General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Kremlin doors are opened by honour guards as Medvedev prepares to enter with Obama for the signing of the joint understanding on strategic arms eeduction and joint press conference
  2. 7 July 2009: President Barack Obama and Russian Prime Minister Vladimir Putin converse while having traditional Russian tea and snacks on a terrace at Putin's residence in Novo-Ogarevo on July 7, 2009. Obama praised Vladimir Putin's 'extraordinary work' as Russia's president and now prime minister, but admitted their two nations still do not agree on everything
  3. ^^In fact it was IndaCade who made that threat he is on the otherside. He is an awful defender has two left feet and cant see the ball when the sun is out.
  4. Originally posted by Abtigiis &Tolka: quote:Originally posted by General Duke: Just watching as the game unfolds. I am not interested in either party at this moment. Which proves you didn't care about Somalia all this time. Injury time consolotaion goal ayaad daydayeysaa! Somalia is more than Mogadishu, and the fact is that most of the republic is quite and the areas under occupation of the mad men will get better over time insha Allah. The game between Al Shabaab & the hotel group is a game they set in motion, our warnings and analysis were played down or even laughed at. That’s why this dreadful game, this nightmare, this man mad tragedy that is Mogadishu will end soon and if they draw with a result they [Al Shabaab & clan clowns] all end up dead or exiled would be the best result for all Somali’s.
  5. Originally posted by Abtigiis &Tolka: You make them formidable fighters with your own imagination so that they do what you want them to do: Finish Sharif. And all this only because you have to be proven right!! No higher goals at all! They controlled much more than that when you wre cheering for Yey. They were near Baidoa. And had all of Mogdisho. LOL. The AL Shabaab fought Yusuf and his government, they fought indeed from the bushes and they were sending mortars into the city daily, but they did not control a single district that’s a fact no matter how much you cry out in pain. As for Sharif, we have been proven he was a hollow shell of a man, full of fake rhetoric and no substance, Mr Hotel is no longer the issue. Just watching as the game unfolds. I am not interested in either party at this moment.
  6. Originally posted by Abtigiis &Tolka: Whatever they intentions,....... Now, there are other goals. And by the way, it is normal to support some group for one purpose and discard them for another. Lool. Flip flopping your way out of this argument wont do lad. Thus you supported them for one reason which was anti clan, anti Yusuf and deeply emotional. Now you discard them since Yusuf has left. However how does this benefit the nation? It does not and thus my dear lad, the important thing here is that the fake “anti Amxaaro” and “we are Mujahid’s” sentiment has been exposed. Now you can discard all you want, the damage to property and suffering of the people of Mogadishu, Guriceel, Dhusa Mareb and other regions continues. :rolleyes:
  7. Originally posted by Abtigiis &Tolka: Baalaxoofto weeye waxoodu. In fact, the Alshabab's are not good in fightings. They sure terrorise with bombings, but Ahlu-Sunna will tell you what it is like to fight these guys. What on earth are you on about, They have most of the city and the south and have only lost the central regions. They proved many of us wrong including myself. They are formidable ighters. And today they are not far from Villa Somalia indeed a few street blocks.
  8. Originally posted by Abtigiis &Tolka: General Duke, You mistake pragmatism for flipflopping, intransigence for perseverance. Alshabab was right in fighting the rape of the somali What utter nonsense, Al Shabaab were fighting for the same reason as they do today, again you are using simplistic baseless arguments. If hey were as you say fighting for the women and children they would not have sending mortars into their homes and cutting their limbs off for “confessing” under the shadow of death. A&T you are lost in your own waffle.
