who-me

Nomads
  • Content Count

    156
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by who-me

  1. Originally posted by Che -Guevara: Isn't Al-Shabaab an indigenous movement? If the world let them be, Somalia will be in better shape. Sipping Starbucks on American soil and cheering for alshabaab! Very ironic, isnt it?
  2. Originally posted by Che -Guevara: ^looool..how could be you sure? Well I am highly confident with my state and people and we have an outstanding history of defeating fake religious pretenders. So the question to you is, are you confident who ever you are cheer leading for?
  3. Puntland will be victorious at the end and the terrorist will be flushed out.
  4. The future president of puntland in the making and i see the characteristic of a genuine leader in this man... Good job General Ilka-jir
  5. pretty much this thread sums up what so called Sland is based on....
  6. "Xaabsade oo ku baaqay in wadanka diinta lagu xukumo"... First time i had this kind of wild laughter .. muhahahaha ahaha
  7. Gaalkacyo (RBC Radio):- Hal ruux ayaa geeriyoodey laba kalena waxaa soo gaarey dhaawac kadib markii koox dabley hubeysani ay rasaas ooda uga qaadeen gaari rakaab ah oo marayey duleedka magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Gaariga rakaabka ah ee la rasaaseeyay ayaa marayey deegaanka Godod oo aan sidaa uga fogeyn magaalada Gaalkacyo, waxaana wararku intaasi ku darayaan in dableyda gaarigaasi jidka u gashay ay yihiin kuwa heyb ahaan ka soo jeeda koonfurta magaalada Gaalkacyo. Qofka dhintey iyo labada dhaawaca ah ayaa la keenay Isbitaalka GMC ee magaalada Gaalkacyo, halkaasi oo lagu dabiibayo labadii ruux ee dhaawacu soo gaarey oo ah nin iyo qof dumar ah, iyadoo marxuumka shilkaasi ku dhinteyna uu ahaa nin ka mid ahaa dadkii rakaabka gaariga saarnaa. Maalmo ka hor ayaa sidan oo kale dabley hubeysan oo ka tagtey koonfurta magaalada Gaalkacyo ay gaari rakaab ah ku rasaaseeyeen jidka u dhaxeeya Godod iyo Gaalkacyo, halkaasina uu ku dhintey hal qof saddex kalena uu dhaawac ka soo gaarey, waxana laamaha amaanka iyo maamulka gobolka Mudug ay sheegeen in aysan u dulqaadan doonin dhacdadan oo kale mar dambe, la ma oga haatan talaabada ay ka qaadan doonaan arintani mar labaad soo cusboonaatay.
  8. Dhowr jeer o hore baa galmudug xiligii chemiko jogaay la damcay in lagu booriyo in puntland wax ku darsadaan lakiin waa ka biya diideen. Taas kaba sokow hada ka hor ayaa mashruuc biyo galin ah yimid magaalada galkacyo. kadibna biyo galin ku sameeyey magalaada oo idil markii la soo gaaray xaafada ay ka degaan baa la yiri war biyo ma la idiin geliyaa xaafada dabadeedna waana diiden. Waxay noqatay arin dhag kafaar ku noqatay bulshada galkacyo. Dad xitaa diiday in loo horamariyo degaankoda.
  9. Maamul loo dhanyahay waa la isku dayey lakiin dadkani ma aha dad raba in ay wax la qaybsadaan ummadaha la dega magalaada mana aha dad awooda in ay gooni wax u samaystaan. Maamul ku sheega Galmudug iskaba dhaaf dhulka kale ay sheegtan xaafadaa yar bay xal u la'yihiin.
  10. In Amaan darada galkacyo ay salka ku hayso xaafada aad magaalada ka degtaan ma shaki ayaa kaga jira? mise runta ku dhibtay saxiib. Shacab la qarxiyo iyo wagajigo la duubto waa dhaqan konfurta ka yimid taasina ma aha wax aysan somalida kale aysan ogeyn. Hadana in yar un baad ku darteen oo bombkii un baad ciyaal usoo dhiibten.. Halkan ka eega qaar ka mid ah dhacdooyinka galkacyo http://www.somaliaonline.com/cgi-bin/ubb/ultimatebb.cgi?/topic/9/23275 Originally posted by Maaddeey: ^Ur Cousin messed with the title (he did it before and qaamat qiyaamatu Sayid Somali ) Sheekada dhan waa: Amni Darrada Koonfur bey nooga timid!. Wax fahan!.
