
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Tarzan, why was he a big looser then Juje?
-
Laaqanyo is the new Ambasador for South Africa, not a bad swap.
-
It is only you in SOL who is throwing his name around.. Juje, I feel sorry for you, in your quest to keep shadowing the Duke, you forget your own tracks. It was you dear lad who named this individual on SOL, months ago before he was even part of any real group. You even placed the mans picture.. Juje Another big time looser Tarzan source- Sorry [ September 25, 2007, 10:26 PM: Message edited by: The Duke ]
-
The Asmara Project: An Abysmal Failure- by Hosh Jibril
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Liberation via Besieged Asmara The leaders of the opposition, in a frantic effort to respond to the successful National Reconciliation Conference, hastily arranged their own "Liberation" Conference in Asmara (September, 2007). It was attended by less than 300 members of the now rudderless opposition, including self-seeking sympathizers. They chose Asmara, the capital of the pariah state of Eritrea. Eritrea is a bankrupt little country that has been turned into a police state by its megalomaniacal dictator, Isaias Afowerki. Its claim to fame is to house all the rebel gangs from throughout Africa. (The country is also at war footing with all its neighbors). The conference was by all accounts a total failure. It was dominated by religious warlords in religious garb. The gathering however did achieve one of its goals: to provide the Eritrean dictator Afowerki with an expanded forum for his ritualistic denunciations of his archenemy, Ethiopia. Beyond that it boiled down to the remnants of the Somali opposition stating in an increasingly muffled voice: "we exist". But their situation is akin to that proverbial conundrum: "if a tree falls in a forest and no one hears it, does it make noise"? -
^^^ Well Yey is not like happless Abdiqasin who could not keep neither Galayr or Xasan Abshir in agreement, nor could open a single office. And wasted his time strengthening clan occupation which has now been swept away. Thus keep hoping after all Tarzan and Sharif Xasan will not bring any change..
-
^^lool. Adeer you sound desperate. The PM will get a firts rate welcome.
-
Inter-clan Harmony, not Clan Hegemony The political problems facing Somalia today are not really about politics in the classical sense of the word. They are about a cruel version of the old clan quarrels that had been carried out intermittently in the Somali country-side over grazing lands and access to water wells for nearly millennia.
-
A fantastic, that touches on many important. Again many thanks Camir.
-
Xassan Daahir Afqurac Imaatinkeyga Boosaaso Waa Si aan usoo Dhaweeyo Ra’iisul Wasaare Geedi Boosaaso, Talaado , September 25 2007 SMC Madaxweyne k/xigeenka puntland Xassan Daahir (Afqurac) oo maantay soo gaarey magaalada boosaaso ayaa ka warbixiyey dagaaladii dhawaan dhexmaray maamulka puntland iyo jamhuuriyada Somalia land. Madaxweyne K/xigeenka ayaa ku tilmaamay dagaalkaasi mid daan daansi ahaa balse ay iska celiyeen ciidankii kusoo duuley ee Somaliland “Waxaanu tusney cashar lama ilaawaan ah una malayn maayo inay dib ugu soo laaban doonaan gobolka sool. Afqurac waxaa uu sheegey in dagaalka ay kaga guuleysteen Somaliland waayo buu yiri labadii dagaal ee isku xigey ciidankayagu guul bay soo hoyiyeen oo baabuur bay ka gubeen Somaliland laakin iyagu marna Askari bay naga dhaweceen marna xiita firir masoo gaarin ciidankayaga. Sido kale Afqurac waxaa uu ku sheegey imaatinkiisu inuu la xiiriro soo dhaweynta Ra’iisul wasaare geedi oo lafilaayo inuu bari yimaado magaalada boosaaso balse aysan cadeyn ujeedada imtaatinkiisa xili uu khilaaf xoogan u dhexeeyo isaga iyo madaxweyne yuusuf. Somaliweyn Media Center (SMC) Boosaaso Somalia
