Garyaqaan2

Nomads
  • Content Count

    878
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Garyaqaan2

  1. ^^^ maya waxaan maqlay ninkii yiri waan soo manahay gacantana ku heesta sigaar
  2. Ramadaan kariim maansha alaah sanadkaan waa mid barakeeysan. for the 1st time reer kismaayo ee xor ku soomaan amiin lol
  3. very good news . Reer kismaayo waa dad nabada aad u jecal. nin niigyo cab ah baa helay baryahii lasoo dhaafay. ilaahaa se ka dul qaaday. si ay nabad uugu soo maan bisha barakeeysan ee ramadaan. huuraale iyo dadkiisa dabada ayaa laga galay
  4. lol emperor you will see alot things in these days. but good dection by jabiso. they don't need these old time guys
  5. Originally posted by Allamagan: Loool @ this dude, Empror. He never cease amusing SOLers, isn't he? the truth is that this dude never gets tired of playing the buffoon in SOL politic section. Go back to history books somalina waa is taqaana so Duke's and Empror's lot could and I say would never defeat Hiraale's in any sort of war so why not let them rejoice (mashxaradaan) over -not theirs - but the short term victory of united Al Shababs in Jubooyinka. What they trying to ignore here is the fact that Hiraales people are still in control and unfortunately fighting on both sides of the fence and the fact that they still with or without Hiraale will have greater SAY over Kismayo's future . Lets hope this city gets peace at last IA and maxaay kuugu taala for sure lot alla wejiyo-xun will never have the lions share Hiraale's will have and enjoy in Kismayo till the dooms day. So dear lads temperoraly swim with the current at the moment and shed so much tears later ookaalay aadeer madaashid miyaa. Argabanku calool adakaa. wali waad soo indho cadahay. adeerkaa huuraale haduu baxsado ayuu nasiib leeyahay is ka daa jva dambe oo lagu arko jubooyinka. adeer waa cashar cusub ee baro. Baardheernah dadkii lahaa baa mardhow usoo socdo. Al iimaan Sheeq xasan turki and his family are orginal the native that town and they are caming. ADEER NASO YAAH QEER ALAHA KU SIIYO.
  6. let me just say this is the 1st time the people of kismayo insha alaah will enjoy for the month ramadan peacfully.
  7. good news Emperor finaly mr huraale will pay a big price for his own actions.
  8. ^^ but what point are ou trying to make here adeer!!
  9. hadeey labo maroodi is dagaalaan garaaska ayaa waxnoqdo. Anyways i hope bare hiiraale understands and will be smart enough to safe his kids. they are been killed by the tens and towns each day and that is not smart way to fight.
  10. thanks for the update museeya that is my hometwon. I hope for peace my city
  11. mudaaharaad waa la arki jiray lakiin shicib nabad ku noolaa inbadan in lagu laayo tiknikno wax wanaagsan ma ahahan. waa arin murugo leh. ilaaheey ha fududeeyo xaalada dhulkii somalia waa u dhamaatay.
  12. anigoo calan kulabisan hala iga firiyo mudaahiraadka i will be the 1st one to be their.
  13. war heedhe ninka ha iskugu tagin Emperor sxb things will got easier insha alaah. and sooner or later you will joint the freedom fighter's.
  14. First let me say to you my younger bro Emperor good to see you around and still writing on sol. I decided to take a break from sol for my own goods but iam back know. mr emperor where ever the occupier's are has to be attack and destroied. alot cities have been freed at moument. and inshalalaah soon somali soil will be freed. the great hero The quote of Sayid Muxamed has said "I wish to rule my own country, and protect my own religion; we have both suffered in battle. I have no fortes, no houses, no cultivated fields, no silver or gold for you to take; all you can get from me is war, if you wish peace go way from my country to your own. " so we will be fighting as long as the xabshi is in ourland. :mad:
  15. Waligeeyba boqor Qurxoonba maan aragaba lakiin waxaa cajiib ah hadii dhulka somalida lugu xiraayo nin u cararay somaliway waa cajiib
  16. Ruxii dhintay alaha u naxariisto waxii camal ahaa oo qeer iyo shar ba ah alaah baa ka abaal marin doona
  17. yes indeed Interesting discussion. CQadir Nur Farax Gacmey is great scholar. Good points
  18. Great devolpment yaa Emperor. but we have to but on whold on these, and focuse on the milltery side. We have to defeat the enmenies first.
  19. Originally posted by Castro: ^^^^^ Saaxib, what is "Misna"? And the mighty TFG Ethiopian army is getting a royal a$$ whooping in Muqdisho. They have no time, or inclination, to liberate Laas Caanood from itself. Castro is the only man who hate Ethiopias. Castro stans for true somali. Castro doesn't support any group over another. Castro is very well blance in his plotical views. Castro is the man somali people needs at time of crisis.
  20. Wonderful news, we where all hoping things to end up in peacful manner. The two sides of the conflict agreed in principle to free those arrested. As long as those Culmaa and Isimo, Garaadyo, Suldaamo and so on are respected in puntland we are in good hand.
