General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Gaalkacyo: Xubnaha gobalka Mudug ugu jira dowladda Puntland oo gaaray magaalada Gaalkacyo...Warbixin kooban.. 6. July 2009 Gaalkacyo(AllPuntlan d)- Wafdi balaaran oo uuhogaaminayo Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland C/rishiid Maxamed Xirsi iyo dhamaanba xubnaha gobalka Mudug uga jira dowladda Puntland ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug, ayadoo ay la socdaan xubno ka tirsan laamaha ugu sareeya Booliska Puntland. Wafdigan oo ay ka mid yihiin Wasiiro, Xildhibaano, Agaasimayaal, Wasiiro kuxigeeno & Taliyaal amni ayaa utagay magaalada Gaalkacyo, sida ay xaqiijinayaan qaar ka tirsan wafdiga sidii ay wax uga qaban lahaayeen xaaladaha magaaladaasi. Gudoomiyaha baarlamaanka Puntland oo wafdiga hogaaminaya ayaa la kulmay Odayaasha dhaqanka ee beelaha oo uu kala hadli doono xaaladaha gobalka iyo sidii wax looga qaban lahaa falal badan oo ka taagan gobalka Mudug. Xubnaha ugu fir-fircoon ee ka soo jeeda gobalka kuna jira Golaha Wasiirada waxaa ka mid ah Wasiirada, caafimaadka, Warfaafinta iyo Hidaha, Haweenka & Horumarinta Qoyska, Beeraha iyo Waraabka, Howlaha Guud iyo Gaadiidka iyo Wasiiro kale, waxaana sidoo kale jira xildhibaano ka soo jeeda gobalka oo gaaray magaalada. Dhamaanba Madaxdan ayaa la kulmay dhamaanba qeybaha magaalada Gaalkacyo waxa ayna kala hadlayaan Odayaasha iyo Maamulka gobalkaasi sidii wax rasmi ah oo muuqda looga hirgalin lahaa gobalkaas, loona gaarsiin lahaa guud ahaan gobalka Maamulka dowladda Puntland. Gobalka Mudug wuxuu ka mid yahay goobaha aysan sida wanaagsan uga shaqeyn dowladda Puntland, waxaana aad loo dhaliilaa Masuuliyiinta shaqada wada, waxaana dadka dhaliilayaa ay ku eedaynayaan in aysan sidii loogu talagalay ufulin awooda dowladda ay wakiilka uga yihiin gobalka. Dadweynaha gobalka ayaa sidoo kale ayagana lugu eedaynayaa in ay la saftaan shaqsiyaadka lugu eedeeyo hadba in ay faraha lagalaan amni darada iyo waxyaabaha ka soo horjeeda Nidaamka, waxaana eedahan oo dhan ay sheegeen wafdigan in ay waxqabad muuqda oo salbaaran ka sameyn doonaan. Wafdiga ayaa looga fadhiyaa in ay saxaan qaladaadyo badan oo ka jira gobalkaas, waxaana ay qaar ka mid ah usheegeen APL in ay wax rasmi ah ka qaban doonaan maalmaha ay joogaan gobalka, isla markaasna waxyaabihii u baahda Awoodaha Sharciga ah ee lakala leeyahay kula soo laaban doonaan magaalada Garowe ee caasumada Puntland oo uu joogo Madaxweyne kuxigeenka ahna K/simaha Madaxweynaha Puntland Jen. C/samad Cali Shire. Waa markii ugu horeysay oo wafdi intaasi le'eg ay gaaraan magaalada Gaalkacyo, waana markii ugu horeysay oo Wasiirada, Xildhibaanada, Wasiiro kuxigeeno, Agaasimayaal iyo Taliyaal ciidan oo ka soo jeeda gobalka Mudug ay tagaan magaaladaasi, wixii ka dambeeyey markii uu hogaanka qabtay Xukuumada uu Hogaamiye Madaxweyne C/rixmaan Maxamed Maxamuud. F. C. Geylan AllPuntland
  2. The city needs. New hospitals & clinics New high schools New Library [in the works] It also needs a new thinking, admin an all. Again the Diaspora need to work towards the development of the city.
