalsoonaan karo oo ay heshay Jowhar.com ayaa sheegaya in Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid lagu wado inuu kala diro Xukuumada uu dhowaan soo dhisay, kadib markii uu xoogeystay dadaalka Xildhibaanada Baarlamaanka inay codka kalsoonida ugu diidaan. Kulamo saacadihii u dambeeyay ka socday Madaxtooyada oo ay lahaayeen Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha ayaa labada dhinac waxay isku afgarteen in la kala diro Xukuumada dhowaan la soo dhiso, si looga baaqsado in maalinta berri uu rido Baarlamaanka. Wararka ayaa sheegaya in qorshahan uu soo bandhigay Ra’iisul wasaaraha, si uu isku bad baadiyo, isla markaana aanay u dhicin in markii u horeysay Xukuumada uu soo dhisay la diido. Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha ayaa la kulmay Gudoomiyaha Baarlamaanka oo uu kala hadlay arrinta uu damacsan yahay oo ah inuu dib ugu noqdo Xukuumadiisa, waxaana uu weydiistay Gudoomiyaha in wax ka bedel lagu sameeyo Ajandaha kulanka Baarlamaanka ee berri. Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha ayaa isku raacay in ugu yaraan dib loogu noqdo jagooyinka Golaha Wasiirada isla markaana is bedel dhinac shaqsiyaadka iyo jagooyinka loogu sameeyo Golaha Wasiirada 5 ta bilood ee ugu horeysa. Ilo wareedyo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Ra’iisul Wasaaraha uu maalinta berri hortagi doono baarlamaanka, isla markaana ka hor sheegi doono inuu kala diray Xukuumada uu soo dhiso. Wararka ayaa intaa ku daraya in Ra’iisul Wasaaruhu weydiisan doono Baarlamaanka in waqti ay siiyaan oo uu ku soo dhiso Xukuumad cusub, iyadoo ay jirto in Baarlamaanka uu dhowaan fasax geli doono, waxaana ay u badan tahay in muddo 10 cisho uu weydiisan doono. Tallaabadan ayaa la leeyahay waxay ka dambeysay markii isku dayo la doonayay in Xildhibaano badan lagu soo jiido uu guuldareystay, iyadoo Xildhibaanada badi ay ku adkeysteen mowqifkooda. Dhinaca kale Ajandaha berri ee shirka Baarlamaanka ayaa laga bedelay codka kalsoonida Xukuumada, waxaana laga dhigay Hadal jeedinta Ra’iisul Wasaaraha oo lagu wado inuu Baarlamaanka hortiisa kaga dhawaaqo inuu is bedel ama uu kala diri doono Xukuumada uu dhowaan soo dhisay. Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa shalay diiday codsi ka yimid Ra’iisul Wasaaraha oo ahaa in ilaa 22-ka bisha dib loogu dhigo, waxaana taas ay noqotay caqabad ka hor timid ansixinta Xukuumada uu soo magacaabay. Wal walka beesha Caalamka iyo dadka Soomaaliyeed ayaa noqday Golaha Wasiirada oo ay iska soo buuxiyan rag wax abaabulay ridista Labo Xukuumadood oo kala ah Saacid iyo C/weli, lagana yaabo inay mar kale horseed u noqdan burbur ku yimaado Xukuumadda hadda la magacabay ama inay ugu yaraan caqabad ku noqdaan Geeddi socodka 2016 da. La soco wixii ku soo kordha http://www.jowhar.com/raiisul-wasaare-cumar-cabdirashiid-oo-lagu-wado-inuu-kala-diro-xukuumada-uu-dhowaan-soo-dhisay/
  6. You are right, not even the ministers are to blame, how's someone like Cabdikariim is in the list again?
  7. Mogadishu in Turmoil, Hassan Sheikh failed Deg Deg. Sargaal ka tarsin Dowlada Somalia oo goor dhow qarax gaariga loogu xiray ku geeriyoodey. http://rajonews.net/2015/01/deg-deg-sargaal-ka-tirsan-dowlada-somalia-oo-goor-dhow-qarax-gaariga-loogu-xiray-ku-geeriyooday/ Hehe, Mr Somalistar, all of Somalia is in turmoil, just the right group wins.
