who-me

Nomads
  • Content Count

    156
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by who-me

  1. ^ You are being shallow here and nothing is wrong with someone doing menial part time jobs to fund their education.
  2. War adugu inta aadan sheekadan soo dhex galin waxaadba u baahantahay 101 somali culture waayo sida la ogsoonayahay waxaad ka timid ama aad kusoo barbaartay halkaa iyo sub saharan africa. Marka in aad ka hadasho waxaadan aqoon ma wanaagsana bulsho weyna laguma xukmiyo sedex qof oo ad web kula kulantay iyo afar kale oo ad xaafada ku taqaan. Bal ninyahow is yara gaabi qaybta siyaasada ka duwan general sectionka oo Uff iyo waxaad doonto laguma qoro. Originally posted by MAXIMUS POWERS: JB, Puntlanders dont distinguish between people and politics!
  3. Do you really have to assassin the guy's character to object his point of view? I think you could do better than that... Originally posted by GAAROODI: This guy ain't a genuine Djiboutian, its true he is what they call in Djibouti, wad ku dalatay...ee umad dhalan.
  4. Waa kow dheh.. Bal aanu ka war dhowrno sida xaal ku dambeeyo ileen weli hada waxaa lagu jira bilowgii xalaad cusube. Dharigu weli sifiican uma karin balse marku uu karo maxaa xigi doona hadalkan? I cant stop imagining Adeer cabdullahi sipping some coconut juice at a yemani beach while observing the horizon with a big smile on his face.
  5. Wasiir katirsan Dowladda Federaalka KMG Somalia ee uu Hogaamiyo Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ayaa ka qoomameeyay Dagaalkii ay lagaleen Dowladii C/laahi Yuusuf. C/raxmaan Janaqoow Wasiirka Cadaaladda iyo arrimaha Diinta Dowladda Federaalka KMG Somalia kana mid ahaa Xubnihii dowlada kasoo galay dhanka ARS-ta ayaa sheegay in ay ku qaldanaayeen dagaalkii ay lagaleen dowladii uu Hogaaminayay C/laahi Yuusuf. Janaqow oo Habeenadii ugu dambeeyay soo fariisanayay Idaacad ku hadasha Afka dowlada ee Muqdisho ku taal ayaa sheegay in waxa socda markii ay arkeen ay yaqiinsadeen in Dowladii C/laahi Yuusuf ay saxneed. “Al Shabaab in aan dilno Ajir ayaan ka helaynaa dowladuna way ku saxantahay in ay ladagaasho”ayuu yiri Janaqow. Wasiirka oo Fatwooyin diini ah ka jeedinayay Idaacadda Dowladda ayaa si kulul u weeraray Al Shabaab iyo Xisbul Islaam oo uu ku tilmaamay kuwo Sharwadayaal ah. “In qof walba uu Nolosho ku dilo Shabaab iyo Xisbul Islaam waa Waajib diini ah Nabiga ayaa nafaray in aan dilno kuwan ay isku dhaqanka yihiin khawaarijta”ayuu hadalkiisa sii raaciyay Janaqow. Wasiirkan katirsan dowlada ayaa soo hadal qaaday Dagaalkii ay Islaamiyiinta Somalia lagaleen Dowladii uu Hogaaminayay C/laahi Yuusuf iyo Ciidankii Itoobiya. “Khalad ayay aheed in lala dagaalo Xukuumadii C/laahi Yuusuf in latoosiyo ayay aheed maxaa yeelay Cadawgan ayay hortaagneed” Janaqoow. Sheekh C/raxmaan Janaqoow wuxuu Ciidanka Dowlada ugu Fatwooday in ay yihiin Mujaahidiin hadii ay dhintaana ay gelayaan Janada. “Ciidanka Dowladda waa Shuhado hadii ay dagaalka ka dhanka ah qaswadayaasha ku dhintaan”. Laakin Janaqow ayaa la weydiiyay sharcinimada in Dowladu ay kaashato ciidan shisheeye oo aan Muslim lahayn wuxuuna sheegay in arrinkaasi yahay mid sharci ah. “kuwa dowlada ku ceebeeya gaalo ayay wadataa ka jooga ayaan leenahay, dowlada way u banaantahay in ay u yeerato ciddii qaranka bad baadinaysa”ayuu yiri Najaqoow. Waa markii ugu horaysay oo Wasiir dowlada katirsan sheego in ay ku qaldameen Dagaaladii ay lagaleen Dowladii uu Hogaaminayay C/laahi Yuusuf xili Shariif Sheekh Axmed iyo Maleeshiyaadkii Maxaakimta ay dagaal lageli jireen dowladii Hore. Jamaa Sheekh Maxmed RBC Radio Xafiiska magaalada Muqdisho
  6. AT&T is just frustrated which is by the way very typical of his clansmen who constantly move from one place to another without facing their problems on their own and will not stop blaming others for their misfortune. There is no use for us puntlanders to even consider wasting our valuable time with such entities.
  7. Eebow u naxariiso waa dad xaq daro lagu xasuuqaye. Amin
  8. Lakiin hadii la xiri laha oo laga hortigi lahaa axadkaas qabiil buu yeelan laha sow maha? Originally posted by Nogobi: The man who did the terror act could be from any clan. But his leaders are known. They are from Somaliland and Puntland. Fu'aad shangoli and Godane, are bussy to brainwash many more Somalis to do worse terror acts in any village in Somalia. Open your eyes people wide enough, and see the real danger.
  9. War jinni ninkii keena baxsha Alshabaab cidi is qarxis ugama horeyn. Hadiiba ay qirteen kuwii hore in ay ka dambeeyan kana iyaga ayaa ka dambeeyey..
