General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. This is a national security matter. The foreign ministry should not be given to a secessionist..
  2. Somalia & it's Federal institutions must ask under oath the new proposed Foreign minister Madam Adam, if she still believes in the independence of Somaliland? If not when she changed her mind? We must also ask the President why he insisted in having this lady in the cabinet? One urges the Parliment to get to the bottom of this scandal & make sure that enemies of the nation are not given position to derail it...
  3. The foreign minister of the Federal Republic will have to answer that question. Its a matter of national interest. Will she have he blue flag in her office & sing Somalia toostoy ?
  4. Abwan, you had jokes. I know CilmiMooge, Cawi, Qasim, Fiqi are not Dumn Jadiid. Also the fact that you are now boasting of the clan organization will bring their downfall sooner than you think.. The final list and the fact that Farax Abdulqadr was sidelined highlights the PM is no puppet. Sacid might actually be the revelation in all of this. One hopes.
  5. Abdullahi CilmiMooge is not related to the PM or the President. His wife is reer Mudug and from Bali-Busle... Thus all this talk is quite exaggerated. Dumb-Jadiid only has one player in this & that's the new minister of interior.
  6. Abwan. Abdullahi CilmiMooge is a Colonel of the Somali army. He has good education & started a small successful business in Minneapolis.
  7. Che, again you are talking out of your backside.. I know clan is everything to you. So let me break it down for you. Mr. Sulayman the planning & Finance Chief is a close relative, not even a distant cousin. You can imagine the calls coming in today..
  8. I would say that Maryan Qasim inclusion is great. It seems the major clan groupings each got a big portfolio. Mogadishu got Ministry of Interior & security. Garowe got Finance & Planning. Badoa got Defence. However the secessionist getting ministry of foreign affairs was bad. However maybe Fiwziyo will change her mind & stance since she got a new job. I am happy wil CilmiMooge. My man got in the backdoor.
  9. NORF & STOIC, the cabinet has just been announced. It's as one predicted but with a few pluses. Fiqi & Maryan Qasim are in, these were two of the best from Farmaajo's government. My man Cawil Saleeban got the Ministry of Finance & Planning. Now this is good news and will soothe the family ego. Abdullahi CilmiMooge, a good friend is also a Minister. However both of you as usual are two desperate secessionist watching us Konfur folks form a government. Oh I forgot Fowzie Adan, is your minister..
  10. It's the expected cabinet. Dukes Cabinet indeed.
  11. Suldaanka;885600 wrote: You are counting your chickens before they hatched there, yaa Dukey. At least I have eggs waiting to hatch. You on the other hand are a secessionist who has yet to get recognition, getting way to excited by the government of the country he wants to secede from..
  12. It seems it's a good step, for now the Preisident powers have been reduced a little. As for Federalisam, the while government is based on this, thus it won't do. They need to discuss returning looted properties in Mogadishu, outlawing secessionists and those who beloved in "Somaliland" banned from the Parliment & Cabinet. Much work needs to be done... Now for the Cabinet.
