Garyaqaan2

Nomads
  • Content Count

    878
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Garyaqaan2

  1. Red sea what do you say about this news. Dibad Baxayaal Gadoodsan ayaa shiid kala daalay hotel Xamdi (Laascaanood}24.10-7 iyadoo ay guud ahaan magaalada laascaanood ay hadheeyeen dibad baxyo siweyn looga soo horjeedo ciidamada maamulka labaxay somaliland ayaa kooxo dhalin yaro ahi waxay shiid iyo dhagxaan kala daaleen hoteeelka caalamiga ah ee Xamdi.................... waxaa xidhan inta badan goobihii ganacsiga iyo suuqyada magaalada kadib markii ay kooxo banaan baxayaal ahi sameeyeen kacdoono ay kaga soo horjeedaan ciidamada somaliland. sidoo kale waxaa xidhan dhamaan wadooyinka dhexmara magaalada haba ugu daraadee laamiga weyn ee halbowlaha u ah magaalada. kooxaha gadoodsan ee kacdoonka wada waxay shaagag ama taayiro waa weyn ku gubayaan wadada laamiga ah ee magaalada. waxay kaloo ay shiid iyo dhagxaan waa weyn ay la dhacayaan goobaha fadhiisinka u ah xubnaha jogooyinka loo soomagaacabay ee gobolka uga wakiil ka ah somaliland. waxaa la arkayay taniyo shalay ilaa xalay dhalin yaro cadhaysan oo siweyn u shiidaya hoteel ka caalamiga ah ee xamdi halkaas oo ay dhalin yaradu ku tuhmayeen inay joogaan masuuliyiin uu horkacayo Fu'aad aadan cadde Widhwidh Online News Desk Media Center
  2. you instincts is abustly wrong. please do yourself a faver and read this news. I am spurised dayniile wrote this. to add that why are allthe Business place are still closed.? that should give you Red flag dear. Dagaal Muqaawameyn ah oo markii ugu horeysay ka dilaacay Laascaanood, weerarana ka geystay (Bam gacmeed xalay lagu tuuray Hotel ay degan yihiin mas’uuliyiinta Somaliland) Kooxo kacdoon wada oo ka soo horjeeda ciidamada Somaliland ee dhowaan kuwa Puntland ka qabsaday deegaano ku yaala gobolka Sool ka dib dagaalo dhexmaray ayaa markii ugu horeysay lagu arkay magaalada Laas-caanood ee gobolka Sool, kuwaasoo falal qarbudaad ah ka bilaabay gudaha magaaladaasi. Bam gacmeed ayaa lagu soo waramaya in habeenimadii xalay lagu tuuray Hotel ku yaala magaaladaasi Laascaanood, kaasoo ay geysteen kooxo hubeysan oo aan la garan heybtooda, inkastoo uusan wax qasaare ah geysan, waxaana hotelkaasi oo lagu magacaabo Xamdi degenaa mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Somaliland ee halkaasi socdaal ku jooga, waxaana qaraxaasi ka dib howlgalo baaritaan ah ka bilaabay agagaarka hotelkaasi iyagoo ka baadi goobaya kooxihii ka dambeeyey bamkaasi. Isla xalay ayaa iska horimaad hubeysan waxaa uu ka dhacay bartamaha magaalada Laascaanood ee gobolka Sool kaasoo u dhexeeya ciidamada taabacsan Somaliland ee halkaasi jooga iyo kooxo hubeysan oo ka soo horjeeda, waxaana iska horimaadkaasi ay labada dhinac isku weydaarsadeen rasaasta ka dhacda qoryaha fudud, lamana soo sheegin cid waxyeelo ay ka soo gaartay, waxaana arimaha ay ku soo beegmayaan xili labada dhinac ee Somaliland iyo Puntland ay ku jiraan diyaar garow dagaal oo aad u xoogga badan, iyadoo Puntland ay dooneyso iney soo ceshato Laascaanood halka Somaliland ay sii adkeyneyso difaaceeda Xafiiska wararka ee Muqdisho, Soomaliya dayniilecom
  3. Originally posted by Emperor: ^LOL, all the countries you see are a form of combined districs, the whole are parts of one as one is part of the whole... Perhaps that too hard to figure out Garyaqaan thanks for the report, very encouraging to see the brave sons and daughters of LA people are rising the blue flag high resisting the Qatlanders militia under this unfortunate circumstance. Those who led the Somali nationalism and patritism, the people of L.A have now once again aired their voice anger and violent reaction towards the orphans of the British, the resident of that city deserve a medal and each and every1 in that whole SOOL region should get herioc medal for this. Emperor you welcome sxb. yes iam trying to fill in for Duke . As you can see sxb is hard for some people to hear the vioce of those Wadaniyiin
  4. those one's your talking about are not considered native or locals. we called them traitor = who betrays one's country, a cause, or a trust, especially one who commits treason.
