
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Troops led by General Cabdi Samad Cali shire enter Laas Canood
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Cadde Muuse somaliland hadii aysan joojin daandaansiga ay wadaan Puntland waxay ka bixin doontaa jawaab ay la dhakafaaraan. Madaxwaynaha Puntland oo saxaafada warsiiyay isagoo ku sugan wadanka Emaaraadka carabta ayaa si kulul uweeraray weerar la sheegay inay ciidamada somaliland ku soo qaadeen deegaanada puntland isagoo sheegay in xiligan wixii ka dambeeya uu dhamaad yahay dulqaadkii Puntland iyo tixgalintii ay u haysay darisnimada. Madaxwaynaha oo hadalkiisa laga dhadhansan karay caro saa'id ah ayaa sheegay in ciidamada puntland ay difaaci doonto weerar kasta oo kaga yimaada dhanka Soomaaliland isagoo Madaxweyne Muuse sheegay, maamulka Puntland uu tilaabo muuqata ka qaadi doono maamulka Hargaysa. Madaxweyne Cade Muuse wuxuu sheegay in Soomaaliland ay dhowr jeer oo hore ay soo wareertay deegaanada Puntland, isagoo Cade Muuse sheegay in maamulkiisu uu tilaabo muuqata ka qaadi doono maamulka Somaliland. Madaxweynaha Puntland, ayaa beeniyey warar sheegaya in ciidamada dagaalamayaa ay yihiin kuwa Somaliland iyo kuwa dowlada Faderaalka ee kusugan deegaankada Puntland.isagoo cade muuse sheegay in warkaasi uu yahay been la soo dhoob dhoobay. -
Troops led by General Cabdi Samad Cali shire enter Laas Canood
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Puntland Oo Abaabul Dagaal Ku Jirta...Waxayna Sheegen Inay Guul Ka Gaadheen dagl (Laascaanood}20.9-7 Dhowr Baroon iyo ciidan uu hogaaminayo Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Puntland C/samad Cali Shire ayaa soogaadhay magaalada laascaanood xili ay socdaan dagaalo qadhaadh................................ C/samad Cali Shire oo ah Taliyaha Ciidanka Daraawiishta ayaa maanta soogaadhay magaalada laascaanood wuxuuna toos ugu gudbay jiida hore ee ay ka socdaan dagaalada goos gooska ah ee u dhaxeeya somaliland iyo puntland. sarkaalkaas hogaamiya ciidamada daraawiishta waxaa weheliyay sida la sheegay khubaro ku takhasuustay dagaalada waxayna haatan u kuur galayaan jihooyinka dagaalka. Maamulka somaliland oo kal hore waxba kama jiraan ku tilmaamay dagaalkii hore ee isniintii ka dhacay laascaanood inuu dhexmaray puntland iyo somaliland ayaa haatan qiratay in xalay dhankooda ay dagaalameen. somaliland wali wax guulo ah oo lataban karo maysan sheegan aan ka ahayn in xalay dagaal qadhaadh uu dhacay balse balse dhanka puntland ayaa guulo isdaba jooga sheeganaya. Waxay puntlandtu ku adkaysanayaan in ay gubeen laba kamid ah tiknikada dagaalka ee ay wateen ciidanka somaliland isla markaana ay laayeen ciidamo halka dhankoodana ay ka qirteen in hal askari uu kaga dhaawacmay. Liibaan Jordan::;Widhwidh Online News Desk...Media Center -
Troops led by General Cabdi Samad Cali shire enter Laas Canood
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
War deg deg ah: Khasaarihii soo gaarey ciidamada Somaliland ka soo gaarey.... Waxaa isa soo taraya khasaaraha uu keenay dagaalkii shaley dhexmarey ciidamada Puntland iyo maamulka Somaliland, iyadoo khasaraha soo gaarey dhanka ciidamada Somaliland saacadihii ugu dambeeyey ay ka soo baxayaan warar dheeraad ah oo faahfaahsan. Dad xog ogaal ah oo ka gaabsadey in magacooda saxaafada laga sheego sababo dhanka amaanka ah oo ku sugan degmada Caynaba ee Gobolka Togdheer ayaa u xaqiijiyey SBC in afar askari oo ka mid ahaa ciidamadii Somaliland ee shaley dagaalka la galey ciidamada Puntland lagu aasey magaalada Caynaba. Dadkan xog ogaalka ahi waxay tibaaxeen in sidoo kale 7 askari oo kale oo ka mid ahaa ciidamada Somaliland oo dhaawac uu ka soo gaarey dagaalkaasi loo gudbiyey magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer. Dagaalkii shaley ka dhacay duleedka magaalada Laascaanood ee dhexmarey ciidamada Puntland iyo kuwa Somaliland wuxuu maanta saameyn weyn ku yeeshey dhaqdhaqaaqa gaadiidka ee Gobolada Sool, Togdheer iyo Cayn, waxaana gabi ahaanba istaagay gaadiidkii isaga kala gooshi jirey goboladaasi. Xaaladaha deegaanadii shaley dagaaladu ka dhaceen ayaa wali kacsan iyadoo laga cabsi qabo in dagaaladu mar kale halkoodii ka soo socdaan, maadaama aanay jirin cid ilaa iyo haatan u istaagtey sidii colaada ka soo cusboonaatey deegaankaasi loo joojin lahaa. SBC News Desk -
