Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,729
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    269

Everything posted by Che -Guevara

  1. Xiin..Let be then LooooooooL@GJ...The inherent contradictions seem to be lost on some people.
  2. Xiin...Do you sincerely believe those were part to the massacres in Xamer,and help displace a million of their citizens are actually interested in peace. Entire sections of own their capital were leveled while their people become target practice for the Tigray boys. How could those were complicit and indiffirent in Mogadisho wars could be possibly reasoned with.One has to take stand Saaxib no matter how unpopular it is. It is simply an issue of morality. As for the resistance, it is not nullified just cuz my tribesman from Puntland along with other tribal regions chose to be apathetic to the situation in Xamer. They can side with the Ethios or just watch from the sidelines,but that doesn't make the resistance in Xamer unless just. It is our God-given right to resist an occupier,wether our brothers join the enemy is beside the point. Past injustices doesn't justify their lack of empathy towards Mogadisho. And when the dust settles, history will not look back on them kindly even the resistance perish,and the Ethio stooges previal.
  3. ^I don't care for the premiership, well except Arsenal games. I'm tuned into Cup of Nations. Egypt must lose,and I will be glad of all the Arab nations are out. Come Northern, he is rock star. Watched move all yanks of all ages.
  4. Brawn-Ninka Qorax ku soo dhacday umalaynaa, and da first he saw when get home was Obama on the TV.
  5. The incompatent fatcats are blaming this on Al-Shabaab. Garowe:" Dagaal xoog leh ayaan lageynaa Koox-da Al-Shabaab ,waxaana mireynaa Waajibaadka ay muteysteen" Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo ka hadlay Sheegashada Al-Shabaab Ee ..... 6. februar 2008 Garowe(AllPuntland)- Madaxweyne kuxigeenka dowlad gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland ahna ku simaha xilka Madaxweynaha Xasan Daahir Maxamuud oo wareysi gaar ah siiyay Radio Gaalkacyo ayuu ku canbaareeyey Sheegashadii Al-Shabaab ee qaraxyadii ka dhacay magaalada Boosaaso. Madaxweyne kuxigeenku wuxuu sheegay in ay dad uqabteen falki habeenkii xalay ahaa ka dhacay magaalada Boosaaso ee waxyeelada loogu geystay Shacabkaasi mudada halkaasi joogey. Xasan Daahir wuxuu tilmaamay in ay Kooxda sheegatay Falkaasi yihiin kuwa ka soo horjeeda nabadgalyada Soomaaliya oo dhan ayna Puntland talaabo cad ka qaadeyso. Isagoo fariin gaar ah udirey Koox-da Al-Shabaab oo ugu baaqay in ay joojiyaan dagaalada iyo Rabshadaha ay ka wadaan dalka Soomaaliya ,aysana Puntland isku qarin karin oo ay ka qaadayaan talaabo Cad oo dadku og yahay. Afqudhac wuxuu kaloo shaaca ka qaaday in ay amaro ku siiyeen ciidamada amaanka in ay Puntland oo dhan ka bilaabaan Howlgalo Guri-guri loogu sameynayo luguna soo qabanaya dadka uadeegaya kooxahaasi. Madaxweyne Afqudhac wuxuu carabka ku dhuftay in ay gurmad weyn usameeyeen dadkii waxyeeladu ka soo gaartey Qaraxyadii xalay ayna sidoo kale Lacago joogto ah uqoreen dadkii ku dhaawacmay lana daweynayo. Md. Xasan Daahir wuxuu ku nuux-nuuxsadey in Puntland mawqifkeedu ahaa in ay Soomaali isku keento ayna Hoy unoqoto ,balse ay hada il gaar ah ku eegayso Mawqifkaasi maadaama ay bilowdeen falal aan horey looga aqoon deegaanada dowlad gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland. Madaxweyne kuxigeenka Puntland Ahna kusimaha Xilka Madaxweynuhu markii uu ka hadlayay warkan waxaa laga dareemayay caro xoog leh iyo Hanjabaado ujeedinayo Kooxaha dhibaatada ka wada deegaanada Soomaalida oo dhan. Faarax Cabdulqaadir Geylan AllPuntland