  5. We, the Diaspora from the Sool, Sanaag and Cayn regions (SSC) of Somalia; (SSC}23.10-7 Having participated in an extra-ordinary teleconference organised by the Forum for the defence and Development of SSC and in which participants from Europe, North America and elsewhere in the world had participated have adopted the following declaration: The Forum for the Defence and Development of SSC would like to convey to the Secretary General of the United Nations and his Special Representative for Somalia, the Secretary General of the Arab league and his Representative for Somalia, the Chairperson of the African Union, The Representative of the European Union for Somalia and the Somali people everywhere : • Our outrage and opposition to the naked and unprovoked aggression that the militia from the hargaisa clan have launched last week on the SSC regions inhabited by the puntland clans in which they captured the regional capital Lascanod by force. The occupiers had unleashed widespread looting, rape, death and destruction and forced thousands of residents to flee the capital and seek refuge in the country side with no access to food, shelter and medicine; • In line within their inalienable rights, the people of SSC consider themselves as part and parcel of Somalia and are recognised as such by the international community. In this regard, they consider as preposterous the claim by the secessionist burco clan that our SSC regions belong to them on the ground of defunct colonial boundaries that ceased to exist and have any relevance or legality following the independence and subsequent union of former British and Italian Somalilands on 1 July 1960; • Since the collapse of the Somali State, the Somali people had organised themselves along traditional clan basis. While in the North West Region of Somalia, the hargia clan have established their self-declared independent Somaliland, the D-o-l-b-a-h-a-n-t-e for their part, being part of the H-a-r-t-i and wider D-a-r-o-o-d clan, have joined Puntland Regional Administration which remains part of Somalia; • The hargeysa invasion of SSC regions are motivated by two related objectives: First, they attribute the absence of recognition of their self-declared independence since 1991 as due to the fact that the SSC capital was until last week outside their control and as such considered its capture as prerequisite for their recognition. Secondly, the invasion of SSC and their continuing threats against the rest of Puntland is aimed to de-stabilise Puntland which could in t urn accelerate the demise or collapse of the Transitional Federal Government (TFG), a prospect which, if it materialises, is seen by them to be favourable to their recognition as the only remaining functioning entity in what they call former Somalia. • The I-s-a-a-q invasion, contrary to their misguided blinkered calculations, would rekindle the clan war in Somalia on a wider scale as other puntland clans join the defence of the D-a-r-o-o-d patrimony and the unity of Somalia against the invading secessionist ***** clan. In the light of the above, we: • Call on the invading Burco militia to unconditionally and immediately withdraw from the totality of the D-h-u-l-b-a-h-a-n-t-e-inhabited SSC regions; • Call on the international community and neighbouring IGAD countries to put all necessary pressures, economically and diplomatically, on the self-declared government of the secessionist enclave in Somaliland to withdraw their forces immediately from SSC regions and compensate the SSC people for all the loss of life and property they had inflicted on them. • Call on the United Nations that those who committed war crimes and crimes against humanity and other human rights violations on the SSC people be tried for their crimes at the International Criminal Court in The Hague similar to its actions in Darfur. • Call on the United Nations agencies and other international aid organisations to withhold aid from Somaliland so long as it is engaged in aggression. If it was not for such international aid, it would not have been possible for Somaliland to divert resources to its invasion of SSC regions. • Appeal to international humanitarian organisations to come to the aid of the suffering displaced SSC people whose conditions are worsening by the day in particular the vulnerable groups such as children, women and the elderly. Forum for the defence and Development of SSC
