General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Muqdisho: Xaaladihii ugu dambeeyey ee dagaaladii Muqdisho. 11. juli 2009 Muqdisho(APL)- Caasumada Soomaaliya ee Muqdisho ayaa maanta waxaa ka dhacay mid ka mid ah dagaaladii ugu adkaa ee ay magaaladaasi ku dagaalamaan ciidamada dowladda Soomaaliya & Mucaaradka hubeysan ee ka soo horjeeda. Dagaaladii maanta ayaa ka dhacay Waqooyiga caasumada, gaar ahaana degmada C/casiis oo ah goob ay ku badnaayeen taageerayaasha Madaxweynaha dowladda Faderaalka ee Soomaalia Shariif Sheekh Axmed. Dowladda Soomaaliya ayaa guul ka sheegatay dagaalka, waxaana ay sheegtay in ay heyso meydadka dad ajaaniib ah oo ay ku soo qabatay dagaaladii maanta ka dhacay caasumada Soomaaliya, inkastoo ay diideen taasi mucaaradka dowladda Soomaaliya. Nin lugu sheegay Pakistaani oo hogaaminayay qeyb ka mid ah ciidanka Mucaaradka, sida laga soo xigtay dowladda Soomaaliya ayaa lugu soo bandhigay meydkiisa gudaha Aqalka Madaxtooyada, waxaana ay Saxaafadu ka soo qaadatay Sawiro kooban, waxaana isna Madaxtooyada la geeyey Sarkaalkii hogaaminayay ciidamada dowladda ee saaka dagaalka qaaday Nuur Xasan Cali (Daqle) meydkiisa markii ay toogteen qaar ka mid ah ciidamada Mucaaradka ee dowladda Soomaaliya. Marka laga tago meydadkan ayaa hadana warar Madax banaan ay sheegayaan in aysan dhinacyadu guul wanaagsan ka gaarin dagaaladii maanta, waxaana ay kala sheegteen guulo la taaban karo inkastoo ay Wariyaasha Madax banaan sheegayaan in aysan waxba guul ah maanta dagaalka laga gaarin, marka laga reebo Taliyaal ciidan oo dhinacyada ka geeriyooday. Dagaaladii maanta ayaa ka mid noqday kuwii ugu cuslaa ee ka dhacay Waqooyiga magaalo madaxda dalka Soomaaliya ee Muqdish, waxaana haatan socota dagaal qaban-qaabadiisa hor leh oo ay dhinacyadu wadaan, waxaana ciidan uu hogaaminayo Salaad Cali Jeele galabta la geeyey jiidihii uu saaka ka bilowday dagaalka, waxaana mucaaradka dowladdu ay sidoo kale ciidan hor leh geeyeen goobaha dagaalka, taasoo xaalada uga sii daraysa. Warqabadka AllPuntlan ee dalka Soomaaliya.
  2. Muqdisho:War Deg Deg ah Nuur Xassan Cali Daqle sarkaalki ugu sareeyey hogaaminta ciidamada dawladda oo goor dhaw dagaalka degmada C/Casiis ka socda ku geeriyooday 11. juli 2009 Muqdisho(AllPuntland )-Nuur Xasan Cali Daqle sarkaalki hogaaminayey dagaaladi cuslaa ee saaka ciidamada dawladda iyo xoogaga mucaaradka ku dhex marayey degmooyinka C/Casiis iyo Shibis ayaa goor dhaw geeriyooday markii madfac garbaha laga gano lagu dhuftay gaari uu watay oo ahaa nuuca dagaalka ee soomalida u taqaan Cabdi Bile ama Toyota. Nuur Daqle ayaa meydkiisa goor dhaw la soo galiyey xareunta madaxtooyada , waxaana ciidamada dawladda laga dareemayaa niyad jab xoogan markii uu Nur Daqle geeriyooday . Ciidamadi aaga ku jiray ayaa dhamaan soo faarujiyey , waxaana ay soo wada raaceen meydka Nur Daqle oo aha ninki tiir dhaxaadka u ahaa dagaalada Muqdiosho. Wixi ku so kordha kala soco AllPuntland daqiiqad walba
  3. Garyaqaan* Dear brother one has never doubted your true convictions, you can say anything and everything about Puntland, because you want it to be a great place. The brother in the topic thinks Sharif Hotel is more important than the people of Puntland for while he watches others bad mouth Puntland, just like in this topic he would go crazy if some one mentions the name of Sharif Hotel. The dude has issues and highlighting it is not a problem.
  4. The people pleaser loves to please people. His low expectations of self and others combined with his love to have fun provide an agreeable atmosphere where he genuinely wants to say, “Yes” to everyone he encounters. In essence, he becomes difficult by default. When he says, “Yes,” to two different persons who have opposing interests, he creates negative conflict. Outch. :eek:
  5. ^^^You are angry and upset at the weakness of your argument; you thought Sharif Hotel would be a good dad, but alas he was just an absent man, who lacked parental skills. As usual Xiin, you lost another argument to the Duke now go and cheer for Faroole and don worry I wont expose what a spineless appeaser of the enemies of Puntland that you are.
