Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,724
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    269

Everything posted by Che -Guevara

  1. Originally posted by Fatah_Al_Soomaal: Exactly adeer, I said "IF". Talking to the cult is pointless. It is like chasing your own tail.They don't see the ironies and the inherent contradictions in everything they utter. Just do Comrade Castro does.
  2. Garaad Jaamac Garaad Cali Oo Ku Baaqay In Ciidamada Soomaliland Ay Ka Baxaan SSC,Islamarkaana Ugu Baaqay Bulshada SSC Shir Wada Tashi In Lays Kugu Yimaado. Garaadka guud ee Beelaha ssc ayaa maanta qoraal uu saxaafada ugu talo galay oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay afnugaal.com,ayaa waxaa uu garaadku ugu baaqay Maamulka Soomalinad in ay Ciidamadooda kala baxaan Deegaanka SSCayn,sidoo kale wuxuu bulshada deegaanka ugu baaqay in ay isku yimaadaan shir wada tashi oo ka dhici doona Magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobolka Cayn. BISMILLAAHI RAXMANI RAXIIM KA: GARAD JAMA GARAD ALI. 21/10/2007 KU: CIDII AY KHUSAYSO. Ujeedo: Baaq. Kadib markaan eegay xaalada colaadeed ee ka jirta gobolada Sool, Sanag iyo Cayn, markaan u kuurgalay dareenka dadwaynaha iyo xiisada colaadeed ee ka aloosan deegaamadaa. Muuqashada ay muuqato in uu bilaabmo dagaal lagu riiqmo oo dhiig badani ku daato lagana yaabo inuu goboladan oo dhan ku fido. Waxaan ku baaqayaa Qodobadan: 1.In ciidamada maamulka Somaliland ay ka baxaan gobolada SSCayn. 2.In Maamulka Puntland ay joojiyaan abaabulka dagaal si loo badbaadiyo dhiig daata. 3.In Issimada iyo waxgaradku isugu yimaadaan magaalada Buuhoodle. 4.In laqabto shir dagdaga oo dadyowga SSCayn ay aayahooda kaga tashadaan. 5.In midnimada SSCayn ay muqadas tahay. Wabilaahi towfiiq Garaad Jaamac Garaad Cali
  3. Legendzu....Ka daroo dibi dhal. Leather wearing kulahaa.
  4. Originally posted by SheekhaJacaylka: Allahu Akbar ...... Somehow, I don't believe you mean. Good on them Castro.
  5. Originally posted by Zafir: [QBI have found you Che who is [educated, athletic, great sense of humor, with no baggage [/QB] War ninyahow adaa suuqa iga saare, With that sort of description, it is no wonder that crazy one are coming my way. Your description of me somehow seems to lack character. Next time mix it. You see perfection breads boredom. And you could do without the sarcasm. On side note, your girl Cara is really scary. There is side of her that comes out after the dark that you never seen.
  6. ^^^One could only be patient up to a point. I think Somalia has reached critical stage. We either kill these stooges in Garowe, Hargeysa and Mogadisho or they kill us all for good.
  7. Jay maxuu kugu akhriye...Castro is being sarcastic dear.
  8. Originally posted by Castro: Repeat after me: either we all have peace and prosperity or non of us will. True!! I think Mr Me must be enjoying this today....Loooooool
  9. Those in Mogadisho are usually expected to play that line of thinking considering that's how rode into the city, of course on top of Tigray Tanks to fight Argagixiso.But what's amazes is every time there is little Qabiil skirmishes in the ever sinking Pland, Cadde's only answer is "Asmara and their terrorist friends" are attacking Puntland. I hope these so called terrorist actually do get him next time.
