General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Saraakiil ka tirsan Cidamada Nabad Sugida Qaranka oo la wareegay Amaanka Garoonka Caalamiga ee Aadan Cade Airport si loola socdaa soo laabashada Xubnaha Tuulada Asmara. Amaanka Garoonka Caalamiga ah ee Muqdisho ayaa aad loo adkeeyey waxaana la wareegay gacan ku haynta Amaanka Garoonka Saraakiil iyo Ciidamo ka tirsan Nabad sugida Qaranka kadib markii la helay Warbixino iyo Macluumaadyo ku saabsan In Magaalada Muqdisho ay ku soo socdaan xubno fara badan oo ah ka qeybgalayashii Shirkii Tuulada Asmara oo haatan ku sugan dalka Jabuuti kuna soo jeeda Magaalada Muqdisho. Ciidamadaan ayaa la sheegay in ay yihiin kuwa aanan xirneyn Dareeska Ciidamada balse xiran Dharka Cad,waxaana ay Saraakiisha dusha kala socotaa hadba dhaqdhaqaqaaqa dadka rakaabka ah ee ka imaanaya Jabuuti iyo Hargaysa oo hada ah Marinka ay adeegsadaan Kooxda Tuulada Asmara. Shalay ayay ahayd markii Ciidamada Nabad sugida Qaranka ay gacanta ku dhigeen Xubno Tuulada Asmara ah oo uu ku jiray Ninkii Gudoomiye ka ahaa Dallada FPENS oo ka soo helay Shirkaa xil Madaxa Warfaafinta . Warar Xog-ogaal ah ayaa sheegaya in Hargaysaa ay joogaan ku dhawad 50-Xubnood oo ah ka qeybgalyaashi Tuulada Asmara haatana raba in ay soo galaan Magaalada Muqdisho. Soo laabashada xubnahaan Tuulada Asmara ayaa waxaa ay noqoneysa mid aad ugu adkaata in ay yimaadaan Maadama Magaalada Muqdisho gaar ahaan garoonka ay la wareegeen Taliska Ciidamada Nabad sugida Qaranka. Xafiiska warqabadka shabaakdad wararka camrooyin.com ee Mqudisho. Contact:carmooyin@hotmail.com or carmooyin@gmail,.com
  2. All those who went to Asmara party should be arrested. Questioned and then depending on their role, be dealt with. You can not incite violence, support bombings that target both civilain and government of Somalia, and then pretend their wont be any action taken.
  3. Emperor, Qaybdeed, Siyad, Cosoble went to Puntland leading a huge delegation. The PM will get the report from these folks. Thus whats all this fuss about?
  4. ^^^If it was up to me, there would be more pictures of the entire Mudug.
  5. Muqdisho: Nabad sugida dowladda oo u diyaar garoowday qabashada ergooyinka iyo suxufiyiinta shirkii Asmara ka qeyb gashay 25. September 2007 Muqdisho(AllPuntland)- Waxaa heegan sare la geliyay ciidamada nabad sugida ee dhar cadka ah kuwaasoo heysta warbixino, sawiro iyo magacyo ay leeyihiin xubno ka tirsan ergooyinkii iyo suxufiyiintii ka qeybgashay shirkii Asmara ee Erateriya ugu soo dhamaaday kooxaha ka horjeeda dowladda ee sheegay iney la dagaalami doonaan iyaga iyo kuwa Ethiopia. Garoonka diyaaraddaha Muqdisho ayaa lagu arkayaa ciidamo si daran u baaraya rakaabka ka soo dega diyaaradaha soo caga dhigta garoonka iyagoo ka digtoon iney ku soo dhex dhuuntaan duulimaadyada diyaaradaha ee soo mara dalalka kale ee aan aheyn kuwa laga shakisan yahay. Ciidamadaasi ayaa shalay lagu waramayaa iney gacanta ku dhigeen labo xubnood oo ka tirsan ergooyinkii shirkii Asmara kuwaasoo aan magacyadooda noo suura gelin inaan helno balse ay ku andacoodeen iney ka yimaadeen dad eheladooda ah oo ku sugnaa dalka Jabuuti. Ergooyinka iyo suxufiyiinta ku sugan Asmara ayaa wel wel iyo walaac ka qaba sidii ay ugu soo laaban lahaayeen magaalada Muqdisho iyo gobolada Puntland halkaasoo u aheyd deegaan iyo goobo ay ka howlgalaan iyagoo markii hore u heystay in shirkaasi ay wax uun ka soo heli doonaan kana soo laaban doonaan iyagoon wax caqabad ah la kulmin hase yeeshee ay maanta xaaladooda u muuqato dawacooy dool webi kaa shiran. Dhinaca kale maamulka la magac baxay Somaliland ayaa xabsiga dhigay xubno ka tirsan ergooyinkii Asmara kuwaasoo dib ugu celiyay dalka Jabuuti oo ay doonayeen iney safar dhulka ah ugu soo barmuudeeyaan ilaa Garoowe iyo Muqdisho taasoo ay ku fashilmeen oo ay waayeen socdaal dhulka ah iyo mid cirka ahba. Cali Muxiyaddiin Cali AllPuntland, Muqdisho
  6. ^^^Brother dont mind the nonsence. Some people always defend the like of Sharif Xasan Adan, former Qad merchant who was a tool of warlord Qaynyare and Sudi when he was suppose to be the speaker of Parliment. These same people attack other personalities. Typical Somali hypocracy.