Somalia: Conference in Gedo region to elect new governor
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^It needs to be done, such attacks are meaningless. -
Somalia: Conference in Gedo region to elect new governor
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Ok, thanks for that, I read an article but did not get the name. Criminal attack. -
The Asmara Project: An Abysmal Failure- by Hosh Jibril
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
ALLIANCE SAID ISOLATED The Alliance For The Re-Liberation Of Somalia is headed by former Islamic Courts leader Sheikh Sharif Ahmed. It also includes other members of the movement chased out of Mogadishu by allied Ethiopian-Somali government troops at the end of 2006. Washington supports the Somali government, and Ethiopia is its closest counter-terrorism ally in the Horn of Africa. "What was most evident is the isolation of the people in Asmara and their inability to draw together a broad-based or inclusive group," Ranneberger said of the alliance. Formed by about 400 delegates, the grouping also includes former government members, ex-parliamentarians and members of the Somali Diaspora, as well as Islamists. But Ranneberger and Yates said they understood support had quickly dropped off. -
Somalia: Conference in Gedo region to elect new governor
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Horn, who was the MP that was injured, last night? -
US admin welcomes Jedah accord-mentions Isolation of Asmara
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
US endorses Arab-African peace force for Somalia NAIROBI (Reuters) - The United States gave its blessing on Thursday to the idea of an Arab-African peacekeeping force for Somalia to replace a small, Ugandan-only mission that has failed to stem an Islamist-led insurgency. "I think that if there would be a peacekeeping force made up of other Arab nations, it would be quite satisfactory," U.S. special envoy to Somalia, John Yates, said of the proposal floated days ago by Somali government leaders in Saudia Arabia. An African Union (AU) force of just 1,600 Ugandan soldiers has been in Mogadishu since March. But it remains well short of its intended total of 8,000 due to security qualms among other possible contributors, cash shortages, logistical problems and the greater attention given to Sudan's Darfur crisis. Foreign diplomats, however, see beefing up a peacekeeping force inside Somalia as the only way to facilitate the exit of Ethiopian troops. They prop up the interim government but are also a pretext for violence by "anti-occupation" insurgents. Somali President Abdullahi Yusuf outlined the idea of an Arab-African force, under U.N. aegis, at the weekend. As well as supporting the joint force idea, Yates said Burundi was to send soldiers to join the AU force in October. He added that movement on building the mission was "too slow". Yates and another senior official for Somalia policy -- U.S. ambassador to Kenya, Michael Ranneberger -- were both dismissive of a recently-formed new alliance of Somali opposition figures based in Eritrea and vowing war on Ethiopian troops. ALLIANCE SAID ISOLATED The Alliance For The Re-Liberation Of Somalia is headed by former Islamic Courts leader Sheikh Sharif Ahmed. It also includes other members of the movement chased out of Mogadishu by allied Ethiopian-Somali government troops at the end of 2006. Washington supports the Somali government, and Ethiopia is its closest counter-terrorism ally in the Horn of Africa. "What was most evident is the isolation of the people in Asmara and their inability to draw together a broad-based or inclusive group," Ranneberger said of the alliance. Formed by about 400 delegates, the grouping also includes former government members, ex-parliamentarians and members of the Somali Diaspora, as well as Islamists. But Ranneberger and Yates said they understood support had quickly dropped off. Ranneberger said he was "very disappointed" with Islamist leader Ahmed. The U.S. official has met him twice, including after his arrest on Kenya's border following the courts' ouster. "I would