-
Content Count
29,716 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
269
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Che -Guevara
-
Aydeed Jr, no longer an MP, further isolation
Che -Guevara replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by Juje: I think he is honoured now, he can well claim to be a 'born-again' Somali. No just thing duqa. Doofaar ma daahiro hadii bad weynta Hindiya lagu yuunbiyo xitaa. -
The Pakistani government did the right thing. It is unfortunate many lives were lost, but the Musharaf government government was left with little or no choice. They had to confront and clam down for the good of the state of Pakistan, and the right of every citizen to room freely in the streets of Islamabad without of fear being taunted, mocked or even physically attacked by the Madarrasa students. With lawless Afghanistan to the west, and billion plus India to the east, Pakistan can't afford political instability, let alone a breakdown in security. Kudos to Musharaf and the Army, I say!
-
The Puntland State of Somalia Comes into Play
Che -Guevara replied to xiinfaniin's topic in Politics
Those common men made their point when they took to the streets, and I wished more would have followed their path and joined their brethren in Garowe before Ina Yeey showed. What's telling is the fact that no hospitals, schools, roads, or any other infrastructure was ever erected since the inception of Puntland. The only thing the admin did was to provide the masses with the security needed for the Pland economy to thrive so that the common man could hassle for his daily. Even that couldn't be guaranteed today thanks to the Sicir barar, unpaid security forces, and rising poverty. All corruption, abuse, exploitation, and not mention the continuous murder of innocent Somalis and Ethios in the high seas have caught up with us. Allow amuuraha sahal, and It is also for the Pland diasporo and be counted!!!! -
One my African Muslim freinds was laughing about this whilst Why do these sorts of thread always start with the above line. One of my black, white, latino, christain, or muslim was laughing, wondering, or amused...who cares what these people think. Geeljire...could so called friend just be truely yours.
-
The works of an indigenous Lower Jubba peace conference being planned.
Che -Guevara replied to Gabbal's topic in Politics
LoooooooL...This is joke right? -
LooooooooooL.....Maskiin umada isloowli baraarugaayaan. Give them time.
-
Originally posted by Dhubad: Indho Cade waa loo darsaday, saa markuu katalin jiray magaaladaasi waxay ahayd meelaha ugu nabadoon Somalia. Shacabka magaaladaasi mobilada banaanka ayay la dhexmarijireen ayakoo qofna kacabsanaynin. Are you serious Saaxib. I know you posted this bit of news to defame the TFG and deservingly so, but to say reer Marka Indhocadde kama cabsaneen is just rubbish. If somebody walked around freely in Merca with mobile fone, I'm certain they were't a local.
-
Peace reigns in Lower Jubba, first punishments carried out.
Che -Guevara replied to Gabbal's topic in Politics
Originally posted by Jimcaale: ^xaa ku qoslee. Horn Dee....Inspiring FellA -
Peace reigns in Lower Jubba, first punishments carried out.
Che -Guevara replied to Gabbal's topic in Politics
LooooooooooooL..War Horn I could see on PR offensive. God bless the soul of the Departed! -
Alla Ha unaxariisto. Ghanima...Calm down. Let peacenow rant all he wants. It is free forum anyway.
-
Must-have skills for 21st century Girl.
Che -Guevara replied to Ibn Sina a.k.a Avicenna's topic in General
^^^LooooooooooL...maxaa iga dabay yee Ibn -
^^Umad iska dhiciso waayeen. I'm glad people came out. Life is becominh unbearable with Cadde's extremely corrupt regime, and Yeey's constant dipping into Pland's treasury.