-
Villa Somalia: President, PM and cabinet hold meeting
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
http://www.gobolkabanaadir.com/admin/pictures/333.jpg Mudane Dhagaxtuur “Jardiinooyinka la dayactiray waxay astaan cad u yihiin in Muqdisho ay gashay jawi nolol iyo nabad ah” { 25 Sep 2007} waxaa la daabacay Tue 25 Sep 2007 14: 03: 55 Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Banaadir ee dhinaca arrimaha bulshada Mudane Maxamed Cusmaan Dhagaxtuur ayaa sheegay in maamulka Gobolka Banaadir uu dhammaystiray dhismaha lix jardiino oo Muqdisho kaga yaal meelo muhiim u ah bilicda caasimadda. Mudane Dhagaxtuur wuxuu sheegay in jardiinooyinka la dhammaystiray dayactirkooda ay ka mid yihiin laba jardiino oo ku yaal FIAT, laba kale oo ku yaal Cabdulcasiis iyo jardiinka weyn ee aargada lambar afar, kuwaas oo uu tilmaamay in maalmaha soo socda la arki doono iyagoo dhireysan oo indhaha u roon. “Dhismaha iyo qurxinta bilicda caasimadda Muqdisho cidna ku halleyn mayno, maxaa yeelay caasimad kasta muuqaalka ay leedahay waxaa lagu qiimeeyaa bulshada deggan, taas ayaana nagu kallifaysa inaan dhabarka u xiranno hawlaha Gobolka Banaadir” ayuu yiri Mudane Dhagaxtuur. Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Banaadir ee dhinaca arrimaha bulshada wuxuu si gaar ah ugu mahad celiyey agaasimaha waaxda beeraha iyo xoolaha ee Gobolka Banaadir, shaqaalaha waaxdaas iyo dadweynaha ku nool degmooyinka ay ka socdaan hawlahaas, kuwaas oo uu sheegay inay si geesinimo ah uga qayb qaatay shaqooyinkaas waxtarka leh. Email: admin@gobolkabanaadir.com
-
Mudane Dhagaxtuur “Jardiinooyinka la dayactiray waxay astaan cad u yihiin in Muqdisho ay gashay jawi nolol iyo nabad ah” { 25 Sep 2007} waxaa la daabacay Tue 25 Sep 2007 14: 03: 55 Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Banaadir ee dhinaca arrimaha bulshada Mudane Maxamed Cusmaan Dhagaxtuur ayaa sheegay in maamulka Gobolka Banaadir uu dhammaystiray dhismaha lix jardiino oo Muqdisho kaga yaal meelo muhiim u ah bilicda caasimadda. Mudane Dhagaxtuur wuxuu sheegay in jardiinooyinka la dhammaystiray dayactirkooda ay ka mid yihiin laba jardiino oo ku yaal FIAT, laba kale oo ku yaal Cabdulcasiis iyo jardiinka weyn ee aargada lambar afar, kuwaas oo uu tilmaamay in maalmaha soo socda la arki doono iyagoo dhireysan oo indhaha u roon. “Dhismaha iyo qurxinta bilicda caasimadda Muqdisho cidna ku halleyn mayno, maxaa yeelay caasimad kasta muuqaalka ay leedahay waxaa lagu qiimeeyaa bulshada deggan, taas ayaana nagu kallifaysa inaan dhabarka u xiranno hawlaha Gobolka Banaadir” ayuu yiri Mudane Dhagaxtuur. Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Banaadir ee dhinaca arrimaha bulshada wuxuu si gaar ah ugu mahad celiyey agaasimaha waaxda beeraha iyo xoolaha ee Gobolka Banaadir, shaqaalaha waaxdaas iyo dadweynaha ku nool degmooyinka ay ka socdaan hawlahaas, kuwaas oo uu sheegay inay si geesinimo ah uga qayb qaatay shaqooyinkaas waxtarka leh. Email: admin@gobolkabanaadir.com