not say it's two strikes and out, but the ball is now in his court," the ambassador said of future dialogue. At their news conference, the U.S. officials said they were checking but could not confirm Internet reports a top al Qaeda suspect -- Saleh Ali Saleh Nabhan, suspected of 2002 attacks in Kenya -- had been shot dead in Somalia earlier this week. Speaking in general of "active and ongoing" U.S. counter-terrorism efforts in the region, Ranneberger said: "Our actions have severely disrupted al Qaeda's east Africa network." The pair lauded the recently-concluded National Reconciliation Conference in Mogadishu as having made progress despite a boycott from Islamist opponents of the government. Ranneberger praised proposals to draw up a new constitution, plan for 2009 elections and allow non-parliamentarians to become ministers in a move likely to help reconciliation. "The reconciliation process is not over, but this is a milestone." -
Jedah Saudi: TFG gains support of Arab power: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Muqdisho: Madaxweyne Jamhuuriyada Soomaaliya oo dalal Carbeed u socdaalaya todobaadyada soo socda. 20. september 2007 Muqdisho(AllPuntland)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Md.C/laahi Yuusuf Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa todobaadyada soo socda usocdaalaya dalal Carbeed ,sida ay sheegayaan warar ku dhow dhow Xaafiiska Madaxtooyada dowlada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha dowlada Soomaaliya ayaa madaxda wadamadaasi wuxuu kala hadlayaa taageerida dowlada Faderaalka ee Soomaaliya iyo sidii ay ugu qeybqaadan lahaayeen nabad ku soo celinta dalka Soomaaliya iyo taageero dhaqaale oo ay siiyaan dowlada Soomaaliya si nabadgalyada loo soo celiyo. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka codsan doona sidoo kale ciidamo Carbeed oo lakeeno dalka Soomaaliya si ay ubadalaan kuwa dowlada Itoobiya ee jooga Soomaaliya ,waxaana Madaxweyne Yuusuf lafilayaa in uu wadamadaasi ka helo balanqaadyo ku wajahan soo dirida ciidamo loo soo diro gudaha dalka Soomaaliya. Wadamada uu booqanayo sida lasheegay Madaxweynaha Soomaaliya waxaa ka mid ah Masar,Yemen,Al-Jeeriya iyo dalka Urdun. Madaxda dalalkaasi oo kala ah Madaxweynaha Masar Max’ed Xusni Mubaarak, Madaxweynaha Yemen Cali Cabdalla Saalax, Madaxweynaha Al-Jeeriya C/casiis Batulfiiqa iyo Boqor Cabdalla labaad ee wadanka Urdun ayaa Madaxweynaha Soomaaliya todobaadkan isagoo jooga Magaalada Riyadh waxa ay kula soo xiriireen khadka Telfoonka lamase sheegin wax ay ka wada hadleen. Wuxuu Safarka Madaxweynuhu noqonayaa kii ugu horeeyey uu ku tago wadamo Carbeed oo intaa fara le’eg oo uu kala hadlayo sidii ay dowlada Soomaaliya iyo Shacabkeeda taageero usiin lahaayeen. Faarax C/qaadir Geylan AllPuntland -
The Asmara Project: An Abysmal Failure- by Hosh Jibril
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Its a terrible thing to think these depesrate groups could even comprehend how to organise led alone implementing their dire day dreams. -
US admin welcomes Jedah accord-mentions Isolation of Asmara
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Warbixin iyo Sawiro Shirkii Jaraa´iid ee Safaarada Maraykanka (Daawo Sawirada) Last Updated::2007-09-20 19:41:29 Nairobi (HRNet):- Shir Jaraaid oo ay kasoo qayb galeen warbaahinta kala duwan oo Kenyaan Somaali iyo Dalalka kalaba isugu jira ayaa maanta waxa uu ka dhacay Safaarada dawlada Maraykanku ku lee dahay magaalada Nairobi ee Dalka Kenya. Shirkaan ayaa waxaa si wadajir ah u wada qabtay Labada safiir Ee Dawlada Maraykanka u kala fa dhiya Dalalka Kenya iyo Somalia Michael Rannaberg iyo John Yates labadaan safiir ayaa Shirkooda kaga hadlay xaalada dalka Somaalia. Safiiradaan ayaa sheegay in dawlada Maraykanku Tageersan tahay in Ciidamo carbeed lageeyo gudaha dalka Somaaliya sida uu dalbaday Madaxweynaha Somaaliya Todobaad kii hore sidoo kale Safiiradaan ayaa sheegay in Shirkii Asmara ee dalka Eretereya ahaa Shir Kooxo Gaara Qabsadeen oo aan macno saas usii weyn samaynayn Waa sida ay hadalka udhigeene. Safiiradaan ayaa sheegay in Dawlada Maraykanku ay tageersan tahay Shirkii lagu soo af meeray Muqdisho uuna ahaa shir wax ku oola waxa ay na shegeen in waxa yaabo