  6. Dibad Baxayaal Gadoodsan ayaa shiid kala daalay hotel Xamdi iyadoo ay guud ahaan magaalada laascaanood ay hadheeyeen dibad baxyo siweyn looga soo horjeedo ciidamada maamulka labaxay somaliland ayaa kooxo dhalin yaro ahi waxay shiid iyo dhagxaan kala daaleen hoteeelka caalamiga ah ee Xamdi.................... waxaa xidhan inta badan goobihii ganacsiga iyo suuqyada magaalada kadib markii ay kooxo banaan baxayaal ahi sameeyeen kacdoono ay kaga soo horjeedaan ciidamada somaliland. sidoo kale waxaa xidhan dhamaan wadooyinka dhexmara magaalada haba ugu daraadee laamiga weyn ee halbowlaha u ah magaalada. kooxaha gadoodsan ee kacdoonka wada waxay shaagag ama taayiro waa weyn ku gubayaan wadada laamiga ah ee magaalada. waxay kaloo ay shiid iyo dhagxaan waa weyn ay la dhacayaan goobaha fadhiisinka u ah xubnaha jogooyinka loo soomagaacabay ee gobolka uga wakiil ka ah somaliland. waxaa la arkayay taniyo shalay ilaa xalay dhalin yaro cadhaysan oo siweyn u shiidaya hoteel ka caalamiga ah ee xamdi halkaas oo ay dhalin yaradu ku tuhmayeen inay joogaan masuuliyiin uu horkacayo Fu'aad aadan cadde
  7. Jaaliyad ku dhaqan Sacudiga oo ka hadashay arinta Laascaano -------------------------------------------------------------------------------- Muqdisho, Somaliya (Calanka.com) 22-Oktober-2007 -------------------------------------------------------------------------------- Waxaa taariikhdu markay ahayd 19kii Octobar 2007 isugu yimi shir odayashaa, culimaa’udiinta iyo wax garadka jaaliyada reer Puntland ee degan magaalada Jiddah ee Boqortooyada Sucuudi Carabiya kaasoo laga arinsanayey xaalada colaadeed ee ka soo cosbaanaatay degaanada Puntland. Falanqayn iyo gorfayn dheer ka dib jaaliyadu waxay soo saartay Bayaankan ka kooban afarta. 1. Waxaan si buuxda u taageersanahay Go’aankii Garaadada *********** ku gaadheen Laascaanood bishan Octobar 3, 2007, waxaan ku boorinayna dhamaan reer puntland gaar ahaan beesh *********** meel kastooy joogaan si aan kala hadh lahayn ay ugu istaageen hirgelinta qodabdiisa iyo difaaca dalka. 2. Waxaan Hanbalyo iyo Bogaadin u diraynaa Shacabka Laascaanood sida soomaalinimada iyo wadaninimada leh ee ay uga gadoodeen weerarka gardadarada ah ee lagu soo qaaday gobolkooda waxaanuna la garab taagan nahay taageero hiil iyo hooba leh, naf iyo maal. 3. Waxaanu canbaaraynaynaa weerarka Gardarada ah ee maamulka Waqooyi Galbeed ee la baxay “soomaliland” ku soo qaaday gobolka Sool waxaan masuuliyada wixii ka dhisha falkaa gardarada ah dush ka saaraynaa maamulka soomalidiidka ah ee fadhiya Hargaysa, waxaana u sheegaynaa inuu si nabad gelyo ah uga baxo meelaha uu ka soo galay gobolka Sool. ODAYASHAA SAXEEXAY BAYAANKA 1. Cali Axmed Tuuhe 2. Cali Ismaaciil Guraase 3. Maxamud Ibraahim Xabashi 4. Yasin Bare Cilmi (Dable) 5. Dr. Maxamed Ciise 6. Caaqil Ibraahim Jaamac Faruur 7. Dr. Gaarase Xaaji Khaliif 8. Caydiid I. Daldal 9. Yasin Warsame Weyne 10. Maxamed Jaamac 11. Cabdi Salaan Maxamed Hay-deyin 12. Daahir Cali Ismaaciil (Ciiro) 13. Dowalad Faarax Falaag 14. Maxamed Cali (Ooji) 15. Maxamed Muxiyadin (Abu-Camaar) 16. Sh. Cabdil Casiis Yusuf 17. Cabdiraxman M Sh. Cumar Xariri 18. Cali X. Xasan Shire 19. C/laahi M. Sh.Cumar (Case) 20. Yusuf Adan Cartan (Dibadyaal) 21. Maxamed Cilmi Xaashi 22. Jaamac Dheeg Maxamed 23. Maxamud Kudheji Jaaliyada Puntland Ee Saudi Arabia - Jeddah