-
Raisul wasaaraha DFKM Cali Maxamed Geeddi oo ku soo wajahan Puntland Last Updated::2007-09-25 18:01:36 Boosaaso:-Ra’isalwasaaraha DFKM Prof.Cali Max’ed Geedi ayaa lagu wadaa in uu dhawaan soo gaaro deegaanada Puntland, gaar ahaan magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari. Cali Max’ed Geedi ayaa safarka uu ku imaanayo Puntland waxaa lagu sheegay in uu yahay sidii uu u soo xiri lahaa tababar mudo lix bilood ah uga socdey Kuliyada tababarka ciidamada Booliiska degmada Carmo ee Gobolka Bari. Waxaa ka socda Magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari qabanqaabo lagu soo dhaweynaya Geeddi waxaana la filayaa in uu maanta yimaado Boosaaso Madaxweyne kuxigeenka Puntland Xasan Daahir Max’uud (Afqurac). Waxaa sidoo kale la filayaa in Geeddi uu kulamo la qaato masuuliinta gobalka Puntland si loo xaliyo khilaaf soo kala dhex galay madaxweynaha iyo Geeddi HorseedNet.com
-
Somaliland oo xirxirtey Ergoyinkii Asmara 25 Sep 25, 2007 - 8:15:50 AM Qaar ka tirsan ergooyinka ka qeybgalay shirkii magaalada Asmara ay Eriteriya ayaa lagu soo waramayaa in ay xabsiga dhigeen maamulka Somaliland kuwaasoo mudo kadib qaarna ku celiyay dalka Jabuuti oo ay awal safar dhinaca dhulka uga soo ambabaxeen. Ergooyinkan ka yimid Asmara ayaa isugu jiray kuwo ka tegay maamul goboledka Puntland iyo Koonfurta Soomaaliya halka ergadii Somaliland ay xabsiga ku rebeen maamulkaas iyadoo horay ugu digtay ka qeybgalayaasha kulankaasi in aaney soo mari karin siina mari karin maamul Somaliland. Ergooyinkan oo qaarkood ay ku jiraan oday dhaqameedyo aan sidaa looga aqoon dalka iyo xubno ka tirsan bulshada rayidka ayaa dhulka door bidey madaama intooda badan garoomada diyaaradaha ay maamulaan dowlada. Dhinaca kale waxaa weli halkaasi ku go’doonsan ergooyin kale oo horay jeebkooda isaga dabaray hadana aan heysan qarash ay ku soo laabtaan sida inoo xaqiijiyeen wariyeyaal ku sugan Asmara. Shirka Asmara ayaa lagu dhisey Isbaheysi loogu magac darey dib u xoreynta Somalia.
-
Villa Somalia: President, PM and cabinet hold meeting
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^We know the child killers Xasan Dahir & IndaCade wont be present. -
Controversial Indhacade Selected for the Defense Post
General Duke replied to Tahliil's topic in Politics
I must say I have enjoyed this thread immensely. The Asmara group have gone above and beyond what I expected from them. A total and utter failure, is not even an adequate description of this group. Their clan make up highlights one thing, this group intends to “liberate” the nation on behalf of the clan, hence all the latest names of this particular clan, the Ahmed Diriye group, HAG and even websites with titles like hebelnews.com. Indicate a deep seated clan fear of change. Ethiopia is an excuse. Thus while the critice the 4.5, they are no more than a single clan entity with fascist mentality. Who remembers Indacdae’s comments at the height of his power towards Barre Hiiraale in defence of Seeraar, Goobanle who were not even part of the court movement. Also what merit has IndaCade, he is a truck driver by trade, uneducated and even admitted himself he does not know the Koran well, can one call himself a “Wadaad” and not know the Holly scripture well? Some claim he is in Mogadishu, haaah, they claimed Xasan Dahir was in Mogadishu and we found him sitting pretty and looking sharp in Asmara. It highlights that this Asmara group, is devoid of ideas, built on clan and working for the narrow selfish interest of Aferwarki and gaining a position within the TFG. Who sited Hussain Aydeed?, another example of living in cloud cuckoo land. -