  6. The incompatent fatcats are blaming this on Al-Shabaab. Garowe:" Dagaal xoog leh ayaan lageynaa Koox-da Al-Shabaab ,waxaana mireynaa Waajibaadka ay muteysteen" Madaxweyne kuxigeenka Puntland oo ka hadlay Sheegashada Al-Shabaab Ee ..... 6. februar 2008 Garowe(AllPuntland)- Madaxweyne kuxigeenka dowlad gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland ahna ku simaha xilka Madaxweynaha Xasan Daahir Maxamuud oo wareysi gaar ah siiyay Radio Gaalkacyo ayuu ku canbaareeyey Sheegashadii Al-Shabaab ee qaraxyadii ka dhacay magaalada Boosaaso. Madaxweyne kuxigeenku wuxuu sheegay in ay dad uqabteen falki habeenkii xalay ahaa ka dhacay magaalada Boosaaso ee waxyeelada loogu geystay Shacabkaasi mudada halkaasi joogey. Xasan Daahir wuxuu tilmaamay in ay Kooxda sheegatay Falkaasi yihiin kuwa ka soo horjeeda nabadgalyada Soomaaliya oo dhan ayna Puntland talaabo cad ka qaadeyso. Isagoo fariin gaar ah udirey Koox-da Al-Shabaab oo ugu baaqay in ay joojiyaan dagaalada iyo Rabshadaha ay ka wadaan dalka Soomaaliya ,aysana Puntland isku qarin karin oo ay ka qaadayaan talaabo Cad oo dadku og yahay. Afqudhac wuxuu kaloo shaaca ka qaaday in ay amaro ku siiyeen ciidamada amaanka in ay Puntland oo dhan ka bilaabaan Howlgalo Guri-guri loogu sameynayo luguna soo qabanaya dadka uadeegaya kooxahaasi. Madaxweyne Afqudhac wuxuu carabka ku dhuftay in ay gurmad weyn usameeyeen dadkii waxyeeladu ka soo gaartey Qaraxyadii xalay ayna sidoo kale Lacago joogto ah uqoreen dadkii ku dhaawacmay lana daweynayo. Md. Xasan Daahir wuxuu ku nuux-nuuxsadey in Puntland mawqifkeedu ahaa in ay Soomaali isku keento ayna Hoy unoqoto ,balse ay hada il gaar ah ku eegayso Mawqifkaasi maadaama ay bilowdeen falal aan horey looga aqoon deegaanada dowlad gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland. Madaxweyne kuxigeenka Puntland Ahna kusimaha Xilka Madaxweynuhu markii uu ka hadlayay warkan waxaa laga dareemayay caro xoog leh iyo Hanjabaado ujeedinayo Kooxaha dhibaatada ka wada deegaanada Soomaalida oo dhan. Faarax Cabdulqaadir Geylan AllPuntland
  7. ^Where is this coming from?
  8. Ethiopia stands to prevail. That's cuz some make excuses for its presence.
  9. Scorpion-Hey longtime, welcome back. Umu Zakaria..I have yet to see any that could be classified as being hairy. Idil...You must then be subjected to the same scrutiny. Sometimes, da gals could be hairy you know.
  10. This could be a ploy to get Ethio masses to turn against the Somalis or simply an excuse to send Ethio forces to the north.
  11. This could be a ploy to get Ethio masses to turn against the Somalis or simply an excuse to send Ethio forces to the north.
  12. Originally posted by idil: Can I leave him if he is too hairy or gets man boobies? Why would marry a fat Persian to begin with. Nephyts...I'm assuming your friend told you all this in confidence. How's dis helping her?. I hope she is not SOL member.
  13. LoooooooooL@Zafir JB....Biyo la,aan maa wadan ka jidha.
  14. Pucca--If it helps I get three hour class after work. Lily...Waji Waji ha ugalin dhinac dhinac isku tuur, and I could counsel your friend, and I was told I'm good at those things
  15. ^Thanks Heneefah..Will give that a shot, and see how it turns out. KK...Ayeeyo anagaa is af naqaaneey bal usoo dhiib. We play tennis together on weekend, I'm sure she will get it to me.
