General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Much better than Gagaab, Samatar and a great contrast to Faroole. Let's see his manifesto and then one can make an informed decision. I do like the man though. Better, much better.
  2. Dr.Saadiq Eenow “Midnimo Waa Urur Siyaasadeed Oo Mucaarad Ah (Dhegayso)DECEMBER 11, 2012**4 COMMENTS Waxaa maanta Bosaso looga dhawaaqey urur siyaasadeed loogu magacdarey MIDNIMO, waxaana xafladdii ku dhawaaqista ururkan ka soo qaybgalay siyaasiyiin, ganacsato culimo iyo waxgarad kale oo faro badan. Dr.Saadiq Eenow oo ururkan daah-furey ayaa sheegay in uu yahay mid ay ku mideysan yihiin aqoonyahan, ganacsato iyo dhamaan inta siyaasadda martida ku ah ayuu metalaa ayuu yiri. Dr.Saadiq ayaa si weyn ugu cel-celiyey in ururkoodu yahay mid siyaasadeed oo mucaarid waxaana uu ku cel-celiyey saddex jeer. Dr.Saadiq Eenow ayaa ku dheeraadey siyaasadda ururka Midnimo, waxana uu sheegay in aanu ku dhisneyn rag iska dhici sida horey loogu soo rogmadey, waxaana uu sheegay in ururku ku hawlgeli doono rabitaanka shacabka. Mar uu ka hadlaayey nabadda ayuu sheegay in isbahaysiga Midnimo uu arko in aysan qiime lahayn nin madax ah oo ciidamo ku gadaaman yihiin waa in qofka shacabka ah iyo qofka madaxda ah nabadda u siman yihiin. Dr.Saadiq ayaa mar uu ka hadlaayey xaaladda taagan sheegay in ay jirto dhaqaale xumo muuqata, dhibaato siyaasadeed iyo khilaaf ayaa jira, dhibaato amni ayaa jira, waxaana maqlaynaa oo keliya cod dhahaya sanad ku darsi iyo mid ka soo horjeeda, halkii ay ahayd in la wajaho arrimaha waaweyn. Ugu danbeyntii Dr.Saadiq ayaa ugu baaqey Mucaaradku in ay xaaladda dejiyaan ciddii qori wax ku raadisana dhankey doontaba ha ahaatee sharciga lala tiigsan doono goor ay ahaataba. Sanad ku darsiga ee khilaafku ka taagan yahay ayuu sheegay in ay qaban doonaan shir saxaafadeed isla markaana bayaan cad ka soo saari doonaan laakiin mar walba ay sharciga ku istaagayaan. Tan iyo markii Guddiga Doorashada ee Puntland ku dhawaaqey in la furto Xisbio siyaasadeed ayaa magaalada Garowe madaxweynaha Puntland uga dhawaaqey urur uu guddoomiye ka yahay kaas oo ay ku jiraan dhamaan xukuumadda iyo golaha wakiilada, iyo weliba maamulada gobolada sida uu sheegay Madaxweynuhu, waxaana uu xisbigan ku sheegay kan talada haya, magaalada Bosaso ayaa looga dhawaaqey laba urur oo kala ah HorCad iyo Ugub, kuwaas oo aaminsan ku darsashada xukuumadda ee muddada sanadka ah sida ay sheegeen, Midnimo ayaa noqonaya kii afaraad, isla markaana sheegay in bayaan ay ka soo saari doonaan khilaafka ka taagan ku darsasho sanad ah iyo doorashadii hala qabto.
  3. Thanks for the compliments lads. it's important to focus on the issue at hand. Warlord Siilanyu's handling of this so called election has led to the deaths and maiming of civilians. That is terrible..
  4. I agree it seems with the failed recent elections. Many secessionists have gone bonkers..
  5. ^^^ When numbers are made up you get such irregularities..
  6. Radio Hadhwanaag oo aanu Waraysi Dhinacyo badan tabanaya Layeelaney Dhagaysi haboon. ?Waa Nasiib daro in Caruurteenii Yaryarayd Rasaas Dhuunta lagaga Dhufto oo Ila Imika Madaxweyne Siilaanyo Tacsiyeenin kana hadal? Fanaanada Wayn ee Caanka ah Sahra *Halgan. Sahra Halgan. * Halkan Guji oo ku dhagayso Telefon Mobilkaaga.
  7. AfricaOwn;897049 wrote: And this is somehow is fixed by them joining a more complicated clan structures with Somalia? Yes what you call complication is called diversity. However one is calling for fair system in which every Somali is a citizen first. However you are hiding behind the falsehood of clan country. Today Moses Jesus are unhappy & Godane's sub clan are reminded of their past bondage..
  8. Tallaabo;897526 wrote: Who are the "we hate Somalia" crowd? I have never seen them, have you General? Yes you have leaders, such as Faisal Warrabe, Edna Adan and Siilanyu who always talk bad about Somalia, the union and the plight of the south. Then you have followers. The JB's, XX's and many others who parrot the words and actions of the above mentioned leaders..
  9. Leave the Presidnet alone. He is learning on the job. He is no longer focused on the charcoal of Kismayu..
  10. ^^ My advice is take your time next time lad. You have egg on your face & need to take a step back before you get something worse. The secesessuonist stories are always over the top, it does not take much to debunk them. My suggestion is simple. Stop selling yourself's to your firmer conical masters and the like and work harder at alleviating poverty, creation of opportunities for the youth and fighting corruption. Then things might get better.