  10. Maaddey shabaab difaaceda baad ka dhamaan la'adahaye horta xagee degan tahay saxiib?
  11. So when is election is going to be held? keeps yawning another year...
  12. At least we know why a secessionist might get chills or rashes upon hearing his name and that is because he crippled and exposed your lalaland dreams. Originally posted by *Ibtisam: Well what do you know, he has admitted his crimes but his supporters are still defending them
  13. I think you should know your input does not matter here, after all you are another disgruntled ONLF supporter, yearning from the arrest of the five criminals. Originally posted by Haatu: Sounds to me like the first signs of a dictatorship.
  14. I dont see a problem in it, it is just an advisor position and besides his son is very good dealing with the media. So why not let his father have him as an advisor?
  15. G If it wasn't so darn great your kin folks wouldn't swarm the place like hornets. So you should be grateful to others and stop whining about jailed criminals since no one in puntland is above the law be it an internally displaced person or a native inhabitant. If that is what we hear from that region, why would I have to swallow blades brother? Surely, I will not envy the "green valleys and rivers meandering all over this beautiful land with superb climate"!!!
  16. Talk about desperation! and here he is foaming from the mouth just because puntland is doing great. War sakiimo liq puntland af waxba uga goyn mayside. It shows desperation for something good about the image of that land, after it got defaced by the actions of a host of personalities from there.
  17. I think isbaaro is an innate nature of some and it just kicks in when ever the opportunity of erecting one arises. The so called government spent countless efforts and resources to train this people and still they are acting this way, which still makes you think if they are ready enough to take on alshabaab. I guess not. ------------------- Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Somalia oo muddo saacado ah ku dagaalamay qeybo ka mid ah degmada Wadajir ee magaaladda Muqdisho Askar ka wada tirsan kuwa dowlada Somalia ayaa maanta dagaal kulul waxaa uu ku dhexmaray xaafada loo yaqaano Nasteexo oo ku taala degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho sida dadka deegaankaasi ku dhaqan ay sheegayaan. Dagaalkan oo intiisa badan la isku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan oo ay ku jiraan gantaalaha garabka laga gano ayaa saameyn aad u daran ku yeeshay socodkii dadka iyo gaadiidka ee deegaankaasi, isagoo hakadna geliyey dhaqdhaqaaqii ganacsiga ee degaankaasi ka jiray. Dagaalka oo bilowday 11:00 barqinamo ayaa soo gaaray illaa 2:00 duhurnimo, iyadoo rasaas wiifto ah oo aad u fara badana ay gaareyso deegaano ka baxsan halka lagu dagaalamayo oo ku yaala isla degmada Wadajir. Ciidamada dowladda ee ku dagaalamaya degmada Wadajir ayaa la sheegay iney u kala baxeen labo beelood oo kala ah ****** iyo Xawaadle markii ay isku qabteen qaabka loo qeybsanayo lacago baad ah oo halkaasi looga qaado gaadiidka dadweynaha sida dadka deegaanku ay sheegayaan. Si rasmi ah looma oga qasaaraha dagaalka ka dhashay ee soo kala gaaray labada dhinac ee dagaalamaya iyo dadka rayidka ah ee halkaasi degan intaba, hase ahaatee warar laga helayo ilo kala duwan ayaa sheegaya inuu jiro qasaare dhimasho iyo dhaawac leh oo dad rayid ah soo gaaray, iyadoo dagaalkuna uu weli soconayo. dayniile
  18. Adigu ma iswaydiisay hadii TFGda la caawiyey markii la bilaabayey maxay hada u diiday in ay dib u caawiso puntlandtii cawin jirtay madama TFGdu lacag ka heshay aduun weynaha kale? Dadkan konfurta shishe ka yimaada waxba ka nasakhan. In loo taliyona ma ogala hadii talada la siiyo lalana xisaabtamo way cabaadayan. Bal adiga sheekadoda dhinac u saar! Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: quote:Puntland xiligii C/laahi Yuusuf Kaalin Muuqato ayay Dowladda u taageeri jirtay hadda maxaa u diidaa? Hadduu saan yiri, waa su'aal macquuleed, nothing labafoolnimo or hypocrisy about it. Dadkaas Bari u taliyo haka jawaabaan. The old stooge Xabashada waday ciidan iyo deeq la daba ordaayeen, almost bankrupting the meagre resources that gobol needed and without getting anything valuable in back ee maxaa hadda ka qeylisinaayo? Oh, I know, I know. One more reason we need Uuseey back in Bari. ASAP.
  19. ^Stands for "What the F" three other letters follow the F ..
  20. Zack Cunug yar aan dhulka kala aqoon baad tahaye soo baro cid walba meesha ay degto inta aadan afkaaga kala furin...