Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,725
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    269

Everything posted by Che -Guevara

  1. Ibtiladaana intii ka timid. War habarta udoga la saar maqli jiray. Wixii wayraxaba Soomaaleey iska kor maduubeeyaan.Maalig kaamo soo ag dhawaatay minankiina noo dhaaf xumuu fildaranay.
  2. Originally posted by LayZieGirl: ^How many times aan ku dhahay gadaasheyda ha istaagin. I couldn't help it. I was there for diffirent reason, just enjoying the view you know. Hearing whatever else was purely accidental.
  3. Originally posted by LayZieGirl: [Chem, would that do something for you, ii sheeg, ii sheeg. [/i] [/QB] LoooooooooooL...now you ask me, I say not anymore
  4. Originally posted by LayZieGirl: [Chem, would that do something for you, ii sheeg, ii sheeg. [/i] [/QB] LoooooooooooL...now you ask me, I say not anymore
  5. Allcayn.com is outright tribalist site. I wouldn't pay attention to what they publish.
  6. ^^LooooooooL...they were talking loud enough for me to hear.
  7. One woman to another-Way iska soo tuurtay. Second woman saying "Walaahi" Me wondering maxaa la tuuray, then it dawn upon me the women were alluding to. Religion and Morality aside, do these people see abortion as means to curtail "Ceeb" from coming out or do they really understand the consequences of their actions and willfully abort the fetus?
  8. His Somali is pretty easy to comprehend. Take second shot at it.
  9. ^^^I guess you never mingled with Reer Bay and Bakool.
  10. ^^^^These are opportunistic politicians if you could call them that who switch sides every time one entity kicks to the curb. Xaabsade who is mainly responsible for the current upheaval would easily switch back to Puntland if he offered a more lucrative deal from Garowe.
  11. Buuhoodle oo aad ugu diyaar garoobaysa shirwayne taariikhi ah web page
  12. ^^^The average LA people just want to be left alone in peace till proper Somali government comes to power. These corrupt admins have little to offer anyway. One is run by fat b*stard and the other can't clean the streets of its capital.
  13. ^^^Gas station attendant makes a honest living. I think that job would have better for him. Now he just turned into a thief.
  14. ^^^^LooooooooL..Leave the kid alone. He is very sincere in his remark. Project TFG is disintegrating!! Afhayeen u hadlay Madaxweyne Yuusf oo sheegay in Ra’iisal Wasaare Geeddi uu is-casilayo iyo Afhayeen u hadlay Ra’iisal Wasaaraha oo warkaas beeniyay Axad, October 28, 2007(HOL): Afhayeen u hadlay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo lagu magacaabo C/risaaq Aadan Xasan oo wareysi gaar ah siiyay Wargeyska Sharqul-Awsat ee ka soo baxa Magaalada London ee Dalka Ingiriiska ayaa sheegay in uu maanta Ra’iisal Wasaare Cali Maxamed Geeddi uu dib ugu laabanayo Magaalada Baydhabo, kadibna uu istiqaalad is-casilaad ah u gudbin doono Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed. Afhayeenka u hadlay Madaxweyne Yuusf Waxaa uu sheegay in Ra’iisal Wasaare Geeddi uu la soo xiriiray madaxweynaha, isla markaana uu u sheegay in uu iska casilayo Xilka Ra’iisal Wasaarenimada Soomaaliya. Laakin Afhayeen u hadlay Ra’iisal Wasaare Cali Maxamed Geeddi oo lagu magcaabo C/llaahi Muxyaddiin Codka ayaa beeniyay warkaas, wuxuuna farta ku fiiqay in uusan Ra’iisal Wasaare Geeddi is-casileynin, warkaasina uu yahay mid la been abuuray. C/llaahi Codka waxaa uu sheegay in haddiiba ay jirto cid is-casileyso uu yahay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo uu sheegay in uu sharciga ku tuntay, isla markaana ay xaaladdiisa caafimaad tahay mid aan hagaagsaneyn. Ra’iisal Wasaare Cali Maxamed Geeddi oo dhawaan wax laga weydiiyay in uu iska casilayo Xilka Ra’iisal Wasaarenimada Soomaaliya ayaa sheegay in uu warkaas yahay mid ay faafiyeen Dad ka soo horjeeda Dowladda Federaalka, wuxuuna si cad u sheegay in uusan diyaar u ahayn in uu is-casilaad sameeyo. Hadallada lidka isku ah ee ay sii daayeen Afhayeennada Madaxweyne C/llaahi Yuusf iyo Ra’iisal Wasaare Cali Maxamed Geeddi ayaa waxay sare u qaadeen Guuxa Dadweynaha ku dhaqan Magaalada Muqdisho, kuwaasi oo maanta si weyn u hadal haya hadallada lidka isku ah ee ay labada Afhayeen jeediyeen. Si kastaba arrintu ha ahaatee, Khilaafka u dhaxeeya madaxda sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wuxuu uga sii daray xaaladdii kufaa-kaca ahayd ee ay ku jireen Dadka Soomaaliyeed, wuxuuna khilaafkooda uu sii nuxuusinayaan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo lagu tilmaami jiray mid tabar-yar ka hor Ciidamada Dowladda Federaalka, iyadoo sidoo kalena la rumeysan yahay in khilaafkooda uu dib u soo cusbooneysiiyay Dagaallada ka socda Magaalada Muqdisho ee u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Federaalka, kuwa Itoobiya iyo Kooxaha hubeysan ee ka soo horjeeda. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Mogadishu, Somalia
  15. Originally posted by SheekhaJacaylka: That is if you understand the word loosely ... What I do understand the context in which Somali society existed for 1,000 plus years, but I don't expect a cult member to appreciate that.
  16. You use the word "democracy" so loosely.