  3. Duqa magaalada Galkayco oo ka hadlay tirakoobka dadka, nadaafada, amniga, qaadida canshuuraha ee 13-ka xaafadood ee Galkacyo. Galkayco, July 04 | Axmed Cali Salaad, Duqa magaalada Galkacyo ayaa kulan maanta ka dhacay xarunta magaalada Galkacyo kaga hadlay tirakoobka dadka ku nool magaalada, nadaafada iyo bilicda magaalada, amniga, canshuuraadka, jidadka, daryeelka dadka soo barakacay ee ku nool Galkacyo, iyo amniga magaalada. Md. Salaad waxaa uu sheegay in 13-ka xaafadood ee ay ka kooban tahay magaalada Galkacyo ee 3-da degmo ee ay u kala qaybsan tahay magaaladu ay sahashay hawlo badan oo maamulka gobolku uu ka wado Galkacyo. Mar uu ka hadlay amniga ayaa uu sheegay in ay jiraan dambiilayaal dadka ku soo dhex dhuunta, falal dambiyeedyanaha ka fuliya magaalada, ayna waajib ku tahay shacabka magaalada Galkacyo in ay gacan ka gaystaan adkaynta amniga iyo iskaashi dhex mara shacabka iyo maamulka. Dhinaca canshuuraha ayaa uu sheegay in ay tahay sida keliya ee uu maamulku ku gudan karo waajibaadkiisa, una fulin karo baahida bulsho ee magaalada. Waxaa uu sheegay in dakhliga keliya ee dawlada hoose uu yahay canshuuraadka laga qaado guryaha, ganacsatada, iyo tasiilaadka kale ee dawlada hoose ay u qabto ummadda. Tabarka dawlada hoose ayaa uu sheegya in ay tahay mid aad u kooban, cududa ugu weyn ee ay isku haleeyaanna ay tahay Dhinaca nadaafada, waxaa uu sheegay in nadaafadu ay lama huraan u tahay jir itaanka nololeed ee bulshada, ayna tahay waajib saaran bulshada in lagu dadaalo nidaafada iyo sare u qaadida bilicda magaalada. Waxaa uu sheegay in ay jiraan hawlo badan oo weli qabyo ah oo uu maamulku doonayo in uu wax ka qabto, balse loo baahan yahay in shacabku uu gacan ka gaysto. Dadka qaxootiga ah ee ka soo barakacay dagaalada ka socda gobollada Koonfureed ee Somaliya ayaa uu sheegay in ay yihiin dad Somali ah oo danyar ah, una baahan in la taakuleeyo. Mashaariicda loogu talagalay in lagu kaabo baahida dadka qaxootiga ah ee ku nool Galkacyo ayaa uu ka xusay dhismaha Dugsi Sare oo laga dhisi doono Galkacyo. Sannadkii hore ee ayaa magaalada Galkacyo loo kala qaybiyey 13 xaafadood oo loo kala seereeyey 3-da degmo ee ay ka kooban tahay magaalada Galkacyo. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir.
  4. " Shariif Sheekh Axmed iyo Cumar C/rishiid labaduba waxa ay qaladaadyo ay og yihiin, waana wax cad mahan wax la qarinayo, horay dowladii Nuur Cadde ayaa qalad gashay oo heshiis lagashay kooxo ku balan furay rag ay mudo saaxiibo ahaayeen, markaas ma garan karo waxa hada loo dagaalamayo oo aan ka aheyn caqli xumo heysa dhinacyada, waxa ayna dhinacyadu gabi ka tuurayaan in ay Soomaali dambe isku timaado" Ayuu yiri Raysalwasaarihii hore ee dowladda Soomaaliya. Geedi oo la weydiiyey waqtigii uu Raysalwasaarahaa halka ay joogeen mucaaradka dowladda ayuu sheegay in wax lugu qoslo iyo khibrad la'aan ay tahay in Aqalka Madaxtooyada looga taliyo loo jirsado masaafo aan ka badneyn 2 KM, taasoo uu sheegay in ay iskugu wacan tahay dowladda Soomaaliya oo uu sheegay in aysan Saraakiisheeda ciidamadu aysan isku calool-xaarneyn. Hadalkan ka soo baxay Raysalwasaarihii hore ee dowladda faderaalka ee Soomaaliya Prof, Cali Maxamed Geedi ayaa ku soo beegmaya xili maalmihii ugu dambeeyey ay mucaaradka hubeysan ee dowladda Soomaaliya ay qabsadeen saldhigyo dagaal oo kuyiilay waqooyiga Muqdisho, halka ay Muqdisho oo dhan uga dhiman tahay dhul aan ka badneyn 9
  5. The ignorance of some, Puntland never controlled nor wanted to control Galmudug. Any development of our kin in the south is most welcome. Though I am not to sure about this news of coup.
  6. Originally posted by Abwaan: Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiy aar: [qb] MMA Indhakuul geel maxaas ka kasaa!...the closest that Duke would have been Xamar was markii duqii la ceyriyey joogey, taasna fuleynimo ayaa u diiddey, booskiisii Idamaale ayaa qaatay! ^^^lool. Adeer, those who pretend Mogadishu was a world class city are those who only came in the early 90s to loot it
  7. ^^^It was emotional moment. When everybody sang the anthem together was amazing. A night to remmeber.
  8. Originally posted by Aw Muuse Ismaciil: ^He most probably came to Xamar in 1991, with the majority of his clansmen, in order to act as crucial 'operatives' in Aydeed's ugly war. Most probably it is, Abwaan is from the countryside and came to Xamar as 'liberator' and as a 'gunner' for Aydeed's USC. looool. Thats so funny, poor ABWAN is having a hard time, he sees the Duke everywhere. ABWAN thanks but I am not as creative a designer as AW MUSE.
  9. lol.............Waxa ..........Duke haku dhaho warkaan malla hubaa...Duke since when ayaad billowday inaad war sugan amase sax ah raadisid? [/QB] lool. Poor ABWAN thinks if he keeps writing the Duke's name he might become popular. Keep it up ya old Gunner you.
