
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Laas Cannod is under control, just like in Dhahar the secessionists have had a set back. A defeat, SOOL, SANAAG, CAYN are part of Somaliweyn. They come under the Puntland admin/TFG. Nothing to explain. Facts are Somaliland clan militia attacked and were defeated, yet again.
-
Troops led by General Cabdi Samad Cali shire enter Laas Canood
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
source -
Mogadishu: Basketball tournament for peace: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Mogadishu: Basketball tournament for peace: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Mogadishu: Basketball tournament for peace: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Mogadishu: Basketball tournament for peace: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Mogadishu: Basketball tournament for peace: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Ciyaar K/Koleyga oo lagu Maamuusayay Maalinta Nabadda Adduunka 21-Sep-2007 Oo Ka Dhacay Garoon Lugino Mogadishu, Jimco , September 21 2007 SMC Mas’uuliyiin ka tirsan Dalladda Horumarinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee SOYDEN , Xiriirka Soomaaliyeed Kubadda Koleyga Soomaaliyeed iyo dadweyne aad u fara badan, ayaa ka qeyb galay Tartan Ciyaareed lagu maamusayo Maalinta Nabadda Addunka oo ku beeganta 21-September Garoonka K/Koleyga 1-da Luulyo Ex- Lugino ee Magaalada Muqdishu ayaa lagu qabtan ciyaar lagu weynaynayo munaasabadan maalinta Nabadda iyadoo munaasabadanna ay soo qaban qaabisay Dalladda Dhallinyarada SOYDEN. Madaxda Dalladda SOYDEN , Hay`adda UNICEF,UNFPA iyo Xiriirka K/Koleyga , guddoomiye ku xigeenka XSKK Ibraahim Xuseen Cali (Roombo) , xoghayaha guud XSKK Cali Amiin Xaaji , Cusmaan Maxamed Cabdi (Daallo) , C/qaadir Salaad Cabdi oo ka socda SOYDEN , Maxamed Maxamuud Caadle (UNICEF) iyo Istarliin Sheekh C/llaahi oo ah UNFPA ayaa ka wada hadlay Munaasabadan weyn ee lagu weynaynayo maalinta Nabadda Adduunka ( Internatinal Paace Day 21-Sep-07 ) iyagoo dhamaantood ku nuuxnuuxsaday in Nabaddu tahay nolasha la`aanteedna nololi jiri Karin , waxayna inta ciyaarta ka soo qeybgashay kula dardaarmeen in ay kawada shaqeeyaan Nabadda. Munaasabadan oo ka mid ah munsaabadaha ay Daladda SOYDEN ugu talagashay Maalinta Nabadda iyadoo sidoo lagu wado tartamo kale oo ciyaareed in loo qabto ciyaarta loogu talagalay in lagu maamuuso Nabadd 21-ka September 2007 ayaa waxay u dhacday jawi wanaagsan. Ciyaar K/Koleyga oo ay isaga horyimaadeen wiilasha Jaaliyadda Yemen iyo Al-Shabaab ayaa waxay ku soo idlaatay 46-40 oo ay guusha ku raacday kooxda Da`yarta ee Al-Shabaab iyadoo dadkii daawanayay ay aad ula dhaceen ciyaarta ay soo bandhigeen wiilasha Al-Shabaab oo u badan ciyaaryahano da`yar halka kuwa Jaaliyadda ay ka muuqdeen kuwo waayo arag u ah ciyaarta K/Koleyga koobkii Munaasabadaasi ayaa waxaa Madaxda SOYDEN ka socotay Cusmaan Daallo uu gacanta u geliyay Captan-ka Kooxda Al-Shabaab C/Fitaax Buukaale. Guud ahaan ciyaartan ayaa waxaa ka soo qeybgalay mas`uuliyiin kala duwan oo ay ka mid ahaayeen xiriirada kala duwan ee hoos yimaada G.O.S , Guddoomiyaha Jaaliyadda Yemen Cabdalla Maxamed Cabuud iyo taageerayaal xiiseeya ciyaarta Kubadda Koleyga Soomaaliya. Yours Truly Said Ibrahim Hussain " BUUNA " Somaliweyn Media Center (SMC) Mogadishu Somalia