  11. Puntland should take over that one messy district and if people want to live there peacefully they should allow them to do so but if not they should kick em out. You can only give people the freedom and the courtesy to govern them selves if they understand the value of peace if not they ought to be thought and governed. Puntland spent considerable time to give this people the chance to put things in order in that small district they reside but nothing fruitful came out from there. It became breeding ground for anarchists and misfits of society. Enough is enough
  12. Gaalkacyo(AllPuntland)- Gudoomiyaha gobalka Mudug ee Puntland Col, Axmad Cali Salaad oo maanta la hadlayay Warfidiyeenada ayaa shaaca ka qaaday in uu go'ay xiriirkii wada shaqeynta ahaa ee ka dhaxeeyey Maamulada Puntland & Galmudug oo kala maamula magaalada Gaalkacyo. Gudoomiyaha gobalka Mudug wuxuu sheegay in ay marar badan dhaceen falal kala gedisan, kuwaas oo ay ku jireen dilal ay geystaan dad ka soo jeeda Koonfurta Mudug, duqeymihii garoonka Gaalkacyo, dhaca gaadiidka iyo isku qabsiga dhulka oo faro batay. Axmed wuxuu ku eedeeyey Galmudug in ay ka talin waayeen arrimahaasi, markaasna ay waxba ka qaban waayeen dhalinyarada ka soo jeeda deegaankooda ee dhibaatada ka geystay deegaano ka mid ah Puntland. " In uu go'ay xiriirkii wada shaqeyn ee labada dhinac ayaan cadeyn, waayo Galmudug waxa ay waxba ka qaban waayeen howlo badan oo ay geysteen dhalinyar ka soo jeeda deegaankooda, waxaa ka mid ah falalka wax laga qaban waayay, dhacdadii jidka garoonka, duqeyntii garoonka, dagaalkii hubka waa weyn loo isticmaalay ee dhulka ku saabsanaa, dhaca gaadiid laga leeyahay Puntland" Ayuu yiri gudoomiyaha gobalka Mudug Col. Axmad Cali Salaad. Galmudug kama aysan hadlin warka ka soo yeeray Puntland, waxaana jiray xiisado udhaxeeyey labada Maamul wixii ka dambeeyey horaantii sannadkan, waxaana jiray dagaalo iyo hadalo kulul oo ay saxaafada isku marinayeen labada dhinac. F. C. Maxamed AllPuntland
  13. Tani dulqaad ma maleh dadkani ma aha dad fahansan qimaha nabada ama u bisil in ay bartaan waxa ay nabad tahay. In muda ah ayaa maamulka puntland ee Galkacyo isku mashquuliyen in xal ay ka garaan dhibaatoyinka soo noqnoqda lakiin wax haba yaratee ka suurto galay ma jirin. In ay suurta geliwaydo dadadaladan waxaa sal u ah in Maamulka Sheegta Galmudug ay ka soo bixiwaayen waajibaadkoda. Waxay ila tahay xalka keli ah oo lagu kalsoonan karo in galkcayo ay degto waa iyada oo maamulka Puntland uu gabi ahaan la wareego gacan ku haynta magalaada oo cidii doonta in ay degto magalaada loo ogalaado lakiin sharuud loga dhigo in ay dhowrto nabada hadii kale sharci lala tiigsado. Kuwa sheegta mamulka Galmudug ma aha dad wax fara ku haya waa dad un magac qaawan meel surtay kuna hoos nool maamul kale.