  8. Miiggan means durable, sturdiness or honest.
  9. Everyone is Waraabe including local authorities. None of these deals are transparent.
  10. Odey, I understand the difference but this being the first step of long process, I would imagine the SFG would want to preempt the process. I must also note Puntland announced that they will restart drilling in Nugal and Dharoor sometime this year. Salaax. Good point, Puntland faces no such oppisition,
  11. Would the SFG come out against this considering their actions in regards to Awdal project?
  12. January 13, 2015 ION Geophysical Corporation today announced an agreement with the Puntland Petroleum and Minerals Agency (PPMA) of the autonomous Puntland State of Somalia to complete a multi-client 2D regional seismic survey in Puntland’s offshore territory. The PuntlandSPAN survey is the first of its kind within Puntland’s jurisdiction and will assist the PPMA in demarcating a block boundary scheme for future licensing activity. The agreement with the PPMA was concluded during a signing ceremony attended by His Excellency Abdiweli Mohamed Ali, President of Puntland and former Prime Minister of Somalia, who offered full governmental backing for the project. When completed, PuntlandSPAN will deliver more than 7600 km of pre-stack depth-migrated data to help explorationists gain a better understanding of both the architecture of the sedimentary basins and the hydrocarbon potential of this margin. Puntland is considered highly prospective; regionally, it is a geologic analogue of Yemen and Oman, where oil reserves have been discovered in Cretaceous and Jurassic formations. Both areas once formed a single landmass before the Gulf of Aden rifted and separated the Horn of Africa from the Arabian Peninsula. Puntland’s eastern offshore region is also a conjugate margin to India, where recent discoveries have been made; in the Indian Ocean, the program will test the continuation of Mesozoic failed rift basins, as well as the presence of a Karoo-aged rift system perpendicular to the coast. Dr. Osman Salad Hersi, associate professor at the University of Regina and technical advisor to the Puntland Authority, attests that the Indian Ocean shelf of Somalia extends farther southward along the continental margin of Kenya, Tanzania and Mozambique. “This region has been a site of significant hydrocarbon discoveries within the past two years and has attracted the interest of many exploration companies,” he noted. Hersi also expressed that the PuntlandSPAN is “a well-needed survey that will bolster the interest of the exploration companies and confer significant leverage for the State’s endeavour to license blocks to the oil industry.” Issa Farah, Director of the Puntland Petroleum and Minerals Agency, commented: “This survey will prove a highly valuable tool as Puntland begins to promote future licensing rounds for deep water oil and gas exploration. Although this offshore domain is largely unexplored, the international oil and gas community has recently expressed keen interest in understanding the region’s viability. We look forward to strengthening our relationship with ION as they extend their globally-recognised BasinSPAN library into Northeast Africa.” The PuntlandSPAN survey is currently in planning stages, scheduled to commence in the second quarter of 2015 pending the issue of environmental and reconnaissance permits. Adapted from press release by Joe Green Source: Energy Global
  13. ^I would only settle for Tourism Ministry.
  14. I am surprised Puntland actually got the Constitutional and Education Ministries, education and change to the constitution have been their constant complaint. Nuune. sxb adna haven't bee appointed to anything yet?
  15. Congrats! Meeting him in person, he is a good guy and patriotic Somali! LSK, are you sure if he is Wasiirka Diinta?
  16. War Xaaji, I think there's conspiracy against Sland ninyaow, Tedros and IGAD, "Reaffirmed its respect for the sovereignty, territorial integrity, political independence, and unity of Somalia." It seems since Somalis failed to come to their senses; the world has embraced tribal federalism.
  17. ^It never leaves his lips but on few occasions, he does say some good things:-)
  18. Faisal has unhealthy obsession with MJ and blames them for everything from chicken farts to Somalia's demise. lol@we are Puntland.
  19. Galbeedi, Awdal must have influence in the SFG for them to take such audacious step. The only person that comes to mind is the Foreign Minister but I didn't see him as someone that can move people.
  20. Well, Mogadishu threw a curve ball, that's for sure. Even Khaatumo never got this much attention. Siilaanyo mishandled the situation. He should have listened to the elders that respectfully came to him. Let's the Feds say about oil companies in Puntland.
  21. Response from Somaliland http://rajonews.net/2015/01/dhageyso-maamulka-soomaaliland-oo-jawaab-kulul-ka-bixisay-hadalkii-wasaarada-macdanta-iyo-batroolka-dowlada-soomaaliya/
  22. This came after the meeting Jabouti? Salaax, you might be on something. Somali Government warns illegal companies operating in Somalia http://hiiraan.com/news4/2015/Jan/97660/somali_government_warns_illegal_companies_operating_in_somalia.aspx
  23. Hopefully, common sense prevails and locals should be allowed to run their affairs.