General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Somali's as ever are wasting their time on Ethiopia. It's not a big deal & the Presidnet is just uttering these words to keep this country out of his way. He wants to have good relations with all these nations. Ethiopia is but one of many Africans who will " build the army" you have the Turks training a large number of officers and I think that's the big player here. Is this something to hate & oppose the government? No. I think the secesisonist Foreign minister is a Niger blunder. This is just politics.
  2. Xaaji Xunjuf;893854 wrote: No one is resisting adeer any one the people just wanted more ballot boxes its part of the democracy. Your not even a good propagandist. You have been thwarted everywhere you turn. Sanaag is out of your control and the Khatumo groups are starting to find their feet. Learn from the past and change course lad. Change course before its too late..
  3. Xaaji Xunjuf;893844 wrote: Reer xudun great people They are great for resisting so mightily. Expect others of SOOL to join them and I hope you will consider them all great when they chase the SNM militia back to Burco. Which will happen sooner rather than later..
  4. Xaaji Xunjuf;893841 wrote: Elections stopped in oog wtf oog is 10 km from Caynabo in Sool all the districts voted in Sool with the exception of Taleex Sanaag is 3 districts degmada ceelafweyn degmada ceerigaabo degmada dhahar majority of degmada dhahar elections happened all over the country only some sub districts in Eastern sanaag didn't come out to vote. So half of Buhoodle districts half of dhahar districtscan be counted as one full district and taleex district didn't vote. So the calculation of the Somaliland interior Minister is correct. 2 districts in Somaliland didn't vote still a perfect turn out. The lies are in bold. This man is deluding himself. "Majority of Dhahar voted" ....
  5. Dagaalkani ayaa ka dambeeyay kadib markii ciidamo ka tirsan maamulka Khaatumo State ay weerar ku qaadeen Degmada Xudun oo ka tirsan Gobalka Sool. Wararka ayaa sheegayaa in dagaalka uu yahay mid xoogan islamarkaana uu jiro khasaaro kala duwan oo labada dhinac soo kala gaaray. Agaasimaha guud ee wasaarada arimaha gudaha maamulka Khaatumo State Maxamuud Sheekh Cumar Xasan ayaa usheegay warbaahinta in weerarkaasi ay qaadeen dhankooda. Wuxuu sheegay in sababta ka dambeysa weerarkaasi uu yahay in maamulka Soomaaliland ay doonayeen inay ay doorashooyinka golaha deegaanka ay ka bilaabaan Degmada Xudun ee Gobalka Sool. Inkastoo iminka aan si dhab ah loo ogeyn khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dagaalkaasi ayaa hadana wararku waxa ay sheegayaan inuu jiro khasaaro labada dhinac soo kala gaaray. Xaalada ayaa hada waxa ay tahay mid kacsan iyadoo dhinacyada halkaasi ku dagaalamay aysan kala fogeyn oo ay isku agdhaw yihiin. Masuuliyiinta maamulka Soomaalilan ilaa iyo iminka majirto wax war ah oo kasoo baxay dhankooda kaasi oo ku aadan dagaalka ka qarxay Degmada Xudun ee Gobalka Sool. Shalay ayeey aheyd markii maamulka khaatumo state uu digniin ujeediyay shacabka reer Soomaaliland taasi oo ku aadan inaysan Degmada Xudun ka dhigi karin doorasho golaha deegaanka ah.
  6. http://puntlandi.com/wararkii-ugu-dambeyey-gobolka-sanaagwareysi-col-cashuur/
  7. XX, well there was no election in Xudun, Taleex, Buhoodle, Las Qoray, Baran, Xingalool, Dhahar and yet your army closed the borders right? :D
