Axmed1508736699

Nomads
  • Content Count

    262
  • Joined

  • Last visited

  1. Tillamook, iam sorry for somalidiids if they think they get from us recognition loll. We make them waste time, while same time maamulada khatumo and awdal becomes stronger hehe Wallahi, if SFG gives in to Somaliland. I will blame cumar buurane, because i know puntlanders are afraid to say no to somalidiids. However, we always say no to somalidiids, and we dont really give a damn what they say.
  2. <cite> @Tillamook said:</cite> And when I said, "the hapless secessionists are delusional", some took it as a pejorative... Hehehe They interpret the crazy border drawing of white slaveowners as "Divinely Inspired Border". The secessionists have no shame.
  3. <cite> @Odey said:</cite> And just as you said, The Federal government is having talks with it's disgruntled administration in the north to bring them in line with the rest of the admins in the country Nice one odey
  4. Maamulka SNM told "u dont decide who is in our side of the talks". You dont represent the clans of Maamulka Awdal and Maamulka Khatumo You present only the somalidiids of the middle clan. You cant represent somalidoons from middle clan, u cant represent somalidoons from regional states awdal and khatumo. Dowladda Somalia oo Qabsoomid la’aanta Shirka Turkiga ku eedeysay Wafdiga Somaliland 0 0 Google +0 0 Isniin, Maarso 02, 2015 (HOL) — Dowlada federaalka Somalia ayaa ku eedeysay wafdiga ku meletaya maamulka Somaliland Wadahadallada Turkiga ee Somalia iyo Somaliland u dhexeeya ay ku guul-darreysteen inay soo fariisto miiska wadahadalka, iyagoo lasoo baxay shuruurdo la xiriira dadka dhinaca Soomaaliya ku matalaya shirka. Wafdiga ay dowladdu u dirtay inay uga qaybgalaan wadahadallada ayay ku sheegtay inay yihiin xubno damaanad buuxa ka qaba dowladda Somalia si ay wadahadallada Turkiga ugu matalaan. “Laba dhinac oo wadahadlaya midkoodna xaq uma laha inuu midka kale u yeeriyo cidda ay tahay inay metesho. Arrintaasi waxay xad-gudub ku tahay heshiisyadii hore loo gaaray iyo hab-dhaqanka caalamiga ah ee wada-xaajoodka,” ayaa lagu yiri war-saxaafadeed kasoo baxay dowladda Somalia. Sidoo kale, dowladda Somalia ayaa sheegtay in wafdiga Soalia oo shirka la yimid niyad-wanaag iyo Soomaalinnimo, ay shuruudo ku xireen Somaliland, waxaana dowladdu ay sheegtay in ergada Somaliland ay kaligeed mas’uul ka tahay inuu qabsoomi waayo shirkani. “Dowladda federaalka Somalia mar walba waxay u taagan tahay midnimada Soomaaliya waxay caddeynaysaa inay diyaar u tahay wadahadal aanay shuruud ku xirnayn oo dan u ah midnimada iyo horumarinta shacabka Soomaaliyeed oo si fool-ka-fool la isugu soo hor-fariisto,” ayaa lagu yiri warka dowladdu ay soo saartay. Ugu dambeyn, wafdiga dowladda Soomaaliya uga qayb-galaya shirka wuxuu dib ugu soo laabanayaa Somalia si uu wadatashi ula sameeyo madaxda sare ee Qaranka iyo dhinacyada ay sida tooska u quseeyo wadahadalladan. Si kastaba ha ahaatee, dowladda Somalia ayaa uga mahadcelisay dowladda Turkiga marti-gelinta labada wafdi iyo dhiirri-gelinta wadahadallada labada dhinac u dhexeeya. Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya - See more at: http://www.hiiraan.com/news/2015/Mar/wararka_maanta2-90434.htm#sthash.3GzMakLB.dpuf Maamulka Somalidiids gets the blame if the talks fail hehe, meanwhile we arm mujahid wabar, we recognize his maamul just like we recognized maamulka khatumo. Now the world sees this is a disgruntled minority middle clan that wants secession, all the other somalis in waqooyi galbeed wants Unity.