  10. Prof.Geedi oo sheegay inuu ogol yahay in Baarlamaanka uu hortago Addis Ababa (HRNet):- Ra'iisul Wasaaraha DFKMG Cali Maxamed Geedi ayaa markii ugu horeysay sheegay inuusan waxna ka qabin in la horgeeyo Baarlamaanka Federaalka ee xaruntiisu tahay magaalada Baydhabo. Hadalkan ayuu Geedi ka sheegay shir saxaafadeed oo uu shalay ku qabtay magaalada Addis Ababa kadib labo maalmood oo uu halkaasi safar ku joogay. Prof.Geedi oo kulamo kala gedisan la yeeshay Mas'uuliin sar sare oo kamid ah dowlada Itoobiya oo uu ugu horeeyo Melez Zenawi Dhigiisa Itoobiya, ayaa markii ugu horeysay sheegay inuusan kasoo horjeesan doonin inuu hortago Baarlamaanka Soomaaliya. "... khilaafka jira waxaa lagu xalinayaa sharciga iyo Baarlamaanka, taasina ma diidani..." ayuu yiri Prof.Geedi oo asagu horey uga gil gilshay in Xukuumadiisa uu kalsooni u weydiiyo Baarlamaanka Soomaaliya. Geedi oo wax laga weydiiyey khilaafka la sheegay inuu ku dhexjiro asaga iyo Madaxweynaha Dowlada Federaalka C/laahi Yusuf Ahmed ayaa ku jawaabay "... aniga iyo Madaxweynaha ma jirto khilaaf shaqsiyadeed oo na dhex yaal balse wax walba waxaa lagu saxayaa sharciga noo dajisan..." ayuu yiri Geedi oo saxaafada kula hadlayey magaalada Addis Ababa. Ra'iisul Wasaaraha DFKMG ayaa todobaadkan mar uu Baarlamaanka la hadlayey sheegay in hadii mooshin ka dhan ah xukuumadiisa la horkeeno Golaha, taasi ay keeni karto caqbad weyn iyo burbur ku yimaada dalka Soomaaliya oo dhan. Arrintan oo ay dad badan la yaabeen ayuu u muuqdaa Prof.Geedi inuu hada yara kasoo dibcay kadib safarkiisii Addis Ababa. Prof.Geedi ayaa safar deg deg ah sadex maalmood kahor ugu baxay magaalada Addis Ababa asagoo labadii maalmood ee lasoo dhaafay kulamo la yeeshay dowlada Itoobiya. Safarka Geedi ayaa kusoo beegmay xili uu buuq weyn ka taagnaa Magaalada Baydhabo ee xarunta Baarlamaanka halkaasi oo uu xarig jiid ku dhexmaray Prof.Geedi iyo xukuumadiisa xubno kamid ah oo ka gadooday. Geedi iyo xubnaha ku dhaw ayaa sheegay in arrimahan ay salka ku heyso olole uu hoosta ka wado Madaxweynaha Dowlada Federaalka C/laahi Yusuf Ahmed, balse Madaxweynaha ayaan illaa iyo hada arrimahan ka hadlin. Madaxweyne Yusuf ayaa sidoo kale ka gaabsaday inuu u safro dalka Itoobiya oo ay casumaad uga timid. Prof.Geedi ayaa maanta oo sabti ah dib ugu soo noqday Magaalada Baydhabo, waxaan magaalada kusoo dhaweeyey Wasiirada taageersan iyo qaar kamid ah xildhibaanada, welina saxaafada lama hadlin. Geedi ayaa intii uu maqnaa hakad la geliyey kulmadii Golaha Wakiilada ka yeelan lahaa arrimaha Xukuumadiisa, mana cada hada tilaabada ku xigi doonta imaanshihiisa, ayadoo la saadaalinayo arrimo kala gedisan.
  11. It has become a habit for the stooges in Garowe to blame all their mistakes on phantom Argagixiso. If their utter incompetency wasn't enough for these people to go away quietly in shame, they have audacity to call every news portal, and cry wolf.
  12. ^^^Ina Hashi would have been better choice than Cadde. Atleast, he was an able administrator. And this is what I hate appeasing any Qabiil lords oo falaago noqda like Cadde did in the past, and Xaabsade is doing now. I hope they find qof bulshadaan kala badbaadiya.
  13. Somali men should taught how to build Aqal. Maybe then they would spend less time with useless chatter. And yes, it is skillfully done, but I think the nomadic nature of our people is antithesis to modern existence.
  14. Rabi Janadii khaka Waraabiyo. Umadaan hala Qaboojiyo.
  15. ^^^You try so hard to look for differences where there is none.TFG, Pland, and Somaliland are mutations of the same evil. The only way to avert war is leave everyone to his own. The sooner the cult with juggernautish tendencies in Hargeysa gets that, the better it would be for everyone.