  8. aalada Xudun oo Qasan,Dagaalo ka qarxay iyo codbixintii oo meesha ka baxday! Written by Qarannews Nov 28, 2012 at 05:32 AM Xaalada Xudun oo Qasan,Dagaalo ka qarxay iyo codbixintii oo meesha ka baxday! Ceerigaabo-(Qaran-news)- Maleeshiyaad hubaysan oo ku abtirsada Khaatumo State laakiin asal ahaan ka soo jeeda degaanka Xudun ayaa saaka weerar bahalnimo ah ku qaadey magaalada Xudun gudaheeda halkaas oo Komishinka Doorashooyinka Somaliland u qoondeeyeen in codbixintu saaka ka bilaabmato ,lana geeyay sanaadiiq iyo waraaqihii codbixinta. Hase yeeshee codbixini kamay suurto gelin ka dib markii ay rasaas ku soo fureen magaalada maleeshiyada Khaatumo State oo ujeedadoodu ahayd inay carqalad geliyaan habsami- u- socodka codbixinta balse waxaa si degdeg ah ugu jawaabey ciidanka Somaliland ee ku sugan degaanka Xudun oo la sheegay awel horeba inay diyaar u ahaayeen ,dibna u riixay maleeshiyadii Yeelkeede waxaa meesha ka baxday cod-bixintii taas oo aakhirkii sababtay in Sanaadiiqdii dib loogu soo raro degaanada Bohol iyo meelo kale,wax cod-bixina oo Xudun ka dhacday iyo mid ka socotaa toona ma jirto habayaraatee. Isku soo wada duuboo ilaa hadda xogaha soo gaadhayaa Qarannews may sheegin wax khasaare ah oo ka badan is rasaaseyn dhexmartay Ciidamada Somaliland iyo Maleeshiyaadka Khaatumo state. Qarannews
  9. Xaalada Xudun oo Qasan,Dagaalo ka qarxay iyo codbixintii oo meesha ka baxday! Written by Qarannews Nov 28, 2012 at 05:32 AM Xaalada Xudun oo Qasan,Dagaalo ka qarxay iyo codbixintii oo meesha ka baxday! Ceerigaabo-(Qaran-news)- Maleeshiyaad hubaysan oo ku abtirsada Khaatumo State laakiin asal ahaan ka soo jeeda degaanka Xudun ayaa saaka weerar bahalnimo ah ku qaadey magaalada Xudun gudaheeda halkaas oo Komishinka Doorashooyinka Somaliland u qoondeeyeen in codbixintu saaka ka bilaabmato ,lana geeyay sanaadiiq iyo waraaqihii codbixinta. Hase yeeshee codbixini kamay suurto gelin ka dib markii ay rasaas ku soo fureen magaalada maleeshiyada Khaatumo State oo ujeedadoodu ahayd inay carqalad geliyaan habsami- u- socodka codbixinta balse waxaa si degdeg ah ugu jawaabey ciidanka Somaliland ee ku sugan degaanka Xudun oo la sheegay awel horeba inay diyaar u ahaayeen ,dibna u riixay maleeshiyadii Yeelkeede waxaa meesha ka baxday cod-bixintii taas oo aakhirkii sababtay in Sanaadiiqdii dib loogu soo raro degaanada Bohol iyo meelo kale,wax cod-bixina oo Xudun ka dhacday iyo mid ka socotaa toona ma jirto habayaraatee. Isku soo wada duuboo ilaa hadda xogaha soo gaadhayaa Qarannews may sheegin wax khasaare ah oo ka badan is rasaaseyn dhexmartay Ciidamada Somaliland iyo Maleeshiyaadka Khaatumo state. Qarannews Ceerigaabo
  10. Doorashadii Maamulka Hargaysa oo Fashilantay Puntland forces in Makhir Ciidamada Puntland ee hor istaagay tanaagtii doorinta. {Allsanaag.com} Doorashayoonkii loogu magacdaray ‘doorashooyinka golaha deegaanka’ ee maamulka Hargeisa ayaa furmay; codaynta ayaa si buuxda ugu dhacday deegaanada ay ku abtirsadaan Isaaqu, sida Hargaysa, Burco iyo tuulooyinka ku dhow, laakiin waxaa fashil ku dhamaaday isku dayo la doonayay in laga codeeyo meelo kale. Doorashada ay soo abaabuleen maamulka Isaqland ayaan gebi ahaanba ka dhicin gobolada Sanaag, iyadoo sanaadiiqdii la geeyay Sool laga dhigay qaar la qabtay iyo qaar la gubay. Dhinaca kale dagaal aad u xoogan ayaa ka dhacay magaalada Xudun kaasoo kooxo la soo majara habaabiyay laga dilay shank ka mid ah, labo gaari oo tiknikada ahna lagaga gubay goobtaas. Sanaag oo maalmihii la soo dhaafay ay ka taagnaayeen xiisado la xiriira codaynta doorashada golayaasha deegaanka ee maamulka Isaqland ayaanay maanta guud ahaanba ka dhicin doorashadu deegaanadaas, marka laga reebo magaaladda Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag oo qeybta Isaaqu degaan qaarkood codeeyeen. Degmooyinka sida Badhan, Yubbe, Xiingalool, Dhahar, Laasqoray iyo dhamaan tuulooyinka hoostaga goboladda sanaag iyo Haylaan ayaysan saaka ka dhcin wax doorasho ah iyadoo deegaanadaasi ay joogaan ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Puntland. Dhinaca kale, magaalada Laasacaanood ayaa lagu soo rogay bandow iyadoo laga baqayo in rabshado iyo dagaal iswataa ay ka dhacaan magaaladaas. Wax codeyn ah ayaan ka dhicin marka laga reebo xoogaa shaqsiyaad ah oo meel banaanka ka ah magaalda iyagu isu fooday. Shaqsiyaad marin habowsan oo uu hogaaminayey Wa-siir-ka Gaashaandhiga[Godobta] Axmed Cadami oo ku socday dhanka Badhan ayaan soo dhaafin magaalada Yubbe. Sidoo kale, Wasiirka Deegaanka[Dagaal-Oogida] & Horumarinta[Dib-u-Dhiga] Reer Miyiga[Reer Miyir-Laawayaasha] Maxamuud Gacamey ayaan