-
Content Count
29,724 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
269
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Che -Guevara
-
Originally posted by SheekhaJacaylka: I'm just talking about the policy here ..... they do it anyway but we don't want to loose them so let them have some safety now That's just negating parent's responsibilty. I don't see how dispensing contraceptive bills to pre-puberty kids is gonna solve anything. If anything, you are raising to be irresponsible.
-
Warbixin shaqaaqooyinka ka taagan Laascaanood Last Updated::2007-10-25 18:55:37 Laacaanood(HRNet):- Dad gaaraya 45 oo ay maleeshiyooyinka taageersan Soomaaliland maanta ka afduubeen magalada Laascaanood ayaa lagu oo waramayaa in haatan la geeyey magaalada Burco. Dadkan ayaa kamid ahaa kuwo laga qab qabtay gudaha magaalada Laascaanood, halkaasi oo maalmihii lasoo dhaafay oo dhan uu ka socday kacdoon shacab oo looga soo horjeedo maamulka Somaliland. Ciidamada Soomaaliland ee saldhigoodu yahay banaanka waqooyi ee kontaroolka Laascaanood ayaa maanta isku dayey in ay gudaha usoo galaan magaalada Laascaanood, taasi oo keentay iska horimaad dhagax tuur ah iyo mid hubeysan oo ay shacabka kala hortageen raxan kamid ah ciidamada Soomaaliland. Arrintan ayaa keentay in ay dhintaan labo kamid ah ciidamada Soomaaliland oo midi xabad lala haleelay halka kan kalena uu ka dhacay gaarigii uu saarnaa. Midka xabada lagu dhuftay ayaa la sheegay in askarigaasi uu isku dayey inuu dejiyo Calanka Soomaaliya oo surnaa guri ku yaal wadada laamiga dhinaceeda, arrintaasi oo keentay in qof shacab ah toogto asagoo dajinaya calanka buluuga ee astaanta Soomaaliya. Waxaana halkaasi iska horimaad hubeysan ku dhexmaray dhalinyarada magaalada iyo ciidankii saarnaa gaariga tiknikada ah ee uu askarigaasi la dilay la socday. Ciidamadaasi ayaa dib uga gurtay goobta uu iska horimaadka ka dhacay kadib markii ay kusoo qamaameen dad badan oo careysan. Dhinaca kale maleeshiyooyinka ku sugan gudaha magaalada iyo Ciidamada Soomaaliland oo iskaashanaya ayaa magaalada ka qafaalay dad isugu jira rag, haween iyo dhalinyaro. Dadkan oo lagu qiyaasayo 45 ayaa hada wararka soo baxaya ay sheegayaan in qaar kamid ah la geeyey magaalada Burco, halkaasi oo horey loogu xiray tiro kamid ah ciidamada Puntland oo ay gacanta ku dhigeen maleeshiyooyinka taageersan Soomaaliland. Dadkan loo dhaadhiciyey xabsiga Burco ayaa waxaa ku jira qaar kamid ah raga ganacsatada magaalada kamid ah. Xaalada magaalada Laascaanood ayaa kacsan ayadoo ay shacabku weli wadaan banaabaxyo ay wadooyinka dhagaxaanta ku dhigayaan isla markaana si weyn uga hortagayaan in ay jidadka magaalada maraan xubnaha Somaliland usoo dirsatay Laascaanood iyo waliba ciidamada iyo maleeshiyooyinkoodaba. Falkan maanta ayaa kusoo beegmay 24 kadib markii Baaq nabad ah ay soo saareen Issimada Puntland oo ugu baaqay ciidamada Somaliland in ay si nabad ah isaga baxaan magaalada Laascaano, hadii ay taasi dhici weydana cawaaqib xumo lagala kulmayo. Hase yeeshee maamulka Soomaaliland ayaa hada xooga saaraya inuu si awood ciidan ah ugu caburin lahaa shacabka magaalada gadoodka ka wadan kuwaasi oo gebi ahaanba kala xiray magaalada isla markaana xanibay xubnihii maamulka Somaliland u magacaabay Laascaanood oo loo diiday in ay magaalada gacanta ku dhigaan. HorseedNet.com
-
^^^I think that's everybody Saaxib.I doubt an English from the country could tell the diffirence either.