wan wanaagsan shir kaas kasoo baxeen Sida Awood Qaybsiga in wax laga badalo dastuurka oo ay dawlada kusoo biri karaan Xubno aan ka mid ahayn Baraalamaanka. Labadaan Safiir ayaa sheegay in Dawlada Maraykanku ay tageerto Arimaha Bini aadam tinimada ee dalka Somaaliya oo ayna Tageerin Arimaha Siyaasada ee Dawlada oo kaliya iyagoona sheegay in ay wax ka qabashada xaalada Bini aadamtinimada ee dalka Somaaliya ay ku bax sheen 120 Milion lacag gaaraysa, Waxa ay ka gaab sadeen Safiiradaani in ay ka hadlaan in gudaha Dalka Soomaaliya ay ku sugan yihiin dagaal yahano Maraykan ah, iyagoona sheegay in aysan arintaas maya ama haa toona Oran karin. Safiirka dawlada Maraykanka U fadhiya Dalka Kenya Michael Rannaberg ayaa sheegay in ay laba jeer xariir la sameeyeen Gudoomiye Shiikh Shariif ayna ka war sugayaan. Safiirada oo markii ay shirka jaraaid qabanayeen hadalada is dhaaf dhaaf siisanaayey ayuu shirkoodi kusoo af meermay Jawi aad uwanaagsan. Xafiiska HorseedNet Nairobi, Kenya -
USA oo soo dhaweysay Baaqii C/yusuf Muqdisho, Somaliya (Calanka.com) 20-Sebtember-2007 Danjiraha Mareykanka u qaabilsan arimaha Soomaaliya John Yates ayaa si diiran u soo dhaweeyay baaqii dhawaan ka soo yeeray Madaxweyne Yuusuf ee ahaa in Soomaaliya loo soo diro ciidamo carbeed iyo kuwa african . Mr.Yates ayaa carabka ku adkeeyay inta laga helayo ciidamo African iyo kuwa Carbeed ay ciidamada Itoobiya sii joogi doonaan Soomaaliya . Danjiraha Mareykanka u qaabilsan arimaha Soomaaliya Mr.John Yates oo ka hadlayay shirkii Asmara ayaa waxa uu yiri " Ma jiraan wax micno ah oo uu soo kordhinayo , dowlada Mareykankana waxa ay u aragtaa mid dhibaato lagu abuurayo" Waxa uuna danjirhanaani hoosta ka xariiqay in xukuumada Mareykanka ay taageersan tahay natiijooyinkii ka soo baxay shirkii dib u heshiisiinta ee dhawaan lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho . Mr.John Yates waxa uu caalamka ugu baaqay in Soomaaliya u diraan ciidamo nabada ilaaliya si loogu guuleysto howlaha dib u heshiisiinta. Maryama Xuseen Axmed seymuun@hotmail.com
-
Troops led by General Cabdi Samad Cali shire enter Laas Canood
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Cadde oo si caro leh uga hadlay dagaalkii Adhi Cadeeye Muqdisho, Somaliya (Calanka.com) 20-Sebtember-2007 Maamul gobolaeedka Puntland ayaa maanta ka hadlay dagaalkii maalintii shalay deegaanka Adhi Cadeeye ee duleedka Laascaanood ee gobolka Sool ku dhex maray ciidamada Puntland iyo kuwa Soomaaliland. Madaxweynaha maamulka Puntland Cadde Muuse ayaa ku eedeeyay maamulka S/land in ay duulaanka soo qaadeen Puntland-na ay ku jirtay xaalad isdifaaca ah . Cadde Muuse oo u waramayay warbaahinta Puntland ayaa gaashaanka u daruuray warka ka soo yeeray wasiirka gaashaandhigga S/land ee ahaa in ay ku tala jiraan in guud ahaan ay qabsadeen gobolka Sool oo ay isku hayaan maamulka S/land . "Warkaani ma ah mid haboon waa mid la isaga soo booday , Puntland talaabada ay qaadeyso waa mid iska cad", sidaa waxaa yiri Cadde Muuse. Wareysi uu siiyay Radio Galkacyo ayuu madaxweyne Cadde Muuse ku eedeeyay mamaulka S/land in mar waliba ay ku soo xadgudbaan Puntland ayna ka shaqeeyaan deganaasho la`aan . "Waxaa jira siyaasiyiin reer Puntlad ah oo wax ka wada dagaalka laakiin talaabo adag ayaynu ka qaadeynaa", sidaa waxa yiri Cadde Muuse. Hadalka Cadde Muuse ayaa soo baxaya xilli maalintii shalay ay ku dagaalameen ciidamada Puntland iyo S/land deegaanka Adhi Cadeeye. Maryama Xuseen Axmed seymuun@hotmail.com -
Troops led by General Cabdi Samad Cali shire enter Laas Canood
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Ciidamo ka socda maamulka Puntland oo ku sii qulqulaya Laascaanood Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa sheegaya in saacadihii ugu dambeeyey ay magaaladaasi iyo jiida hore ee dagaalka ee deegaanka Adhi-Cadeeye ay ku sii qulqulayaan ciidamo fara badan oo ka socda maamulka Puntland. Ciidamadan oo ku hubaysan gaadiidka dagaalka ayaa waxay halkaasi gaareen xili ay deegaanka Abeesaley ay ka oogan tahay xiisad iyo dhiilo colaadeed oo salka ku haysa dagaal maalinimadii shaley halkaasi ku dhexmarey ciidamada maamulada Puntland iyo Somaliland. Warar SBC ay ka heshay ilo xog ogaal aha ayaa sheegay in ciidamadaasi ay ka gudbeen magaalada Laascaanood, iyagoo ku biirey ciidamada Puntland ee difaaca kaga jira duleedka magaalada Laascaanood, waxaana ciidamada ka mid yihiin ciidamada Puntland ee ku sugnaa Gobolada kale ee Puntland. Puntland waxay ku eedeysay dagaaladii ka dhacay duleedka magaalada Laascaanood inay ka dambeeyaan maamulka Somaliland iyo Isbahaysiga la magac baxay dib u xoreynta iyo dib u soo nooleynta Soomaaliya ee dhawaan lagu dhisey magaalada Casmara ee wadanka Eritrea. SBC News Desk -