-
Mogadishu: TFG creates rapid reaction force..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Dowladda Federaalka oo diyaarisay ciidamo gurmad daraawiish ah Written by Osman Dhayib User Rating: / 0 Friday, 21 September 2007 Dowladda Federaalka ayaa wata qorshe lagu gabagabeynayo diyaarinta ciidamo loogu magac daray gurmadka oo ah kuwa Daraawiishta oo la geyn doona dhamaan gobolada dalka si ay qeyb weyn uga qaataan sugida amaanka. Wasiirka warfaafinta Md. Madoobe Nuunow Maxamed ayaa sheegay in ciidamadan daraawiishta ah ay saldhigyo ka dhigan doonaan gobolada dalka kuwaasoo ku dhaqaaqi doona qaadista isbaarooyinka, ka hortaga isku dhacyada beelaha iyo guud ahaan sugida amaanka gobolada dalka. Ciidamadani daraawiishta waxay tababaro ku soo qaateen dugsiyada Lafoole, Labaatan Jiroow, Dugsiga sare ee Booliska iyo kan tababarka ee Carmo waana kuwo awood u leh in ay waajibaadkooda gutaan, waxana sugayaan gaadiid iyo qalabkii ay ku dhaqaqaaqi lahaayeen” ayuu yiri Md. Nuunow. Wasiirku wuxuu intaa ku daray in ciidamadan ay buuxin doonaan wixii gurmad ah ee ay dowladdu uga baahato gobolada dalka kuwaasoo dhaqsiba ugu howlgeli doona iyadoo ugu horeyna ay sii sifeyn doonaan jidgooyooyinka gaadiidka iyo dadka masaafurka ah dhibaatada u geysta, sidoo kalena waa kuwo diyaar u ah ayuu yiri in ay kala dhexgalaan isku dhacyada beelaha ee ka dhaca dalka. -
Mogadishu: TFG creates rapid reaction force..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Dowladda KMG oo diyaarisay ciidamo gurmad daraawiish ah { 21 Sep 2007} waxaa la daabacay Fri 21 Sep 2007 13: 57: 14 Dowladda Federaalka ayaa wata qorshe lagu gabagabeynayo diyaarinta ciidamo loogu magac daray gurmadka oo ah kuwa Daraawiishta oo la geyn doona dhamaan gobolada dalka si ay qeyb weyn uga qaataan sugida amaanka. Wasiirka warfaafinta Md. Madoobe Nuunow Maxamed ayaa sheegay in ciidamadan daraawiishta ah ay saldhigyo ka dhigan doonaan gobolada dalka kuwaasoo ku dhaqaaqi doona qaadista isbaarooyinka, ka hortaga isku dhacyada beelaha iyo guud ahaan sugida amaanka gobolada dalka. “Ciidamadani daraawiishta waxay tababaro ku soo qaateen dugsiyada Lafoole, Labaatan Jiroow, Dugsiga sare ee Booliska iyo kan tababarka ee Carmo waana kuwo awood u leh in ay waajibaadkooda gutaan, waxana sugayaan gaadiid iyo qalabkii ay ku dhaqaqaaqi lahaayeen” ayuu yiri Md. Nuunow. Wasiirku wuxuu intaa ku daray in ciidamadan ay buuxin doonaan wixii gurmad ah ee ay dowladdu uga baahato gobolada dalka kuwaasoo dhaqsiba ugu howlgeli doona iyadoo ugu horeyna ay sii sifeyn doonaan jidgooyooyinka gaadiidka iyo dadka masaafurka ah dhibaatada u geysta, sidoo kalena waa kuwo diyaar u ah ayuu yiri in ay kala dhexgalaan isku dhacyada beelaha ee ka dhaca dalka. Email: admin@gobolkabanaadir.com Gobolkabanaadir.com -
US admin welcomes Jedah accord-mentions Isolation of Asmara