-
^^^11-13 yrs old getting knocked up, or we are talking about adults here.
-
We are Americans...Who cares what language the English speak? LooooooL@Farax....Canada is like America's depressed little cousin. Who could hang out with those people.
-
^^^How so?
-
^^^^I have seen a society that sexualizes kids as much as this nation does.We are talking about 11-13 kids here. Kids should be kids!
-
I thought a SOL member died. Janada Alla Haka Waraabiyo Marxuumka
-
and?
-
Abaandulaha Ciidanka Qaranka Somaliland Ibraahin Caydiid Dhadhable oo hada ku sugan Jiida hor ee gobolka Sool isaga oo Kormeer ku maraya Aaga Hore ee ciidanka ka shisheeya magaalada Laas-caanood ayaa warbixin kooban weriyaha Haatuf ee gobolka Sool, A. A. Yusuf ka siiyay xaaladda jiiddaas, waxaanu sheegay inaanay jirin wax dhibaato ahi, isla markaana ay la socdaan dhaqdhaqaaq kastoo oo ay ciidamada cadowgu qaadaan. Ibraahim Caydiid ayaa ugu horeyn isagoo xaaladda jiidaas ka waramaya waxa uu yidhi “Waad aragta xaalada jiida waxana hada dagalki laga jooga muddo waqtigi Gobolka la qabtayna ciidamadu waxa ay ku dagalameen debeda daafaha waxa kaliya ee ilaa hada laga arkaya Magaalada waxoogaa shaqaaqo mudaharaada oo ay kooxo yar oo dhalinyaro ahi ka samaynayaan xaafad ka mida Magaalada taas oo la doonayo in si nidaama loo galo.” Abaanduluhu mar uu ka hadlayay xaaladda dagaal ee waqtigan iyo hanjabaadaha Puntland waxa uu yidhi “Tabaha dagaalku waa faro badan yihiin, tab kasta oo ay Puntland la timaadona waanu la soconaa, diyaar baanuna uu nahay in aanu tabta ay keenaan teeda kula dhaqano, taasina waxa ay ka mid tahay xaaladaha dagaalka saacadaa laga bilaabo waxa aan awoodaa in aan ciidan u diro Garoowe oo aan waxaan doono ka soo sameeyo, balse waxa qudha ee aan iska diidayaa dagaalka noocaas ah balse waxa aan kuu sheegayaa in aanu si kasta oo ay xaaladda dagaalka u dhigaan aanu ula gudhin karo, Ciidamaduna waxa ay xidheen dhamaan Aagaga Gobolka waana Ciidamo dhumucdoodu dhisan tahay waxana ay is haystaan ilaa Oog iyo ilaa Jiidaha hore ee Magaalada Laas-caanood ka horeeya.” Abaandulaha mar la waydiiyey waqtiga ay xadka gaadhayaan waxa uu sheegay in ay sida ugu dhakhsaha badan u tagayaan waxana uu yidhi isaga oo arrintaa sharaxaya “Ujeedada ugu horaysaa waa in xadka la tago, in badan ayaanu fadhinay aagan dhexe balse hadda waxa naga go’an in aanu xadka tagno anagu ma nihin wax iska yaacaya ee waxa aanu nahay ciidan dhisan oo u soconaya qaab istarajijiya waxa aanu wadnana waa istarajijiyada anaga oo leh istarajijiyadayada ayaanu waxa aanu doonaynaa in aanu xadkayaga ku tagno si dhib yar. balse hadday Puntland isku daydo in ay soo samayso abaabul dagaal waxa aanu u sheegaynaa in aanu Garoowe dhexdiisa arrintu noqonayso” ayuu hadlakiisa ku soo xidhay. Dhinaca kale mar aan Aagagaa booqday ciidamadu waxa ay ahaayeen qaar si xoogan u feejigan iyada oo ay ii sheegen in ay la socdaan xaaladaha ka jira Garoowe oo ay sheegeen in aanay awood buurani jirin balse ay diyaar u yihiin wax kasta oo ay isku dayaan. Xigasho: Haatuf
-
I thought they were gonna his fat *ss from the Madaxtooyada. The man is an i-diot.