Laascaanood: Ciidamo fara badan oo ku qulqulaya Laascaanood 20. September 2007 laascaanood(AllPuntland)- Maamulka dowlad goboleedka Puntland ayaa ciidamadii ugu xooganaa geeyay aaga uu dagaalka ku dhex maray labada ciidan ee iska soo horjeedo iyadoo gurmad ka tegaya gobolada iyo degmooyinka Puntland si weyn looga dareemay gurmad xoogan oo ku sii jeeda halka la isku horfadhiyo ee Abeesaley. Ciidamadan oo ku hubeysan hubka waaweyn iyo qoryaha daran dooriga u dhaca ee ciidamada Milateriga loogu talagalay iyadoo maanta laga dareemay deegaanka Laascaanood ciidamo dheeraad ah oo ku sii qulqulaya halkaasi. Taliyaha ciidamada Daraawiishta Puntland Gen. Cabdi Samad Cali shire ayaa isagana maanta gaarey magaalada Laascaanood waxaana taliyaha socdaalkiisa ku wehliya ciidamo dheeri ah oo ku hubeysan hubka goobaha fog wax ka dila. Cali Muxiyaddiin Cali AllPuntland, Muqdisho
-
Jedah Saudi: TFG gains support of Arab power: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Madaxweyne Yusuf oo amaanay kaalinta boqorka Sucuudigu uu ka qaatay dib heshiisiinta Somalida (Iyo su'aal cajiib ah oo la waydiiyay) Last Updated::2007-09-18 17:38:59 Jeddah:- Madaxweynaha Somaliya Cabdulahi Yusuf Axmed oo waraysi gaar ah siiyay wargeyka Cukaad ee ka soo baxa dalka Sucuudiga ayaa si weyn ugu amaanay boqorka dalka Sucuudiga Boqor Cabdalah Bin Cabdil Casiis, dadaalkiisa ku aadan dib u heshiisiinta Somalida. Waxaa Madaxweyne Cabdulahi Yusuf uu sheegay in Boqorka Sucuudigu uu yahay hogaamiyaha carbeed ugu dananayn badan arrimaha Carabta iyo islaamka. Waxaa Madaxweyne Yusuf uu Eebe ka baryay inuu ku galadayso Boqorka Sucuudiga caafimad wanaagsan oo suurta geliya inuu sii wado dadaalada uu ku taakulaynayo dalalka Carbeed. Madaxweynaha Somaliya Cabdulahi Yusuf Axmed uu ku tilmaamay heshiishi lagu saxiixay Jeddah uusan Somalida oo keliya u ahayn heshiis taariikhi ah balse uu heshiish taariiki ah uu u yahay dhamaan dalalka Carbeed. Waxana uu intaa ku daray inuu quud daraynayo in heshiiskani soo afjari doono dhibaatadii daba dheerayd ee ku habsatay ummada Somaliyed Waxaa ugu damayntii Madaxweynaha Somaliya uu sheegay in taageerada Boqor Cabdala u fidinayo ummada Somaliyeed ay ka dhigayso shacabka Sucuudiga iyo Somaliya kuwa siweyn isugu xiran. Su'aashii iigu la yaabka badanayd ee wargeysku waydiiyay Madaxweyne Yusuf waxa ay ahayd <<...Had iyo goor waxaa jira in Maxkamaduhu ay si weyn u baahinayaan in DFKS ay wado qorshe ay Somaliya diinta kaga bedelayso...?>> Madaxweyne Yusuf waxaa uu kaga jawaabay inuu yiri "...waan ka xumay dhamaan dadkii ka soo qayb galay shirkii dib u heshiisiinta Somalida waxa ay hoosta ka xariiqeen in DFKMS ay masuul ka tahay xushmaynta diinta Islaamka iyo ilaalinteedaba..... sidoo kale ay DFKMS ay ka hortagto waxkasta oo keeni kara qilaafyo diinta la xiriira....isla markana lagu saleeyo manhajka waxbarashada diinta Islaamka ayna dawladu dhisi doono gudiyaal masuul ka noqon doono Fatwooyinka diiniga ah lagana dheereeyo goobaha milateriga masaajidada iyo xarumaha diinta, dalkana laga asaaso dugsiyo lagu xifdinayo quraanka kariimka iyo macaahid diini ah iy jaamacado Islaami ah..." C/hi Caaqil HorseedNet.com -