  14. Gaalkacyo:(Allpuntland)-Maamul xaafadeedka kajira koonfurta magaalada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa shaaca ka qaaday inay gacanta kusoo dhigayaan Malayshiyo beeleed kasoo jeeda koonfurta magaalada Gaalkacyo oo maalin kahor hubka ka dhaca Qoriga Suuga ku weerartay Garoonka diyaaradaha Caalamiga ah ee Gaalkacyo. Gudoomiyaha Maamulka Galmudug ee u qaabilsan arimaha deegaanada ay ka taliyaan Xassan Faarax Barre oo maanta Warfidiyeenada la hadlay ayaa sheegey in falkaasi uusan ka turjumayn aragtida Shucuubta Galmudug,wuxuuna sheegey in ciidamadooda lagu amray inay gacanta kusoo dhigaan Malayshiyaadkaas. "Waanu kaxunahay Duqayntii ka dhacday garoonka diyaaradaha ee Gaalkacyo,waxaa ka danbeeyey kooxo wax magarato ah,kuwaasina kama turjumayaan aragtida fiyow ee shacabkeena waana koox yar oo caadaysatay inay falal anshaxumo ah ku dhaqaaqaan,Ciidamadayada oo dhanna amar baanu kusiinay inay gacanta kusoo dhigaan"Ayuu yiri Xasan Faarax Barre. Gudoomiye Xassan wuxuu sheegey in ay raali gelintan mid lamid ah u direen maamulka Puntland saraakiishooda gobolka Mudug isla markaasna ay Shucuubta gobolka Mudug oo dhan ka raali gelinayaan falkaas,waxaana intaas ku daray in labada maamul ay isku raaceen in cadaalada la horkeeno cidi falkaas ka danbaysay. Hadalka Ninka ugu sareeya Saraakiisha Galmudug ee gobolka ayaa imaanaya xili maalin kahor ay Malayshiyaad kasoo jeeda koonfurta Gaalkacyo weerar ku qaadeen garoonka Gaalkacyo isla markaasna ciidamada ilaalada garoonku ay ku jawaabeen hub aad u Culus. Cabdiqani Xayir Allpuntland
  15. Gaalkacyo:(Allpuntland)-Gudiga Amniga ee gobolka Mudug ayaa maanta shir deg deg ah oo looga hadlayo Xaalka Amaan ee magaalada gaalkacyo isugu yimid,waxayna shirkoodan oo saacado badan socday uga hadleen falalkii ugu danbeeyey ee magaalada Gaalkacyo ka dhacay oo ay sheegeen in ay si deg deg ah wax uga qabanayaan islamarkaasna ay xaalada ka badalayaan sida ay imika tahay. Shirkan oo ahaa mid deg deg ah aya markii uu dhamaaday waxaa warbaahinta lahadlay qaarkamid ah saraakiisha ugu saraysa ciidamada kaladuwan ee gobolka Mudug & Gudoonka sare ee gobolka Mudug,waxayna islaqireen in amaanku uu sidii hore kasoo darayo islamarkaasna waxay codsadeen in shacabka magaalada gaalkacyo ay lashaqeeyaan ciidamada gobolka si ay ugu tilaabsadaan tilaabooyinka ay hiigsanayaan oo ay ku doonayaan inay wax uga qabtaan amaanka magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee dawlada Puntland Col,Axmed Cali Salaad oo shirkan shirgudoominayey ayaa markii uu soodhamaaday warbaahinta u sheegey in amaanka Gaalkacyo ay carqaladaynayaan Malayshiyaad kasoo jeeda koonfurta magaalada Gaalkacyo,wuxuuna gudoomiyuhu sheegey inaysan ku eegan doonin dadkaas,isagoo sheegey inay falkii u danbeeyey xalay ku keceen,islamarkaasna todobaadkii hore weerar gaadmo ah ku qaadeen garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo taasina aysan u xaglinayn dhanka wanaagsan. "Magaalada Amaankeeda maahan in aanu uga haybaysano dad qashin ah oo markasta Koonfurta kayimaada,waxaanu u sheegaynaa Maamulkooda in aanu warcad ka rabno talaabooyinkii u danbeeyey ee ay ku dhaqaaqeen,gaar ahaan garoonka oo ay todobaadkii hore rasaas waaweyn kusoo rideen & Falkii u danbeeyey ee xalay dhacay oo ahaa mid Burcadnimo ah,dadkaas warkooda waa inaad nasiisaan hadii kale wada degenaanshaha ayaa khalkhal ku imaan karaa"Ayuu yiri Axmed Cali Salaad oo hadal kulul oo dheer warbaahinta ka jeedinayey. Col,Axmed Cali Salaad wuxuu baaq u diray dadweynaha ku nool 14-ka Xaafadood ee magaalada Gaalkacyo oo uu sheegey inay isdhigteen markii ay amaan badan magaaladooda ku heleen,wuxuuna shacabka ugu baaqay inay mas'uuliyiinta kala duwan ee xaafada magaalada Gaalkacyo isugu yimaadaan shir deg deg ah oo looga hadlayo xaalka Amaan ee magaalada,wuxuuna baaq u diray dadka kasoo jeeda koonfurta Gaalkacyo oo degen miyiga fog ee dadka reer Puntland oo uu ugu baaqay inay si deg deh ah uguuraan maadaama wada degenaantii ay waxbadan ka xumaadeen roobab badana de'een. Cabdiqani Xayir Allpuntland.