  16. LoooooooL@reality, it is relative term Gediid. There is mine and there's yours, but neither could be dismissed by preaching history. Ayoub....Saaxib, You speak of 91 Burco accord signed by the leaders of the Sool, and I guess if I read you right, you are arguing this to be binding contract. This maybe so but also I would remind you the 1960 unification of Somalia is also binding a contract. You can't argue for one agreement by nullifying another one which by all standards was more legitimate. In 1998 Puntland was formed - unlike Somaliland - on the basis H-clan alliance Isn't the very foundations of Somaliland based on Qabiil allinace (SNM) that liberated the north from the military junta. One can't condemn one group for forming Qabiil alliance and applaud the actions of another who's guilty of the same action. Somaliland is/was the brainchild of one group of Somalis. Somaliland authorities were in charge and there was some kind of governance in Sool already. Reer Sool made the choice to join Pland. Nobody forced and coerced into joining this entity. What matters at the end of the day what they decide for themselves regardless what entity had some presence in their land. It is their right to join Pland or Sland. Sool is as multi-clan as Togdheer. Puntlanders call the Togdheer area they claim "Cayn" whereas "Sool is just Sool". All Somali regions are multi-clan whether it is an amalgamation of two larger tribes or fragmentation of the same tribe. The same issues exist allover, but as history teaches us no could be muscled out of their land. populace of Sool that does not belong to puntland's H-clans are supposed to be passengers in a bus Aren't you asking reer Sool to be just passengers in bus too or you don't see the inherent contradiction in your statement. The overwhelming majority of SSC people don't support secession.How you ignore that the simple fact is beyond me. From the common people in the streets of Sool, Eastern Sanaag, and Buhoodle, to the Garaads of SSC, and the SSC diaspora including many in this forum all have expressed their support for unified Somalia once there is legitimate Somali government. , where does it leave the H-clan members who do not support clannish Puntland? It is their right to choose their own path as shown by the creation of Maakhir state, and I hope what would be the subsequent formation of Darwiish adminitration independent of both Sland and Pland. How comes there's no "inciting tribal war" outcry from the likes of you when Afqudhac talks like this??? He is doing pretty much the same thing, and I condemn him for that in the strongest terms possibly. I'm a realist who accept the multi-clan nature of every region in Somaliland. One Man One Vote. Then reality should tell you Ayoub. We aren't advance enough to understand and appreciate what one man one vote is,in case point, web page,the key word in this article is Beesha, not an individual but Beesha. Transplanting "democracy" in what's essentially tribal society whose loyalty is to the tribe not to the state or nation is not gonna work. Reality should also tell you that the administration in Somaliland and Puntland are beholden to their masters in Addis, and does little in terms of services for their people. These individuals at the helm in Hargeysa and Garowe are corrupt and has no sense of morality. They have sold their souls, their lands, and at ever increasing rate their own people to the Zenawi regime.Any Somali thinking the admins in any other of Somalia is gonna deliver them independence or greater share in the Somali political structure is simply deluding themselves. The Zenawi regime wants Somalis to be poor, hungry, vioceless and divided. That's how Somalia is today. Pland and Somaliland are just comestic dressings to cover the Caybata Soomaaliya ka socota. Our opponents preach "unity" and "somalinimo" There is no unity, Somalinimo or even Islamnimo anywhere in Somalia.And quite frankly, I'm not and wouldn't sell you those themes. They lost their meanings along time ago. And I'm not saying I'm your walaal either,but I would like to tell you is to understand and appreciate the circumstances we all find ourselves, divided, tribal in nature, and being exploited by a wiser foe that doesn't want in all honesty see you or I succeed regardless if Somalia is united or divided along the former colonial lines. Considering circumstances of our existence today, it is hard to understand and explain why would anyone risk war that in the end will not give Somaliland the independence it seeks or will not ensure Puntland the political hegemony it is after in Somalia. This war does one thing, that's to uproot the innocent civilians in LA. Now if you would be so brave enough to ask the poor folks in LA if this war is for the best, please let me know how they answer you.
  17. ^^^I actually do know the girl in question. The article doesn't state when she was raped, but if it was the same time when she moved to Seattle, her age would have been either 17 or 18 yrs of age. Anyway, it was poor judgment on his part for picking on teenager.And if the alleged rape did occur, he definitely needs to pay regardless of her age then. Gediid...The Qabiil angle was played coz the girl's mom is reer Waqooyi. But it is unlikely a mother would that evil to put her daughter through that. My family knew the girl's family, We couldn't imagine them making up this stuff.