  16. Lily-Run into wall, you should be out in no time.
  17. ^Ayeeyo cashar noocaasa bixi naysa intay lagu arko. Ma islaantii Kanadiyaanka igu noqotay. That said, Lazy buuga iigu soo dhiib so how many months left till we get lil nephthys With FiOs broadband, it should be fast, but I get the feeling Nephyts is using dial-up.
  18. At this point, I honestly don't know, but Puntland has been slipping into obvilion.
  19. At this point, I honestly don't know, but Puntland has been slipping into obvilion.
  20. Alla Ha Unaxariisto Intii Nafweeday! Did anyone contacted Bosaso?
  21. Alla Ha Unaxariisto Intii Nafweeday! Did anyone contacted Bosaso?
  22. Dad ku dhintay qaraxyo ka dhacay Boosaaso 5 Feb 5, 2008 - 12:11:17 PM Ugu yaraan labo qarax oo si wayn looga maqlay dhamaan xaafadaha magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsi ee Dowlad-Goboleedka Puntland (DGPL) ayaa caawa dad badan ku dhinteen. Warar madaxbanaan ayaa xaqiiyay in ugu yaraan 13 ruux ku nafwaayeen qaraxyadii caawa [habeenimo Talaado] ka dhacay magaalada Boosaaso, gaar ahaan agagaarka dekeda weyn. Wararka ayaa intaas ku daraaya in 90 iyo dhowr qofood ay ku dhaawacmeen qaraxyadii caawa ka dhacay Boosaaso. Duqa Magaalada Boosaaso Cabdirisaq Xareed Ismaaciil ayaa ugu baaqay dhamaan kalkaaliyaasha caafimaadka inay u soo gargaaraan dadka dhaawaca ah oo lagu daaweynaayo isbilaalada magaalada. Lama oga cida sida rasmiga ah uga danbeysa qaraxyadaan laakin waa qaraxii sadaxaad oo gilgiliyay magaalada Boosaaso labadii bil ee ugu danbaysay. Boosaaso iyo guud ahaan degaanada DGPL ayaan looga baran qaraxyo sida daran dadka ugu dhintaan, kuwaasoo saamayn wayn ku yeeshay nolosha caadiga ee Muqdisho oo ah caasimadda Somalia. Wixii soo kordhaa kala soco Garowe Online Garowe Online, Boosaaso
  23. Dad ku dhintay qaraxyo ka dhacay Boosaaso 5 Feb 5, 2008 - 12:11:17 PM Ugu yaraan labo qarax oo si wayn looga maqlay dhamaan xaafadaha magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsi ee Dowlad-Goboleedka Puntland (DGPL) ayaa caawa dad badan ku dhinteen. Warar madaxbanaan ayaa xaqiiyay in ugu yaraan 13 ruux ku nafwaayeen qaraxyadii caawa [habeenimo Talaado] ka dhacay magaalada Boosaaso, gaar ahaan agagaarka dekeda weyn. Wararka ayaa intaas ku daraaya in 90 iyo dhowr qofood ay ku dhaawacmeen qaraxyadii caawa ka dhacay Boosaaso. Duqa Magaalada Boosaaso Cabdirisaq Xareed Ismaaciil ayaa ugu baaqay dhamaan kalkaaliyaasha caafimaadka inay u soo gargaaraan dadka dhaawaca ah oo lagu daaweynaayo isbilaalada magaalada. Lama oga cida sida rasmiga ah uga danbeysa qaraxyadaan laakin waa qaraxii sadaxaad oo gilgiliyay magaalada Boosaaso labadii bil ee ugu danbaysay. Boosaaso iyo guud ahaan degaanada DGPL ayaan looga baran qaraxyo sida daran dadka ugu dhintaan, kuwaasoo saamayn wayn ku yeeshay nolosha caadiga ee Muqdisho oo ah caasimadda Somalia. Wixii soo kordhaa kala soco Garowe Online Garowe Online, Boosaaso