Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,729
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    269

Everything posted by Che -Guevara

  1. Yeey coming to get Pland's Dekeda revenues! Muqdisho: Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf iyo wafdi uu hoggaaminayo oo la filayo iney gaaraan Puntland 26. July2007 Muqdisho(AllPuntland)- Waxaa jira warar isa soo taraya oo sheegaya in maanta lagu wado wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed ay qorsheynayaan iney ugu ambabaxaan xarunta maamul goboleedka Puntland ee Garoowe. Warku wuxuu intaa ku darayaa in abaabul xoogan oo loogu diyaar garoobayo soo dhoweynta wafdigaasi ay ka socdaan magaalada Garoowe iyadoo shalay uu Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland uu warbaahinta u sheegay in la filayo saacadaha soo socda iney halkaasi soo gaaraan wafdi uu horkacayo Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed kuwaasoo uu sheegay iney booqashadooda la xriirto sidii ay wadatashi iyo wada hadalo ula yeelan lahaayeen mas’uuliyiinta Puntland iyo sidii maamulkaasi gacan ugu geysan lahaa howlaha baaxada leh ee horyaala dowladda Federaalka. Lama oga xiliga uu ku aadan yahay safarka Madaxweynaha balse saakay ayaa wadooyinka ka baxa xarunta Madaxtooyada ee aada garoonka diyaaradaha lagu arkayey ciidamo fara badan oo halkaasi ka joojiyay dhaqdhaqaaqa gaadiidka iyo dadka kuwaasoo isugu jira ciidamada Soomaalida, Itoobiya iyo kuwa Ugandha. Cali Muxiyaddiin Cali AllPuntland, Muqdisho
  2. Garoowe: Madaxweynaha Puntland oo siweyn uga hadlay Sicir bararka Suuqyada Puntland ,nabadgalyada iyo lacagaha la daabacyo. 26. juli 2007 Garoowe(AllPuntland)- Madaxweynaha dawlad gobaleedka Puntland Maxamuud Muuse Xirsi oo xalay wareysi siiyay Radio Gaalkacyo ayaa wuxuu ka hadlay xaaladaha ay mareyso dawlad gobaleedka Puntland,gaar ahaan nabadgalyada ,sicir bararka Suuqyada Puntland iyo Makiinadaha lacagaha daabaca. Madaxweynaha Puntland ayaa wuxuu ugu horeyn canbaareyn xoogan dusha uga tuuray kooxihii ka danbeeyey dhagaxtuurkii lugu sameeyey xarumaha dawlada Puntland sida Madaxtooyada iyo hoolka Baarlamaanka. Madaxweynaha ayaa wuxuu sheegay in ay dawladiisu ogolaatay in markii lasameeyo dibadbax balaaran oo looga soo horjeedo sicir bararka ka jira Puntland,balse Madaxweyne Cade Muuse wuxuu sheegay in ay dadkii Shacabkaa ku soo dhex dhuunteen dad uu ku tilmaamay kuwa ka soo horjeeda danaha Shacabka Soomaaliyeed,gaar ahaana shacabka Puntland. “Dadkii dhagxaanta ku weeraray Goobaha shacabka loogu shaqeeyo oo ku soo dhex dhuubtay shacabkii Mudaharaadyay waxaa lasiiyay lacago kala duwan ,waana og nahay Puntland dhawaana sharciga ayay horkeenaysaa” ayuu yiri Madaxweynaha Puntland. Md.Cade Muuse wuxuu sidoo kale sheegay in sicir bararka ku yimid dhaqaalaha Puntland ay la qabto caalamka oo dhan ,isagoo sheegay Madaxweynuhu in dhaqaalaha Puntland ku xiran yahay wadamo carbeed. Madaxweynaha dawlad gobaleedka Puntland Maxamuud Muuse Xirsi ayaa wuxuu sidoo kale ka hadlay xaalada amaan ee Puntland ,isagoo sheegay in ay jiraan dadka ka soo horjeeda nabadgalyada Puntland kuwaas oo uu Cade Muuse sheegay in ay xiriir la leeyihiin kuwa amaan darada ka wada caasumada Soomaaliya ee Muqdisho. Wuxuu sheegay Gen.Cade in ay dawladiisu kooxahaasi la dagaalamayso dooneysana in ay gabi ahaanba ka qabato Umada Soomaaliyeed ee ay doonayaan in ay waxyeeleeyaan waa sida uu hadal udhigaye. Mar wax laga weydiiyay Madaxweynaha Puntland arimaha lacagaha lugu daabaco Puntland ayaa wuxuu sheegay in ay qabteen makiinadii ugu weynayd ,isagoo sheegay in ay kuwa kalena ku raad joogaan. Cade Muuse ayaa sheegay in makiinadaha Puntland lakeeno ay leeyihiin dad ka soo horjeeda Jiritaanka Puntland ,ayagoo buu yiri taas u sameynaya in aysan hirgalin dawlada Soomaaliya oo ay dawladiisu kaalmeyso. “Dadkii aanu qabaney ee lugu qabtay Makiinadii Boosaaso lugu qabtay waxa ay noo sheegeen in looga soo dhiibay gobalada Koonfureed waxa saas loo yeelayaa waa in lala dagaalamaa Sumcada Puntland” ayuu markale yiri Madaxweynaha dawlad Puntland. Hadalka Madaxweynaha Puntland ayaa wuxuu ku soo beegmay xili deegaanada Puntland boqolka doolar lugu sarifayo lacag gaarayso (labo Malyan oo Shilin Somali ah). Faarax C/qaadir Geylan AllPuntland