  6. Originally posted by nuune: quote: The powers here in Mogadishu are AMISOM & AL QAEDA. Funny thing that. lol Duke, aduunkeena ma tihid An American boy in Mogadishu source Ugandan troops protecting Shari Ahmed Nuune without AMISOM Sharif Ahmed would be in exile. Without Al Qaeda Xasan dahir would be running the show.
  7. ^^^They are both irrelevent here dear lad. Sharif has no base, or support & Xasan Dahir is not Al Shabaab. Two men as naked and impotent as any. The powers here in Mogadishu are AMISOM & AL QAEDA. Funny thing that.
  8. ^^^ wow indeed Yup they will stop the illegal fishing and Pirates led by Captain Abwaan and Admiral Xiin of SOL.
  9. ^^^ Faroole is not weak Sharif hotel Adeer you have no leg to stand on, we all know, Xiin is an out of touch man who is now finding his true roots.
  10. Why did they take these pictures? is it aimed at scaring Al Shabaab.
  11. Originally posted by xiinfaniin: federalism as a future political arrengement given where we are today, still though he supports tfg and Sharif. You on the other hand is an orphan man, politically. . You must be living in a remote caravan park with gypsy’s saxib. You are out of the loop. Xiin remember that Faroole is part of the “Trinity” as you called them that you so famously were attacking and insulting only a few months a go. The self induced amnesia wont do. Thus don’t try to be something new, born again Puntlander the Duke was supporting the state 100%, when you was pretending to be something else. I have been consistent, you have been trembling and mumbling all over the place full of anger and envy. If one is an orphan, politically such a weak attack, though it was funny, what do they call illegitimate children who don’t know their true fathers? That’s you old boy, politically of course. You thought Sharif hotel would be a good dad, he turned out to be a nightmare. Look in the mirror dear Xiin, you are now finding your “Puntland” side when the Caravan of ignorance you cheered for became nothing more than hot air. Lets elevate this discussion shall we. Your arguments are as irrelevant in SOL as Meiji’s “Mogadishu Society”. Come again and this time with some firepower, right now your attacks are as effective as Sharif Ahmed’s “Midnimo Qaran”.
  12. Originally posted by xiinfaniin: lool@the change of thread heading Juje, Sharif is Duke's president. Duke can be bitter as he seemingly is, but the fact remains Sharif is the head of the tfg. Faroole supports tfg, and that makes Duke a lonely man. Xiin as usual . The Duke does support a Federal government, but as you know President Faroole along with Duke do not support the “Midnimo Qaran” crap of Sharif hotel and have also highlighted and came against the sheer idiocy of the Djibouti nonsense you used to peddle here. As usual you say strange things to keep alive that weird love affair you have with Sharif hotel and the Caravan of ignorance.
  13. ^^^Oodweyne, you did over do it as usual as for the last desperate response, your just upset and have been since your group failed in basic diplomacy 101.
  14. ^^^Juje, these men have no startegy as you have noticed specially the Sharif, after all we can not be blind to the reality on the ground. Too little to late and the men in Mogadishu are the crazy Shabaab and there is no answer for them yet.
  15. ^^^Sharif is becoming irrelevent too dear lad. His clock is ticking a new formula is coming I wonder what it is.
  16. Meiji: What world are you living in? The terrain you inhabit is that of the lost and the mindless. For if the union was a success and Mogadishu was wonderful as I have stated before it would not be one of the worst cities on earth Mogadishu today is not run by its inhabitants it is run by marauding bandits with various names some led by foreigners with names like Amriki and so on. Its people are broken and bloody. Is it in their interest to follow your illogical line or to think of ways of restoring the republic and a federal formula would not in anyway hinder their own interest. Thus let’s think before we blame others, Somaliland for all their faults and Puntland did not create modern Mogadishu. Thus why should they and their populations behold hostage to it. Mogadishu and its multiple faces have failed, its time for everyone to take care of themselves and stop being dependent on a no existent central government.