  10. ^^^When did you come to Xamar? 1992 or dont tell me you was born there like Aydeed and IndAcade.
  11. Sh. Sharif is the official president of Somalia respected by many Somalis...and leading his nation towards a better future...unlike your Ethiopia-loving uncle who lives near Qabuuro in the dusty Yemen... [/QB] ABWAN, lool. Why are you getting all mad and upset? Sharif Hotel is the greatest failure in Somali history, maybe even worse than Aydeed, he is president of Villa Somalia only and is begging for the Ethiopians to enter the country to help his bodyguards AMISOM. He can only be loved by either twisted moronic individuals, or those deluded because of clan. Which one is it ABWAN, are you twisted or is it the clan.
  12. Who was it and where did it happen, I dont like waagacusub its always got some virus. MOONLIGHT BREAK IT DOWN son.
  13. Originally posted by Abwaan: Originally posted by General Duke: [qb] ILAAH HAKU CAAFIYO ADIGA IYO INTA KULA MIDKA AHBA!!! Adeer May Allah forgive us all, but note that those who supported the murder and looting of fellow Muslims as happened under the Aydeed watch need to ponder and think. Those like you who rabidly raised funds for Al Shabaab’s killing machine need to think. As I have said on many occasion I might listen to many but never a gullible clanist like ABWAN who’s pipedreams have turned out to be a right old nightmare.. How is Sharif Hotel doing and Hussain Aydeed, your illustrious uncles.
  14. ^^^ He did outsmart and outplay your secessionist group last week, thus has a great chance in whatever he does. Faroole is doing a great job unlike Riyaale who only use is humbling the SNM vagabonds that Oodweyne supports. Your pathetic rants lately has made it clear you have been rattled, though you tend to be confused most of the time this has been quite amazing. Thus the blue flag is everywhere, Senators, mayors and governors were all trying to out do each other welcoming Presidetn Faroole, while you can not even provide a single pic of Riyaale meeting anyone in Kuwait.
  15. Dowladda Soomaaliya oo uu xukunkeeda ku soo koobmayo Degmooyin yar oo ka tirsan G/Banaadir (Degmooyinka ay gacanta ku heyso, kuwa lagala wareegay iyo kuwa gacan-ku-heyntooda lala wadaago) Jimco, July 03, 2009(HOL): Dowladda Soomaaliya ayaa xukunkeeda wuxuu ku soo koobmayaa degmooyin yar oo ka tirsan 16-ka Degmo ee Gobolka Banaadir, iyadoo ay jiraan degmooyin ay gacan-ku-heyntooda la wadaagto xoogagga dagaalka kala soo horjeeda iyo kuwo lagala wareegay. Degmooyinka ay Dowladda sida buuxda gacanta ugu heyso: Shangaani Xamarweyne Xamar Jajab Boondheere Wadajir Dharkeenley Degmooyinka lala wadaago gacan-ku-heyntooda Wardhiigley Hodan Waaberi Howl-wadaag Shibis C/Casiis Degmooyinka gacan-ku-heyntooda lagala wareegay Huriwaa Dayniile Yaaqshiid Kaaraan Degmooyinkan dambe ayaa intooda badan waxay gacan-ku-heynta Dowladda ka baxeen wixii ka dambeeyay markii ay bilowdeen dagaallada labada bilood ka badan ka socda Magaalada Muqdisho, kuwaasi oo aan ilaa iyo haatan la ogeyn xiliga ay soo af-jarmayaan. Salaad Iidow Xasan (Xiis), Hiiraan Online sxiis@hiiraan.com Muqdisho, Soomaaliya
  16. Madaxweynaha PL oo ka qayb galey xuskii 1 July Minnesota 2 Jul 2, 2009 - 11:43:44 AM Madaxweynaha DGPL oo boqasho ku jooga wadanka Mareykanka magaladiisa Minnesota ayaa habeenimadii Taladada June 30,2009 jaaliyada Somalida ee halkaas ku dhaqan kala qayb galey xaaflad si balaaran loo soo agaasimey taasoo lagu xusey 1 july oo ku aadan markii xornimada Somalia qaadatey islamarkaana isku biireen gobolada Koonfurta iyo Woqooyi. Xafladaan oo ay kasoo qayb galeen dad kor u dhaafaya 3000 [Qof] ayaa lagu qabtey Minneapolis Convension Center waxana waftiga Madaxweynaha PL si wanagsan loogu soo dhoweeyey gudaha hoolka lagu qabanayey xafladaan. Waftiga Madaxweynaha Puntland iyo waftiga uu hogaminyey ayaa hadalo kala duwan ka jediyey goobtas iyada dhextaal u aheyd xafladaan hadalo ay jedinayeen shaqsiyad magac ku leh jaaliyada Minnessota. Madaxweynaha DGPL ayaa khudbad ka jeediyey munasabadas iyada oo lagu beegey 10 daqiiqo ka hor markii calan Somaliyed la saarey taasoo ku beegneyd 1da Luulyo oo ah maalinta xornimada iyo Midnimadii Soomaaliya. Ka dhageyso Xafiiska Warfaafinta Madaxweynaha Puntland