-
Yeey coming to get Pland's Dekeda revenues! Muqdisho: Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf iyo wafdi uu hoggaaminayo oo la filayo iney gaaraan Puntland 26. July2007 Muqdisho(AllPuntland)- Waxaa jira warar isa soo taraya oo sheegaya in maanta lagu wado wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed ay qorsheynayaan iney ugu ambabaxaan xarunta maamul goboleedka Puntland ee Garoowe. Warku wuxuu intaa ku darayaa in abaabul xoogan oo loogu diyaar garoobayo soo dhoweynta wafdigaasi ay ka socdaan magaalada Garoowe iyadoo shalay uu Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland uu warbaahinta u sheegay in la filayo saacadaha soo socda iney halkaasi soo gaaraan wafdi uu horkacayo Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed kuwaasoo uu sheegay iney booqashadooda la xriirto sidii ay wadatashi iyo wada hadalo ula yeelan lahaayeen mas’uuliyiinta Puntland iyo sidii maamulkaasi gacan ugu geysan lahaa howlaha baaxada leh ee horyaala dowladda Federaalka. Lama oga xiliga uu ku aadan yahay safarka Madaxweynaha balse saakay ayaa wadooyinka ka baxa xarunta Madaxtooyada ee aada garoonka diyaaradaha lagu arkayey ciidamo fara badan oo halkaasi ka joojiyay dhaqdhaqaaqa gaadiidka iyo dadka kuwaasoo isugu jira ciidamada Soomaalida, Itoobiya iyo kuwa Ugandha. Cali Muxiyaddiin Cali AllPuntland, Muqdisho
-
Garoowe: Madaxweynaha Puntland oo siweyn uga hadlay Sicir bararka Suuqyada Puntland ,nabadgalyada iyo lacagaha la daabacyo. 26. juli 2007 Garoowe(AllPuntland)- Madaxweynaha dawlad gobaleedka Puntland Maxamuud Muuse Xirsi oo xalay wareysi siiyay Radio Gaalkacyo ayaa wuxuu ka hadlay xaaladaha ay mareyso dawlad gobaleedka Puntland,gaar ahaan nabadgalyada ,sicir bararka Suuqyada Puntland iyo Makiinadaha lacagaha daabaca. Madaxweynaha Puntland ayaa wuxuu ugu horeyn canbaareyn xoogan dusha uga tuuray kooxihii ka danbeeyey dhagaxtuurkii lugu sameeyey xarumaha dawlada Puntland sida Madaxtooyada iyo hoolka Baarlamaanka. Madaxweynaha ayaa wuxuu sheegay in ay dawladiisu ogolaatay in markii lasameeyo dibadbax balaaran oo looga soo horjeedo sicir bararka ka jira Puntland,balse Madaxweyne Cade Muuse wuxuu sheegay in ay dadkii Shacabkaa ku soo dhex dhuunteen dad uu ku tilmaamay kuwa ka soo horjeeda danaha Shacabka Soomaaliyeed,gaar ahaana shacabka Puntland. “Dadkii dhagxaanta ku weeraray Goobaha shacabka loogu shaqeeyo oo ku soo dhex dhuubtay shacabkii Mudaharaadyay waxaa lasiiyay lacago kala duwan ,waana og nahay Puntland dhawaana sharciga ayay horkeenaysaa” ayuu yiri Madaxweynaha Puntland. Md.Cade Muuse wuxuu sidoo kale sheegay in sicir bararka ku yimid dhaqaalaha Puntland ay la qabto caalamka oo dhan ,isagoo sheegay Madaxweynuhu in dhaqaalaha Puntland ku xiran yahay wadamo carbeed. Madaxweynaha dawlad gobaleedka Puntland Maxamuud Muuse Xirsi ayaa wuxuu sidoo kale ka hadlay xaalada amaan ee Puntland ,isagoo sheegay in ay jiraan dadka ka soo horjeeda nabadgalyada Puntland kuwaas oo uu Cade Muuse sheegay in ay xiriir la leeyihiin kuwa amaan darada ka wada caasumada Soomaaliya ee Muqdisho. Wuxuu sheegay Gen.Cade in ay dawladiisu kooxahaasi la dagaalamayso dooneysana in ay gabi ahaanba ka qabato Umada Soomaaliyeed ee ay doonayaan in ay waxyeeleeyaan waa sida uu hadal udhigaye. Mar wax laga weydiiyay Madaxweynaha Puntland arimaha lacagaha lugu daabaco Puntland ayaa wuxuu sheegay in ay qabteen makiinadii