  17. Somalia: Egypt 'to mediate' between Sharif and Aweys 9 Jul 9, 2009 - 12:46:52 PM MOGADISHU, Somalia July 9 (Garowe Online) - The chairman of Somali Islamist rebel faction Hizbul Islam has accepted peace talks with the country's U.N.-backed interim government, Radio Garowe reports Thursday. Hizbul Islam chief Sheikh Hassan Dahir Aweys has reportedly accepted peace talks after discussions with Egyptian government officials, who have been leading efforts to mediate between Sheikh Aweys and President Sheikh Sharif Ahmed. Egyptian officials have urged the Somali politicians to begin secretive talks in order to stop the bloodshed in the capital Mogadishu and other parts of south-central Somalia. A member of Hizbul Islam, who spoke on the condition of anonymity, told Radio Garowe that Sheikh Aweys "has accepted any agreement to end the war in Mogadishu." But the source did not elaborate whether or not Sheikh Aweys' hardliner position against the presence of African Union peacekeepers has changed. An Egyptian government official was quoted as saying that Sheikh Aweys has agreed to make peace with "his former friend," President Sheikh Sharif. Arab League official Samir Husni told reporters in Cairo that Arab states would fund peace talks among Somali Islamist leaders to end the years-long bloody insurgency in south-central Somalia, especially in Mogadishu. Sheikh Aweys, who is on the U.S. terror list, has not spoken publicly about this new development. Source: Garowe Online
  18. Masar oo dhexdhexaadinayso Sharif iyo Aweys 9 Jul 9, 2009 - 12:34:17 PM Hogaamiyaha ururka Xisbul Islam Sh. Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah mucaaradka dowlada Somalia ku kacsan ayaa la sheegay inuu aqbalay in dhexdhexaadin laga dhex bilaabo isaga iyo madaxda dowlada Somalia. Ilo dublamaasiyadeed ka tirsan xukuumada Masar ayaa sheegay in hadal dhexmaray Sh. Aweys iyo Madaxda dalkaas ay iskula garteen in la bilaabo kulamo qarsoodi ah oo la isugu keenayo Madaxweyne Sh. Shariif iyo hogaamiyahan mucaaradka ah. Sidoo kale, xubno ka tirsan Xisbul Islam ayaa sheegay inay jiraan kulamo dhanka taleefoonka ah oo dhexmaray hogaamiyahooda iyo madaxda dalka Masar, kuwaasoo ku aadan in la qabto shir la isugu keenayo dowlada iyo kooxaha ka horjeeda. "Gudoomiyaheena, wuxuu aqbalay heshiis walba oo lagu dhameynayo dagaalada ka socda Muqdisho iyo dalka intiisa kale, lagana gaaro heshiis waafi ah" ayuu yiri sarkaal ka tirsan Xisbul Islam oo ka gaabsaday inuu magaciisa sheego. Dowlada Masar ayaa dhawaan soo bandhigtay hindise lagu qabanayo heshiis la isugu keenayo dowlada Somalia iyo mucaaradka ka horjeeda, si loo baajiyo dhiig dambe oo ku daata dagaalada u dhexeeya Islaamiyiinta iyo dowlada Somalia. "Sh. Aweys, wuxuu aqbalay inuu la heshiiyo Sh. Shariif oo ay saaxiibo ahaayeen, mana jirto wax shuruudo ah oo uu ku xiray la kulankiisa" ayaa laga soo xigtay siyaasi Masri ah oo diiday magaciisa. Wakiilka Ururka Jaamacadda Carabta ee Afrika Mr. Samiir Xusni oo saxaafada kula hadlay Qaahira ayaa isaguna sheegay in qarashka ku baxaya shirka lagu dhexdhexaadinayo dowlada iyo mucaaradkeeda ay ogolaadeen dalalka Carabta. "Qarash walba oo ku baxaya shirka ay wado dowlada Masar ee lagu dhameynayo khilaafaadyada sababay dagaalada ee ka jira Somalia, waa la ogolaaday" ayuu yiri Samiir Xusni oo intaas ku daray inaysan jirin wax caqabad ah. Xukuumada Masar ayaa waxay sheegtay in dowlada Somalia ay ogolaatay in lala heshiisiiyo mucaaradkeeda, balse waxaan weli jirin wax hadal ah oo kasoo baxay kooxda Al-shabaab oo ah mida ugu awooda badan mucaaradka ka horjeeda DF. GAROWE ONLINE
  19. Meiji: adeer, Mogadishu as we speak is in a state of war as it has been for over two decades, those who advocate for the centrist stance like yourself are living in cloud cuckoo land. If Mogadishu can not have peace in its environs how can it dictate to peaceful regions? It is the capital of the republic in name only, and the respect that is accorded to it will come when the states which cover huge land mass and people see it as unifying symbol of the republic and not a clan run militia barracks as it is today. Thus adeer, one must take care of ones responsibilities, the people of Puntland are working to better themselves and that is a god given right. Yes we believe in the republic but it is a changing entity and who is to say that Hargaysa or Garowe might be the future capitals of Somalia if Mogadishu continues being pushed into the abyss. My argument goes beyond this, why should Mogadishu be the capital of Somalia today? when its inhabitants have fled in waves from 1991 till today. It’s a symbol of death and destruction. Is it not time to move the Somali race forward and get a stable capital where our common interest can be met? That’s GAROWE dear lad.
  20. I casted my vote, the campaign team led by Laizy got my vote. :cool:
  21. Meiji: Adeer what is your argument? The war has transformed Somalia, and we can not live in a centrist system at this time. Federalism will help the development of the regions and states and this will help the people. The failures in Mogadishu are testament to your arguments. If centralism was the panacea we would be in wonderland right now and not the most failed state in the entire world. Puntland is a Somali state, it welcomes all Somali’s and its stakeholders have decided to secure their homes, provide water and food for their people as well as other basic services. That’s the important issue here, we will not be held hostage by your likes dear Meiji.