Jedah Saudi: TFG gains support of Arab power: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Boqorka Sacuudiga oo Ku tilmaamay Heshiiskii aay Gaareen Hoggaamiyaasha Soomaaliyeed Mid Taariikhi ah (Daawo Sawirada Munaasadda) Riyaad ,Talaado , September 18 2007 SMC Wargayska Alxayaat ee Dalka Sacuuudiga wuxuu cadadkiisii maantay ku qoray maqaal xiiso badan oo uga hadlayo Heshiiskii uu goobjooga ka ahaa Boqorka Sacuudiga oo ka Dhacay magaalada Jiddah aayna ka soo qaybgaleen saddexda masuul oo ugu sarreysa dalka soomaaliya ,waxaana heeshiiskaas saxiixiddiisa Goob joog ka ahaa Boqorka Dalka Sacuudiga Boqor Cabdalla Bin cabdicasiis iyo ninka iska leh Dhaxalka Boqortooyada Al-amiir Suldaan Bin cabdilcasiis heshiiskaas oo dorraad ka dhacay Jiddah oo aayna qalinka ku duugeen Siyaasiyiinta iyo Hoggaamiyaasha Beelaha Soomaaliyeed oo imminka booqashada ku maraaya dalka Sacuudiga Wafdigaas oo Tiradadiisu Gaarayso 410 qof oo uu hoggaaminayo Madaxweynaha DKMG ah ee Soomaaliya . Boqorka Dalka Sacuudiga Boqor Cabdalla wuxuu ku tilmaamay heshiiska as aay Gaareen Hoggaamiyayaasha Soomaaliyeed tallabadii ugu horreysay oo wax ku oolka ahayd taa oo ah in aay dhawraan labada dhinac oo heshiiskaas gaaray iyagoo albaabada u laabaya tagtadii dhiiga badnayd oo soo martay. Boqorka dalka Sacuudiga Cabdalla Bin cabdilcasiis wuxuu ku tilmaamay heshiiska aay Gaareen Hoggaamiyaasha Soomaaliyeed mid sharaf mudan oo taariikhi ah ,mid joojinaya dhiiga qubanaya isla markaana ka badbaadinaya dalka Soomaaliya Xaaladda uu ku sugan yahay . Heshiiskaas waxaa saxiixay Madaxweeynaha ,Raiisulwasaaraha iyo Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliyeed.Waxaana Madaxweyne Cabdullahi Yusuf ka codsaday Boqor Cabdalla in Sacuudigu sii wado kaalmada uu u fidiyo dalka Soomaaliya ee ku saabsan dibuheshiisiinta isagoo xusay in loo baahan yahay in dalka Soomaaliya loo soo diro Ciidamo hoos yimaada Jamciyadda Qaruumaha ka dhexaysa oo ka socda Jaamicadda carabta iyo Qaaradda Afrika si aay u beddelaan ciidamada dalka Itoobiya oo imminka ku sugan dalka Soomaaliya isagoo intaa raaciyey in kaalmada deeqsinnimada leh oo sacuudigu u fidiyey dalka Soomaaliya in aay ku soo began tahay xilli munaasib ah . Waxaa Madaxda Soomaaliyeed aay sheegeen in sababta loo doorty in dalka Sacuudiga dibu heshiisiinta lagu saxiixo aay tahay Sacuudiga oo Madax u ah xilligaan jaamacadda Carabta aayna ku kalsoon yihiin Madaxda Sacuudiga Halka ka Akhriso Maqaalkii oo Af-Carabi ah oo faahfaahsanh Somaliweyn Media Center (SMC) Gothenburg/ Sweden -
Somali Government Considers Asking UN, Interpol To Arrest Opposition Members Al-Sharq al-Awsat Monday, September 17, 2007 Report by Khalid Mahmud in Cairo: " Arab, regional and international organizations welcome the Saudi role in solving the Somali crisis; the Somali interior minister: We are fortunate to sign the reconciliation agreement in the holy land" Somali Interior Minister Mohamed Mohamud Guled (Gamadhere) has expressed his optimism about Saudi Arabia's role in the efforts being made to solve the Somali crisis and find a comprehensive politcal settlement. Regional and Arab organizations have welcomed the efforts Saudi Arabia is exerting to advance the national reconciliation process through hosting all Somali parties to sign an agreement on the outcome of the national reconciliation conference that was recently held in the Somali capital of Mogadishu and lasted for 45 days. In a statement to Al-Sharq al-Awsat, Gamadhere said: "The concern that the Custodian of the Two Holy Mosques, King Abdallah Bin-Abd-al-Aziz, has displayed about achieving reconciliation and restoring security and stability in Somalia is highly appreciated by all segments of the Somali people." He pointed out that the Saudi intercession at the stage of signing the agreement will enable the Somali people to restore Arab political and media interest which they had lost. He added: "Fortunately, we will sign the outcome of what we have reached in Mogadishu in the holy land and during the holy month of Ramadan. We hope that these lofty spiritual and religious sentiments will reflect positively on the future situation in Somalia." A high-level Somali delegation composed of the transitional troika leaders in Somalia (President Abdullahi Yusuf, Parliament Speaker Mohamed Nur Madobe, and Prime Minister Ali Mohamed Gedi) arrived in Saudi Arabia yesterday. They were accompanied by approximately 300 tribal leaders and the delegations representing the participants in the latest reconciliation conference. For his part, Billard John Christoph, the EU official in charge of the Somali file, said: "The EU supports these very useful Saudi efforts," noting that the EU has been in constant contact with Saudi officials to consult over what ought to be done to help Somalia, which has been devastated