General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. http://www.spr.fm/index.php?option=com_k2&view=item&id=4200:daawo-dood-xasaasi-oo-la-xiriirta-maamul-u-samaynta-gobolada-jubooyinka&Itemid=121
  2. Saturday, November 24 2012 DAAWO: Dood Xasaasi Oo La Xiriirta Maamul U Samaynta Gobolada Jubooyinka by Abdi-Qudus Salah Minneapolis (SPR): Tan iyo goortii laga saaray xarakada Al-Shabaab magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubadda Hoose, ayaa waxaa isi soo taraayey afkaar kala gedisan oo ku aadan maamul u samaynta gobolada jubooyinka iyo waliba cida rasmiga ah oo ku haboon in ay dardar galisay maamulkaasi. Sidoo kale, qabsashada magaalada Kismaayo ayaa dhiirigalisay islamarkaana xoojisay fikir horay u jiray oo ah in maamul guud loo sameeyo gobalada Jubooyinka, xili inta badan gobaladaasi ay wali ku suganyihiin dagaalyahanada Al Shabaab ee ka soo horjeeda dowlada Soomaaliya. Magaalada Nairobi ayaa waxaa dhawaan kasocday kulamo looga arinsanayo maamul u samaynta gobaladaasi, waxaana kulamadaasi qayb ah isla markaana soo qaban qaabiyay Urur gobaleedka IGAD. Waxaa sidoo kale dhawaan ka bilaabmay magaalada Kismaayo, qaban qaabo aad u balaadhan oo ku aadan shirweynaha maamul u samaynta Jubooyinka oo dhawaan la filaayo in uu ka furmo magaalada Kismaayo. Arimahaan oo idil ayaa kusoo aadayo xilli dowlada Somaaliya ay si toos ah uga biyo diiday qaabka loo wado maamul u samaynta Jubooyinka, iyadoona ku eedaysay dowlada Kenya in ay faragalin toos ah ku hayso arimahaasi. Hadaba barnaamijka fadhi ku dirir oo ah barnaamij dood wadaag ah oo si toos ah looga daawado magaalooyinka Minneapolis iyo Saint Paul ayaa qabtay dood ku aadan maamul u samaynta Jubooyinka, iyadoo la iswaydiiyey su'aalo badan oo ay kamid yihiin; Yaa ka mas'uul ah maamul u samaynta Jubooyinka? Kaalin intee le'eg bay gacmo shisheeye ku leeyihiin khilaafadkani? Dastuur dalka Somaaliya muxuu ka qabaa gobolo isu taga oo maamul samaysa? Maxay tahay sababta ay dowlada ill gaar ahi ugu hayso arimaha Barnaamijka waxaa inoogu marti ah: * Cabdulqaadir Suldaan Daahir Suldaan Cali Sonkor: Aasaasaha Jubaland Youth Org. Madaxweyne Kuxigeenka Sher International: Ismaaciil Cabdulle Ganacsate: Qaasim C/kariim Cilmi Afhayeenka Jaaliyada Jubooyinka: Caaqil Cabdullahi Raabi. Barnaamijkaan ayaa waxaa daadihinaaya: Abdulqudus Nur Salah (Donyale)
  3. Creative post modern art work. the problem for the President of Puntland is, will it catch on in the rest of Bari!
  4. Faroole needs to tread carefully. The people come first always. However this is no more than a wake up call for the President of Puntland. Where Qardho goes so does the state.. XX, thanks for the news keep updating us...
