Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,729
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    269

Everything posted by Che -Guevara

  1. ^Duqa inkaar buu qabaa. He is not good independent force not good stooge either.
  2. Khilaaf xoogan oo soo kala dhaxgalay C/laahi yuusuf iyo Gen, Gebre Warar lagu kalsoon yahay oo laga helay ilo xog ogaal ah kuna dhaw madaxweyne yuusuf ayaa shaeegaya in khilaaf xoogan oo gaaray heerkii ugu sareeyey uu u dhexeeyo madaxweynaha DFS C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Sarkaalka ugu sareeya ciidamada Itoobiyaanka ee ku sugan soomaaliya ee dhinaca siyaasada Gen.Gabre. Qilaafkan ayaa lagu macneeyey inuu salka ku hayo awooda dhinaca maamul ee Soomaaliya, ayaa soo shaac baxday ka gadaal markii C/llaahi yuusuf uu dacwad ka dhan ah jananka itoobiyaanka kuna dalbanayo in laga bedelo Soomaaliya uu u gudbiyey Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Malez Zenawi muddadii uu safarkiisii ugu dambeeyey uu ku joogay Magaalada Adis ababa, arintaasoo muddo maalmo ah ku qaadatay Madaxweyne Cabdulahi Yususf sidii uu uga dhaadhicin arrimaha uu kaga cabanayo Jeneraal Gabre raiisal wasaare Meles Zenawi. Ilahaasi xog ogaalka ah ayaa sheegaya in Malez Zanawi aanu si rasmi ah u aqbalin dalabka C/llaahi Yuusuf balse uu sheegay in Gen. Gabre looga yeeri doono Adis Ababa waqti aan la cayimin, waxaanse la ogayn in Gen. Gabre looga yeeri doono Adis Ababa iyo in kale, wallow la tuhunsan yahay in hadalkaasi uu ahaa mid keliya lagu qancinaayey Madaxweyne Yuusuf. Waxana warar la helayo ay sheegayaan in ay jiri karaan in xaaladu ay sidan ka sii weynaato oo uu yimaado shirqool la isku qaarijiyo, arintaasoo laga dareemi karo in si aad ah loo adkeeynayo amaanka Madaxweynaha, oo ay imminka si weyn u sugayaan ciidamada AMISOM iyo Ciidamada ka tirsan kuwa DFS, arintana qilaafka ahna waxa ay sababtay sida la xaqiijiyey in dhinac ka mid ah raggan is haya ay hawlgalo ay ka sameeyeen Magaalada Muqdisha lagu sheegay inay ka dambeeyeen kooxaha ka soo horjeeda Dawlada. Weeraradda la tuhusanyahay in ay ka dhasheen khilaafka madaxweynaha iyo jeneraal Gabre ayaaa waxaa ka mid ah weerar lagu qaaday garoonka diyaaradaha muqdishu xilli uu ka sii baxayay raiisal wasaare nuur cadde iyada oo madafiicda lagu ganay garoonka laga ganay meelo fariisan u ah ciidamo soomaaliyeed oo madaxdooda la saaxiib ah jeneraal Gabre. Madaafiicdaasi ayaa ahaa kuwii ku habsaday guryo ku dhowaa xeradda afasiyoone oo ay ku lee’deen dad rayid ahaa. Raggga sida gaarka ah Gen. Gabre la saaxiibka ah uuna ka dhaxeeya isbaheysi xooggan ayaa wxaa ka mid ah Darwiish, Maxamed Dheere, Xaabsade iyo xubno kale oo ka tirsan Golaha wasiirada iyo qaybaha kale ee dawlada,waxaana Madaxweyne Yuusuf uu si aad ah u diidan yahay Ciidamada ay sida gaarka ah u leeyhiin Darwiish iyo Maxamed dheere oo fuliya danaha ka soo horjeeda isaga, inkastoo uu doonayey inay isaga ka amar qaatan dhamaan ciidamada dawlada sida uu doonana u adeegsado si ay awooda dawlada oo dhan gacanta ugu soo gasho balse arintaasi aanay dhicin, waqti badan oo xilkii uu hayeyna laga lumiyey in kastoo uu haatan dadaal ugu jiro sidii uu ku hanan lahaa awooda Dawlada oo dhan Madaxweyne yuusuf ayaa la xaqiijiyey in uu xilka ka qaadi lahaa raggan xulafada la ah Gen Gabre ee aan ka tirsanayn Golaha wasiirada waa haddii ra’iisal wasaare Meles Zenawi uu bedeli lahaa Gabre hase yeeshee Meles ayaan weli fulinin codsiga madaxweynaha oo ah in Gabre laga wareejiyo arrimaha Soomaaliya. samatar said salah triples.limo@gmail.com
  3. Originally posted by Suldaanka: ^^ You seem very indifferent there sxb. Adeero nin Xabashi ah ayaa faraxumeeyeyna waa ka diiriwayday? Between you and me, you seem to be worried about Yeey. Warlord la fara xumeeya is the least of my concerns.