-
The game last night was so one sided. It was even pointless watching it. It took the excitment and the fun out of the game. The Rockies hardly resembled a team that won 21 consective games. I hope tonight would be better. Schilling looks somewhat rusty even he pitched well in prior games. Brady and Manning should be heck of match.
-
^^^Stopping hushing people. Besides, you always have the choice not clicking on those "boring" discussions.
-
^^^As long as they make the playoffs, there is a chance. The Sox are on tonight, home field advantage, the Fenway would be on fire.
-
Al Jazeera news report everything normal in Sool and Las Anod
Che -Guevara replied to BarigaSanaag's topic in Politics
The minority in comfortable west should leave reer Sool alone How about you take the lead on this, and leave the good people of Sool. -
Originally posted by Dahia al Kahina: @- next time aboowe!just dont turn off the cell phone hadhee when am in town...:] How could I Walaalshiis..You are on my speed-dial. Enjoy your time there.And if ever run into Lazy, take snap. SHE IS WANTED
-
^^^Hey swing by to the beantown...much better than dump called OT. Jimcaale....It is state of mind.
-
The Patriots are red hot, and the Red Sox are in the world serious, and the Celtics have the best chance in years thanks to Pierce, Garnett,Allen, and not to mention Boston College which is enjoying its highest national ranking in 23 years. The Bruins are obviously a dissappointment but then agian Ice Hockey was for retarded Canadians.
-
What should be the role of women in Somali conflicts?
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in Politics
Life for their "sisters" in the south -
What should be the role of women in Somali conflicts?
Che -Guevara replied to Che -Guevara's topic in Politics
Hargeysa (Somaliland.org) – Garabka Haweenka xisbiga KULMIYE ayaa maanta ku wareejiyey Taliska Guud ee Ciidanka Qaranka 100 Teneg oo Timir ah oo ay ugu deeqeen ciidanka Qaranka ee ku sugan jiidda dagaalka ee Bariga magaalada Laascaanood.Guddoomiyaha Gobolka Hargeysa ee Garabka Haweenka ee Xisbiga KULMIYE, Marwo Layla Cismaan oo ay weheliyaan Guddoomiyaha Haweenka Qaranka ee xisbiga KULMIYE, marwo Canab Cumar Ileeye iyo xubno door ah oo ka tirsan haweenka xisbiga KULMIYE ayaa deeqdaas ku guddoonsiisey Wasiirka Difaaca Somaliland, mudane Taliska Guud ee Ciidanka Qaranka, halkaas oo ay ilaa shalay ku qulqulayeen kaalmo cunto iyo hu’ isugu jirta oo qaybo kala duwan oo bulshada ahi ugu deeqeen ciidanka Qaranka ee jiidda gobolka Sool kaga jira dagaalka. Haweenka Xisbiga KULMIYE“Marka hore, anigoo ku hadlaya magaca haweenka xisbiga KULMIYE waxaanu hambalyaynaynaa ciidanka Qaranka Somaliland, saraakiishooda iyo saraakiil-xigeenadooda iyo dhammaantood oo ku guuleystey dagaalkii ay kala hortageen cadowga, ” sidaa waxa tidhi Marwo Layla oo ka hadlaysey xafladdii ay ku guddoonsiisey deeqdaas Wasiirka Difaaca.”Haddii aanu nahay haweenka xisbiga KULMIYE waxaanu