
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Kasha is a young kid, who's political stance is as confused as the rap songs he listens to. Lad if you want to keep fighting its your war in your head staged in your own western bedroom. We have people who have suffered for 40 years and who yearn for peace. Is any government perfect? NO, is the Islamic caliphate gonna return in one year? No. Incerementl steps over a long period of time is required to return to a united Umma. Bravado and syuicide bombings in Mogadishu will not achive this. Peace to Somalia and good luck to the new team. Duke
-
President Abdirahman Faroole, master of the dark arts
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Both of you are blaspheming. Kashafa you are not an authority on who is a good Muslim or not. Juje, the man is scared of Allah's wrath, and not any man. -
Kashafa is only mad because adeer Xasan Dahir is mad, adeer Federalisam is a form of government that can get the best use out of the land and meet local needs. As for the fale "we were second strongest" in Africa who are you deluding? Somalia was never anything but a basket case that was mismanaged by the central government and we had a single city and everything else was garabage. Anyhow the Shariah can be applied to a federal structure as well as a centralised one. Its all about progress, you are talking about fantasy and angry because adeer Xasan is still in Asmara waging the clan Jihad.
-
After much consultation with my colleagues and fellow Somali's with regards to the background of the new PM. After examining the political situation of the country as a whole and Puntland in particular. I will give my tentative support to Dr Omar AbdiRashid Ali Sharmarke, I wish him and President Sharif well. I also hope that he will build a cabinet based on ability and merit and not on personal affiliation. The new team must reach out to the armed groups to Al Shabaab and Hizbul Islaam in order to stabilize the country. Federalism is the key and building strong locally based admins like Puntland should be the short term goal. Good luck and may Allah [sWT]Bless Somalia and its government.
-
Puntland admin people welcome PM Omar AbdiRashid appointment
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Dowlada Ra’isul wasaare Cumar C/rashiid oo laga Taageeray Puntland (Sawiro) Saturday, February 14th, 2009 at 10:50 am C/weli Gooni Horseed Media Qardho,Puntland Saakay ayaa waxaa Xarunta Dowlada Hoose Qardho isugu yimid qaar ka mid ah dadka Degaankaan kuwaas oo muujinayey sida ay u taageersan yihiin Dowlada Cusub ee Ra’isul wasaaraha looga dhigay Cumar C/rashiid Cali. Dadweyne Far badan oo isug soo baxay Xarunta dowlad Hoose ayaa wax ay muujinayeen sida u taageersan yihiin Dowlada Ra’isul wasaaraha cusub ee Somaliya. Dadkaan oo isugu jiray rag iyo dumar ayaa wax ay halkaas ka soo jeediyeen hadlo aad u qiimo badanaa iyaga oo intooda badan isku raacay in soomaaliya haatan ay ka gudubtay xilligii dagaalka isla markaana loo baahan yahay in dhalinyaradda aqoonyahana ah ee cusub la taageero. Waxaa sidoo kale Munaasibado lagu taageerayo oo ay ka soo qeyb gali doonaan Boqolaal dadweyne ah lagu wadaa in ay beri ka dhacdo Qardho halkaas oo ay haatan ka soconeyso qaban qaabo xoog leh taas oo meelaha qaar durbada laga bilaabay Diyaarinta sawirada Ra’isul wasaarahe Cumar C/rashiid iyo Madaxweyne Shariif Sheikh Axmed. Qardho ayaa wax ay noqoneysaa magaaladii ugu horeysay ee Puntland ee laga taageero Ra’isul wasaaraha cusub oo asal ahaan ka soo jeeda degaanada Puntland. Dhanka kalena waxaa Magaalooyinka Puntland haatan wararka naga soo gaaray ay sheegayaan in ay ka soconayaan Diyaar garowga xaflado lagu taageerayo Dowlada Midnimad Qaran ee shalay ra’isul wasaaraha uu ka noqday Wiilkii uu dhalay Madaxweyihii hore ee Somaliya Cumar C/rashiid Cali SHarmaarke. -