  5. BIIXI: Shirka waan ka baxi haddii ay soo fariistaan Murtaddiinta(SNM apostates who left the religion called Ictiraafism) Somaliland ah 6 0 Google +0 0 Axad, Maarso 01, 2015 (HOL) — Wadahadallada dowladda Somalia iyo Somaliland ayaa maanta la filayaa inay ka furmaan magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, kafdib markii ay gaareen dalkaas wufuud dhinacyada ka kala socota. Labada wafdi ayaa xalay kuwada casheeyay hotelka ay deggen yihiin, iyadoo si rasmi ah maanta loo gudo-geli doono ajandayaasha wadahadallada labada geesood, kaasoo ka duwanaan doona kuwii hore. Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland, Maxamed Biixi Yoonis oo BBC-da la hadlay ayaa sheegay in wadahadalladan oo muddo soo socday, uu rajo weyn ka qabto in loo gudbo ka hadalka arrimaha masiiriga ah. “Wadahadallada muddo ayay socdeen, midkii u dambeeysayna waxay ahayd 21-kii December sanadkii hore oo labada madaxweyne ay ku kulmeen dalka Jabuuti, halkaasoo ay ku kala saxiixdeen heshiis uu qodob ka mid ah ahaa in arrimaha masiiriga laga wada hadlo,” ayuu yiri Yoonis. Sidoo kale, Biixi ayaa sheegay inaanay aqbali doonin in xubnaha kasoo jeeda Somaliland ee ka tirsan dowladda Somalia ay shirka soo fariistaan, isagoo tilmaamay in haddii ay taasi dhacdo ay shirka ka baxayaan. “Marna ogolaan mayno in dad reer Somaliland ah ay shirka soo fariistaan, iyagoo matalaya dowladda Soomaaliya,” ayuu mar kale yiri Biixi oo intaa ku daray in dhinacyada ay la hadlayaan ay yihiin Koofur oo keliya, balse aysan la hadli doonin dad deegaankooda kasoo jeeda. Ugu dambeyn, wafdiga Soomaaliya u matalaya wadahadallada ayaa waxaa hoggaaminaya Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka, C/raxmaan Odawaa, iyadoo ay xubno ka yihiin wafdiga wasiirada warfaafinta Maareeye, wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada, Cali Jaamac Jengeli, Saciid Qoorshee iyo xubno kale. Si kastaba ha ahaatee, lama oga waxyaabaha kasoo bixi kara wadahadalkan maanta furmaya, iyadoo durba Somaliland ay ka afeefanayso in shirka laga soo qayb-geliyo xubno kasoo jeeda deegaannadooda. Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya - See more at: http://www.hiiraan.com/news/2015/Mar/wararka_maanta1-90412.htm#sthash.SBEv5E8X.dpuf More reason for the SFG to put in SNM apostates from Burco and Hargeisa in the talks. Let this talks collapse! Every apostate that leaves ictiraafism must attend the meeting.
  6. Madaxtooyada Somalia Oo Hub Culus Lagu Garaacay Muqdisho(Ramaas)Feb-26-2015-Hub culus ayaa maanta lagu weeraray Xarunta Madaxtooyada Somalia, kuwaasi oo aan la aqoonsan meesha laga soo riday iyo cidda soo riday toona. Ilaa hadda lama sheegin cid wax ku noqotay Hoobiyeyaasha. Hoobiyeyaasha oo Abaaro labadii Duhurnimo lagu soo riday Madaxtooyada ayaa ilaa 4 hoobiye ku dhaceen gudaha Xarunta Madaxtooyada, kaasi oo ku dhacay meel aan ka dheerayn Wasaaradda Maaliyadda oo gudaha Madaxtooyada ku yaala islamarkaana ah meel la dhigto Baabuurta. Ugu yaraan laba Hoobiye ayaa ku dhacay Safaaradda Jabuuti ee ku taala Meel aan ka dheerayn Xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia iyo Tiyaatarka, kuwaasi oo aan wali la ogayn khasaaraha ka dhashay. Hoobiyeyaal kale ayaa ku dhacay meelo Madaxtooyada ka ag dhaw, waxaanay Goobjoogeyaal sheegeen in ilaa 10 Hoobiye la riday "Firidhka madaafiicda waxay burbur u geysteen muraayadaha gaadiidkii goobtaas la dhigtay, waxaan kale oo aan arkay ruux uu dhaawac fudud kasoo gaadhay firidhka," ayuu AFP u sheegay Maxamed Xasan Oo Goobta ku sugnaa. “Ugu yaraan afar madfac ayaa kusoo dhacay goob gaadiidka la dhigto oo ku taalla gudaha xarunta madaxtooyada Soomaaliya, waxaana ku geeriyooday ruux ilaalo ahaa oo halkaas ku sugnaa,” ayuu Wakaaladda AFP u sheegay Cabdiraxmaan Maxamed Oo Saraakiisha Somalia ka tirsan. Ilaa hadda ma jirto Cid sheegatay Weeraradan balse waxaa maanta Muqdisho ka dhacay Banaanbax ka dhan ah joojinta Xawaaladdaha lacagta ee Maraykanku joojiyay, kuwaasi oo ay soo abaabuleen Ururada Bulshada. Waxaa sidoo kale Madaxtooyada ka socday Shirkii Khamiislaha ahaa ee Golaha wasiirada. Somalidiids(alshabaab=somalidiid) claimed responsibility. This comes at a time when the talks between sfg and snm was postponed.