  8. the launched unprovoked armed aggression on the peaceful town of Las Anod today as we speak are fighting back inside lasaanood. a phone call that i made this moring i was told not even one soldier is in laaska. and that is good news. Laascaanood (HRNet):- Rasaas goos goos ah ayaa caawa ka bilaabatay xaafado kamid ah magaalada Laascaanood, ee xarunta gobalka Sool. Rasaastan ayaa ah kuwo ay tuurayaan shacab is hubeeyey kuwaasi oo kasoo horjeeda maamulka Somaliland, iyo waliba xubno kamid ah maamulkaasi oo la sheegay in ay magaalada soo galeen. Isla caawa ayaa magaalada Hotelka kuyaal ee Xamdi waxaa lagu tuuray bambaano, ayadoo aan la xaqiijin wax khasaaro ah oo halkaasi ka dhashay, hotelkaasi ayay ku sugnaayeen xubno ka yimid magaalada Hargeysa oo kamid ah maamulkaasi. Dhinaca kale xaafadaha magaalada ayaa maanta laga maqlayey iyo caawa rasaas ay ridayeen dhalinyarada lagu magacaabo Guuto 1aad kuwaasi oo ah koox shacabka kamid ah oo is abaabulay isla markaana kacdoon ka dhexwada magaaladaasi. Dadkan shacabka ah oo qaarkood hubeysan halka kuwo kalena ay dhagaxaan tuurayaan ayaa maanta isku dayey in ay gacanta ku dhigaan labo gaari oo ay wateen maleeshiyooyinka deegaanka kasoo jeeda ee taageersan maamulka Somaliland, ayadoo la sheegay in gaadiidkaasi ay ka baxeen gudaha magaalada, balse qaar kamid ah ragii hubeysnaa ee ka dhaceen mid kamid ah gaawaaridaasi. Xaalada magaalada ayaa aad u kacsan, waxaana isa sii taraya dhaq dhaqaaqa ay wadaan shacabka oo kasoo horjeeda isbedalka magaalada ku yimid iyo sheegashada maamulka Soomaaliland in uu la wareegay magaaladaasi, ayagoo shacabku saxaafada ugu baaqeen in ay magaalada yimaadaan xaalada dhabta ah ee ka jirtana arkaan. Magaalada ayaa kala go'an ayadoo lagu tilmaami karo cida gacanta ku heysa magaalada dadka shacabka ah oo ayagu si weyn maalin walba isugu soo baxan jidadka waaweyn ayagoo dhagaxaan la beegsada gaadiidka iyo shaqsiyaadka kale ee lagu tuhmo in ay qeyb ka yihiin kooxaha kasoo jeeda deegaanka ee la shaqeeya ciidamada Somaliland ee ayagu weli banaanka ka fadhiya magaalada. Shacab badan baa magaalada Laascaanood horey uga qaxay ayagoo intooda badan degay deegaanka Tuka raq ee ah goobaha ay weli ku sugan yihiin ciidamada Puntland, waxaana hada magalada Laascaanood jidadkeeda si weyn uga muuqda rag iyo dhalinyaro kacdoon wada. Kulan ka dhacay maanta magaalada Garowe ayey ku kulmeen issimada gobalka iyo maamulka Puntland ayagoo ka tashanaya tilaabada iyo go'aamada la xariira xaalada gobalka Sool.
  9. ^^^^old news still makes new news lol we just have to keep repeating untill SheekhaJacaylka uu ka quusto dhulka soomalida somaliland. Ama Lascaanood.
  10. Originally posted by Johnny B: ^And adiga gar taqaan? Garyaqan is not someone who always agrees/disagrees with whatever that is said, garyaqan is someone who knows where he is or might be wrong, hence accepts correction. and you're wrong in this one by not knowing where you're going wrong. It's not the AU that can dismember/unite Somalis , its you,me & the secessionist, and in a wicked little way , you're comtributing to the dismemberment of Somalia by alienating the secessionists which indirectly forces them to even knock more doors and gives you little happiness ala gallows humour, but deeply disappoints you further, since its the very first reason you posted this article i may assume. The need for both you and the cesessionists to understand that you have only yourselves and ofcource your common archrival is at pitch fever. Tell me, how many years of a rejected secession appeals could of have given you the happiness of a united functioning Somalia? am sure ,you can work the mistery out. on another thought , skip it, its just one of my bravados. Homeboy before you got confused with my name. address the issue not me .
  11. Originally posted by Castro: Listen, atheer Aaliyah, you probably are devastated with the "invasion and occupation" of Laas Caanood and it is why you're not your usual soft and religious self. I understand and sympathize with your anger and frustration and will, therefore, find it in myself to forgive your little outbursts. However, can you imagine my anger and frustration when my entire country has been invaded and occupied by Ethiopians? It's all relative, dear. Wa salaam. I REALY HATE WHEN PEOPLE PLAY OUR INTELLIGENCE. BRO JUST FACE THE FACT.