  16. Gaalkacyo:(Allpuntland)-Taliska Qeybta Booliska ee Gobolka Mudug ayaa ka hadlay Xaalada Amaan ee Saacadihii udanbeeyey ay kusugnayd magaaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug,waxaana ay Saraakiisha usaraysa Amaanka gobolka Mudug shaaca ka qaadeen in falal kaladuwan oo Gaalkacyo ka dhacay ay ku raadjoogaan. Taliyaha Qeybta Booliska ee Gobolka Mudug G/llesare,Muuse Axmed Cabdiraxmaan (Xasaasi) oo maanta APL warkooban siiyey ayaa sheegey inay kawarhayaan falalkii u danbeeyey ee kadhacay magaalada gaalkacyo & Nawaaxigeeda,wuxuuna sheegey in Falkii xalay lagu weeraray gaari marayey inta u dhaxaysa deegaanka Godod & Gaalkacyo uu fuliyey gaari laga leeyahay Koonfurta Gaalkacyo. "Amaanka Gobolka Mudug waa uu wanaagsanyahay,mararka qaar wax waa dhacaan,hada xalay falkii ka dhacay Miyaha dhanka Bari ee magaalada ee lagu weeraray shacabka waxaa ka danbeeyey Gaari LG ah (Markad 2),waxaana uu ka yimid Koonfurta magaalada,Ciidanku waa ay ceyrsadeen oo cagaarweyne ayaanu isku xabadaynay,markii danbena guri kuyaala koonfurta magaalada ayuu galay,Sirdoonkuna gurigaas waa ay yaqaanaan oo xalay ayaa naloo calamadiyey"Ayuu yiri Taliyaha qeybta Booliska ee gobolka Mudug. Muuse Xasaasi wuxuu sheegey in gawaari Taarikadooda Dhooqo lamariyo si aan loogaran oo laga leeyahay Koonfurta magaalada Gaalkacyo ay habeen kasta magaalada soo galiyaan waxyaabo sharcidaro ah,wuxuuna sheegey in gawaaridaas ay u calaamadaysanyihiin islamarkaasna ay dhawaan shacabka horkeeni doonaan kuwa Mas'uulka ka ah oo ka taajira Amnidarada magaalada. "Gawaarida lagaleeyahay Koonfurta ee habeenkasta dhankeena yimaada,waanu lasoconaa Taarikada ayaa Dhooqo lasoo mariyaa si aanan loogaran,marka taasi mardanbe ma dhici doono inay falal geystaan,waxaanu u sheegaynaa in aanu isarki doono dadka ka ganacsida oo ku taajira Amnidarada gobolka Mudug"Ayuu yiri Muuse Xasaasi. Muuse Axmed Cabdiraxmaan wuxuu sheegey in Ciidamada Amaanka ee gobolka Mudug ay heegan buuxa kujiraan,wuxuuna sheegey in Saraakiisha Amaanka ee Galmudug oo ay xiriir laleeyihiin inay fariin u direen oo ay codsadeen in uguyaraan gacanta loosoogeliyo dad uu ku eedeeyey inay amnidarada magaalada ka shaqeeyaan oo kasoo jeeda koonfurta magaalada Gaalkacyo,wuxuuna sheegey in falkii u danbeeyey xalay ay geysteen oo ay uguyaraan 2-Ruux ku dhaawacmeen halka kudhawaad 2-kalena ay ku dhinteen xili la weeraray gaari usocday deegaanka Garacad oo loogalay jidka isku xira Godod & Gaalkacyo. Cabdiqani Xayir Allpuntland
  17. GAALKACYO: Kooxo hubeysan oo xalay dhowr qof oo rayid ah ku dilay kuwo kalena ku dhaacay Gobolka Mudug Posted to the Web Jun 05, 07:28 Gaalkacyo (PP) − Ugu yaraan laba qof ayaa la dilay oo midi ay ahayd haweeney habeenkii xalay ahaa, kaddib markii kooxo hubeysan ay weerarro kala duwan qaadeen, waxaana la sheegay inay dhaawaceen kooxahaas saddex qof oo kale. Nin hubeysan oo weerar ku qaaday goob shaaha lagu cabo oo ku taalla xaafadda Garsoor ee