  3. Stop playing with Xiin and Kashafa's emotions. It is just wrong rudy.
  4. Originally posted by Ibn Sina a.k.a Avicenna: Yow Che... WLC Back from the intimate but redneck like Aroos... Waryee....It wasn't redneck like. But the place was certainly country. Anyway what have you been upto. I haven't seen you around these joints in many well years I guess. P.S Someone in Deisel was looking for you. PPS....I thought you left New York . I guess someone missed KFC
  5. LooooooooooL@Faarax...why did you edit. I was labeling a seasonal trend that SOLers go through.
  6. Originally posted by Puujaa: ^lol you mean they don’t No, they do. I mean it is male version of PMS.
  7. Originally posted by Puujaa: It’s that season again eh! The women bashing season :rolleyes: Maybe Faarax and the poster have both "testicles".
  8. Somali troops in Puntland fire at crowd, wound five 25 Jul 2007 15:10:38 GMT Source: Reuters By Abdiqani Hassan BOSASSO, July 25 (Reuters) - Troops guarding the presidential palace in the northern Somali region of Puntland on Wednesday shot at protesters angered by high costs of living due to a rise in dollar demand, resident said. Residents accuse the Puntland administration of minting hundreds of millions of shillings and buying the U.S. dollar from local markets prompting the greenback, which is the main trade currency, to shoot up. That has led to soaring food prices. Hundreds took to the streets of Garowe, Puntland's administrative capital, chanting anti-government slogans but as the charged crowd approached the presidential palace, guards there began shooting. "The troops opened fire at us and wounded five people. We were protesting at the high cost of living as a result of the rise in dollar demand," Asha Mohamed, one of the protesters, told Reuters by telephone. "Life is unbearable. I have not fed my children anything for the last two days. Foodstuffs are so expensive." Puntland is relatively peaceful compared to the rest of Somalia, which has had no central government since warlords chased away former dictator Mohamed Siad Barre in 1991 and plunged the country into anarchy.
  9. Tuug say tuug kale qabanaa. Puntland need to get Cadde and Gaagaab. Maamul goboleedka Puntland oo gacanta ku dhigey qalab lagu sameynayay lacago Been abuur ah July 24, 2007 Markacadeey Ciidamada maamul goboleedka Puntland ayaa manta shaaciyay qalab lagu sameynayay lacago been abuur ah oo ciidamada Puntland ay gacanta ku dhigeen. Howl gal ay ciidamada puntland qaadeen xalay ayaa lagu soo qabtay qalab la sheegay in ay ka koobnaayeen hal computer iyo hal Printer (daabace) oo lagu daabacayay lacago been abuur ah oo shilin Soomaali iyo dolar-ba isugu jira. Xilliga qalabkan la soo qabanayay ayaa la shaaciyay in kooxihii ku shaqeysanayay ay ku howlanayeen howlo daabicis ah, iyada oo Printer-ka la sheegay in ay ku jireen xaashiyo lagu daabacayay lacagaha been abuurka ah oo daabacan. Lama soo qaban kooxihii ku shaqeysanayay qalabkan, iyada oo weriyeyaasha ay soo sheegayaan in howlgalkan uu ku soo beegmayo xilli warshado waa weyn oo lacagaha lagu daabaco ay gudaha Puntland ku yaalaan. Magaalooyin Muqdisho, Boosaaso iyo kuwa kale oo Soomaaliya ah ayaa lagu daabacaa lacago been abuur ah, taasi oo looga maarmay lacagihii been abuurka ahaa ee dalka dibadiisa lagu soo daabici jiray. Tan iyo wixii ka dambeeyay markii la eryay xukuumadii Maxamed Siyaad Barre lacagaha dalka laga isticmaalayay waxa ay u badnaayeen lacagaha mar dambe la soo daabacayay, kuwaasi oo u badan kuwa si sharci darro ah lagu soo daabacayay. Maxamed Cali Madka Xafiiska Markacadeey Muqdisho