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Michael Ranneberger oo si weyn u taageeray in Soomaaliya la geeyo Ciidamo ka socda wadamada carabta. Muqdisho (WNT)-Safiirka Dowlada Maraykanka u fadhiya Magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya Michael E.Ranneberger ayaa si weyn u cadeeyay in Dowlada Maraykanka ay soo dhaweynayso hadalkii dhawaan ka soo baxay madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ee ahaa in dalka Soomaaliya ay ka howlgalaan ciidamo nabad ilaalin ah oo isugu jira carab iyo Afrikaan kuwaasi oo ay kor ka maamulayso Q.M. Safiirka ayaa sheegay in hadalkaasi uu ahaa mid aad u wanaagsan isla markaana isaga iyo mas'uuliyiinta Maraykankaba ay si weyn u soo dhaweeyeen maadaama buu yiri dalka Soomaaliya uu xiligaani caalamka waajib ka saaran yahay in ay ku dadaalaan qaabkii loogu soo dabaali lahaa xasilooni waarta. Safiirka ayaa shirkiisa Jaraa'id ku xusay in Dowlada Maraykanka dhinac walba ka taageeri doonto dowlada Soomaaliya isla markaana ay ku bixin doonto amaanka dalka iyo dib u dhiskaba lacago farabadan. Michael E.Ranneberger wuxuu kaloo si weyn u cambaareeyay shirkii dhawaan kooxaha mucaaradka ku ah dowlada Soomaaliya ku qabteen magaalad Asmara ee xarunta dalka Eritrea isagoo sheegay in shirkaasi uusan aheyn mid dan u ah geedi socodka nabada Soomaaliya iyo guud ahaan geeska Afrika isgoo ka codsaday xubnahaasi wada hadal in ay la furaan dowlada Soomaaliyana waxaa uu ka codsaday in kooxaha Asmara ku shiray inay dhinaceedana la hadasho. Safiirka oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in dowlada maraykanka ay taageertay shirkii dib u heshiisiinta ee dhawaan lagu soo afmeeray magaalada caasimada ah ee Muqdisho isla markaana ay u aragto in shirkaasi uu ahaa mid miradhal noqday oo ay ka soo baxeen natiijooyin wax ku ool ah. C/kariin Xuseen Guutaale. Xafiiska Waayaha.net,Muqdisho -
Mogadishu: TFG creates rapid reaction force..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Dowladda soomaaliya oo sheegtay in dhawaan ay howl geli doonaan ciidamo u gaar ah ka hortagga colaadaha beelaha iyo baabi’inta jidgooyooyinka Dowladda Federalka dalka Soomaaliya ayaa maanta markii ugu horeysay shaaca ka qaaday in dhawaan ay howlgeli doonaan ciidamo gaar ah oo loogu talagalay in ay sugaan amaanka goballada dalka Soomaaliya. Wasiirka war faafinta dalka Soomaaliya Madoobe Nuunow Maxamed oo maanta saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in ciidamadani ay yihiin kuwo u howlgeli doona in ay ka hortagaan iska hor imaadyada hubeysan ee beelaha dhex mara,la dagaalanka kooxaha burcadda ah ee jid gooyooyinka dhigta wadooyinka isku xira goballada dalka iyo arrimo kale oo muhiin ah. “Ciidamadani waxaa ay yihiin kuwo soo bartay shuruucda ciidanimo iyo sida wanaagsan ee ciidanka looga baahan yahay in ay dadka u la dhaqamaan”AYUU YIRI Wasiirka war faafinta dowladda federalka Soomaaliya madoobe Nuunow Maxamed oo intaa ku daray in ciidamadani ay tababarro kusoo qaateen dugsiga Tababarka CARMO,Scuolla di polizia,afoole,Balii Doogle iyo xerooyin kale. Wasiirka ayaa intaa ku daray in ciidamadani ay u dhigmaan ciidamadii daraawiishta ee xilligii dowladdi hore dalka ka howl gelijiray waxna ka qaban jiray dhibaatyooyinka goballada ka dhaca oo isku dhacyada beeluhu ay ka midyihiin. Si kastaba arrintu ha ahaatee isku dayga ku aadan in ciidanka nocoan ahi ay hwlgalaan ayaa waxaa uu yahay mid si aad ah lo soo dhaweynayo, madaama isbaarooyinka iyo dagaalada beelaha ee goballada ka dhacaahi ay yihiin kuwo shacabka ku reeba dhibaatooyin noocyo kala duwan ah. Xafiiska warqbadka shabakadda wararka carmooyin.com ee Mqudisho. Contact:carmoyin@hotmail.com or carmooyin@gmail.com -