degmada Gaalkacyo ayaa dilay haweeney, halka uu dhaawacyo u geystay laba qof oo kale, kuwaasoo ku sugnaa goobta uu rasaasta ku furay. Ninkan hubeysan ayaa la sheegay inuu ka baxsaday halkaas markii ay soo gaareen ciidamo ka tirsan Booliiska Puntland, sidoo kalena lama oga sababta keentay inuu ninkaas weerarka ku qaado goobtaas shaaha lagu cabo. Sidoo kale kooxo hubeysan oo weerar ku qaaday gaari marayay inta u dhexeysa Degmada Gaalkacyo iyo Deegaanka Dagaari ayaa dhaawacay hal, iyadoo kooxahaas la sheegay inay dhac u geysteen gaarigii ay la galeen koonfurta Gaalkacyo. Kooxo kale oo iyaguna hubeysan ayaa waxay dileen qof markii ay weerar ku qaadeen gaari kale oo ka tagay Gaalkacyo kuna socday degmada Baladweyne, iyadoo weerarkaas uu ka dhacay meel ku dhow deegaanka Gallinsoor ee Gobolka Mudug. Mas'uuliyiinta maamulka Galmudug ayaa sheegay inay baaritaanno ku wadaan weerarrada lagu qaaday gaadiidkaas kala duwan, waxayna sheegeen inay qabteen qaar ka mid ah kooxdii weeraray gaarigii u socday Baladweyne.
  18. Well he is a refugee bank robber i dont think you would expect him to be very clever and not to mention he holds his sharci very close considering how he got to the USA. This is what happens when you bring ISBAARO thug to USA.. lol
  19. who-me

    Lucky kid

    ^ That is actually a turkish kid!
  20. This persons gender was in question for long long time but he/she never answers directly for some reason. I dont know why he/she chose to mystify them selves like that..
  21. ^ As we Speak now the puntland army are at the frontline and the conference in Turkey has a greater and more important consequence for puntland than a local skirmish. We all know the true motive behind this pity move by Riyaale.
  22. I dont know what you guys are yapping about but so far he is the only one who put things in order in puntland. He achieved in a short period of time what Cade or Yey could not achieve in two terms. In Cade's term we remember bandits were robbing people off their belongings in Garowe , the capital which suppose to be the most peaceful place in the state. Also something unheard of in the previous admin is the idea that no one takes government job for granted and if a minster or district chief can not do his/her job they get booted quickly. Steps like this ones have led puntland to have surplus of taxes and no penny escapes without being unaccounted. Government employees get paid in timely fashion which wasnt the case in the previous admins as well. Of course he does have some short comings but they are very small and it is something that any smart puntlander can put up with.
  23. ^ hamari news are better! You are mole as said before by some and no doubt about it. You can run but you cant hide.
  24. ^ you must be one happy customer.. lol
  25. Point blank they shot em and dumped their bodies in the ocean. This is just a side story they prepared for the media to cover up the truth.