  4. Target? Opera/Tyra watchers? How does it effect them anyway.
  5. so what is she doing wrong in bringing light to the issue? Whose is her target audience in regards to this issue?
  6. War Me, JB has Faisal Waraabe in his signature, do you really believe you would get reasonable reply from him.
  7. ^LooooooooooooL, And LoooooooL@clanish wailers...This is from people whose entire State's existance is owed to Qabiil movement.
  8. The bus and train were on my time, a good start to the day.
  9. Republican White House hopeful John McCain has rejected a newspaper report that suggested he had an inappropriate relationship with a female lobbyist. web page Da dems learned about republican dirty tricks. They will come out swing too LSK...I don't think that story is gonna anywhere. Peasant...LooooooooL..That was indeed a porn site. I learned that in my goverment class. For second, I thought LSK had a parapraxis.
  10. Among Wisconsin voters making between $15,000 and $30,000 a year, Obama edged out Clinton 52 percent to 46 percent. Among voters making between $30,000 and $50,000, Obama had a 56 percent to 44 percent advantage. She can't even hold on the blue collar folks. web page
  11. Almost 90% of those voting were white, most of them working class and more than 50% of them women - in other words, the group that until now has proved to be her base. web page
  12. it showed that he is now eating into Senator Hillary Clinton's core support. Almost 90% of those voting were white, most of them working class and more than 50% of them women - in other words, the group that until now has proved to be her base. Lazy-even ardent supporters are getting jittery. web page
  13. ^Give it up, pretty well aa . She couldn't even get the unions on her side. He did well in all demographics except senior citizens. And her speech is very stale. Simply put, she lost last nite though that means little in terms of delegates.
  14. Originally posted by Gediid: ^^^LOLOL,we did the bullying in Xamar especially when we had guests come in from waqooyi.Kuwaas ayaa meeshaa sidey sabaaxaad iyo xidh ugu wadaan ayey xafaada dhan muslim fiicaan ka dhigi jireen... LoooooooooooooooooL....Sabaaxad kulahaa...Budh lee la boondin jiriin,markii laga toorana ciida afka loogalin jiray...Iyaagoo diinta ceynaya iska labaan jiriin naga qaley ninyahow. come on , kuwa walaalkii soo waca aa ahaan jirtay. Puuja....Reer Waaberi were truely Ciyaal Xaafad. Aduunkale inoo jiro meeba uhaystaan
  15. ^LoooooooooL..That would explain alot. Gediid....What ever makes you feel better. I just don't see as Ciyaal Xaafad. Now is Qorka jooji.
  16. We need completely new genre of music.Even the underground hiphop sucks now, no new frontiers to explore and exploit in this genre.
  17. LoooooooooL@Gediid, I'm very surprised
  18. Let's hear something else instead,
  19. ^Amazing it is. Wisconsin goes to Obama. Hillary's message is falling on deaf ears as he is cutting into her voting block namely women and Hispanics.
  20. This election is anomaly, protest against the establishment on both sides of the aisle. I wouldn't count anyone out, but I do think Obama will carry Wisconsan tonight, of course that means little in terms of delegates.