by a crushing civil war for approximately 16 years. In a statement by telephone to Al-Sharq al-Awsat from Jedda, where he arrived yesterday to take part in the signing ceremony of the agreement on the outcome of the Somali reconciliation conference, Christoph said that Saudi Arabia's politcal clout and its religious and spiritual standing will have a positive affect on the Somali national reconciliation process. He pointed out that there is a consensus on the Saudi role among both the Somali parties themselves and among all other parties concerned with the Somali crisis. Christoph added: "The Saudi leadership and its presidency of the current Arab summit give the Saudi efforts more momentum." EU envoy Christoph had visited Saudi Arabia earlier this year on an Arab and regional tour lasting about a month to acquaint himself with the various viewpoints on the situation in Somalia. In a statement to Al-Sharq al-Awsat, an Arab League official said: "Saudi Arabia's gesture of hosting the meeting of the Somali national action leaders is within the context of implementing the resolutions of the 19th ordinary Arab summit that Saudi Arabia hosted in March." He pointed out that the Arab summit resolutions welcomed the invitation extended by the Kingdom of Saudi Arabia (president of the current Arab summit) to the Ministerial Committee on Somali to hold its forthcoming meeting in Jeddah. Participating in the meeting are the Somali transitional government as well as the Somali politcal, civil, religious, and nongovernmental forces. The conferees will examine the best means to expedite the Somali national reconciliation process and to request the General Secretariat (of the Arab League) to coordinate with the parties concerned in the Saudi Foreign Ministry to take the necessary measures, including holding consultations with all the parties concerned, to ensure successful preparations for this meeting as soon as possible.
-
Shabeele iyo shirkada Global oo la xirey 18 Sep 18, 2007 - 11:42:49 AM Howlgal saakay ciidamada Booliska ka fuliyeen wadada labaad ee suuqa Bakaaraha ayaa dhaliyay rabshado iyo qaraxyo ka dhacay halkaasi kadibna Booliska ay rasaas ku fureen goobaha laga soo tuurayey bambooyinka kaas oo uu ku dhaawacmay mid ka mid ah shaqaalaha shirkadda Xawaaladda Qaran iyadoo ay gabi ahaanba xerneem goobihii ganacsiga. Holwgalka ayaa sidoo kale dhaliyay in albabada loo laabo xarunta shirkadda Ineternet-ka Global oo lagu amray in qadka la damiyo albaabadana loo laabo shirkadda iyadoo guud ahaan dibada loo soo saaray shaqaalihii ka howlgalayey shirkadda, taasoo keentay iney hakad galaan macaamiishii ku xirneyd qadka shirkadaas oo howlahoodii dib u dhac uu ku yimid ilaa Sagaalkii galabnimo ee maanta. Sidoo kale sarkaal u hadlay Booliska ayaa sheegay in ciidamada ay xireen xaruntii Raadiyo Shabeelle kaasoo uu sheegay in ay diideen shaqaalahasi amaawiirta Booliska taasoo keentay in ay Booliska jabiyaan iridka laga galo xarunta Shabeelle kuwaasoo amray in la damiyo idaacadda dibadana ay u soo baxaan shaqaalaha. Sarkaalku wuxuu sheegay in dhawaan bam gacmeed laga soo tuuray dhismaha Idaacadda oo lala beegsaday boolis halkaa ka howlgalayey. Idaacada Shabeele ayaa sheegtay in boolisku rasaas la dhaceen xaruntooda taas oo keentay in shaqaalaha ay miisaska hoostooda galaan. Howlgalkaasi wuxuu sababay in ay dhamaan xirmaan wadooyinka soo gala goobtaas taas oo sababtey in ganacsiga goobahaas albaabada loo xiro. Garowe Online,Muqdisho
-
The Asmara Project: An Abysmal Failure- by Hosh Jibril
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^lool. Consider that Hussain Aydeed is still the deputy PM according to himself and a member of the liberation front, while not recognising the TFG and wanting to fight the Ethiopians who happened only a few months ago in his mind to be so cloose that we ought to share a passport with. Is it me or are they singing in Adan? -
The Asmara Project: An Abysmal Failure- by Hosh Jibril
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