  21. Waxayna ka mid tahay talo xumada Dawlada Somaliland iyo qorshe la, aanta... lol @dawlada somaliland warheedhe don't you guys stop day dreaming Indho adakaa Dawlada somaliland kulahaa Maa tiraahdo tuulada hargeeysa
  22. Unity is one of those magical words which can, by its mere invocation, justify a discourse. Whatever produces unity is good. whatever destroys or threatens it is bad. sounds impertinent, even narrow-minded and ungenerous. But such young people and women in lasanod, "unity" is a tool of liberation. The people in lasanod is going through very hard time and this is the perspective from which we see today in lasanod and unity implied in our title can by no means be taken for granted. unity through freedom, The people in LA stans for our unity. all we have to wait and see how long will it take those somalidiid to be droven to their little toolo without bloody day. :mad:
  23. Gen. Cadde Muuse Oo Khudbad U Jeediyay Kumanaan Ciidamda Daraawiishta Ah (Laascaanood}31.10-7 Madaxweynaha maamulka Puntland Gen. Cadde Muuse Xirsi ayaa booqasho ku tegay jiidda hore ee ciidamadu ku sugan yihiin ee agagaarka Tuulada Tukaraq, kuwaas oo isu diyaarinaya in ay dib u weeraraan magaalada Laascaanood ee gobolka Sool Khudbad gaaban oo uu Gen. Cadde Muuse u jeediyay saraakiisha iyo ciidamadaa ayaa waxa uu si weyn carabka ugu adkeeyay waajibka ka saaran ciidamada Puntland difaaca dadka iyo dalka, isla markaana ay ka hortagaan shirqoolada ay maleegayaan kooxaha isu bahaystay duminta Puntland. Waxa uu Gen. Cadde Muuse ciidamada ku booriyay in ay u diyaar garoobaan howlgal milateri oo ay suuragal tahay waqti kasta in uu bilowdo kaas oo dib loogu xoreynayo sida uu yidhi magaalada Laascaanood, isagoo xusay in dhowaan ciidamada Puntland ku laabadan doonaan magaalada Laascaanood. Ilaa 7 kun oo ciidamo ah ayaa la sheegay in maamulka Puntland uu isugu geeyay goobo kala duwan oo ku dhow dhow magaalada Laascaanood, inkastoo weli ay jiraan diyaargarow ay ciidamadaasi ka wadaan aaggaasi. Widhwidh Online News Desk..Media Center
  24. Xasan Abshir Oo Digniin Culus Siiyay Maamulka Labaxay Somaliland (Laascaanood}31.10-7 Xasan Abshir Oo Digniin Culus Siiyay Maamulka Labaxay Somaliland Xasan Abshir Faarax "war raggaas soo duulayoow dhiiga dadka kala celiya oo isaga taga hadaad naftiina rabtaan laascaanood waa talo aan soo jeedinay oo aan wada qabno Puntland ilaa madax weynaha ayaa qaba federaalka".................... Gen. Cade Muuse ayaa maanta furay kal fadhigii 19 ee golaha wakiilada barlamaamka puntland waxana ka soo qeyb galay xildhibaano badan oo ka tisran golaha wakiilada iyo kuwa wasiirada iyo saraakiisha hogaaminaysa ciidamada Daraawiishta waxaana sidoo kale soo xaadiray madasha shirka xubno ka tirsan Baarlamaadka Somalia . Kal fadhiga 19 ee Baarlamaanka maamul goboleedka Puntland ayaa waxaa loogu magac daray “ difaaca dalka iyo ansixinta miisaaniyad sanadeedka 2008” waxaana lagu dhawaaqay halku dhiga kal fadhiga hal mar is qabsaday sawaxan iyo sacab lagu taageersan yahay kal fadhiga iyo magacsiisa . Madasha kal fadhiga ayaa waxaa ka halday xildhibaano badan kuwaas oo dhamanatood soo hadal qaaday xaalada gobolka sool gaar ahaan magaalada laascaanooda waxana ay shegeen in difaaca iyo iyo dhulka gobalka sool ay yihiin mid muqadas ah ayna ka xigaan dagaal wixii ku soo gar ******a waxana ay sidoo kale sheegeen in ay tahay in maamulka la magac baxay Somaliland ee kaashanaya xoogaga argagixisada ah kana soo hor jeeda qaraminada iyo wada jirka soomaliya dagaalkana ku haya Dowlada Somalia waa sida hadalka u dhigeene. Sidoo kale waxaa madasha ka hadalay gudoomiyaha Baarlamaanka maamul goboleedka Puntaland Axmed Cali Xaashi waxana uu shegay mar uu ka hadlayay kal fadhiga iyo sababta loogu soo beegay xiligan in ay tahay xaalada is difaacis iyo in laga wada hadlaa xaalada ka so korodhay Gobalka Sool waxana uu yidhi mar uu ka hadalayay sida lo furay ka fadhiga iyo ajandaha looga hadlayo “xaflada furtitaaka kal fadhiga 19 ee golaha wakiilada dowlad goboleedka