  10. Garoowe: Bannaanbax sababay dhaawacyo oo ka dhacay iridka hore ee xarunta Baarlamaanka Puntland 25. July 2007 Garoowe(AllPuntland)- Waxaa goor dhow Bannaanbax rabshato ay la socdaan uu ka dhacay iridka hore ee xarunta Baarlamaanka Puntland, kaasoo dadweyne fara badan ay isugu soo baxeen iyagoo ka cabanaya sicir bararka laga dareemay gobolada Puntland. Bannaabaxayaasha ayaa is hor dhoobay xarunta Baarlamaanka Puntland iyo xarunta Madaxtooyada ee magaalada Garoowe, iyadoo dadweynaha ay dhagxaan tuurayeen, waxaana gebi ahaanba ay xereen dadweynaha wadooyinka waaweyn iyo goobihii ganacsi. Ciidamada ilaalada xarunta Madaxtooyada ayaa rasaas ay cirka u ridayeen ku kala eryay boqolaal dadweyne oo is hor dhoobay xarunta Madaxtooyada iyadoo wararka laga helayo halkaasi ay ku dhaawacmeen sadax ruux oo ka mid ah dadkii dhigayey bannaanbaxayaasha. Dadka dhaawacmay ayaa la sheegay inuu ka mid yahay askari ka tirsan ciidamada ilaalada ee xarunta Madaxtooyada kaasoo ay dhaawaceen dhagxaantii ay tuurayeen dadweynaha.Wixii warar ah ee ku soo kordha wararkeena danbe ayaad kala socon doontaan sida ugu dhaqsiyaha badan haduu Alle Idmo. Cali Muxiyaddiin Cali AllPuntland, Muqdisho web page
  11. Namaste Ibn...Kaysaa Jal rahaahee. Kab Say baabas Aaye SOL may. And Aakhiro Q?
  12. Republicans like to hang themselves. What possessed the governer to do this. web page
  13. Adiga reer Qansax as you lovely put xaa kugu diray. If they felt single out, let them get that of their chest.
  14. Lazy....Do you want state sanctioned institution Sarkozy style where local Imams will be trained to conform to French "Islam". Mandating religion is never good idea. That's Islam isn't an organized religion like Roman Catholicism.
  15. XalimoPatra....We were gonna welcome like Garaad Dee. The crew is all charged up. And plus side you got to see in person Che's big Fanax. I tell Prime minister Geedi got nothing on me. Savannah is 400 miles away from Atlanta. It is atleast 4-5 hrs driving in my estimation...good if you enjoy driving, but otherwise fyling would be better. I was in Atlanta for better half of this last week. It is nice spacious city unlike the crowded boston. I did few tourist thing and hit the dowtown area, lenox, and decatur where Somalis mostly reside (that place is bit country, I saw only motels and waffle house). And there is Dunkin Donut place in Decatur where Maryooley literally are there 24/7 yapping about nothing. I liked Norcross better where not many Somalis reside. And on sunday I went to the centennial park in downtown Atlanta where they had an event promoting weight loss. And God heavens, I have never so many fat people in one place. Somebody should ban BBQ ribs and fried chicken in Georgia. Anyway, I didn't quite enjoy the place, but you might have diffirent take on it.
  16. Peacenow maa kugu neefsade.
  17. I don't know if it will actually lead to resolution either,but it has to start somewhere. It is very unfortunate and extremely sad this is being under the guise of Ethiopian "protection", but we Somalis must atleast air and acknowledge the crimes that have been going on the past two decades and beyond.
  18. Allamgan...You have proven point Saaxib. It doesn't take much to excite a Somali into divisive politicking which leads them to completely forget about the enemy by turning on each other.
  19. It is good to air grievances no matter how hateful or politically incorrect they might be.
  20. Originally posted by Allamagan: ^^ yo-yo clarify it for me adeer I'm not sure who will deliver us the victory you alluded to. We are nation run by i-diots and marred by tribal squables, case in point Kismayo where many Solers sense of patriotism and common sense evaporates at mere hint of skirmishes there.
  21. Originally posted by Allamagan: Victory is on the horizon insha'Allah. Ethiopians will be defeated and burnt alive, the stooges and collaborators will be hanged in the streets. Pasta! You sound like broken record!
  22. ^^^LoooooooooL...It is not that. She is bit unstable.
  23. Originally posted by Cara: ^LOL. If she insists on going down that road, tell her you have needs . LooooooooooL....I was tempted, but then I was little afriad she would actually say yes. And that would open a whole another issue for me. Now how do you tell her shuuush without hurting her fragile feelings.
  24. ^^^She says I don't tend to her feelings.
  25. I think I have "work wife".