Puntland leader supports federalism, welcomes new PM 14 Feb 14, 2009 - 7:26:24 AM BOSSASO, Somalia Feb 14 (Garowe Online) - The regional president of Somalia's Puntland State government cautiously welcomed new Somali Prime Minister Omar Abdirashid Ali Sharmake, while warning strongly about upholding the federal system of government in Somalia, Radio Garowe reports. Dr. Abdirahman Mohamed "Farole," Puntland's newly elected president, held a press conference Saturday in the port city of Bossaso. Dr. Abdirahman Farole, Puntland leader "We welcome the new Prime Minister, although I do not know him personally, but we all know he is the son of a famous Somali leader," President Farole said, while referring to Abdirashid Ali Sharmake, Somalia's last democratically elected president who was assassinated in October 1969. READ: Somalia's Islamist presidents appoints Western-educated PM Somalia's new PM, Mr. Sharmake, is a ***** clansman who hails from the northern region of Puntland. Puntland's leader said the regional authority was "not consulted during Djibouti peace process," yet he expressed support for any initiative that can bring last peace to Somalia, "especially the southern regions." President Farole reiterated that the regional authority's constitution stipulates that Puntland can only be part of a federal government in Somalia, while warning against any effort to exclude Puntland from the future formation of a national constitution founded on federalism. Meanwhile, Dr. Farole welcomed the Djiboutian government's efforts to find peace in Somalia. He indicated that he will lead a Puntland delegation to Djibouti soon, after receiving an official invite from Djiboutian President Ismail Omar Ghelle. On Friday, Puntland President Farole gave Friday's religious sermon and led prayers at Da'wah Mosque in Bossaso, where he reportedly called on religious leaders to support the government's efforts to combat crimes including piracy and human trafficking. President Farole also encouraged Puntland's Islamist community to take leading role in educating the public about "spoilers who misuse the clan system, promote insecurity or misinterpret the Islamic faith." It was the first time a Puntland leader has addressed congregants at one of Bossaso's largest mosques. Dr. Farole also became the first Puntland president to lead prayers at a mosque in Garowe, the capital of Puntland. Source: Garowe Online
-
Puntland admin people welcome PM Omar AbdiRashid appointment
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
audio -
Puntland admin people welcome PM Omar AbdiRashid appointment
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Madaxweynaha maamul-goboleedka Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Farooleoo shir jaraaid ku qabtay xarunta Madaxtooyada Bossaso ayaa wuxuu u hambalyeeyay raisal-wasaaraha cusub, wuxuu ugu baaqay Madaxweynaha Federaalka iyo raisal-wasaarihiisa cusub inay ku dadaalaan sidii ay nabad uga aslaaxin lahaayeen gobollada koonfureed oo u sheegay inay yihii goobaha ay ka jirto xasilooni daridu. Madaxweyne Cabdiraxmaan wuxuu sheegay in sida uu qorayo dastoorka Puntland ay qeyb ka yihiin dowlada Federaalka Soomaaliya isla markaana ay si buuxda ula shaqeyn doonaan dowlada Federaalka, isagoo sheegay inuu rajaynayo in la dhamaystiro dibushesiinta oo qeybaha ka maqana lagu soo daro. Madaxweyne Faroole wuxuu xusay in loo baahan yahay in la sameeyo dastuur soomaaliyeed oo la isku raacsan yahay oo dhamaan qeybaha kala duwan ee Soomaaliduna ay qeyb ka yihiin. Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland, wuxuu u rajeeyey madaxda Soomaalida oo uu sheegay inay yihiin dhalinyaro inay fursadaasi qaaliga ah ka faaidaysan doonaan oo ay noqon doonaan kuwo Soomaali dhamaantood isku keena oo nabad u horseeda, wuxuuna ku booriyay inay ka feejignaadaan warxumo tashiilka iyo wixii burbur keeni kara. Madaxweyne Faroole wuxuu shirkasi jaraaid ku sheegay inay wali doonayaan in laga qanciyo qaabkii loo qeybiyey xubnaha barlamaanka, isagoo sheegay inuu eedda arrintaasina dusha ka saarayo Ergayga Gaarka ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya. Puntland ayaa horey u sheegtay inaysan ku qanacsanayn qaabkii lagu soo xulay xubnaha baarlamaanka oo doortay SH. SHariif, waxaase hadda muuqata inay dowlada Puntland ka soo degtay mowqifkeedii hore oo ay fursad siinayso dowlada SH. SHariif oo lagu sheegay mid tabar yar oo qunyar socod ah ayna sugayaan howlo aad u badan oo u badan nabad ku soo dabaalida koonfurta Somaliya. Dhinaca kale. Barlamaanka KMG ee Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay magacaabista raisalwasaaraha cusub ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke. munaasabada ansixintaas raisal-wasaaraha oo ka dhacday Guriga Ummada Djibouti, ayaa xildhibaano gaaraya 414 ay si buuxda u ansixiyeen iyadoo 9 xildhibaana ay diideen. Gudoomiyaha barlamaanka Soomaaliya Sheekh Adan Maxamed Nuur ayaa halkaasi ka aqriyay codadkii ansixinta oo u dhacday qaab gacan-taag ah. Munaasabada ansixintaasi waxaa goobjoog ka ahaa Madaxweyne Shariif oo halkaasi qudbad kooban ka soo jeediyay wuxuu uga mahadceliyay dhamaan xubnaha barlamaanka Soomaaliyeed ansixinta ay ansixiyeen raisal-wasaarihiisa. Raisal-wasaaraha Soomaaliya ayaa la dhaariyay isla markii ay barlamaanka Soomaaliya Ansixiyeen, wuxuuna hadal kooban oo halkaasi ka jeediyey ku balanqaaday inuu intii karankiisa ah gudan doono howsho weyn ee loo xilsaaray. Raisalwasaraha cusub ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid oo shalay uu soo magacaabay Madaxweyanaha dowlada midnimada Qaran ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa waxaa sida ugu dhaqsiyaha looga fadhiyaa inuu soo dhiso xubnaha dowladiisa, kuwaasoo kadibna la horkeeni doono barlamaanka Soomaaliya si ay u ansixiyaan. Mudugonline.com -
Puntland admin people welcome PM Omar AbdiRashid appointment
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Cali Cabdi Awaare oo u hambalyeeyey Ra’isalwsaare Cumar Cabdi-rashiid Cali Siyaasiga caanka ah Cali Cabdi Awaare oo ka mid ahaa xubnihii ugu cad cadaa ee sida weyn loo hadal hayey in loo magacaabayo Jagada Ra’isalwasaaraha dawlada KMG ah ee Soomaaliya ayaa ka hadley aragtidiisa ku aadan magacaabida loo magacaabay xilkaasi Cumar Cabdi-rashiid Cali. Cali Cabdi Awaare oo saxafiyiinta kula hadlayey Hotelka Sheraton ee uu ka degan yahay magaalada Jibuuti ayaa wuxuu ****olka ka qaaday in uu ku qanacsan yahay kuna faraxsan yahay in xilkaasi loo magacaabo Cabdi-rashiid Cali Sharma’arke, waxaana uu sheegay in uu Cumar xilkaasi uu qalmo uuna yahay nin ka soo bixi kara. « Hadii aniga la i magacaabi lahaa waxaan hubaa in Cumar sidan oo kale iigu hambalyeyn lahaa, isla markaana waxaana hubaa anigoo ah ka mid ahaa dadkii ugu dambeeyey ee isugu soo harey qabashada xilkan in aan muujiyo inaan diyaar u ahay wixii awoodeyda