  7. A sign of dowlad la'aan. More reason why Somalis should come together to unite and bring the powerful somali govt back. Maamulka snm in Somalia had peace for more than 20 years yet unable to get water. Qatar did that for them, in return for nothing(aid, deeq). Walaalha maamulka snm should realize that the only thing they have is peace. Now Capital city of Somalia has some reliable peace(if u forget the suicidebombs , that by the way also takes places in Beirut, Baghdad, Pakistan), many youth from maamulka are coming to Xamar for better life and to find job.
  8. <cite> @Odey said:</cite> So!, the Admin members of this forum who probably are supporters of SL are busy editing comments made by people?. I suggest you undo what you did!. Salaax too bad the offsprings of "siil yaanyo" as Axmed put it are threatening you. It seems they are editing my comments too! Sxb did u notice that puntlanders started somaliaonline and snet. Then somalidiidka took over the power from them, inserting their smelly somalidiid propaganda. Ilmo S. YaanYuur(much better than s.yaanyo lol) will soon ban people who they view as danger to their programm.
  9. Niyoow atleast khatumo is fighting them kkkk Puntland can only complain about smellyland. Smellyland put fear in their hearts.
  10. Niyoow dont make clown of puntland kkkk Why is Puntland a dangerous monster to Khatumo, and extremely innocent puppy to somalidiidka?
  11. Dagaal Somaliland iyo Khaatumo ku Dhexmaray Deegaanno ka Tirsan G. Sool 0 4 Google +0 1 Arbaco, Feberaayo 25, 2015 (HOL) — Dagaal khasaare kala duwan geystay ayaa shalay ka dhacay duleedka tuulada Saaxdheer oo magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka kaga beegan dhinaca Koonfur-galbeed qiyaastii 75-km. Iska-horimaadkan oo u dhexeeyay ciidanka maamulka Somaliland iyo kuwa Khaatumo ayaa gabal-gaabkii shalay ka billowday Qudhac-maqasin oo kaga beegan Waqooyi tuulada Saaxdheer. Ma jirto cid si dhab ah u og khasaaraha ka dhashay dagaalka oo soo gaaray xilli habeen-nimo ah, waxaase la sheegayaa inuu jiro khasaarooyin soo kala gaaray labada dhinac ee uu dagaalku u dhexeeyay. Daahir Maxamed Maxamuud Xoosh oo ka mid ah odayaasha deegaanka uu ka dhacay dagaalka ayaa HOL u sheegay in illaa shan ciidanka Khaatumo ah uu dhaawacooda og-yahay, wuxuuna intaas ku daray in khasaaruhu intaas ka badan karo. "Dagaalku wuxuu saameeyey deegaanno badan oo ay degenaayeen dad reer guuraa ah; waxaana la isku adeegsanayay hubka noocyadiisa kala duwan; sidaa daraadeed wuxuu wayeello gaarsiin karaa dad iyo duunyo,” ayuu yiri Daahir oo ku sugan Saaxdheer. Xildhibaan maamulka Khaatumo ka tirsan Cabdirashiid Askar Jaamac ayaa isna sheegay in laba gaari ay ka gubeen ciidamada Somaliland intii aysan cad-ceeddu dhicin, balse aanu ogayn wixii ka dambeeyay. Dad deegaankaas ku sugan ayaa iyaguna soo sheegaya in dhaawacu uu shan qof gaarsiisan yahah, laakiinse habeennimada iyo is-gaarsiinta oo liidata awgeed ay adag tahay in la ogaado khasaaraha inta uu le’eg yahay. Ma jiro weli wax war ah oo kasoo baxay dhinaca Somaliland oo ku saabsan dagaalka ka dhacay duleedka tuulada Saax-dheer. Ciidamada Somaliland ayaa maalmihii lasoo dhaafay hawlgalo ciidan ka waday deegaano ay ka mid yihiin xidh-xidh, Dharkayn-geenyo, Geed-dheer iyo qaar kale oo badan. Seynab Cabdi Warsame, Hiiraan Online seynab@hiiraan.com Laascaanood, Gobolka Sool - See more at: http://www.hiiraan.com/news/2015/Feb/wararka_maanta25-90355.htm#sthash.9WSD7dSH.dpuf