  7. Ciidamo Bolis Oo tababar loogu soo xiray Carmo Bosaso, Somaliya (Calanka.com) 26-Sebtember-2007 Wafdi ka Socda Dowlada KMGS ayaa maanata soo Gaaray Magaalada Bosaso Wafdigan ka Socd KMGS ayaa waxa ay isugu jiraan wasiiro Ku Xigeeno oo uu Ka Mid yahay Wasiiru Dowlaha Arimaha Gudaha Maxamud Sayid Aadan Xildhibaano Iyo Taliyaayasha Ciidamada Dowlada Somaliya Iyo Sidoo kale Ha'yada UNDP. Wafdigan ayaa waxaa garoonka Diyaaradaha Ee Bosaso ku soo dhaweeyay Qaar ka mid ah Golaha Wasiiraad Punt land oo uu ka mid yahay Wasiirka Qorshaynta Iyo Xiriirka Caalamiga ah Cabdi Salaad Iyo Sidoo kale Maamulka Gobolka Bari. iyada oo wafdigani markii ay soo gaaren Bosaso ay isla markiiba ay u gudbeen Degmada Carmo oo 100 Km Dhinaca koonfur Bosaso kaga Beegan iyada oo ay halkaasi ay uga qayb galayaan Xiritaanka Tababar Muddo 6 Bilood tababar uga socday Degmada Carmo. waxaana ay markii ay halkaasi ay gaareen ka qaybgaleen Munaasbadaasi iyaga oo ku bilaabay salaan sharaf ay ka qaateen Ciidamada Tababarka Loo Xirayo Waxaa ugu Horayn halkaa hadal ka soo jeediyay Macalimiintii Tobobarka waday mudaas Lixda bilood waxaana sidoo kale halkaasi ka hadlay taliyaha Ciidamada Booliska waxa uu tilmaamay in ay booliskani ay ka qayb qaadan doonaan Sugida Amaanka ee dalka iyo Sidii Loo Dhaqan Celin Lahaa Maleeshiyaadka Ku Sugan Dalka. Dhinaca Punt land ayaa waxa halkasi ka hadlay Gudoomiyaha Gobolka Bari,Duqa Carmo Iyo Wasiirka Qorshaynta Xiriirka Caalamiga ah oo Dhamaantood ka sheekeeyay Faa'iidada uu Tababrkani u leeyahay Ciidamada Iyo Sugida Amaanka Dalka waxaana ay ku booriyeen Ciidamadii Tababarka Loo Soo Xiray in ay Noqdaan Kuwo Wax Qabta Dalkooda Dadkooda Iyo Diintooda waxaana ay sidoo ay u sheegeen in ay punt land ay wax kasta la garab taagan tahay. Tababarkaasiw axaa Soo Xiray Wasiiru Dowlaha Arimaha Gudaha Maxamuud Sayid Aadan oo Wafdigan Hogaaminayay khudbad Caaqibo leh ka dib oo ku tilmaamay waxyaalaha looga baahan yahay Booliska Isaga oo sidoo kale tibaaxay in dowlada Ku meelgaarka ah Somaliya ay Diyaarisay wax qabadyadii Iyo Mushahaaraadkii Ciidankan isaga oo sidoo kale Ku aamanay Qaabka Wanaagsan ee ay uga Faa'iideysteen Tababarkani waxaa uu sidoo kale u mahad celiyay Ha'ada UNDP oo Maalgalinaysay Tababarkani waxaana ku tilmaamay mid had iyo Jeer Garab Taagan Ciidamada Booliska Soomaliyeed. Filo Goor Dhow Khudbadihii Goobtaasi Laga Jeediyay
  8. Ciidamada Nabad sugida Qaranka oo Garoonka Caalamiga ee Aadan Cadde ka qabtay Xubno ka soo qeybgalay Shirkii Tuulada Asmara. Ilo wareedyo ku dhaw dhaw Hawlwadeeno ka tirsan Garoonka Caalamiga ee Muqdisho ayaa sheegay in shalay ay ciidamada Nabad sugida Qaranka gacanta ku dhigeen Xubno ka mid ah ka qeybgalayaashii Shirkii tuulada Asmara. Xubnahaan la qabtay oo aan la hayn tiradooda ayaa waxa ay soo mareen Magaalada Hargaysa oo ay ka timid Duulimaadkii ay saarnayeen. Hawlwadeenada Garoonka ayaa Shabakada Wararka Carmooyin.com u sheegay in maalmahaanba Garoonka lagu soo kordhiyey Ciidamo aad u fara badan oo ka amar qaata Nabad sugida Qaranka si loo qabtaa xubno horey Muqdisho si dhuumaaleysi ah uga tagay oo Tuulada asmara aaday. Warar kale oo madax banaan ayaa sheegaya in xubnaha la qabtay uu ku jiro Gudoomiyihi Dallada FPENS oo Isbahaysi ku sheega Asmara ka soo helay xilka Warfaafinta . Ciidamada iyo Saraakisha Nabad sugida ayaa la sheegayaa in ay garoonka ay ku hayaan Sawirada iyo Magacyada xubno la sheegay in ay Muqdisho ku soo fool leeyihiin oo Shirkaa ka soo qeybgalay. Xafiiska warqabadka shabakadda wararka carmoyin.com ee Mqudisho. Contact:carmooyin@hotmail.com or carmooyin@gmail.com
  9. ^^I do love it how you will "liberate" a country all the way from the comfort of your own home. I also find they used to use Jihad & gain support from Aferwarki at the same time. An Islamic movement headed by a Christan despot who abuses his own Muslim population.. The bombs which many of you support were led by Ahmed Diriye group, who were fighting on behalf of a single clan in order to keep what they gained in the war. Even now, the Asmara group only promise more war, more bombs while wanting to "free" the people they want to keep in a state of war. Anyhow all this fake stance will not work, restoring this nations government and institutions will take time. And the TFG has time.insha Allah