  11. The green flag is fine and even autonomy for the regions in NW. However the " we hate Somalia" crowed are the problem. Hope that there is calm and Siilanyu' faction need to play fair or at least look it..
  12. STOIC;897469 wrote: I have seen a friend put up the blue flag on his facebook status and saying unkind stuff about the green flag....Fickle cala Fickle..haha The whole secessionist clan ideology is summed up by the actions of your friend.. Like another member once said, clan is everything..
  13. http://www.haatuf.net/2012files/4197.html Fake Mujahid is also upset..
  14. So much for rushing. Let's hope that something that resembles a normal election takes place in the enclave.
  15. http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/68909-Vote-recount-in-Somaliland
  16. So much for free and fair elections. Whole clans are upset and some are overjoyed. Carafat seems unhappy not sure why?
  17. Again you are only attacking the messenger without tackling the message. You mask democracy with clan parties and you expect a good result? Also blame Haatuf and others who are reporting the truth for once. Even though it's only because their clan was thumped.
  18. Dadweyne Ka Gadooday Natiijada Ka Soo Baxday Codadkii Gobolka Maroodijeex Oo Xalay Mudaharaad Ka Sameeyay Koonfurta Hargeysa Iyo Ciidamada Bileyska Oo Rasaas U Adeegsaday Hargeysa, December 7, 2012 (Haatuf) – Dadweynha Degmada Axmed Dhagax ayaa ka gadooday natiijadii ka soo baxday codadkii doorashada golayaasha deegaanka laga dhiibtay gobolka Maroodijeex ee komishanka Doorashooyinku xalay fiidkii ku dhawaaqay, kuwaas oo iska horimaad ku dhexmaray ciidamada amaanka iyo dadweynahaasi mudaharaadayey oo jidka Biriijka weyn ee caasimada Taayiro iyo dhaxaan ku gooyey. Dadweynahan ka gadooday natiijada codbixinta ee xalay Komishanka gobolku ku dhawaaqay oo ka soo bilaabay mudaharaadkooda xaafadaha degmada Axmed Dhagax oo soo gaadhay ilaa Biriijka weyn ee isku xidha labada daamood ee Hargeysa ayaa ciidamada Bilayska oo ka hortagay ku dhexmaray, kuwaas oo ciidamada amaanku ay rasaas u isticmaaleen mudaharaadayaasha. Mudaharaadkaasi oo saamayn ku yeeshay xalay nabadgalyada caasimada, ayaan ilaa hada si rasmiya loo ogayn khaasaha ka dhashay, hase yeeshee dad badan ayaa la sheegay in ciidamada amaanku xabsiga u taxaabeen. Dhinaca kale mudaharaadkan ayaa saamayn ku yeeshay jidka Laamiga ee hormara Qasriga Madaxtooyada, kaas oo abaara 8:00 fiidnimo ee xalay Ciidanka Ilaalada Madaxtooyadu ka xidheen gaadiidku inay isticmaalaan wadadaasi.
  19. SNM sub clan not happy at the results..: http://www.haatuf.net/2012files/4186.html
  20. Doorashadii Deegaanka Oo Noqotay Tii Ugu Musuq-Maasuqa Badnayd Ee Abid Dalka Ka Qabsoonta, Komishanka & Xukuumadda Oo Masuul Ka Ah Fashilaada Dhacday Hargeysa, December 7, 2012 (Haatuf) – Doorashadii golaha deegaanka Somaliland ee 28-kii bishii hore ee November ka qabsoontey dalka, isla markaana ay ku tartamayeen Laba Xisbi iyo Shan Urur Siyaasadeed ayaa noqotey doorashadii ugu Musuqmaasuqa Badnayd ee Abid ka qabsoonta Wadanka, taas oo noqotay mid wehel u ah Murano iyo khilaafyo horleh natiijo wal oo la shaaciyaba la socda. Sidoo kale doorashaddan ayaa ahayd doorashadii ugu horaysay ee ay qabato xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo mudadii ay talada dalka haysay, taas oo noqotey mid mad-madow badan ka muuqday, isla markaana dhamaan gobolada iyo degmooyinka dalka oo dhan ay cabashooyin horleh ka soo yeedheen Murashixiintii isku soo taagay doorashada iyo ururada qaarkoodba, kuwaas oo ku eedeeyey xukuumadda, Komishanka iyo Xisbiga Kulmiye inay isku xulufaysteen boobida codadka doorashadaas laga dhiibtey. Si kasta ha ahaatee fashilaada ku dhacda doorashadan ayaa waxa u sabab ahaa wax isdaba-marin iyo ku noqnoqashada aan gabashada lahayn ee dadku ay ugu celceliyeen codadkii ay dhiibteen, kuwaas oo goobkasta oo codbixineed dadkii loogu talo galay dad ka badani ay ka codeeyeen, isla markaana meelaha laga soo sheegay in Sanaaduuqdii codaynta lala tagay guryo si Waraaqaha codbixinta oo sharci daro ah looga buuxiyo, halka gobolada sida Sanaag ka dhacday oo Cajalado VIDEO ah laga soo duubay iyada oo banaan lagu qaybsanayo Waraaqihii Codbixinta. Dhacdooyinkan doorashadda deegaanka hadheeyey ayaa meesha saaraya kalsoonidii bulshadda Somaliland ee xukuumada talada haysa, taas oo tahli kari-wayday inay dalka qabato doorasho xor ah oo xalaal ah, isla markaana ay kuwada qanacsan yihiin axsaabtii ku tartamaysay.