Che -Guevara

Nomad
  • Content Count

    29,729
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    269

Everything posted by Che -Guevara

  1. Gaalkacyo: Is rasaaseyn sababtey dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacday deegaano hoosyimaada gobalka Mudug. 5. februar 2008 Gaalkacyo(AllPuntland)- Is Rasaaseyn sababtey dhimasho & Dhawaac ayaa ka dhacday deegaano Hoosyimaada magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ,ka dib markii ay Is rasaaseyntaasi dhacday habeenkii xalay ahaa ayadoo ay socota ilaa hada. Iska horimaadkan ayaa udhaxeeya Maleeshiyo hubeysan oo ka bilowday Muran xoog leh oo ka dhashay Baabuur iyo waxyaabo kale sida ay sheegayaan Warar Madax banaan. Sida ay sheegayaan wararka laga helayo deegaanka Xira-Jaale oo ay ka dhacayaan Iska horimaadyadu ayaa sheegaya in ay dhinteen 3 Qof ,ayna dhawaacmeen dad fara badan oo dhamaantood ah Kooxaha dagaaladu udhaxeeyaan. Warar Madax banaan ayaa sheegaya in ay hada socdaan Israsaaseyn xoog leh oo dhexmareysa dhinacyadan ,waxaana socota sidoo kale Isku hub Urursi xoog leh oo dhinacyadu ay sameynayaan. Maamulka gobalka Mudug iyo Xubno ka mid ah golaha wasiirada ayaa ka baxay Magaalada Gaalkacyo ayagoo ay waheliyaan ciidamo ka tirsan dowlad gobaleedka Puntland ,waxa ayna doonayaan in ay kala dhexgalaan dhinacyadan kala duwan. Lama hayo warar Madax banaan oo xaqiijinaya dagaaladan sida ay usocdaan iyo dhaawaca oo aan wali xaqiiqo laga aheyn ,balse Cusbitaalada Magaalada Gaalkacyo ayaa la geeyey Dhaawacyo kala duwan. Wixii kasoo kordha kala soco AllPuntland.com haddii ALLE idmo Faarax Cabdulqaadir Geylan AllPuntland
  2. Gaalkacyo: Is rasaaseyn sababtey dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacday deegaano hoosyimaada gobalka Mudug. 5. februar 2008 Gaalkacyo(AllPuntland)- Is Rasaaseyn sababtey dhimasho & Dhawaac ayaa ka dhacday deegaano Hoosyimaada magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ,ka dib markii ay Is rasaaseyntaasi dhacday habeenkii xalay ahaa ayadoo ay socota ilaa hada. Iska horimaadkan ayaa udhaxeeya Maleeshiyo hubeysan oo ka bilowday Muran xoog leh oo ka dhashay Baabuur iyo waxyaabo kale sida ay sheegayaan Warar Madax banaan. Sida ay sheegayaan wararka laga helayo deegaanka Xira-Jaale oo ay ka dhacayaan Iska horimaadyadu ayaa sheegaya in ay dhinteen 3 Qof ,ayna dhawaacmeen dad fara badan oo dhamaantood ah Kooxaha dagaaladu udhaxeeyaan. Warar Madax banaan ayaa sheegaya in ay hada socdaan Israsaaseyn xoog leh oo dhexmareysa dhinacyadan ,waxaana socota sidoo kale Isku hub Urursi xoog leh oo dhinacyadu ay sameynayaan. Maamulka gobalka Mudug iyo Xubno ka mid ah golaha wasiirada ayaa ka baxay Magaalada Gaalkacyo ayagoo ay waheliyaan ciidamo ka tirsan dowlad gobaleedka Puntland ,waxa ayna doonayaan in ay kala dhexgalaan dhinacyadan kala duwan. Lama hayo warar Madax banaan oo xaqiijinaya dagaaladan sida ay usocdaan iyo dhaawaca oo aan wali xaqiiqo laga aheyn ,balse Cusbitaalada Magaalada Gaalkacyo ayaa la geeyey Dhaawacyo kala duwan. Wixii kasoo kordha kala soco AllPuntland.com haddii ALLE idmo Faarax Cabdulqaadir Geylan AllPuntland
  3. Boosaaso(AllPuntland)- Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in ay qaraxyo waa weyn ka dhaceen gudaha Magaalada Boosaaso ,gaar ahaan goob aan waxba ka fogeyn dekeda weyn ee Magaalada Boosaaso. Warka ayaa sheegaya in ay qaraxyadaasi ahaayeen Labo qarax waxa ayna sababeen Dhimasho iyo dhawaac lixaad leh ,waxa ayna sheegayaan Warar hordhac ah in Cusbitaalka Magaalada la geeyey dad kala duwan ooqaba dhawaacyo Soo kala gaaray. Qaraxyadan ayaa ahaa kuwa siweyn looga dareemay magaalada Boosaaso ,waxa ayna cabsi ku beereen dhamaanba dadka ku dhaqan Magaalada Boosaaso oo hada aan waxba sheegi karin. Ciidamada amaanka dowlada Puntland ayaa bilaabay baaritaano ay wadaan oo ay ka wadaan goobihii ay ka dhacday Qaraxyadan ayagoo sidoo kale xirey dhamaanba wadooyinka soo gala Xarumaha dowlada Puntland waxa ayna Ilaalo xoog leh ka hayaan Dekeda weyn ee Magaalada Boosaaso. Maamulka gobalka ,Kan degmada iyo Madaxda Puntland ee jooga Boosaaaso ayaa ka gaabsanaya in ay ka hadlaan arimahan qaraxyadan waxa ayna Telfoonadoodu yihiin kuwa ah BUSY ama Mashquul. Faahfaahinta kala soco AllPuntland.com Faarax Cabdulqaadir Geylan AllPuntland