  12. Press Release Secessionist ‘Somaliland’ Embarks on a Dangerous Course of Desperation For Immediate Release The unfortunate, but internecine, conflict raging in Mogadishu between the Transitional Federal Government (TFG) and its opponents as well as developments elsewhere in the country have apparently thrown the secessionist camp in Somalia’s Northwestern Region (‘Somaliland') into disarray and confusion. Early this year the secessionist camp made a series of demonstrations in the UK, followed by a petition to the British Prime Minister to recognize the enclave – a petition which was naturally denied. The secessionists have now – perhaps as a result of that denial – abandoned their claim to peace and quiet in contrast to “southern Somalia,” and have opted for a belligerent policy designed to bring two pro-Unity northern regions, Sool, Sanaag and Cayn (which rejected their secessionists’ project) within their camp through military conquest so as to demonstrate to the outside world that they control the entire area of what used to be called British Somaliland. Fully aware that Hargeisa does not have the ability to do that, perhaps this is a Machiavellian effort to instigate and drag the fully engaged TFG into a new conflict in the northern regions. Accordingly, mobilizing from far away Hargeisa, the Secessionists tried during the past two weeks to make armed incursions into some of the towns and villages such as Huddun, Awr Boogeys and Dhahar only to be rebuffed by the local populations. The bulk of their militia is made up of former SNM militia re-cast as a ‘Somaliland’ national army. At the same time the secessionists spared no effort in adding fuel to the fire raging in our national capital by trying to forge an alliance, albeit false, with the ****** – a clan which is unswervingly committed to the unity and territorial integrity of our country. We, the Northern Somalis for Peace & unity (NSPU) condemn in the strongest terms these nefarious acts on the part of the secessionists and we pray that our people throughout Somalia will surmount their difficulties and unite for peace and prosperity with a view of securing a more stable future for posterity. Therefore, consistent with NSPU advocacy and commitment to peace and unity among all the citizens of the Somali Republic, we strongly urge and appeal to: The international community, specially the International NGOs, the UN, the EU, IGAD, and aid Donor countries/organizations to condemn the naked aggression of the secessionists entity, Somaliland, against the peaceful population of the Sool and Sanag Region and use their influence and leverage over the Hargeisa secessionists to refrain from undermining the current international efforts to stabilize the country; Call upon the ***** elders and intellectuals, specially those from Western Sanaag and Togdheer Regions, to condemn these heinous acts against your neighbors, which if continued, will trigger tragic conflicts which will severely impact the relative peace and stability in the area; Call on the remnants of the Somali National Movement (SNM), an ***** militia which in the confusion that followed the collapse of the central government in 1991, orchestrated the creation of ‘Somaliland’, to shed their banner of hate and refrain from actions and words that will once again lead to a conflict among the brotherly northern clans; and Call upon the Diaspora 'Somalilanders' and 'Somaliland' Part-time politicians, with their families safely in foreign countries (read: Faisal Waraabe, Ahmed Siilaanyo et al), to momentarily reflect on their doings and refrain from incitement and hate mongering the consequences of which may not directly affect them but will surely impact on the poor folks back home, irrespective of clan affiliation. May peace prevail among the long-suffering people of Somalia and may a new horizon of unity prosperity and prosperity dawns on our country. And may wisdom dawn on the bearers of hate. Sincerely, Gamal Hassan,
  13. After sixteen years of repeated failures our breakaway northwestern region which calls itself “Somaliland” made a desperate and, we hope, final move to force the African Union to recognize it. Last year (June, 20-21) a delegation of the secessionist region arrived at the AU meetings in Banjul uninvited but was, understandably, denied admission. They tried, nonetheless, to lobby for recognition in the hotels where delegates stayed but had no one to listen to them.1 This year (January 31, 2007) they attempted to gate crash the meetings of the AU in Addis Ababa only to be evicted unceremoniously from the meeting halls.2 All of this was uncalled for since there is a way of becoming a member of the AU that is clearly laid out in its Charter. The AU is not sovereign: it does not and cannot, therefore, grant diplomatic recognition. It is a club for 53 African sovereign states, and a new country can be admitted as a member, not only if it is African, but also if recognized as sovereign by half the membership of the Organization. The self-styled Somaliland is not recognized even by one single member state or any state in the world for that matter. Hence its desperate attempts to gate crash the AU Ministerial meetings with the vain attempt of forcing a collective recognition unheard of in the annals of international organizations. With security and stability returning to Somalia and with the existence of an internationally recognized national government operating from Mogadishu the prospects of diplomatic recognition for our breakaway region is dimmed beyond redemption, and this certainly explains its apparent acts of desperation. The flimsy arguments of the secessionists in favor of their ill-advised and divisive project have never made any sense to anyone. The name itself “Somaliland” has no equivalent in the Somali language, and is also ludicrous in