  5. Madaxweynah Soomaaliya oo wafdi ka socday dalka Ingiriiska ku wareejiyay dhulkii ay ka furan laahayeen Safaaraddooda Arbaco, November 21, 2012 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxmuud ayaa xarunta madaxtooyada Soomaaliya kula kulmay wafdi ka socday dalka Ingiriiska, isagoo ku wareejiyay dhul ay ka dhistaan safaaraddooda Soomaaliya. Wafdigan oo uu hoggaaminayay danjiraha Biritain ee Soomaliya, Matt Baugh ayaa wuxuu sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay in lagu wareejiyay dhulkii ay ka furan lahayeen safaraddooda ku taalla Soomaaliya. Dowladda Britain ayaa dhawaan sheegtay in sannadka soo socda ee 2013 ay dib uga furi doonto Muqdisho safaaradii ay ku lahayd kaddib 21-sano oo ay Soomaaliya ka jirtay colaad, waxaana wafdiga ka socday Britain ay sheegeen inay dolwadda Soomaaliya uga mahadcelinayaan dhulka ay siisay. Safaaradda Birtain ee Soomaaliya ayaa waxay deggenyd dhisme ku dhow xabsiga dhexe ee Muqdisho, kaasoo ahaa mid u ijaarnaa, balse hadda waxay noqonaysaa inay iyagu dhistaan dhul ay safaaraddooda ka furtaan. Maalintii shalay ayay ahayd markii madaxweynaha Soomaaliya uu safiirka cusub ee Australia ka guddoomay warqadihiisii aqoonsiga danjirenimo; waxaana soo kordhaya dalalka doonayo inay Soomaaliya ka furtaan safaaradahooda. Ugu dambeyn, madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ugu baaqay dalalka kale ee beesha caalamka inay dowladda Soomaaliya soo dhaweyneyso dal kasta oo doonaya inuu dibn u furto safaaraddiisa ama uu xiriir caalami ah la sameynaya Soomaaliya. Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka furay safaarado dhowr ah oo ka mid yihiin safaaradda, Jabuuti, Turkiga iyo kuwo kale, iyadoo dowladda Iiraan ay toddobaadkan horraantiisa sheegtay inay dib u furanayso safaaraddii ay ku lahayd Soomaaliya. Maxamed Xaaji Xuseen, Hiiraan Online maxuseen@hiiraan.com
  6. http://horseedmedia.net/2012/11/21/aqoonyahada-puntland-ee-switzerland-oo-taageeray-maamul-u-sameynta-g-jubooyinka-iyo-gedo-video/
  7. Suldanka, NGOONGE, JB, XX are all laughing. They laugh not because the SNM militia or clan is strong. They laugh because the likes of Galayr, Xaglatosiye and Xabsade have put a very brave, noble sub-clan into a disadvantage.
  8. Dowladda Somaaliya oo ku Wareejisay UK Dhulkii ay Safaaradda ka Furan laheyd Updated About:7 hours ago 0 Mogadishu, Somalia, November 21, 2012) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxmuud ayaa ku soo dhaweeyey xarunta Villa Soomaalia wafdi ka socday United Kingdom (UK) kuna wareejiyay dhulkii ay ka dhisan lahayeen Safaaradooda cusub Wafdigaas ayaa waxaa horkacayay Safiirka UK u qaabilsan Soomaliya mudane Matt Baugh. waxayna aad ugu farxeen in lagu wareejiyay dhulkii ay ka Furan lahayeen Safaradooda ku taalla Soomaaliya. Maalintii shalay ayaa waxey aheyd markii Villa Soomaaliya lagaga aqbalay warqadahiisa Safiirnimo, Safiirka cusub ee Australia usoo magacawday Soomaaliya, waxaa soo kordhayo dalalka doonayo in ay ka furtaan saafarado rasmi ah Soomaaliya. Sidoo kale Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay dalalka kale ee beesha caalamka in ay dowladda soo dhaweyneyso dalkasta ee doonaya in xiriir caalami ah lasamaysto dalkeena Soomaaliya oo hada nabadii dib loo yagleelay. Malik Abdalla Agaasimaha Warfaafinta Villa, Somalia, Muqdisho media@presidency.gov.so
  9. Jacaylbaro;890226 wrote: Look who is talking about clan ,,, States the dude who posted the article full of HY angst..
  10. oba hiloowlow;890225 wrote: General with that vision we are doomed. Ever heard of a cabinet of rivals? Here you have a team who hate each other running for office..
  11. Come on people, lets concentrate on real issues here. Abwan, even if he was a minister, I would welcome, since I can always private him.. Why not make an SOL, party with all our various differences and run the country ? Abwan for 2016, with Mooge as running mate...
  12. Sharif going to Boston is a good thing. Our own Che might get an opportunity to show the old President around town.. Sharif Sakiin is a clever dude, he could easily purchase a degree as he claimed on camera....
  13. ^^^ Lol@ Abwan, Guriceel Technical College could offer him something. I doubt old Siilanyu is more educated or able than Abdiqasin... Though you have people calling Faroole 'Dr' ,and his claim to fame is an MBA supposidely from a US institute, all the while his (Faroole's) English is poor.
  14. Oh you mean he said the child born in Jigjiga is closer to me than the one born in Buaale? Yes you are right he was taken out of context..
  15. ^^^ lol, not sure what the 2000 fever is, you keep making weird claims. However go ahead. As for IndaCade, you remind me of him for many reasons and it's not because he is effective..
  16. ^^^Abwan, calm down lad. If Abdiqasin as you say is not close to the President, it's a good thing. He is a rubbish politician.Also not sure how you are referring to this man as a 'Dr' when he clearly is not. Or is that your Yusuf IndaCade side coming out.
  17. ^^ kindly explain that to Somaliland's great leaders, Faisal Ali Warrabe & Edna Adan..
  18. Why is Abdiqasin screaming out loud? The reason me thinks is more than Fowziyo & Somaliland. Maybe like Dayniile.com, he is missing a Minister..
  19. XX, is not bad, I find him quite amusing and harmless at times. It's his self hating Somali persona and 'ethnic Somaliland' nonsense..