Villa Somalia: President, PM and cabinet hold meeting
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Madaxweyne Yuusuf iyo Ra’iisul Wasaare Geeddi oo kulan shir gaar ah yeeshay maanta { 25 Sep 2007} waxaa la daabacay Tue 25 Sep 2007 10: 14: 44 Waxaa maanta kulan gaar ah oo albaabada u xeran yihiin ku yeeshay xarunta Villa Somalia Madaxweyne dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Md. Cabdullaahi Yuusuf Axmed iyo Ra’iisul Wasaare Cali Maxamed Geeddi kaasoo looga hadlayey xaaladaha ugu danbeeyay ee arrimaha Soomaaliya. Kulanka labada mas’uul ayaa ah kii ugu horeeyay ooo gaar ay u yeeshaan tan iyo intii uu soo kala dhex galay mugdi siyaasadeed iyo kala duwanaansho fikirka ah oo la xiriira dhinacyada kala duwan ee siyaasadda dalka sida heshiiska kooxaha ka horjeeda dowladda iyo awooda maamul goboleedyada. Kulankan oo aan wax war ah aan laga siin warbaahinta ayaa ilo ku dhow dhow xarunta madaxtooyada ay sheegayaan in labada mas’uul ay ka wada hadleen sidii ay isugu soo dhowaan lahaayeen oo meesha looga saari lahaa khilaafka dhinaca fikirka ah isla markaana ay waqtiyada dhow ay gaari doonaan xarunta Baarlamaanka Baydhabo kuwaasoo codsaday in ay soo kala dhexgalaan mugdiga kala fikir duwanaanshaha ah ee ku yimid Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha. Kulankan maanta ayaa u muuqda mid bilow u ah sidii uu u dhamaan lahaa khilaafka soo kala dhexgalay labada mas’uul kaasoo maalmahan gaaray heerkii ugu sareeyay markii xabsiga la dhigay Guddoomiyihii maxkamadda sare Dr. Yuusuf Cali Haaruun iyo markii golaha wasiirada ay xilka ka qaadeen xeer ilaaliyihii guud ee qaranka Md. Cabdullaahi Daahir Barre. Email: admin@gobolkabanaadir.com Gobolkabanaadir.com -
Villa Somalia: President, PM and cabinet hold meeting
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Qodobadii looga hadlay Kulankii ka dhacay Villa Somaliya ee Mas'uuliyiinta DFKMG Last Updated::2007-09-25 18:52:24 Muqdisho:- Kulan xasaasi ah oo maanta ka dhacay Xarunta Villa Somaliya ee Muqdisho ayey ka qeyb galeen Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasaaraha DFKMG. Kulankan ayaa ahaa mid labo waji lahaa, ayadoo qeybtii hore ee kulamadan ay Madaxweynaha DFKMG C/laahi Yusuf Ahmed iyo Ra'iisul Wasaare Cali Maxamed Geedi ay kulan u gaar ah yeesheen. Kulankaasi ayaa la sheegay in uu horudhac u ahaa kulamo ay labada mas'uul ka yeelanayan sidii ay meel isula dhigi lahaayeen xal u helida khilaaf soo kala dhexgalay labadaasi mas'uul oo la xariira dhinaca maamulka iyo waliba dhaqaalaha Dowlada Federaalka. Kulankaasi ayaa la shaacin wixii kasoo baxay, ayadoo kulan labaad oo isla maanta ka dhacay Xarunta Villa Soomaliya ay si wadajir ah uga qeyb galeen Madaxweyne Yusuf iyo Ra'iisul Wasaare Geedi, kulankaasi labaad ayey ku wehliyeen Guddiga Amniga Qaranka. Kulankaasi ayaa looga hadlay sidii loo adkeyn lahaa amniga dalka, gaar ahaan weerarada ka dhaca gudaha magaalada Caasimada ah ee Muqdisho ee lala beegsado Ciidamada DFKMG iyo kuwa Itoobiyaanka ah. Sidoo kale kulankaasi ayaa lagu soo qaaday dagaaladii todobaadkan ka dhacay xadka u dhaxeeya maamulada Puntland iyo Somaliland. HorseedNet.com -