the sense that the entire Somali Republic is a Somali land. The name made sense when the region was called “British Somaliland” because it meant then “that part of Somali land which is under British rule”. Worse still, secessionist die-hards call themselves “Somalilanders” which even the colonial administration never used and which, again, has no equivalent in the Somali language; it is in fact so grotesque that it invokes laughter when translated literally into Somali. Northern Somalis for Peace and Unity (NSPU) take this opportunity, once again, to call upon our fellow northerners, whose obsession is secession, to take cognizance of the fact that they have reached a cul de sac and hence join the process of national reconciliation by entering into dialogue with the internationally recognized national Transitional Federal Government (TFG) in order to ensure genuine home rule for their region in parity with the other regions. Only by working together towards that end can we bring about a shifting of power from the federal government to the regional governments. We also request the international community to facilitate this dialogue so that the long suffering people of the Somali Republic can attain their goal of genuine national reconciliation. 1 NSPU Publication: “Whither ‘Somaliland’ After the Fiasco in Banjul?” http://www.somaliunity.org/press_release_07_31_2006.htm 2 Interview with Somalia’s Permanent Representative to the African Union Ambassador Abdikarim Farah
  14. ONE PEOPLE ONE COUNTRY (NSPU) October 17, 2007 PRESS RELEASE Secessionist Somaliland’s Naked Aggression against the Peaceful Region of Sool For Immediate Release Somalia’s Northern regions, which until recently enjoyed a relative peace, are on the verge of entering an era of internecine clan warfare similar to, and may be worse than, what has plagued the southern part of the country for over a decade. The Hargeisa-based clan-driven secessionists’ northern enclave of Somaliland, in the early hours of October 15, 2007, launched unprovoked armed aggression on the peaceful town of Las Anod, the capital of Sool region in the northern pro-unity State of Puntland. This naked aggression caused the death of at least 12 people and displacement of large residents of the city, as well as injuring unknown number of civilians. The local people are in arms defending their families and their properties against these invaders from their distant stronghold, Hargeisa, which is more than 900 Kilometers from Las Anod. The secessionists embarked on this adventure in the face of last week’s decisions by the Traditional Leaders of Sool, Sanaag & Cayn regions and their Diaspora communities calling on “Somaliland” to refrain from invading Their clan territory and for their citizens to defend their native soil against the military incursions by the secessionist’s militia. The invasion of Las Anod comes only few months after a failed attempt to occupy, Dhahar, a town in Sanaag Region, which like the Sool and Cayn northern regions does not subscribe to the secessionists’ agenda. In that attempt, several people were killed, the “Somaliland” Minister of Defense was sacked for not delivering the Goods, and some NGO’s who were brought from Hargeisa had to flee for their lives. These latest series of unprovoked violence against fellow Somalis stems from a desperate attempt by the secessionists to gain recognition as a separate state; not by peaceful means but by naked military aggressions. This latest aggression by the secessionists on other clans’ territories risks the loss of the peaceful co-existence that had so far prevailed among the northern Somali clans. With this pattern of aggression against their neighbors, the secessionists’ deafening mantra that “Somaliland” is an oasis of peace is laid to rest and exposed for what it is: a baseless self-serving propaganda aimed to hoodwink the international community that they are worthy of international recognition. “Somaliland” is a one-clan project solely aimed at Achieving chauvinistic goals and establishing hegemony over other clans; to the detriment of the international community’s noble efforts to reconstruct a functioning central government, which will restore law and order Throughout the country. ONE PEOPLE ONE COUNTRY Consistent with its core mandate of promoting peace and unity among the Somali people and the establishment of a unified representative democratic governance propelled by justice and equality for all, the Northern Somalis for Peace & Unity (NSPU):  Condemns in the strongest terms the continuation of the naked aggressions and unprovoked armed Incursion instigated by the Hargeisa-based secessionist administration against the hitherto peaceful Puntland’s regions of Sool, Sanaag and Cayn; Appeals to the international community, specially the UN, AU, EU, IGAD and International NGOs to condemn this aggression of the secessionists entity, “Somaliland”, against the peaceful population of Sool, Sanaag and Cayn regions and use their influence and leverage over the secessionist administration to end their hostilities, withdraw their militias, and refrain from further violence and bloodshed. and order throughout the country. NSPU believes the balkanization of Somalia is a recipe for future conflicts and a bleak future for the Somali people, who are bonded by ethnicity, language, religion, and shared centuries-old culture and traditions. somaliunity.org
  15. Think outside the box Castro do me a favor and do the fallowing before you attack my opinion. Stand up straight. Don't twirl your hair, bite your nails, or rock back and forth. read my word again without correcting me. Hold your head up with confidence. Breathe deeply. still I am expressing my opinion Avoid mumbling When you state your opinion, speak calmly and confidently. don't play games. old man intaas iyo kaftan wanaagsan.