  13. http://www.puntlandpost.com/pp/wp-content/uploads/2012/10/saacid.jpg
  14. Yaa kusoo biiray Kooxaha aan soo sheegnay ee talada iyo Siyaasada dhanka Xun kaliya ka eegay.. Cali Ameerika ayaa kusoo biiray saxaafada dagaalka Jubbooyinka, waxaana loo dhiibay hadaladan oo la yiri Tahliishii kugu degtaye saan u hadal , wuxuuna hadalkiisana u dhigay sidan AMISOM maamul nooma dhisayaan Soomaalida ayaa dhisanaysa iyo dowladeeda, hadaladiisa waxaa laga dheehan karaayey Luuqadii Taxi wadayaasha oo ay xirfadiisu ahayd, waxaana hadalkiisa uu *ka maqnaa Waxa loogu yeero Diblumaasiyada, waxaan shaki *ku jirin nin darawal ah inuusan noqon karin Dublumaasi, waana sidda uu u hadlaye wuxuu leeyahay Cali Ameerika dadka deegaanka ayaa dhisanaya Maamulka Jubbooyinka, waana sidda ay tahay , dhanka kale wuxuu ka leeyahay AMISOM ma u dhisayso Maamul Jubbooyinka. Cali haddii la weydiin lahaa Yaa maamulka dhisanaya Wuxuu ku celin lahaa AMISOM maamul nooma dhisayso. Cali Ameerika wuxuusan ogeyn in Meeshu aysan ahayn Jowhar ee waxa laga hadlaayo ay yihiin Jubbooyinka iyo Gedo , isagana meel uu ka soo galo aysan jirin Bal dhegeysta *Waraysi uu siiyey BBC-da oo ku celcelinayo hal hadal oo uu 100 jeer ku celceliyey oo ka baqaayo inuu hilmaamo wuxuuna u dhigay hadalkiisa RIIX:*AMISOM nooma dhisayso Maamul, looba joogee bal aan dhowrno Wiilka taladiisa meesha ay salka dhigato. Waxaase wanaagsan Cali Ameetika uu ku ekaado mukhalasnimada uu ku joogo Kenya.
  15. Xagee wax ka qaldan yihiin , yaase la taliya Xasan Sheekh? Khataraha fashilinaya Siyaasada Xasan Sheekh waxaa soo labeeya ama sadexeeya *waa isagoo xiriir dhow iyo mid siyaasadee la leh rag lagu magacaabo (****** Action Group), kuwaas oo hadafkoodu yahay siyaasad aan la aqoon waxay ku salaysan tahay markii aan baarnayna kooxdaas siyaasada ay aamin san yihiin waxaa soo baxday *inaysan lugaha kula jirin wax Soomaaliya iyo wanaageeda ka shaqaynaya *aan ka ahayn ( ******* nacayb) , qolooyinkaas ayaa la xaqiijinayaa inuu Lug ku leeyahay Xasan Sheekh ama uu wax ka dhegeysto, hadde waxaa la isweydiinayaa nin Neceb ama qaba fakirkii 1991-dii lagu xasuuqay Beesha ******* oo ka mid ah halbowlaha Qaranka Soomaaliyeed , Soomaali ma raadin karaa ?? mase yeelan karaa Han Qaran?, Qaran Soomaaliyeedse ma hogaamin karaaa … Waa maya Jawaabtaas oo kooban. Waxaa daraasaad dheer oo si fiican loo qiimeeyey sheegaysaa *in raga la talinaya madaxweyne Xasan Sheekh ay ka mid yihiin raga qaba siyaasada ******* Nacaybka oo ay ugu horeeyaan C/qaasim Salaad Xasan oo ah ragii lugta ku lahaa Barnaamijka Soomaali lugaha u dhigi waayey ee 4.5, waa raga ku sugan Muqdisho , lataliye gaar ahna u ah Xasan Sheekh, Waxaa Liiska ku jira Yuusuf Garaad oo xoojinaya barnaamij kale oo la sheego oo lagu magacaabo ( Irir) oo aan la aqoon meesha uu u socdo iyo sidda la isuugu xiri karo dad aan is aqoon , dhaqan iyo Luuqad aan meelna iska soo gelin , xattaa aan Xuduud lahayn . waxaa kaloo meesha ku jira Xisbi kale oo lagu magacaabo Dam-jadiid oo ay ku jiraan Kooxo Al-islaax sheeganaya , laakiin Shaar Qabiil gashan, Waxaa kaloo talada Xasan Sheekh Wax ku leh rag ka tegay Qurbaha oo beesha ****** u badan, kuwaas oo xattaa magaalooyinkii qurbaha ay ka tageen aan wax Sumcad ah ku lahayn,waxbarasho ay kala tageen iska daaye, *taladiisana wax ku leh. Haddaba arrimahaas aan kor kusoo sheegnay waxay dhibaato ku yihiin in la gaaro wax guul ah oo dib usoo celin kara qaranimadii Soomaaliya , waxaana la saadaalinayaa in dowlada Xasan Sheekh uu haddii sidda ay tahay ay ku sii socota in mari doonto wadadii dowladii C/qaasim Salaad ee ku salaysnayd ka shaqaynta musuq-maasuqa iyo naaxintii kooxihii dhulbalaarsiga ee deegaanada Koonfureed ee qariiradeeda uu wax ka dhisay 1991-dii C/qaasim Salaad Xasan.