inaan ku taageero Ra’isalwasaaraha cusub, waxaana leeyay ILAAH ka kuu fudadeeyo xilkan culus ee lagu saaray ». Cali Cabdi Awaare ayaa ka mid ahaa xubnihii sadexda ahaa ee isugu soo harey xulashada jagada Ra’isalawasaaraha, iyadoo saacadihii ugu dambeeyey ay noqdeen isaga iyo Ra’isalwasaaraha hada la magacaabay, waxaana sidoo kale uu muujiyey in uu ku qanacsan yahay doorashada uu sameeyey Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed, isagoo tilmaamay in uu aaminsan yahay in wax walba sidan oo kale looga sameeyo isu tanaasul iyo qanac, maadaama ay xiligan ummada Soomaaliyeed u baahan tahay waxqabad, iscafis, tanaasul iyo hawl qabasho. Fartuun Cali Axmed SBC International Jibuuti -
Puntland admin people welcome PM Omar AbdiRashid appointment
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Puntland: Waan la shaqeyneynaa Ra’iisal wasaare Sharmaake Saturday, February 14th, 2009 at 1:40 pm C/qani Xasan Dhagjar Horseedmedia Bosaso Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Dr. C/raxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole) ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta madaxtooyada ee magaaladan Boosaaso. Madaxweyne Faroole wuxuu sheegay inuu aad ugu riyaaqay hadaladii ugu horeeyay ee uu jeediyay ra’iisal wasaaraha cusub ee federaalka Dr. Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke. Waxa uu madaxweynuhu sheegay inay u tahniyadeynayaan ra’iisal wasaaraha cusub xilka loo doortay C/raxman Faroole Madaxweynaha Puntland ayaa intaasi ku darey inuu Dr Cumar ka soo jeedo qoys taariikh ku leh Soomaaliya isagoo sheegey in aabihii wax weyn ka soo qabtey Soomaaliya uuna Mashaariicdii hor u marineed ee uu Aabihii ka qabtey Soomaaliya ay weli jiraan oo Berbera ilaa Kismaayo ay weli ka jiraan raadkoodii. Faroole ayaa intaasi ku darey inuu mushkilada Soomaaliya uu wax weyn ka qaban doono isag iyo madaxweynaha. Madaxweynaha ayaa u mahad celiyey dawlada jabouti oo uu sheegey in ay qeb weyn ka qaadatey isku keenida Soomaaliya uuna sheegey iney booqashu ugu tagi doonaan dhawaan. Waxaa kaloo uu ku booriyey in ay soo dhisaan maamul goboleedyo iyo sidii loo xalin lahaa koonfurta Soomaaliya anagoo mawqifkayagu yahay Mid ku saleysan Federaal aan intii tabartayada ah aan kala qeyb qaadan doono ayuu ku darey faroole madaxweynaha Puntland. Sikastaba ha ahaatee arintan ayaa waxey ku soo beegmeysaa iyadoo maamulka Puntland oo dhaliilsanaa abood qeybsiga xubnaha Baarlamaanka balse ay maanta sheegeey in ay si weyn u soo dhaweynayaan Raiisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Dr Cumar C/rashiid Cali Sharmaake Source: Horseed Media -
Puntland admin people welcome PM Omar AbdiRashid appointment
General Duke posted a topic in Politics
Boosaaso: Puntland oo ka hadashay mowqifkeeda dawlada Federalka Soomaaliya - Madaxweynaha Puntland oo soo dhaweeyay magacaabida Cumar Cabdirashiid 14. februar 2009 Madaxweynaha Puntland Cabdiraxman Maxamad Farole oo saakey shir jaraa'id ku qabtey xafiiiskiisa magaalada Boosaaso ayaa soo dhoweeyey magacaabista Ra'isal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Cumar Cabdirashid Cali Sharma'arka. " Waxaan soo dhoweynayaa magacaabsita Ra'isal Wasasaraha cusub inkastoo aan shaqsiyan aqoon balse waxaan ogahay inuu dhaley siyaasi caan ka ahaa siyaasada Somalia wax wanaagsana ka qabtey hurumarka dalka" ayuu yiri Madaxweynaha Puntland. Muddane Cabdiraxman Farole ayaa warsaxafdeedkiisa ku sheegey in maamul goboleedka Puntland aan horey loogala tashan marxaladihii uu soo marey shirka Jabuti balse ay tageerayaan talaabo kasta oo sahleysa