  16. Originally posted by Azmaya: I am a silent reader, but i just had to log in for this. Garyaqaan walaalow why did u delete your message? Why are ppl intent on being politically correct, goodness gracious speak ur mind. Abdi Haashi was a sell-out end of story. i don't like Adde, but he wouldn't sell puntland to footo xuun or moryaan for a buck, he loves Puntland. ***** 4 life, and for that he has my support. I just had to laugh about this azmaya You see azmaya sometimes silence is golden!!!
  17. ME thanks for the update . this pictures explians alot things and it is very clear. Hargesaland is not welcome !!!!!
  18. Dear Sophist brother, things happen for a resean. Today we know the error we made. In sha alaah when our ppl are united. I asure you, you will see politacl advaced very fast. As of right know take a deep breath and let it go. I am sure reer hargeeysa will never hold that city for long.
  19. ^^^ abti macaane hadal keeyga si qalad ayaa u fasiratay. waxaan ku iri siloo ilaaliyo kala danbeeynta iyo xasiloonid taala puntland qolo kaliya looma luminaayo dan weeynta puntland, by any means. Yaaase dhahay mijiyahan hal qolaa degen ? dhulka dadkoodhan buu ka dhaxeey sida reer mijiyahan aan looga xigin boosaaso, garoowe ,gaalkacyo, qardho, qandal, iyo xafuun iwm ayagana kama xigaan qofnah mijiyahan. sidaas daraadeed waa in aay dhankooda karaacaan eheladooda. Toogada nah iska qabtaan aad baan uuga xumahay dhibaatada maanta soo gaartay maxaa yeelay waa shicibkeen oo dhib gaaray. intii dhimatay ilaaheey ha unaxariiso inta dhaawaca ah nah rabi ha caafiyo.
  20. Originally posted by Koora-Tuunshe: Garyaqaan: Hadii warmo laysku riiqo, ma nin waabtaaan ahay War taariikhda dib u raac. Maamulka Puntland shacab baa dhisay, Shacabkii baan ka mid ah. Rag waa is yaqaanaa, rugta iyo reerkana waa loo simanyahay. Bal ugu dambeyntii iyo duuga bal aan dhowrno.... saaxiib hadal oo yar oo gaaban aan ku dhaho. Ha dii aad sheegeeysid in puntland dhisatay dad shi cib ah maxaa reer mijiyahan kasoocay dadka intiisa kale? saaxiib mashicibka ayaad ka cod dheertahay. Hadaad sharcig jabiso waajibkaaga ayaa lagu marsiinayaa. end of story. For NGONGE you remind me Dhagdeer dhimatay dhulkii nabadee.
  21. alamaxaan arkaa da wax buunbuuniyay ninman rabay in ay qas iyo jahwareer ka abuuraan baa maanta madaa fiici lagu garaacay. And I agree 1000% in saas loo laayo. wax ladhaho mijiyahanah man jirto. wadanka waxaa ka dhisan dawlad gabaleed waxaana layiraah daa PUNTLAND. Ama soo raac amaraka ninka maanta utaliya puntland ama u adkeeyso dharbaaxada. Very clear.