Madaxweynaha iyo Ra’isul wasaraha Jamhuuriyada oo maanta kulan ku yeeshay xarunta Villa Somalia. Warar ku dhow dhow kulanka labada masuul ayaa sheegaya in Ra’isulwasaarha Soomaaliya Dr Geedi uu madaxweynaha jamhuriyadda Mudane C/llaahi Yuusuf u gudbiyay qoraal muujinaya xilka qaadista xeer ilalaiyaha guud ee qaranka Dr C/llahi Daahir Bare iyo ku xigeenkiisa. Waraaqda uu ra’isul wasaaruhu gaarsiiyay madaxweynaha jamhuuriyadda ayaa wararku sheegayaan in ay ku cad yihin qodobada kala ah . 1- in xornimadoodii shaqsi ahaayeed dib loogu soo celiyo guddoomiyaha maxkamadda sare Dr Yuusuf cali Haaruun iyo garsoore sare Dr Mxamed Nuur Sheegow. 2- In Madaxweyne Yuusuf uu saxiixo go’aanka golaha wasiirrada Soomaaliya u xilka kaga qaday xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka Dr C/llahi daahir Barre iyo ku xigeenkiisa Dr. Cali maxamed Yuusurf (Cali yare) Qodabadaaasi ayaa la sheegay in madaxweynaha iyo ra’isulwsaaraha Soomaaliya ay maanta kaga hadleen kulan albaabadu u xirnaayeen oo ay ku yeesheen xarunta madaxtooyada qaranka ee Villa Soomaaliya. Lama garanayo ilaa iyo iminka in labada masuul ay arrinkan ka qaateen go’aan mida,hase ahaatee saaacdaha soo socda ayaa la filayaa in war cad oo arintaa ku saabsani uu soo boxo. Xfiiska warqabadka shabaakadda wararka carmooyin.com ee Muqdisho. Contact:carmooyin@hotmail.com or carmooyin@gmail.com
-
Baidoa: TFG leadership relationship, strong with no major issues
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Qodobadii looga hadlay Kulankii ka dhacay Villa Somaliya ee Mas'uuliyiinta DFKMG Last Updated::2007-09-25 18:52:24 Muqdisho:- Kulan xasaasi ah oo maanta ka dhacay Xarunta Villa Somaliya ee Muqdisho ayey ka qeyb galeen Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasaaraha DFKMG. Kulankan ayaa ahaa mid labo waji lahaa, ayadoo qeybtii hore ee kulamadan ay Madaxweynaha DFKMG C/laahi Yusuf Ahmed iyo Ra'iisul Wasaare Cali Maxamed Geedi ay kulan u gaar ah yeesheen. Kulankaasi ayaa la sheegay in uu horudhac u ahaa kulamo ay labada mas'uul ka yeelanayan sidii ay meel isula dhigi lahaayeen xal u helida khilaaf soo kala dhexgalay labadaasi mas'uul oo la xariira dhinaca maamulka iyo waliba dhaqaalaha Dowlada Federaalka. Kulankaasi ayaa la shaacin wixii kasoo baxay, ayadoo kulan labaad oo isla maanta ka dhacay Xarunta Villa Soomaliya ay si wadajir ah uga qeyb galeen Madaxweyne Yusuf iyo Ra'iisul Wasaare Geedi, kulankaasi labaad ayey ku wehliyeen Guddiga Amniga Qaranka. Kulankaasi ayaa looga hadlay sidii loo adkeyn lahaa amniga dalka, gaar ahaan weerarada ka dhaca gudaha magaalada Caasimada ah ee Muqdisho ee lala beegsado Ciidamada DFKMG iyo kuwa Itoobiyaanka ah. Sidoo kale kulankaasi ayaa lagu soo qaaday dagaaladii todobaadkan ka dhacay xadka u dhaxeeya maamulada Puntland iyo Somaliland. HorseedNet.com -
Asmara group brings in warlord IndaCade [same old clan joke]