Muqdisho: Dowladda Federaalka oo diyaarisay ciidamo gurmad daraawiish ah 21. September 2007 Muqdisho(AllPuntland)- Dowladda Federaalka ayaa wata qorshe lagu gabagabeynayo diyaarinta ciidamo loogu magac daray gurmadka oo ah kuwa Daraawiishta oo la geyn doona dhamaan gobolada dalka si ay qeyb weyn uga qaataan sugida amaanka. Wasiirka warfaafinta Md. Madoobe Nuunow Maxamed ayaa sheegay in ciidamadan daraawiishta ah ay saldhigyo ka dhigan doonaan gobolada dalka kuwaasoo ku dhaqaaqi doona qaadista isbaarooyinka, ka hortaga isku dhacyada beelaha iyo guud ahaan sugida amaanka gobolada dalka. “Ciidamadani daraawiishta waxay tababaro ku soo qaateen dugsiyada Lafoole, Labaatan Jiroow, Dugsiga sare ee Booliska iyo kan tababarka ee Carmo waana kuwo awood u leh in ay waajibaadkooda gutaan, waxana sugayaan gaadiid iyo qalabkii ay ku dhaqaqaaqi lahaayeen” ayuu yiri Md. Nuunow. Wasiirku wuxuu intaa ku daray in ciidamadan ay buuxin doonaan wixii gurmad ah ee ay dowladdu uga baahato gobolada dalka kuwaasoo dhaqsiba ugu howlgeli doona iyadoo ugu horeyna ay sii sifeyn doonaan jidgooyooyinka gaadiidka iyo dadka masaafurka ah dhibaatada u geysta, sidoo kalena waa kuwo diyaar u ah ayuu yiri in ay kala dhexgalaan isku dhacyada beelaha ee ka dhaca dalka. Cali Muxiyaddiin Cali AllPuntland, Muqdisho
-
lool. At least they can not say there is no money pledged to the TFG. Nice try then lads.
-
Troops led by General Cabdi Samad Cali shire enter Laas Canood
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Xiin, Somaliland fighters were killed in the exchange and their armoyr captured. Thus enough proof og their involvement. As for Juje, adeer, Mogadishu is coming back to what it was before 1991. Capital for all Somali's not a fringe town. -
Troops led by General Cabdi Samad Cali shire enter Laas Canood
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Juje, one can not preach to the converted. Those who have lost can waste their time chasing phantom's, and holding meetings in comfortable hotels. I dare say go to Mogadishu and talk. -
Troops led by General Cabdi Samad Cali shire enter Laas Canood
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Ciidamo Badan oo kusii qul qulaya Laas Caano iyo Warar dheeraad ah Last Updated::2007-09-20 14:30:08 Laas Caano (HRNet):- Ciidamo ku qalabeysan gaadiidka dagaalka ee Tiknikada loo yaqaan ayaa gaaray magaalada Laas Caano ee xarunta Gobalka Sool. Ciidamadan oo ay hogaaminayaan saraakiil sar sare oo ka tirsan Ciidamada Daraawiishta ee Puntland oo uu hormuud u yahay Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Puntland C/samad Cali Shire ayaa ka amababaxay magaalada Garowe ee xarunta Puntland. Ciidamadan ayaa gaaray magaalada Laas Caano xili shalay gelinkii danbe uu markale dagaal ka dhacay duleedka magaalada Laas Caano kaasi oo ay ku hardameen ciidamada Puntland iyo kuwa Soomaaliland. Ciidamadan ayaa saaka u gudbay goobihii ay dagaalka ka dhaceen, ayadoo ay Ciidamada Puntland sheegteen in ay guulo ka gaareen dagaalkii shalay gelinkii danbe dhacay, isla markaana dib u riixeen ciidamada Soomaaliland ee weerarka ahaa. Wararka dheeraadka ah ee kasoo baxaya magaalada Laas Caano ayaa sheegaya in 2 gaari oo nooca Tiknikada ah dagaalkii shalay looga gubay ciidamada Soomaaliland, sidoo kale ciidamada Puntland ayaa khasaaro soo gaareen ayadoo la xaqiijiyey in ay labo askari uga dhaawacantay. Dagaalkii shalay ayaa la sheegay in ay soo qaadeen ciidamada Somaliland oo isku dayey in ay kusoo siqaan dhinaca Waqooyi ee magaalada Laas Caano, taasi oo keentay in ay isku dhacaan ciidamada Puntland oo difaac uga jiray deegaanka Ari Cadeeye gaar ahaan meesha loo yaqaan abeesalay. Maamulka Soomaaliland ayaan asagu wax jawaab ah kasoo saarin dagaaladii shalay dhacay, ayadoo maanta si weyn loo dareemayo dhaq dhaqaaqa ay labada dhinac wadaan. C/risaaq Shiino HorseedNet.com -