mar walba hiil iyo hooba la barbar taaganahay ciidankaa Qaranka ee Jiidda dagaalka ku jira ee difaacaya dalka oo aanu marwalba hambalyo iyo taageero la barbar taagan nahay, ” ayay raacisay.Waxayna sheegtay in Deeqdan Timirta ahi ay hordhac u tahay deeqo kale oo isugu jira dhar iyo daawooyin oo ay u soo wadaan ciidanka Qaranka.Marwo Canab Cumar Ileeye, Guddoomiyaha Haweenka Qaranka ee xisbiga KULMIYE oo iyana halkaa ka hadashay ayaa ku guubaabisey dowladda Somaliland inay iska daayaan hamrashada, isla markaana ay sugaan xuduudaha Somaliland oo ay sheegtay inay tahay mid dal waliba xaq u leeyahay. Xarunata Taliska Guud ee Ciidanka QarankaWasiirka Gaashaandhigga, mudane Cabdillaahi Cali Ibraahim ayaa uga mahadnaqay haweenka KULMIYE kaalmadaas ay soo gaadhsiiyeen ciidanka Qaranka ee dagaalka ku jira. Waxana uu sheegay in deeqdani ay tahay tii saddexaad ee ilaa saaka uu guddoomo, isaga oo sheegay in ururro samafal waddani ahi ay deeq noocan oo kale ah soo gaadhsiiyeen ciidanka, taas oo muujinaysa ayuu yidhi sida dadweynuhu u barbar taagan yahay ciidanka.Wasiirku waxa uu si gaar ah ugu mahadnaqay haweenka xisbiga KULMIYE oo uu sheegay in tallaabadoodu ay tahay mid ku dayasho mudan, taas oo uu sheegay in loo baahan yahay in la joogteeyo oo markasta oo dalka xaaladdi soo wajahdo meel laga soo wadajeesto.Cabdirisaaq M. Dubbad, Hargeysa.E-mail: dubad@Somaliland.com -
Haween weynaha Gobolka Nugaal ayaa Deeq Gaarsiiyey Ciidamada ku sugan Tukar Haween weynaha Gobolka Nugaal oo ay horkacayso Wasiirka Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Marwo Caasho Geelle Diiriye ayaaa waxa ay Deeq isugu jirta dhar,Gogol,Biyo, sharaab,Timir,Kalluun iyo weliba jirikaamo Caano ah ayaa waxa ay gaarsiiyeen Ciidanka Jiidda Hore,waxaana Deeqdaasi Guddoomay Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo xiligaasi ku sugnaa Tuulada Tuka-raq. Haweenka Gobolka Nugaal iyo wasaaradda Haweenka Puntland ayaa waxa ay hadh iyo habeen u adeegaan bulshadooda ay soo gaarto dhibaatadu. Haweenka Gobolka Nugaal iyo wasiirka Horumarinta iyo howlwadeenada wasaaraddu waxa ay wacyi gelin u soo tebiyaa bulshada ku dhaqan Puntland,sidii laysaga difaaci lahaa Cadowga qabsaday qaar ka mid degaamada Puntland. Ka dib markii la gudoonsiiyey Deeqdaasi Garaadka ayaa waxa halkaasi hadal kooban ka soo jeedisay Wasiirka Wasaarada Horumarinta Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Marwo Caasho Geelle Diiriye,waxayna sheegtay in ay deeqdab ay keeneen Gabadhaha Gobolka Nugaal,iyagoo runtii aad uga xun dhibaatada dhacday iyo Cadowga qabsaday dhulkeenna,mana ah bay tiri deeqdii ugu horraysay ay ay keenaan gabdhaha Puntland,waayo waxaa jirtay in aanu halkan nimid dhowr jeer ooh ore,hadana kama daalayaan Gabdhuhu waxqabadkooda iyo waxtarkoodaba wax kastana waxa ay u hurayaan Ciidooda Hooyo. Ma ahan markii ugu horraysay ee gabadhaha Gobolka Nugaal ay deeq u fidiyaan Ciidamada Jiidda Hore eek u jira Difaaca.
-
^^^How long it took you to write that?