  16. Khatarta Bur-bur ee kusocota Dowlada Xasan Sheekh iyo muuqaalkeeda iyo sidda loo dareensan yahay Waxaa lawada qirsan yahay in kolkii la doortay madaxweynaha cusub asbuuc kaddib inuu booqday magaalooyinka Baydhabo iyo Beledweyne , wuxuuna waqtigaas u sheegay shacabka goboladaas inay iyagu xaq u leeyihiin inay dowlad goboleed samaystaan , halka maamulka deegaanada Jubbooyinka uu sheegay in dowlada ay maamul u smaynasyo, halkaas waxaa ka soo baxay jileeca siyaasadeed ee ugu horeeya ee uu leeyahay madaxweynuhu waqti uusan *soo dhisin dowlad dhamaystiran, wuxuuna halkaas ku dhumiyey Qabiilada Soomaaliyeed ee ka soo jeeda deegaanada Jubbooyinka & Gedo oo ah *beesha *******, waxaana banaanka usoo baxay waqtigan *in beesha ******* ay markiiba Shaki xoogan ka qaaday Hadalkii ka soo yeeray madaxweynaha iyo Rag ay isku siyaasad yihiin, Siiba dowlada Puntland oo Federaal ku dhisan oo Indhaha ku haysta sidda ay uu shaqaynayo Madaxweynaha Cusub. Khataraha siyaasadeed ee fashilinaya dowlada Xasan Sheekh waxaa kaloo ka mid ah dowlada Kenya oo ka mid ah Ciidamada AMISOM, *aageedana uu yahay deegaanada Jubbooyinka ayuu isku dayey Madaxweye Xasan Sheekh inuu si toos ah ugu furo siyaasad maldahan, wuxuuna Xasan Sheekh dowlada Kenya sidda Puntlandpost ay soo xiganayso uu Warqad uu u diray inta aysan qaban mahaalada Kismaayo , Warqadaas oo uu ku qoray *in Kenya ay hakiso Qabashada magaalada Kismaayo , isagoo qiil ka dhiganaya inuu ku mashquulsan yahay Soo dhisida dowlada cusub , halka uu taageeray hambalyana uu u diray ciidamada kale ee AMISOM ka socda ee ku soo qul-qulaya Soomaaliya , sidda Ciidamada Jabuuti ee gaaray Hiiraan iyo kuwa dowladaha kale ee Muqdisho ku soo qul-qulaya, waxaana dadka aqoonyahanka ee Soomaaliyeed ee ka soo jeeda Jubbooyinka & Gedo ay isla markiiba dareemeen Cadowtinimafa ku jirta Xasan Sheekh inta ay le’eg tahay , waxuuna bidhaamiyey Madaxweynuhu sidda uu ugu dhegan yahay dhaxalkii uu ka dhaxlay kuwii isaga ka horeeyey oo siyaasadoodu ahayd dhulbalaaarsiga iyo barakicinta shacabka deegaanka Jubbooyinka.