President Issias Afeworke and his regime have squandered the idealism steeped in rich history of the revolutionary struggle and ingenuity of the EPLF’s Shabia movement, and have turned it into a cult of personality that revolves around Afeworke and that has reduced the Eritrean nation into a police state and its public to abject poverty. It is therefore beguiling for the former Somali parliamentarian rebels in Asmara to call themselves ‘The Free and Independent Parliamentarians’ when there is no parliament in Eritrea and the country is ruled by presidential decrees and edicts, when there is no free press, where as many 20 former cabinet ministers are either in prison, dead or have simply disappeared, -
The Asmara Project: An Abysmal Failure- by Hosh Jibril
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^The whole Asmara thing was a reaction to the NRC held in Mogadishu[remmeber the threats] and as a way of not becoming irrelevent. The author is correct in his assesment, that they are isolated, alone and not even of the same agenda. They do not even enjoy any real support inside the country. Any mass demonstartions or even rise in incidents since their call to war? I am glad to say no. -
The Asmara Project: An Abysmal Failure- by Hosh Jibril
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Xiin, while talking is great, what is there to talk about? These groups do not control the violence inside Somalia, the bombers, the Xasan Turki outfit, the deposed business groups and so on do not take orders from Sharif Ahmed of Sharif Xasan. One should talk directly to Asmara, and as Mr Hosh pointed out Asmara's problem is with Ethiopia and the land lost in the recent war. Also, this article highlights what a desperate situation these people find themselves in. As for the Saudi meeting, as the Kingdoms government stated it had nothing to do with the Asmara group. -
^^^You are correct in that a war with Iran will be tragic for the Middle East, the people of Iran as well as the greater world economy, remmeber the oil flows through that area is vital. However if the west attacks by air, the Iranians will retaliate, go deeper under ground. Any attack will mean a great war, one that will shape this century.
-
Asmara group angry at not getting invited Saudi response
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Dowladda Sacuudiga oo sheegtay in kooxaha mucaaradka ku ah dowladda Soomaaliya aysan muhim ahayn iyo Sheekh Shariif oo warkaas ka jawaabay {Somaaljecel News Network} Jiddah/Casmara:- Sarkaal u hadlay Golaha Shuurada ee Wadatashiga dalka Sacuudiga oo lagu magacaabo Muxamed Al-Zofa ayaa guul ku tilmaamay go'aankii Boqortooyada Sacuudiga ay ku casuuntay madaxda dowladda KMG Soomaaliya iyo odayaal dhaqameedyada Soomaalida ee shirkii Muqdisho lagu qabtay ka qeyb galay. Al-Zofa waxa uu sheegay in aysan muhim ahayn in dowladdiisu casuunto kooxaha mucaaradka ku ah dowladda Soomaaliya, waayo ayuu yiri kooxaha mucaaradku waxay ka mid yihiin dadka Soomaalida, mana aha wax sidaa u tiro badan, laakiin dadka ku kulmay magaalada Jeddah ee dalka Sacuudiga ayaa ah buu yiri intii ugu badneyd dadka Soomaaalida, kuwaasi oo sida uu sheegay xal u raadinaya dhibaatooyinka dalkooda ka taagan. Dhinaca kale Gudoomiyaha Isbaheysiga Xoreynta Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa isna gaashaanka u daruuray oo ku sheegay mid aan waxtar laheyn heshiiskii dowladda Soomaaliya iyo xubnaha dhaqanka ay ku saxiixeen magaalada Jeddah ee dalka Boqortooyada Sacuudiga. Isagoo Wareysi gaar ah siinayay laanta afka carabiga ee BBC-da ayaa Sheekh Shariif oo sidoo kale ah Gudoomiyaha gudiga fulinta Maxkamadaha Islaamiga ah, waxa uu ku sheegay in wadahadalada Jeddah aysan matalin dadaallada la doonayo in loogu guuleysto dib u heshiisiinta Soomaalida. "Ma jirin wax dib u heshiisiin ah oo ka dhacay Soomaaliya, shirka la sheegay inuu Muqdisho ka dhacayna waxa uu ahaa shir dadka lagu kala qeybinayay" ayuu yiri Sheekh Shariif oo sidoo kale sheegay in wax dowladda ah aysan ka jirin dalka Soomaaliya, dalkana ay ka taliyaan ciidamada Itoobiya ee ku soo duulay dalka. Isagoo ka hadlayey Heshiiskii Jeddah ayaa waxa uu Sheekh Shariif yiri "Walaalaheena Sacuudiga waxa laga filyayay inay garab istaagaan walaalahooda Soomaaaliyeed, laakiin hadda waxa ay u muuqataa inay doonayeen inay sare u qaadaan shirkan fashilmay ee murugada leh, si loo burburiyo midnimada Soomaaalida".