  18. What a title!! Xuskii 17 Okt Iyo Fagaaraha Beerta Xorriyadda 'Mujaahidiinta Iyo Saraakiisha Cusub Waxa Ugu Horreeya Daahir Riyaale Kaahin,' Tallaabo Somaliland.Org — Hargeisa, Somaliland — 18 October, 2007 Hargeysa (Somaliland.org) – Munaasibado loo sameeyey xuska maalinta Shuhadadii SNM ee 17 Okt. ayaa xalay iyo shalay lagu qabtay meelo kala duwan oo magaalada Hargeysa ah. Xafladda rasmiga ah ee xuska maalinta Shuhadada SNM oo shalay lagu qabtay Fagaaraha Beerta Xorriyadda ee magaalada Hargeysa ayaa wasiirrada xukuumaddu si ballaadhan uga soo qaybgaleen, isla markaana ay si dhiirran uga hadleen arrinta gobolka Sool iyo guulaha ciidanka qaranku ka soo hooyey dagaalkii Laascaanood iyo hareeraheeda ku dhexmaray toddobaadkan ciidamada maamul goboleedka Puntland. Munaasibaddaas oo uu soo qabanqaabiyey ururka Jamciyadda Mujaahidiinta Sooyaal, waxa aan ka muuqan hoggaamiyayaashii milateri iyo kuwii siyaasadeed ee ururkii SNM, marka laga reebo Guddoomaha ku-meel-gaadhka ah ee SNM, Muj. Xasan Ciise Jaamac. Wasiirkuxigeenka Caddaaladda, mudane Yuusuf Ciise Ducaale (Tallaabo) oo ka mid ahaa halgamayaashii ururkii SNM ayaa isagu ka warramay taariikhda maalinta 17 Oktoober ee lagu KULMIYEy xuska dhammaan halyeeyadii SNM ee ku shahiidey halgankii ururkii SNM la galay taliskii cadaadiska ee Siyaad Barre, iyada oo xuskaas lagu suntay dagaal ka dhacay Burca-duurrey 17 Okt 1988, kaas oo uu ku shahiidey Alle ha u naxastee Marxuum Maxamed Xaashi (Lixle) oo hoggaaminayey ciidankii Sayid Cali oo ahaa ciidankii u horreeyey ee SNM loo tababaro. Mudane Tallaabo, waxa uu ka warramay marxaladihii SNM soo martay iyo maalinba halkii uu taagnaa halganku, waxana uu xusay marxaladdii ku dhawaaqista ururka iyo raggii ku dhawaaqay oo uu ka mid ahaayeen Muj. Xasan Ciise Jaamac oo xafladdaa fadhiyey iyo Inj. Maxamed Xaashi Cilmi oo muddo saddex bilood ku dhow ku jira Jeelka Mandheera. Mudane Tallaabo waxa uu sheegay in halgankii SNM ee ka soo bilaabmay kooxdii u horreysey ee ku dhawaaqday uu ilaa iyo hadda socdo, marxalado badanna uu soo maray oo ay ka mid yihiin dagaalkii Buuraha, gudagalkii magaalooyinka Burco iyo Hargeysa ee May 1988, qabsashadii Somaliland, nabadayntii Beelaha iyo dhismaha maamulka dowladda iyo weliba tallaabada hadda ciidanka Somaliland ku gaadheen magaalada Laascaanood. "Taariikhdu intaa way is qoraysaa, mujaahidiin cusub iyo taariikh cusub ayaa soo gelaysa. Kuwo cusub oo markii hore aan waxba ku lahaynina halkaas bay ka soo gelayaan, " ayuu yidhi Tallaabo. "Maanta Mujaahidiinta cusub iyo Saraakiisha waxa u horreeya Daahir Riyaale Kaahin, " ayuu raaciyey. Muj. Xasan Xiise Jaamac oo ka mid ahaa aasaasayaashii ururka SNM oo isaguna xafladdaas ka hadlay ayaa ku baaqay in xabsiga laga siidaayo siyaasiyiinta xidhan ee ururka Qaran oo uu ka mid yahay Inj. Maxamed Xaashi Cilmi, isaga oo ku waaniyey xukuumadda inay u dhaqanto si masuuliyad iyo waayeeltinimo ah. Muj. Xasan Ciise, waxa uu ku hambalyeeyey ciidamada Qaranka iyo Xukuumaddaba guusha ay ka gaadheen gobolka Sool, halkaas oo maamulka Somaliland uu la wareegey, Isniintii, kadib