Puntland ayaa loogu magac daray: “difaaca dalka iyo ansixinta miisaaniyad sanadeedka 2008” waxaana aad aragtaan sida wanaagsan ee ay u soo wada xaadireen dhamaan wakiiladu waxana sidoo kale jirta in ay nala joogaan xubno matalaya Dowlada somalia oo isugu jira wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka federalka ku meel gaadhka ah kal fadhigan waxaana uu kuwii hore uga badalan yahay magaca uu wato iyo arimaha looga hadlayo”. Dhanka kale waxaan madasha kal fadhiga hadal ka soo jeediyay wasiirka kaluumaysiga iyo khayraadka badda ee Dowlada somalia Xasan Abshir Faarax ayaa ugu horayn sheegay in uu aad ugu faraxan yahay ka soo qeyb galka ay ka soo qeyb galeen isaga xildhibaano baarlamanka federaalka ah kal fadhiga 19 ee golaha wakiilada ee Puntland kal fahigana uu yahay mid taariikhi u ah labada dhinac ee mamul gobaleedka puntaland iyo Dowlada Somalia waa sida uu hadalka u dhigaye Xasan Abshir ayaa soo hadal qaaday xiisada ka dhex taagan labada maamul ee Somaliland iyo Puntland iyo gacan ku heynta magaalada laascaanood waxana u yidhi mar uu ka hadalyay xur gufta ka dhex taagan labada maamul “ maanta waxaa ay ka duwan tahay kal fadhiyadii kale saaxiibayaal maxaa yeelay waxaa la haystaa magaalo madax ka mid ah goboladeena o lagu soo duulay anigu waxaan dhihi karaa kal fadhigii furanaye wa in golaha wakiiladu uu qof walbaa dhanakiisa abaabulka ha ka soo galo waxaan leeyahay dadkaa aan dariska nahay ee ku soo duulay gobola sool magaalo madaxdisii qabsaday war raggaas soo duulayoow dhiiga dadka kala celiya oo isaga taga waa talo aan soo jeedinay oo aan wada qabno Puntland ilaa madax weynaha ayaa qaba federaalka ayaa qaba runtii puntland lagama qabsan laascaanood ee Puntland waxaa ay ka mid tahay federaalka ” wuxuuna intaa ku daray waxaan maqlayay oo ana hadda ogaaday in dagaalka ay wadaan qaar ka mid ah maxkamadihii xamar iyo kuwa jooga asmara waxana arkaa in ay tahay in ay ka waantoobaan dadka dagaalka soo wada dadka ay ku laynayaan shacabka “ Hadalka Xasan abshir ayaa ku soo beegmaya xili oo safar ku marayay qaar ka mid ah gobolada puntland i waxaana uu kulamo kula soo qaatay magaalada Gaalkacayo qaar ka mid ah odayaasha gobalkaas iyo xubnaha maamulka puntland ee ku suganaa Gaalkacayo waxaana dadka la socda siyaasada Dowlada Somalia ay sheegayan in safarka xasan Abshir oo ka qeyb yahay abaabul uu in dhawaan ahba ka waday gobalda Puntaland. Isku soo wada duuboo waaxaa ay dad badan oo is weydiinayaan waxa ka soo bixi kara dabayaaqada kal fadhiga 19 ee golaha wakiilada maamul goboleedka Puntland iyo waxa ay ka soo saaran dhamaadka kal fadhigooda iyo waxs isku raacaan
  25. Generale thanks sxb for the update Shacabka Sool oo dar dar geliyay kacdoonka ka dhanka ah maamulka Hargeysa Last Updated::2007-10-31 18:02:48 Laascaanood(HRNet):-Wararka ka imanaya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa ku warramaya in shacabka magaalada Laascaanood ay sii xoojiyeen kacdoonkoodi ay ku diidanayeen maleeshiyada taageersan maamulka la baxay Somaliland ee gacanta ku haysa magaalada. Waxaa hirtii waaberi ee saaka samada magaalada isku xiray qiiq iyo holoca taayirada dabka lagu qabad siiyay bar tamaha magaalada iyada oo ay taas bar bar socdaan dhagaxaanta iyo baaburta iskaraabka ah ee lagu gooyay wadada, iyada oo ay shacabku magaalada ay il dheer u leeyihiin xubnaha ka tirsan maamulka Hargeysa ee isku dayaya in ay magaalada soo galaan. Waxa wararku intaa ku darayaan in xubnaha ka tirsan maamulka Hargeysa iyo shacabku ay magaalada kaga kala sugan yihiin laba dhinac iyada oo shacabku ay ku adkaysanayaan in aysan wax hadal ah ama wada shaqaynba la yeelanay xubnaha hormoodka ah duulanka laga soo abaabulay magaalada Hargeysa. Waxana xiran meheradahii ganacsi iyada oo ay magaalada ka guureen ganacsatada intoodi badnayd Waxana warar hoose ay sheegayaan in maamulka Hargeysa uu isla meel dhigay inaan wax talaabo ah shacabka laga qaadin ilaa iyo inta ay ciidamada Puntland ku kala bixi doonan dagaalka la filayo inuu ka dhex qarxo labada dhinac