xal u helida mushkilada ka jirta dalka Soomaaliya gaar ahaan gobolada Koonfurta. Faroole ayaa hoosta ka xariiqey in Puntland Dastuurkeeda uu ku qoran yahay iney qayb ka noqnayaan dowlad Federaal ah oo ku dhisan maamul goboleedyo laga hirgaliyo Somaliya inteeda kale. Madaxweyne Farole ayaa sidoo kale sheegey in mamaul goboleedka Puntland aan wakiil looga noqon doonin qorista Dastuurka cusub ee Soomaaliya kaas oo lagu qeexi doono awood qaybsiga dowlada goboleedyada. Dhinaca kale Madaxweynaha DGPL ayaa u mahad celiyey wadanka Jabuti isaga oo sheegey in mas'uuliyad wayn ay iska saareen sidii xal loogu heli lahaa dhibaatada haysata shacabka Somalia. Mr.Farole ayaa xusey in dhowaan booqsho ku tagi doono wadanka Jabuti kadib markii ay casumaad ka heleen dowlada uu Madaxweynaha ka yahay Ismaaciil Cumar Geele. Magacaabista Ra'isal wasaaraha cusub ayaa aragti ahaan aad looga soo dhoweeyey dhamaan gobolada hoos yimaada maamul goboleedka Puntland. -
This is funny plz read it... Sirta Puntland... From Calaacal Gedo
General Duke replied to Muruqmaal's topic in Politics
I nearly fell of the chair.. -
Can you expand on your argument a little, its a bit light around the edges.
-
I want to gather information on building some roads back home, any engineers or project managers on SOL? I need advice and guidance. What are the costs involved, and what are the main requirements? I am not talking about an autobahn, just a basic road of the same quality as the main road that travels from Mogadishu to Bossaso. This is purely for research. Any ideas, advice, source materials people, it would be much appreciated. Duke
-
Kadawo: again another weak attempt at satire, you are not funny, many more competent insulators have tried to no avail. Again bring it on, you will be no different to those who have eneded up in SOL politics ash tray .
-
Lool. Kadawo again you are making a meal of it, its all about ones comfort zone, I am comfortable in English, if you want to attack that language and its users, then that’s your battle. The funny thing is this young fella from the Diaspora can make rings around you anytime.
-
Dr.Cumar Cabdirashiid iyo Aqbalaadiisa Ra’iisul Wasaaraha cusub Dr.Cumar Cabdirashiid oo asaguna halkaasi ka hadlay ayaa sheegay inuu ka aqbalay Madaxweynaha magacaabidiisa asagoo sheegay inuu og yahay xilka loo dhiibay culeyskiisa. “…waxaan wixii awoodeyda ah ka shaqeyn doonaa Dib u heshiisiinta Soomaaliya iyo Sidii loo heli lahaa Soomaali Mideysan…” ayuu yiri Dr.Cumar Cabdirashiid oo halkaasi ka hadlay. “…Ummada Soomaaliyeed way ka daaleen dowlad intaas is heysata dhexdeeda, waxaana balan qaadayaa inay dowladan ahaan doonto Mid la shaqeysa Ummadeeda iyo Baarlamaanka….” ayuu yiri Ra’iisul Wasaaraha cusub.
-
Ducaysane: lool adeer you point was too obvious, so come again? Kadawo: adeer I am product of the west thus comfortable with the language I grew up with. As for who go ask around if you mus I aint a mole I am a Somali from Puntland, with deep roots.
-
Ducaysane.running like a kid who found something out.lool. Adeer your point is what? The Duke is a clanist from Puntland, yet is related to Gacmadheere? Thats an oxymoron.
-
Ducaysane, anyone can become President of Puntland as long as they live there and can gain the support of the people. The fact that the locals will choose a local is a given and as the political situation matures the diversity of leadership ill expand. Puntland has achieved much but it is only a decade old and has never received a cent from the outside world.
-
^Maybe Turki could be sent to Turkey.