  22. Xaaraamiyahow Daraawiish maxaad uga xishoon wayday (Laascaanood}18.10-7 Waxaan qaadankari waynay waxaa ka soo cusboonaaday gobolka Sool taasoo ciideedii daahirka ahayd maanta la doonoyo in laga taago calanka Somalidiidka ee ******ku soo samaystay..................... Marka Alphabetikada laga hadlayo, xarafka “A” weligiis wuu ka horeeyay xarafka “B” mana suuragosho inay “A” ka ogalaato “B” in laga hormariyo. Tan manta socotaana waa kaaf iyo kala dheeri. Dad doonaya qaranigan kow iyo labaatanaad inay samaystaan taariikh iyo kuwe kale oo doonaya inay taariikhdii dadkooda baabi’iyaan dhulkoodiina siidi phalastine lacag siistaan hadhowna ka qoomameeyaan. Waxaana waxaasoo dhan ka daran dadka taariikhdooda la iibiinayaa waxay kadhigan yihiin xarafka A oo xarafka B ku soo daba faylaya waana mid aan taariikhda hore uga dhicin . Hadaba taariikhdan la iibinayo yaa gadhwadeen ka ah oo qolyahan ka dhigan xarafka B ee taariikh iyo dhuldoonka ah yaa waxa ka iibinaya. Waxaa wax ka iibinaya kuwa dhuuni qataayaal ah oo dadkooda iyo dhulkooda raba inay ka iibiyaan Somalidiidka doonaya inuu sal-laan ka dhigto si uu ugaadho danihiisa. Raggan na ceebeeyay waxaa ka mida ninka dhabar jabinta sameeyey ee duleedka Laascaanood kula sawiran SNM ta waa ina Xaabsade eh. Cakuye reer sool miyaanu qaamuuskiisa ku jirin sida loola macaamilo dadka cadawga u adeega sida dhakool, dhabdhable, ina hebel casayr, sandule, casoowe iyo ninkay hoos geeyeen labadooda jaahil ee jooga gurigooda wakiila ee layidhaahdo ina baashe - war ninku hanyaraa, Masaaridu waxay ku maahmaahdaa haddaad wax jeclaanayso waxaa la jeclaadaa dayaxa, haddaad wax xadaysidna waxaa laxadaa Buur. Dadka noocaas oo kale jilibka ay ka soo jeedaan lama eego looguma naxariisto ee qoortaa loo dheereeyaa waayo waxay inoo gacan galinayaan cadaw soo jireen ah oo aan arki karin magaca *******, ***** iyo Dhulbahantaba. Waxaan ugu baaqayaa bulshaywaynta sool ee ila dareemaysa waxa ay nagu hayaan Somalidiidka iyo inta horkacaysa in la bilaabo dagaalkii undergroundka ahaa kaasoo lagu xoraynayo Laascaanood kasaana ka kulul ka ciidamada is hor fadhiya waana in laga bilaabo maanta mar haddii Laascaanood la soo galay lagana dheeraadaa wax naxariisa dhegtana dhiiga loo daraa wixii Somalidiida ee hubaysan iyo wixii raacsan iyadoo la;adeegsanayo gorilla war dhinac socda kan ay soo wadaan Mujuhiinta Puntland ee soo beegan. Wakhtiyada dagaalka looma naxo ninka cadowga soo raaca waana lafigeeyaa. Haddii aynu tusaale usoo qaadano Ciraaq iyo Phalistine marka la qabto xaata wax lama waydiiyo ee dhegtaa dhiiga loo daraa. Sidee bay ku dhicikartaa in laynagu soo hogaamiyo cadow oo aynu ugu yeedhno canasiirta dhabar jabinta ku sameeyey ciidanka darwiishta niman beesha ka tirsan”. Ku waasi maaha beesha ee waa cumalaa waana in gacan bir ah lagu qabtaa haddii kale walee meel dheer baa laynaga dooni. Waxaan xasuustay gabay uu tiriyey abaan Ina kadiye oo aahaa: Soomaali oo dhan ***** baa ka wacnaadaye Ee iyaga aan isu dhiibno af Somaaliba maaha Waxaan kaloo ku leeyahay ina Xaabsade iyo kuwa barbar socda sida sandule, dhakool, casoowe iyo dhabdhable tol xun baad ka dhalateen ee haddii tol wacan aad ka dhalan lahaydeen mar hore ayaa dhegta dhiiga laydiin dari lahaa inta aan odayaasha iyo islaamaha aanay magaalada ka qixin. Waxaan ka codsanayaa qurba joogta sool inay sameeyaan habkii ay dhaqaale farabadan iyo farsamaba ugu fidin lahaayeen mujaahidiinta sool ee Sool ka nadiifindoonta Somaalidiidka. Waxaan ku leeyahay mar labaad camiilinta cadawga soo horkacay haddii aad xataa abahay idin dhalay waan idinka takhalusi laaha waxaana idiin marinayaa tixdan yare e idin ku socota oo hore loogu tiriyey nin dadkiisii xurmayn waayey: Xurmo waalid waa garanayaa walad xalaaleede Xigto baaniyaaladuba way isugu xubeeraane Xayawaanku waa kala yaqaan xaafaduu yahaye Xaaxaa layadhi neef hadduu xoolo kaa gale’eh Xaaraamiyahow Daraawiish maxaad uga xishoon wayday!! Waxaan ku soo gabegaynayaa maqaalkan waxa maantaa socda waa tariikh la iibinayo oo doolar la siisanayo iyo mid la samaynayo waana kaaf iyo kala dheeri. Waxaan ku leeyehay nimankan iyo cidkasta oo aan ka dhiidhiyin gacan u galinta dhulka *********** ***** beeashana ka dhalatay sidii Quranka Kariimka ahiba yidhi “Alaysa minkun rajulun rashiid”: waar miyaan nin caqlilihiba idinku jirin xataa xayawaanku wuu kala yaqaan xaafaduuyahay eh.