isna soo dhaafin magaalada Ceerigaabo. Waxaana la qiyaasayaa mar hadii arrintii ay u socdeen ay fashilantay inay ku noqon doonaan Hargeysadii laga soo dirsaday iyagoo ay si fiican raggii Isaaqa ahaa ee soo dirsaday ula xisaab tami doonaan. Wasiirka Godobta iyo Gardarrada iyo Wasiirka Dagaal-Oogida, Dib-u-Dhiga iyo Reer Miyir-Laawayaasha su'aala adag ayaa Hargeysa uga dambeeya. Sanaadiiqdii iyo waraaqihii ay wadeen ayaa la sheegay in haatan ay bilaabeen dadku inay u isticmaalaan musqusha maadaama aysan waxba tareyn. Gabagabadii, guud ahaan doorashadii Hargeysa doonaysey in ay ka fuliso gobolada Sanaag iyo Sool ayaa fashil iyo guuldaro ka raacday maamulka Isaqland, iyadoo maamulka Hargeesana xisaabtii ay isku soo dhufteen ay boqolkiiba boqol guul darro ka raacday. Allsanaag.com
  11. Dagaalo u dhexeeya Somali land iyo Khaatumo oo ka dhacay Degmada Xudun ee Gobolka Sool. Written by Admin Dagaalo u dhexeeya Somali land iyo Khaatumo oo ka dhacay Degmada Xudun ee Gobolka Sool. Xudun ( SPR ) : Maamulka Khaatumo ayaa qirtay Dagaal khasaaro Dhimasho iyo dhaawac dhaliyay oo ka dhacay Degmada Xudun ee Gobolka Sool,Waxaana dagaalkaasi ay uga horyimaadeen Ciidamada Maamulka Somali land ee Deegaankaasi. Sarkaal ka tirsan Maamulka Khaatumo oo lagu Magacaabo Maxamed Cumar ayaa sheegay in dagaalkaasi ay qaadeen Ciidamadooda,ayna ka dambaysay Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka Maamulka Somali land oo uu sheegay in deegaankaasi si khasab ah la damcay in looga hirgaliyo. Si dhab ah looma oga khasaaraha ka dhashay Dagaalka,waxaana jira dhimasho iyo dhaawac soo kala gaaray Labada dhinac ee Dagaalamayay,iyadoona dhanka Maamulka Somali land dhaawacii iyo dhimashadii dagaalkaasi kasoo gaaray la sheegay in la geeyay Degmada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool oo uu Maamulka Somali land ka arimiyo xiligan. Dagaaladan ayaa daba socday Rabshado la xiriira Doorashooyinka Goloyaasha Deegaanka Somali land oo maalmihii aynu soo dhaafnay ka taagnaa Degmada Xudun iyo Deegaano kale oo ka tirsan Gobolada Sool iyo Sanaag oo aanu Maamulka Somali land ka arimin.
  12. Carafaat;893678 wrote: : iminka ma waxa ku faanisiin sanduuq loo wado Xingalool ayuu Faroole and Son horistageen. Well Ceel Afweyne is not 35KM from Qardho..
  13. Che -Guevara;893677 wrote: It depends on the day of the week and the weather. Great, coming from an Al Shabaab supporter who lives the good life in New England.
  14. Great news the elections are going well in SNM districts.. Not in Sanaag mind you.
  15. NN I am not talking about Sanaag Adeer. I am forwarding the news given to me by the locals of Sanaag & Haylan who have again with the help of the admin thwarted the efforts of our confused secessionist brothers.
  16. ^^ last time I checked it was Westernmost of Sanaag and unlike you I don't clam It nor want force it's people..
  17. Abdiqasin is unhappy, Indacaade is upset, Goobanle is gone no wonder Maadeey is tripping. Give the government a chance lad.
  18. Carafaat , Adeer I am sorry where you guys 35km from capturing Faroole? the reality today is that not a single vote will take place in any town, village or rural area of Sanaag. The SNM can count their votes in Ceel Afwayn but not in our towns ya heard.
  19. NN. Not sure why you are getting upset. The locals & their leaders within the admin have played a key role. Faroole has given resources to back them up. It was well coordinated, however without the local support nothing could have been achieved.
  20. ^^^ The people of these regions don't want to be part of Somaliland, nor do they agree with secession. That's the main story here..
  21. ^^^ It's all about the locals. Puntland is made up of regions and Sanaag is insertion who's locals have always been against the secessionist aggression. That is why today it's clear Siilanyu has no room to even make up a story that his election is taking place in Sanaag & Haylan regions of Puntland State of Somalia. No agenda Adeer. Faroole has handled this quite well.