  9. Muqdisho: Dowladda Soomaaliya, AMISOM, Al- Shabaab & Xisbul Islaam oo diyaar garoow dagaal ku jira…. Warbixin kooban….. 7. July 2009 Muqdisho(AllPuntland )- Dowladda Faderaalka ee Soomaaliya, ciidamada Midowga Africa, Al- Shabaab & Xisbul Islaam ayaa ka wada caasumada Soomaaliya dhaqdhaqaaq ciidan kii ugu xooga badnaa tan iyo markii ay bilowdeen dagaalada ay dhinacyadan ka wadaan caasumada Soomaaliya. Al- Shabaab & Xisbul Islaam saraakiil ka tirsan oo wada hadalo ku qaatay caasumada Soomaaliya ayaa isku raacay qorshe ka dhan ah dowladda Faderaalka ee Soomaaliya jiritaankeeda oo ah in ay la wareegaan guud ahaan magaalada, waxaana taasi ay wel-wel iyo cabsi ku beertay dowladda Faderaalka ee Soomaaliya. Saraakiisha labadan dhinac ayaa isla soo qaaday suuragalnimada dagaal balaaran oo ay ku qabsadaan goobaha muhiimka ah ee ay doonayaan in ay la wareegaan ayna ka mid yihiin Madaxtooyada, Garoonka diyaaradaha iyo Dekeda Muqdisho, waxaana ay isku afgarteen in ay qabsadaan goobahaasi. War hoose oo ka soo baxay Al- Shabaab ayaa shaaca ka qaadaya in ay Ururka Al- Shabaab ku jiraan diyaar garoow dagaalkii ugu dambeeyey ayna ku doonayaan in ay ku fuliyaan go’aano ay todobaadkan ku gaareen magaalada Kismaayo, kuwasoo ahaa in ay qabsadaan guud ahaan caasumada Soomaaliya. Dhinaca kalena dowladda Soomaaliya ayaa wada qorshayaal ay iskaga difaacayso talaabooyinka ka imaanaya Mucaaradyada hubeysan ee ka soo horjeeda jiritaanka dowladda Faderaalka ee Soomaaliya, waxaana Saraakiil badan ay ku mashquul yihiin sidii ay udiyaarin lahaayeen ciidamada dowladda Soomaaliya. Hanjabaad culus oo shalay ka timid Amiirka Al- Shabaab ayaa noqotay mid niyad jab weyn ku riday ciidamada dowladda Soomaaliya, isla markaasna noqotay mid ay dad badn hadl hayaan oo ay sheegayaan sababaha ay arimahaasi ku dhici karan, waxaan soo baxaya warar kala gedisan oo ku aadan xasaasiyada xaalada Soomaalida. F. C. Maxamed AllPuntland
  10. Godane’s five day ultimatum as well as the military build up in Mogadishu indicates that there might be a massive offensive on the way. Does Al Shabaab have the capability to take a well fortified area such as Villa Somalia & the port?
  11. ^^^A&T the Flip Floper, Al Shabaab is your creation lad why condemn it? Did it all turnn out so wrong? :cool:
  12. A&T; Come of it old boy, you don’t have any logic or ideological base. what were you fighting for? other than more death and destruction, Yusuf was only one man and his life is not worth all these deaths and destruction. The fact is he was correct, you have Theiry defending Sharif “because he needs troops” yet when Yusuf was building a national army these people were demonstrating. The failure of Sharif Ahmed and the clowns with the headscarfs is monumental and unprecedented. Today there is little hope other than more fighting, more regions are falling into Warlords controlled directly by outside players. Yet A&T, CHE and other are trying to hide the truth and still scoring points.
  13. Madaxweyne Shariif oo xalay kulan xasaasi ah la yeeshay Madax iyo saraakiil Itoobiyaan ah. Madaxweynaha dawladda KMG ah ee Somaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa xalay kulan xasaasi ah kula yeeshay hotel ku yaalla magaalada Adis Abababa madaxda dalkaasi iyo Saraakiil Milatari ah. Kulankaasi oo la sheegay in uu saacado qaadanayay ayaa la sheegayaa in labada dhinac ay kaga wada xaajoodeen taxaddiga dawladda KMG ah ee Somaliya ku heysta gudaha dalka Somaliya gaar ahaan midka kaga imaanaya xoogaga Islaamiga ah kula dagaalamaya Muqdisho. Madaxweyne Shariif ayay si wadajir ah isku arkeen R/Wasare Zenawi, wasiirka Arrimaha dibadda Seyoum Mesfin iyo Generalada Milatariga ee dalkaasi gaar ahaan kuwi kasoo howlgalay gudaha dalka Somaliya ee dumiyay Maamulkii Maxaakimta Islaamka ee Shariif-ku madaxda ka ahaa. Ilo wareedyadu waxay sheegayaan in kulamada diiradda lagu saarayay dowrka ay Itoobiya ku yeelan karto arrimaha hadda cakiran ee Somaliya iyo sida ay kaga qeyb ka noqon karto dadaalka lagu badbaadinayo xukuumadda Somaliya.
  14. ^^^Che, you sound as ludicrous as ever, while I don’t much buy into Thierry and the Caravan of clowns talk of late. I find it even more amusing when the fake Jihadi's from Boston open their mouth. what have you won? All they have done is killed more civilians, and destroyed more of the city of Mogadishu. The Duke and others were correct, Yusuf was correct and if the clanists led by Sharif Ahmed, Nur Cade and Ahmed Diriye did not over do it we would have a more peaceful state and start of a national government. You defeated the aspirations of the Somali people with meaningless arguments of ebing anti Ethiopian, and anti Suffi instead you was anti common sense.