dagaal dhexmaray ciidanka Somaliland iyo kuwa maamulgoboleedka Soomaaliya ee Puntland. Waxana uu sheegay in laba arrimood oo uu badiyaa ka hadli jirey munaasibadaha noocan ah aanu soo qaadayn munaasibaddan, isagoo sababta sharraxayana waxa uu yidhi, "Maantana waa Bacaluul is qaadey [xukuumadda] oo dheg la qabtoba malaha, " Xasan Ciise wuxuu had iyo goor munaasibaddan oo kale ka hadli jirey daryeelka Mujaahidiinta iyo sidii qaranka loo midayn lahaa, meelna loogaga soo wadajeedsan lahaa gaadhsiinta dalka iyo dadka himilooyinkii loo soo dagaalamay, isaga oo taas dhalliilo kulul ugu soo jeedin jirey xukuumadda, balse, waxa uu sheegay munaasibaddaa shalay in aanu arrimahaa soo qaadayn, maadaama xukuumaddu dagaal ku jirto, isla markaana ay waxoogaa guul ah sheeganayso. Waxase uu uga digey xukuumadda in la dago ciidanka Somaliland. "Dhawr goor oo hore ayaa la dagay ciidanka Somaliland, yaan la idin dagin, " ayuu yidhi. Xasan Ciise, waxa uu xusay in xusaska noocan oo kale ah ee SNM xukuumaddu ay u soo diri jirtey hal wasiir, waxana uu sheegay in sababta wasiirrada tirada badani uga soo qaybgaleen xuskii shalay ay tahay iyada oo haya ayuu yidhi wax ay dadka la hor yimaaddaan, taas oo uu uga jeedey gaadhitaanka Laascaanood. Munaasibaddaas waxa kale oo ka hadlay Wasiirka Arrimaha Dibadda, mudane Cabdillaahi Maxamed Ducaale, Wasiirka Hawlaha Guud, mudane Siciid Sulub iyo Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga, mudane Aadan Maxamed Mire (Waqaf) oo ka socdey xisbiga mucaaridka ah ee UCID, waxayna dhammaantood si dhiirran uga hadleen xaaladda Laascaanood, iyaga oo isla markaana digniin iyo jawaabo kulkulul ka bixiyey hadallo ka soo yeedhay maamulka Puntland, gaar ahaan eedaynta ku saabsan in Somaliland ay xidhiidh la leedahay maxaakiimtii Islaamiga ee Muqdisho iyo dowladda Erateriya. Munaasibad kale oo lagu soo bandhigay sawirro iyo taariikh laga ururiyey halgamayaashii SNM ayaa iyana xalay lagu qabtay Hotel Imperial ee magaalada Hargeysa. Xafladdaas waxaa ka qaybgalay, hadalona ka jeediyey guddoomiyayaasha labada xisbi ee Mucaaridka ah, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo ahaa hoggaamiyihii muddadii ugu dheerayd hoggaaminayey ururkii SNM iyo Faysal Cali Waraabe, qaar ka mid ah hoggaamiyayaashii milateri ee SNM, qaar ka mid ah aasaasayaashii ururka, wasiirro, aqoonyahanno, culima-udiin iyo marti sharaf kale. Waxaana si ballaadhan looga hadlay halgankii SNM, taariikhda laga hayo iyo midhaha ka dhashay oo ah Somaliland. Cabdirisaaq M. Dubbad, Hargeysa. E-mail: dubad@Somaliland.com
  19. I could give you my take but I'm not sure you want to hear it.... Ok, I will bite, let's hear it!
  20. ^^^^^^LoooooooooooL It is sad state of affairs. And only Cadde and his inept administration is to blame.When the dust settles, I hope the likes of Cadde would never come back to Pland.
  21. LoooooooL@Seefta galka ka sar Waxaan ka cabsanayaa dad badan inay qoorta ka gooso
  22. ^^^^^^^^^^LooooooooooooL..War Kashafa, does your struggle contain actual dead Ethiopians or you are content Somalis continue killing each other?