  12. Wadahadaladii Soomaliya iyo Somaliland oo berri ka furmaya magaalada Istanbul by mahad | Wednesday, Feb 25, 2015 | 1841 views Wadahadalii u dhexeeyay Dowladda Federalka Somaaliya iyo Maamulka Somaaliland ayaa lagu wadaa in berri oo ah Khamiis ay dib ugaga bilowdaan magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Kulankan ayaa waxaa uu yahay mid labada dhinac ay ku sii ambaqaadayaan qodobadii lagu heshiiyay kulankii ka dhacay dalka Jabuuti dhamaadkii sanadkii aynu ka soo gudubnay. Dhamaadkii sanadkii aynu ka soo gudubnay ayaa kulna ka dhacay dalka Jabuuti waxa ay labada dhinac oggolaadeen in kulan kale ay ku yeeshaan dalka Turkiga. Hase ahaatee kulankan ayaa ku soo beegmaya iyadoo khilaaf xoog leh uu ka dhex jiro madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo iyo guddoomiyaha baarlamaanka Somaliland C/maan Maxamed Cabdullaahi iyo weliba dhowr maalmood kadib markii uu booqashada ku yimid magaalada Muqdisho Madaxweynaha dalka Jabuti Ismacil Cumar Geelle. Si kasta ha ahaatee labada maamul ayaan weli ka hadlin kulanka ka dhacaya dalka Turkiga waxyaabaha loogaga hadli doono. Hase yeeshee wararka ayaa sheegaya in kulankan loogaga hadli doono qodobadii hore labada dhinac ay iskula gaareen magaalada Jabuuti,
  13. Ra'isulwasaaraha Xukumadda Somalia Cumar Cabdirashiid ayaa shaaca ka qaaday iney aqoonsi siinayaan Maamulka Khaatumo State kadib markii xaqiraad iyo cadaalad daro lagu sameeyay mudo dheer. Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh ayaa kulan la yeeshay wafdi uu horkacaayay Madaxweynaha Khaatumo State Prof Cali Khaliif Galeydh. Ra'isulwasaare Cumar Cabdirashiid ayaa sidoo kale la kulmay wafdiga Madaxweyne Galeydh uu hogaaminaa. Khaatumo State of Somalia oo dagaalo dhiig badan ku daatay la gashay Maamulka Siilaanyo waxeey astaan u noqotay ilaalinta Midnimadda Jamhuuriyadda Somalia hasse yeeshee nasiibdarada madaxda Somalida iyo Wadaniyad xumadooda sideey ku habooneed looma siin aqoonsi maamul goboleed. Madaxda Somalia waxeey aad uga baqayeen Maamuladda Puntland iyo Somaliland oo doonaya iney xuurta ku heeystaan Goboladda Khaatumo State oo la xaqiijiyay inuu ka buuxo Batrool. Quursiga iyo isla qabweynida aan la qaadan karin waxeey tahay in Puntland iyo Somaliland qofkii u dhashay ay Maxkamad ku xukumayaan hadii uu maamulada kale u shaqo tago laakiin iyagu ay ku doodayaan iney Khaatumo metelaan Xaglatoosiye iyo kuwa la mida oo Calooshood u shaqeeystayaala. Sikastaba ha ahaatee, waxeey geesiyadu ku gabyeen "Xaq-u-dirirka guushiisa iyo xilliga aan dhowrno" !! Waa kuwo xusuustii lunshoo xaaran gabigoode Waa kuwo xafiis aan lahayn laga xog qaataaye Waa kuwo is ximin iyo ku nool iney xil gaadaane Waa kuwa xabkeystoon ka nixin xaal siduu yahaye ! Waa kuwo la xuuxuuxiyoo xaax la leeyahaye Waa kuwo u xaadiri yaqaan gunno xariifeede Waa kuwo xayaatada u jecel xamasho jaalkoode Xoogaa yar meeshey ka heli wow xaluushaane Shacabkoo xayeysiya ayay xayr la jabayaane Xalustey salaaxaan markaan xagal ka daacnaaye Mar buu Xaakim aan eex aqoon xukun ridaayaaye Xarbigii dhamaa kii qabow xaalku waa waliye Xeeladna Ilaah baa iska leh xoog la mahadshaaye Xaq-u-dirirka guushiisa iyo xilliga aan dhowrno !!