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Kooxda Tuulada Asmara oo Yuusuf Indhacde oo dhaawac ah u magacawday Xilka Gaashaandhiga xili uu Horey ugu fashilmay Hogaaminta Maleeshiya beeledki Maxaakimta (Halkuu ku suganyahay mise Caafimaad qabaa muxuuse ka yiri Xilka ay u dhiibeen Kooxda Tuulada asmara Aqri Xog-Dhamaystiran) Shalay ayaa waxaa ay Kooxda Tuulada Asmara dhamaystireen Xilal ka harsanaa Isbahaysigii ay dhawaan kaga dhawaqeen Asmara,waxaana maalmahaanba jiray khilaf xoogan oo ka taagnaa sida loo qeybsan karaa awoodaha halkaa ay isugu tageen Kooxahaa,waxaana buuqa ugu daran iyo khilaafkaa uu ka jiray Xuseen Ceydiid oo loo diiday maalmihi hore Xilka Arimaha Dibada oo Sh.Sahriif uu u rabay Ninka Sheegta in uu hogaamiyo Jaaliydaha Dibada. Dhamaystirka Sida wax loo qeybsaday ayaa noqtay Sidaan kadib Is jiid jiid Xoogan iyo faragalin Afwerk Kalitaliska Asmara. Guddoomiye-ku-xigeennadda Guddiga Fulinta ee Isbahaysiga Jeneral Jaamac Maxamed Qaalib,G/Xigeenka 1-aad ee Guddiga Fulinta Zakariya Xaji Cabdi G/Xigeenka 2-aad ee Guddiga Fulinta Guddoomiye-ku-xigeennadda Golaha Dhexe:- Xuseen Maxamed Faarax Caydiid. G/Xigeenka 1-aad ee Golaha Dhexe C.raxmaan Maxamed Faarax G/Xigeenka 2-aad ee Golaha Dhexe Xoghayayaasha Xoghayaha Arrimaha Dibedda Yuusuf Ibraahim Dheeg Xoghayaha Gaashaandhigga Sheekh Yuusuf Maxamed Siyaad "Indha-cadde" Xoghayaha Warfaafinta………… Axmed Cabdullaahi "FPENIS" Xogahayaha Arrimaha Bulshadda Suldaan Maxamed Suldaan Garyare. Xoghayaha Garsoorka Maxamed Cali Ibraahim Xoghayaha Maaliyaadda C/fataax Maxamed Cali Xoghayaha Xuquuqda Aadanaha Fowsiya Maxamed Sheekh Xilalka ay magacaabeen ayaa Waxaa ku jiro Yusuf Indhacde oo ay u dhiibeen Gaashaandhiga xili la rumeysanyahay in uu Dhaawac ahaan u joogo Tuulo ka midah G/Dhexe,waxaana dad badan ay Calaamad Su'aal galiyeen Sida uu u aqbali karo xilkaa isagoo la taahayo Xanuun ka soo gaaray Dagaalkii uu galay sidoo kalena ay Maskaxdiisa iyo Maskaxdii Maleeshiyo Beeledkii uu hogaminayey ay ka guuxeyso Wacdarahii lagu dhigay xiligi uu dagalka Iclaamiyey uuna qabtay Mudo 7-Cisho ah ha yeeshe isla Waqtigii uu qabtay isaga lagu jiiray isaga iyo Kooxihii Taagersanaa. Yuusuf Indhcade oo ku fashilmay dagaalkaa horeyna ahaa Ninkii ugu taageerada Liitay Kooxihi Maxaakim Beeledka ayay Dadka wax u doroosaa waxa ay Su'alo galinayaan sida Kooxda Asmara oo awalba fashil ahayd ku doorteen waxaase loo arkaa Fahil lagu daray fashil. Dhinaca kale Warar ayaa sheegaya in Indhacade uu ka biyo Diidayo Xil beenaadka ay u dhiibeen Kooxda Asmara xili uu joogo G/Dhxe. Zakariye oo ah Nin Isna Faashil ah oo xilkii Xildhibaanimo laga qaaday ayaa mar laga wareystey mid ka mid ah Idaacadaha muqdisho wuxuu sheegay in aanay ka warqabin Ninka Indhacde ah meel uu Caalamka ka joogo Jawaabtaasna waxa ay Dad somaliyeed oo fara badan ku noqotey wax lagu qoslo in Isbahaysi u xil u dhiibaa Nin aanu meel ku ogeyn . Xafiiska Warqabadka ee Shabakada Carmooyin.com Muqdisho Somalia -
Idaacadda Shabeelle: The 6th Day
General Duke replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
^^^Is it still of the air? My lord, is the world gonna end? -
^^^lool. Its Geedi who's gonna visit Puntland.
-
Asmara group brings in warlord IndaCade [same old clan joke]
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^My replies were in disource with brother Tahliil, though you did not notice it at all. Highlighting your deep objectivity. Ya Abwan. -
Mogadishu: defeated group recognise TFG power..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^lool. You are moving the goal post. All you highlighted is healthy disagreement. Though if one looks at the plus side, the NRC, the Saudi support is much bigger and better than he "might" not like him and so on. Adeer I like it very much, you are coming cloose to being ammusing.