ugu weynayd ,isagoo sheegay in ay kuwa kalena ku raad joogaan. Cade Muuse ayaa sheegay in makiinadaha Puntland lakeeno ay leeyihiin dad ka soo horjeeda Jiritaanka Puntland ,ayagoo buu yiri taas u sameynaya in aysan hirgalin dawlada Soomaaliya oo ay dawladiisu kaalmeyso. “Dadkii aanu qabaney ee lugu qabtay Makiinadii Boosaaso lugu qabtay waxa ay noo sheegeen in looga soo dhiibay gobalada Koonfureed waxa saas loo yeelayaa waa in lala dagaalamaa Sumcada Puntland” ayuu markale yiri Madaxweynaha dawlad Puntland. Hadalka Madaxweynaha Puntland ayaa wuxuu ku soo beegmay xili deegaanada Puntland boqolka doolar lugu sarifayo lacag gaarayso (labo Malyan oo Shilin Somali ah). Faarax C/qaadir Geylan AllPuntland
-
Somali Islamists declare victory, prepare to take over Mogadishu
Che -Guevara replied to rudy-Diiriye's topic in Politics
Stop playing with Xiin and Kashafa's emotions. It is just wrong rudy. -
Must-have skills for 21st century Girl.
Che -Guevara replied to Ibn Sina a.k.a Avicenna's topic in General
Originally posted by Ibn Sina a.k.a Avicenna: Yow Che... WLC Back from the intimate but redneck like Aroos... Waryee....It wasn't redneck like. But the place was certainly country. Anyway what have you been upto. I haven't seen you around these joints in many well years I guess. P.S Someone in Deisel was looking for you. PPS....I thought you left New York . I guess someone missed KFC -
Must-have skills for 21st century Girl.
Che -Guevara replied to Ibn Sina a.k.a Avicenna's topic in General
LooooooooooL@Faarax...why did you edit. I was labeling a seasonal trend that SOLers go through. -
Must-have skills for 21st century Girl.
Che -Guevara replied to Ibn Sina a.k.a Avicenna's topic in General
Originally posted by Puujaa: ^lol you mean they don’t No, they do. I mean it is male version of PMS. -
Must-have skills for 21st century Girl.
Che -Guevara replied to Ibn Sina a.k.a Avicenna's topic in General
Originally posted by Puujaa: It’s that season again eh! The women bashing season :rolleyes: Maybe Faarax and the poster have both "testicles". -
Somali troops in Puntland fire at crowd, wound five 25 Jul 2007 15:10:38 GMT Source: Reuters By Abdiqani Hassan BOSASSO, July 25 (Reuters) - Troops guarding the presidential palace in the northern Somali region of Puntland on Wednesday shot at protesters angered by high costs of living due to a rise in dollar demand, resident said. Residents accuse the Puntland administration of minting hundreds of millions of shillings and buying the U.S. dollar from local markets prompting the greenback, which is the main trade currency, to shoot up. That has led to soaring food prices. Hundreds took to the streets of Garowe, Puntland's administrative capital, chanting anti-government slogans but as the charged crowd approached the presidential palace, guards there began shooting. "The troops opened fire at us and wounded five people. We were protesting at the high cost of living as a result of the rise in dollar demand," Asha Mohamed, one of the protesters, told Reuters by telephone. "Life is unbearable. I have not fed my children anything for the last two days. Foodstuffs are so expensive." Puntland is relatively peaceful compared to the rest of Somalia, which has had no central government since warlords chased away former dictator Mohamed Siad Barre in 1991 and plunged the country into anarchy.