Troops led by General Cabdi Samad Cali shire enter Laas Canood
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^Weak mEn make many excuses for their failures. They blame the day, the method or heaven. Those who make history seldom have time for such weakness. -
Troops led by General Cabdi Samad Cali shire enter Laas Canood
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Indeed, what you think or daydream about will have little impact on those darn Somali's from Puntland. We all knew that as well. -
Troops led by General Cabdi Samad Cali shire enter Laas Canood
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^lool. No one had any doubt what you thought of those darn Somali's from Puntland. -
Troops led by General Cabdi Samad Cali shire enter Laas Canood
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Xiin, nothing major adeer, Somaliland like it did in Dhahar tried to get clever, but now things have calmed down since more troops have arrived from other parts of the state. -
Muqdisho: Madaxweyne Jamhuuriyada Soomaaliya oo dalal Carbeed u socdaalaya todobaadyada soo socda. 20. september 2007 Muqdisho(AllPuntland)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Md.C/laahi Yuusuf Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa todobaadyada soo socda usocdaalaya dalal Carbeed ,sida ay sheegayaan warar ku dhow dhow Xaafiiska Madaxtooyada dowlada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho. Madaxweynaha dowlada Soomaaliya ayaa madaxda wadamadaasi wuxuu kala hadlayaa taageerida dowlada Faderaalka ee Soomaaliya iyo sidii ay ugu qeybqaadan lahaayeen nabad ku soo celinta dalka Soomaaliya iyo taageero dhaqaale oo ay siiyaan dowlada Soomaaliya si nabadgalyada loo soo celiyo. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka codsan doona sidoo kale ciidamo Carbeed oo lakeeno dalka Soomaaliya si ay ubadalaan kuwa dowlada Itoobiya ee jooga Soomaaliya ,waxaana Madaxweyne Yuusuf lafilayaa in uu wadamadaasi ka helo balanqaadyo ku wajahan soo dirida ciidamo loo soo diro gudaha dalka Soomaaliya. Wadamada uu booqanayo sida lasheegay Madaxweynaha Soomaaliya waxaa ka mid ah Masar,Yemen,Al-Jeeriya iyo dalka Urdun. Madaxda dalalkaasi oo kala ah Madaxweynaha Masar Max’ed Xusni Mubaarak, Madaxweynaha Yemen Cali Cabdalla Saalax, Madaxweynaha Al-Jeeriya C/casiis Batulfiiqa iyo Boqor Cabdalla labaad ee wadanka Urdun ayaa Madaxweynaha Soomaaliya todobaadkan isagoo jooga Magaalada Riyadh waxa ay kula soo xiriireen khadka Telfoonka lamase sheegin wax ay ka wada hadleen. Wuxuu Safarka Madaxweynuhu noqonayaa kii ugu horeeyey uu ku tago wadamo Carbeed oo intaa fara le’eg oo uu kala hadlayo sidii ay dowlada Soomaaliya iyo Shacabkeeda taageero usiin lahaayeen. Faarax C/qaadir Geylan AllPuntland
-