  4. Boosaaso(AllPuntland)- Wararka ka imaanaya Magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in ay qaraxyo waa weyn ka dhaceen gudaha Magaalada Boosaaso ,gaar ahaan goob aan waxba ka fogeyn dekeda weyn ee Magaalada Boosaaso. Warka ayaa sheegaya in ay qaraxyadaasi ahaayeen Labo qarax waxa ayna sababeen Dhimasho iyo dhawaac lixaad leh ,waxa ayna sheegayaan Warar hordhac ah in Cusbitaalka Magaalada la geeyey dad kala duwan ooqaba dhawaacyo Soo kala gaaray. Qaraxyadan ayaa ahaa kuwa siweyn looga dareemay magaalada Boosaaso ,waxa ayna cabsi ku beereen dhamaanba dadka ku dhaqan Magaalada Boosaaso oo hada aan waxba sheegi karin. Ciidamada amaanka dowlada Puntland ayaa bilaabay baaritaano ay wadaan oo ay ka wadaan goobihii ay ka dhacday Qaraxyadan ayagoo sidoo kale xirey dhamaanba wadooyinka soo gala Xarumaha dowlada Puntland waxa ayna Ilaalo xoog leh ka hayaan Dekeda weyn ee Magaalada Boosaaso. Maamulka gobalka ,Kan degmada iyo Madaxda Puntland ee jooga Boosaaaso ayaa ka gaabsanaya in ay ka hadlaan arimahan qaraxyadan waxa ayna Telfoonadoodu yihiin kuwa ah BUSY ama Mashquul. Faahfaahinta kala soco AllPuntland.com Faarax Cabdulqaadir Geylan AllPuntland
  5. ^I think it is time you loose "we vs them" attitude, and actually focus on the sad state in which Puntland find itself to be.
  6. Lazy....How we share Cuba,afterall I'm Che. Che and Cuba go hand in hand. I throw in Haita as bonus. P.S. Guatemala is too Mayo for me, maybe Panamain.
  7. Isseh-Ana tuu tigray ah waxaan is dhahaaye saaxibkaa Paragon baree,and no worries she is against Zenawi's venture in Somali lands.
  8. ^LooooooooL..Isseh, cunsuri ma tihid?
  9. ^Youtube waa layga soo ceyriye, only one ever to banned. Meelkale ma sheegay. P.S. Soo dhowoow ba
  10. ^I thought Cuba along with Dominican republic and Brazil were my turf..Aan kala gabin sano.
  11. ^And who are you. Your fake name would do.
  12. ^I was referring to other Somali women. You are national treasure not be taken or given to a foriegner. So you r not in da list of women taking up whitemen. I know Sheik Sharif would agree with me
  13. ^It is da st*pid pride!, but let's not despair. All nations go through struggles, and rebound. P.S. Wat I don't under would the poster have issue with Somali women marrying whites unless he is Somali which he claims he is not.
  14. It is funny how we could air our problems to foriegners yet can't sit together to find any solutions, just very pitiful, but I guess it is the signs of beaten nation. P.S. There is nothing wrong if a woman marries a foriegner. Why she does that is entirely her problem, but throwing yourself at anyman is bad idea.You are setting up yourself for trouble. Not everyone would be kind and understanding.
  15. ^Filsan is grasshopper And wow Buuxo markaas...I was staring b at da pic for little while. She looked humble and yet sexy Nephy adiga ku aawe, mise you are not allowed
  16. ^I thought she was Nomadique, but I don't think so now.
  17. Who's Saud Osman from Australia I think..cutest gal I saw there, of course other than Lazy .
  18. ^Check the map behind him, one big happy purple Somalia.
  19. ^Amaa sida Lazy qalin iyo book soo qaadate...Ok, lets hear you quicki meals Ayeeo. Thanks Uderdog, Puja, and J Lee , and yes J.Le you have an addiction. Lucky for you, it is not harmful or detrimental to your health. Serenity...Dixiri see u contaa. I hate noodles.
  20. Houses in western Kenya are still being torched
  21. Xiin...Do you realise never have the TFG top officials came out in support of one concerted effort to initiate peace. The president, the prime minster, and the speaker of the parliament have all came out to say contradicting statements on the issue of reconcialation. While Cadde calls for dioluge,you will have Yeey proclaiming he won't sit with the terrorists. How one would anyone sit with entity that has no unified voice, not mention beholden to foriegn force.
  22. ^Che qof maano koombiyo kasoo baxsade walwal kumayaaho. And my gal is being her kind self
  23. Haneefah...If Cadaan aka Libaan can survive among Maryooley, I'm sure this fella can if he wants. And I tried Biryani. It always comes out dry specially the chicken. War Lazy...Taking notes aa, I thought you were gonna get the caramel iyo chocolate syrup first, and take notes later. And wat's skimmed milk, biyo cadlay ma ahow,atleast 2% dheh. Thanks Ibtisam, I actually made that yesterday, brought it to work today.
  24. Originally posted by marcassmith: The guy with the two penises LoooooooooooooL...Lazy tell xiniyood means.
  25. ^Ar kan bisinka looma qaban, amase ciyaalkaa nanac qoriga kadafijire. The Point...I was merely talking to my gal Lazy, how's detracting from topic unless you have attention deficit disorder.