-
Tuug say tuug kale qabanaa. Puntland need to get Cadde and Gaagaab. Maamul goboleedka Puntland oo gacanta ku dhigey qalab lagu sameynayay lacago Been abuur ah July 24, 2007 Markacadeey Ciidamada maamul goboleedka Puntland ayaa manta shaaciyay qalab lagu sameynayay lacago been abuur ah oo ciidamada Puntland ay gacanta ku dhigeen. Howl gal ay ciidamada puntland qaadeen xalay ayaa lagu soo qabtay qalab la sheegay in ay ka koobnaayeen hal computer iyo hal Printer (daabace) oo lagu daabacayay lacago been abuur ah oo shilin Soomaali iyo dolar-ba isugu jira. Xilliga qalabkan la soo qabanayay ayaa la shaaciyay in kooxihii ku shaqeysanayay ay ku howlanayeen howlo daabicis ah, iyada oo Printer-ka la sheegay in ay ku jireen xaashiyo lagu daabacayay lacagaha been abuurka ah oo daabacan. Lama soo qaban kooxihii ku shaqeysanayay qalabkan, iyada oo weriyeyaasha ay soo sheegayaan in howlgalkan uu ku soo beegmayo xilli warshado waa weyn oo lacagaha lagu daabaco ay gudaha Puntland ku yaalaan. Magaalooyin Muqdisho, Boosaaso iyo kuwa kale oo Soomaaliya ah ayaa lagu daabacaa lacago been abuur ah, taasi oo looga maarmay lacagihii been abuurka ahaa ee dalka dibadiisa lagu soo daabici jiray. Tan iyo wixii ka dambeeyay markii la eryay xukuumadii Maxamed Siyaad Barre lacagaha dalka laga isticmaalayay waxa ay u badnaayeen lacagaha mar dambe la soo daabacayay, kuwaasi oo u badan kuwa si sharci darro ah lagu soo daabacayay. Maxamed Cali Madka Xafiiska Markacadeey Muqdisho
-
Garoowe: Bannaanbax sababay dhaawacyo oo ka dhacay iridka hore ee xarunta Baarlamaanka Puntland 25. July 2007 Garoowe(AllPuntland)- Waxaa goor dhow Bannaanbax rabshato ay la socdaan uu ka dhacay iridka hore ee xarunta Baarlamaanka Puntland, kaasoo dadweyne fara badan ay isugu soo baxeen iyagoo ka cabanaya sicir bararka laga dareemay gobolada Puntland. Bannaabaxayaasha ayaa is hor dhoobay xarunta Baarlamaanka Puntland iyo xarunta Madaxtooyada ee magaalada Garoowe, iyadoo dadweynaha ay dhagxaan tuurayeen, waxaana gebi ahaanba ay xereen dadweynaha wadooyinka waaweyn iyo goobihii ganacsi. Ciidamada ilaalada xarunta Madaxtooyada ayaa rasaas ay cirka u ridayeen ku kala eryay boqolaal dadweyne oo is hor dhoobay xarunta Madaxtooyada iyadoo wararka laga helayo halkaasi ay ku dhaawacmeen sadax ruux oo ka mid ah dadkii dhigayey bannaanbaxayaasha. Dadka dhaawacmay ayaa la sheegay inuu ka mid yahay askari ka tirsan ciidamada ilaalada ee xarunta Madaxtooyada kaasoo ay dhaawaceen dhagxaantii ay tuurayeen dadweynaha.Wixii warar ah ee ku soo kordha wararkeena danbe ayaad kala socon doontaan sida ugu dhaqsiyaha badan haduu Alle Idmo. Cali Muxiyaddiin Cali AllPuntland, Muqdisho web page
-
Must-have skills for 21st century Girl.
Che -Guevara replied to Ibn Sina a.k.a Avicenna's topic in General
Namaste Ibn...Kaysaa Jal rahaahee. Kab Say baabas Aaye SOL may. And Aakhiro Q? -
Republicans like to hang themselves. What possessed the governer to do this. web page