  17. Dowladii la soo dhisay waxaa hogaankeeda qabtay nin aan horay looga aqoon saaxada siyaasada Soomaaliya, laakiin asbuucyo ka bacdi la sheegay inuu yahay nin xisbi ka tirsan , xisbigaas oo Bahwadaag la ah dad aan looga baran inay soomaaliya ka keeni karaan Xal samata bixin kara shacabka Soomaaliyeed. Soomaaliya maadaama Qabiil ku dhisan tahay , madaxda sidda loo qayb sadayna ay salkeedu noqday in Madaxweyne Xasan Sh. Maxmuud Culusow uu *soo dhisay Raiisal wasaare cusub oo ka soo jeeda Beesha ******* , raiisal wasaarahaas oo looga fadhiyo inuu soo dhiso dowlada wanaagsan oo shacabka Soomaaliyeed rajadii u soo celin karta, waxaase soo baxaya in madaxweynaha Federaalka Cusub uu noqday nin aan ku shaqayn fakirkiisa gaarka ah ee siyaasadeed , waqtigaana ay soo baxayso ifafaalo ah inaan marnaba looga fadhiyin wax wanaag ah oo qancin kara shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan goobaha ay dagaalada hala keeyeen.
  18. NORF, I always knew that you find basic condors difficult but this is really simple.. Abwan, so far Xasab Shiekh Mohamoud is making Faroole look like a great leader.
  19. As usual the two secessionist are just confused. To me what matters is competence, and a new better start for the Somali people. It is sad that after only two months one has no hope for this admin. I must agree with Mooge, this is a waste of time. Dumb-Jadiid is wasting our time.
  20. 1- Cawil Saleebaan (Wasiirka Maaliyadda iyo Lacagta) 2- C/raxmaan Ciilmooge (Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta). Ciilmooge waxaa horey loogu qoray wasiirka gaashaandhiga balse muran ka yimid Dam Jadiid kadib ayaa laga tuuray wasaaradaas muhiimka ah. 3- C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi (Wasiirka Gaashaandhiga) . *Fiqi wuxuu horey isla wasaaradaas uga soo qabtay xukuumadii raysul wasaare Maxamed C/laahi Farmaajo 2010 illaa 2011. 4- Faarax Sheekh Cabdulqaadir (Wasiirka Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare)* *Faarax waa saaxiibka ugu dhow ee madaxweynaha, waana aas aasayaasha iyo maalgaliyaasha ugu weyn ee kooxda Damu Jadiid. Wuxuu khibrad u leeyahay arimaha waxbarashada iyo hay’adaha NGO-yada. Sidoo kale Faarax C/qaadir waa mulkiilaha Radio Ummada oo ah idaacad maxalli ah oo Muqdisho ka hawlgasha iyo Shirkadda Horn Connect oo adeegga Satellite iyo Internetka bixisa. 5- Cabdikariim Xuseen Guuleed* (Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka) *C/kariin waa maamule ku xigeenka Jaamacadda SIMAD, wuxuuna ka mid yahay ragga tiirarka ugu waaweyn u ah kooxda Damu Jadiid kana mid ahaa golaha fulinta ee Xisbigii PDP ee Madaxweyne Xasan Sheekh gudoomiyaha ka ahaa. [AKHRI WARBIXINTA DAMU JADIID] C/kariin wuxuu sanadihii dhowaa madax ka ahaa Hay’adda African Muslim oo ka mid ah ururada samafalka ee ka hawlgala Soomaaliya. 6- C/risaaq Cumar Maxamed* (Wasiirka Qorsheynta, Xiriirka Caalamiga, Deegaanka, Beeraha, iyo Kaluumeysiga)* * C/risaaq waa madaxweyne Xasan Sheekh abtigiis. Warar kala ayaa sheegaya in jagadan wasaaradda ee la isdulsaaray laga yaabo in C/risaaq lagu bedelo Prof Axmed Maxamed Wehliye oo ah isku beel ka soo jeedaan. 7- Fowsiya Yuusuf X. Aadan Qabille** (Raysul Wasaare ku Xigeen ahna Wasiirka Arimaha Dibadda)* *Fowsiyo waa haweeney ka soo jeeda deegaanada Waqooyiga Soomaaliya (Somaliland).
  21. So much for great deal of change.. If clan & contacts matter then the cabinet to come is closer to the Duke than any before.. However, are these people qualified to run the country? Clan ego aside, what criteria was used to chose these individuals & others? The PM has been dealt a bad hand...may Allah SWT help our motherland Somalia.