M/weyne Yususuf oo Safar ku tagi doona dalal Carbeed iyo Maraykanka. (WYNET)Muqdisho:-M/weyanaha DFKMG ah C/laahi Yuusuf Axmed ayaa la filayaa inuu manta ka amba baxo magaalada Muqdisho isagoo safaro kusii kala bixin doona Dalalka Masar,Jordan,Yemen Al-Jeria iyo NewYork oo uu kaga qayb galayo sida la sheegayo kulanka ay Jamcdiyada Quruumaha ka dhexaysa ku yeelan doonto dabayaaqada asbuuca soo socda. M/weyne Yuusuf ayaa la sheegayaa inuu dalalkaan Carbeed ugu horrayn faah faahin ka siin doono kulankii dhawaan ku dhex maray kooxaha Somalida magaalada Jiddah ee dalka Sacuudiga kaas oo daba joogay shirkii dib u heshiisiinta beelaha Somaliyeed ee Muqdisho kusoo gaba gaboobay dabayaqadii bishii hore. Mr.Yuusuf ayaa sidoo kale wuxuu ka faaiidaysanayaa taageerada uu ka haysto boqorka Dalka Sacuudiga oo ay dalalkaan oo dhan xiriir dhow leeyihiin,isla markaana wuxuu dalalkan ka dalban doonaa inay Somaliya ka taageeraan dhinacyada dhaqaalaha iyo waliba Ciidamo ay dalkaas u soo diraan. Dhinaca kale ilo wareed oo hoose ayaa sheegaya in Boqorka sacuudigu uu khadka Telefoonka kula xiriirray dhamaan dowladahan uu M/weyne Yuusuf Booqanayo isla markaana uu ka codsaday inay diyaariyaan ciidamo carbeed oo deg deg ah oo Somaliya la geeyo,kuwaas oo QM hoos tagi doona, Safarkan C/laahi Yuusuf yimi maalin uun ka dib markii ay kaso noqdeen isaga iyo wafdigii balaaraa ee heshiiska kusoo saxiixday magaalada Jidda ee dalka Boqotooyada Sacuudiga kaas oo dowlado badan oo carbeed ay soo dhaweeyeen. Dalalka Yemen,iyo Masar iyo J/Carabta ayaa isahu horay usoo dhaweeyey heshiiska Jiddah,iyagoo sheegay inay ka shaqaynayaan hir galinta qodobada lagu heshiiyey iyo waliba dar dar galintooda. Dadka ka faalooda Siyaasada Somaliya C/laahi Yuusufna aad u yaqaan ayaa waxay sheegayaan inuu soo hagaagayo xiriirka u dhexeeya Dowlada Federelka ah iyo dalalka Carbeed,taas oo uu mahadeeda leeyahay Boqor Cabdallaha Sacuudigu. Dhawaan ayey ahayd kolkii Wariye reer Sacuudiga ahi oo M/weyne Yuusuf waraystay uu waydiiyey sababta ay xukuumadiisu uga shaqayso inay Shacabka Somaliyeed ay uga fogayso Carabnimada iyo waliba diinta Islaamka taas oo laf dhuun gashay ku noqotay Mr.Yuusuf. Axmed Xayrdaac Waayahanet@hotmail.com Waayaha.net-London-UK
-
Troops led by General Cabdi Samad Cali shire enter Laas Canood
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Ciidamo ka socda Puntland oo ku sii qulqulaya magaalada Laascaanood kadib dagaalo ka qarxay shalay duleedka laascaanood. Magaalada laascaanood ayaa la ciiraysa ciidamo faraban oo kaga soo qulqulaya dhinaca magaalada garoowe iyadoo ay soo gaareen gobolka sakaariil sar sare oo ka socda laamaha ciidamada Puntland uuna hogaaminayo taliyaha guud ee ciidanka Daraawiishta iyadoo uu kulamo la qaatay saraakiishii ciidamada puntland ee horay u joogay jiida hore. Taliyaha ciidanka daraawiihta oo ay la socdeen ciidamo xoogan ayaan ku hakan magaalada isagoo isla markiiba u gudbay jiida hore ee laysku horfadhiyo deegaanka lagu magacaabo abeesaalay. Taliyaha ayaa soo gaarsiiyay ciidamada raashin iyo qalab military isagoo ugu hambalyeeyay siday ujabiyeen ciidamadii somaliland oo weerarka ku soo qaaday fadhiisimadooda kuwaasoo uu sheegay inay guuldaro kula laabteen halkii ay horay uga soo duuleen. shalay ayaa dagaal qaraari ku dhexmaray maamulada somaliland iyo Puntland deegaanka abeesaalay iyadoo dagaalkaas ay puntland sheegatay inay ka gaartay iyadoo sheegtay inay gawaari dagaal ku gubeen dagaalka askarna kaga laayeen somaliland. Email Story Printable View