  10. Magaalada dhaqaala ahaan waxa ay ku tiirsan-tahay Ganacsiga xoolaha nool,waxayna xudun ganacsi u tahay isku-xirka Gobolada Waqooyi,Koonfur iyo Kilinka Shanaad ee Dalka Itoobiya. Magaalada intii aan joogay runtii waxa ay indhaheygu soo jiiteen dhismayaasha Hoteelada,waxaana la ii sheegay in Hoteelada ay badanaa kireystaan Dadka ka yimaada qurbaha iyo Gobolada kale ee Soomaaliya,waxaana la igu wargeliyay in Dadka oogu badan ee guryaha ka iibsada Magaalada ay hormud u yihiin Jaaliyadaha Puntland iyo Gal-mudug-State.
  11. ^^^lool. The Ahmed Shah Masood of Somalia, back to cripple the invading hordes and restore order and love to Lower Shabbele.
  12. Emperor; Xiin has a point with Turki & Cayrow. Though the man who declared the war and then was never heard of again IndaCade will achieve nothing. As for the security, the Asmara farce was just a way for Aferwarki to score some points against his old enemy Melez. He hates being isolated and thus brought these desepearte groups together for that single reason. The opposition groups who relied heavily on Oromo, Eritrea and ONLF as well as their "brave holly warrior" commanders before the minute war, now want us to belive they will "liberate" Somalia [their words] through these silly bombings which 90% of the time, kill and maim civilians. If one opens his/her eyes they will see, their militias are disbanded, either in jail, given up, dead or on the run. Their military hardware destroyed, their finances in dissaray with their cash cows and centres of power taken over by the TFG, their media outlets either behaving or cloosed down. Though these foolish people believe now they will somehow regain all their lost power and even more achieve in utter defeat and weakness what they could not at the height of their power. Is it me or are Somali's in the diaspora delusional?
  13. ^^^Adeer, I am not blaming you for anything. What you want to belive is your business. I am not that interested in your person at all, just responding to the naked untruth which you seem to propogate. The TFG is a reality, like it or not. Its the most successful Somali government since 1991.
  14. Gen.Cabdi Qaybdiid oo Tababar u soo xiray 600 askari (Daawo Sawirada) Munaasabad balaaran oo tababar loogu soo xirayey 600 oo askari oo dhameysatey tababar dhanka Booliiska ah ayaa maanta lagu qabtey Dugsiga Tababarka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, iyadoo munaasabadaasi ay ka soo qayb agleeen masuuliyiin kala duwan oo ka mid ah Dawlada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya, Maamul Goboleedka Puntland iyo wakiilo ka socdey hay'adaha Qaramada Midoobey gaar ahaan UNDP iyo wadamada deeqaha bixiya. Munaasabadan ayaa waxaa loo soo agaasimay si weyn, iyadoo maanta halkaasi ay tageen wafdi ka socda DFKMG ah iyo Qaramada Midoobey si ay goob joog uga ahaadaan xiritaanka tababarka ciidamadaasi Booliiska
  15. ^^^As with any form of information there is room for error. A 4% chance in this case. Though a top level delegate has arrived in Puntland including the Police chief, Ministers and so on.
  16. ^^^lool. You do protest way too much. Somalia has a government, a weak one, a transitional one but never the less a national government recognise by the world. It is laying the foundations for security, peace and prosperity. Though I have come accustomed to the converted and thus no need preaching to you is there?
  17. ^^^Adeer, there is a governemnt of Somalia after 17 years. The indexes many are providing on SOL proves it. The worst government in Africa. Better than no governemnt huh...