  15. Sh. Shariif oo Adis ababa kadagay safarkii Liibiya ka dib Madaxwaynaha DFK Shariif Axmed iyo wafti uu hogaaminayo ayaa maanta ka dagay Dalka Itoobiya si ay xaalada cakiran ee dalka ugu sharxaan wadama Igad ay ka kooban tahay, waxay soo mareen Jabuuti sidoo kalena waxay tagi doonaan Kenya iyo Uganda, sidaa waxaa yiri Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Itoobiya Siciid Yuusuf. Sidoo kale Shariif Xasan Raysul wasaaraha Koowaad ee Dowlada Shiikh Shariif ayaa isna safarkaas sharxay isagoo ka gaabsaday inay Itoobiya Ciidamo kadalbanayaan, laakiin wuxuu cadeeyey inay siyaabo kale u kaalmayso. Shariif Xasan ayaa sidoo kale ka gaabsaday ku noqnoqo shada Dowlada Itoobiya uu ku tagay sadex goor labadii bilood ee lasoo dhaafay. Waraysiyadaas oo dhamaystiran hoos ka dhagayso
  16. MMA, adeer why are you crying so much? Shariif Xasan oo warqad u dhiibaya Zenawi oo qummaati u fadhiya Zenawi oo akhrinaya warqaddii Shariif Xasan u dhiibay (ENA)
  17. Shariifka iyo Zenawi oo maanta ku kulamaya Addis Tuesday, July 7th, 2009 at 2:05 pm Horseed Media Addis Ababa, Itoobiya Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Shiikh Shariif Axmed ayaa maanta gelinka danbe kulan la yeelan doona Raysalwasaaraha dowlada Itoobiya Meles Zenawi. Wafdiga Soomaaliya ayaa shalay soo gaaray magaalada Addis Ababa ayagoo xalay kulamo la yeeshay wafdi ka socda Maraykanka, isla markaana maanta gelinkii hore kulamo la yeenayey wadamada Golaha Amaanka ka tirsan iyo waliba Wasiirka Arrimaha Dibada ee Itoobiya Seyuum Mesfin iyo xubno kale. Kulanka lagu wado inuu maanta gelinka danbe ka dhaco Xafiiska Meles Zenawi ayaa noqanaya kii labaad oo dhexmara Madaxweyne Shariif iyo Raysalwasaraha Itoobiya Meles Zenawi. Labada hogaamiye ayaa lagu wadaa inay ka wada hadlaan xaalada dalka Soomaaliya iyo waliba arrimaha amni ee gobalka. Kulankan ayaa waxaa hareeyey warar soo baxayey oo la xariira in Dowlada Soomaaliya ka codsan doonto Itoobiya inay ciidamo u soo dirto, hase yeeshee wafdiga Soomaaliya ka socda ayaa sheegay in arrimaha ay kala hadli doonaan xukuumada itoobiya ay ku kooban tahay amniga gobalka. Wafdiga Shiikh Shariif ayaa ayagu ku adkeystay in arrimaha Ciidamada ay kala hadli doonaan Midowga Afrika oo kaliya, isla markaana ciidamada ay dalbanayaan ay yihiin kuwa AMISOM ee horey Midowga Afrika u balan qaaday. Shiikh Shariif Axmed ayaa sidoo kale lagu wadaa inuu kala hadlo Zenawi arrimaha IGAD iyo waliba sidii ay wadamada gobalka isaga kaashan lahaayeen cunaqabateyn lasaari doono sida la sheegay kooxaha kasoo horjeeda dowlada Soomaaliya. Dowlada Soomaaliya ayaa dhawaan baaq ay u dirtay wadamada Jaarka la ah ku sheegtay in gacan laga siiyo dhinaca ciidamada, ayadoo baaqaasi dowlada Itoobiya uga jawaabtay inaysan xiligan wax ciidamo ah u diri doonin dalka Soomaaliya. Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Axmed oo safarkiisan uu **** socdo kulankii Midowga Afrika ee kusoo dhamaaday dalka Liibiya, ayaa lagu wadaa inuu u dhoofo dalalka Ugandha iyo Kenya. Safarka wafdiga Soomaaliya ee uu hogaaminayo Madaxweynaha ayaa kusoo beegmaya xili uu Madaxweyne Shariif ku dhawaaqay inuu dalka Soomaaliya ku jiro xaalad deg deg ah. Horseed Media
  18. Hunguri, IndaCade sure can insult as a thug he learned it from the streets. Godane needs not to hide behind the vail. Its Haraam for men to dress like women, the need to cut his hands off.
  19. ^^^loool. That was ammusing to say the least.
  20. "Axmed Godane hadii uu rabo in la isu soo dhiibo ha isa soo bandhigo si raganimo ah, Waxaan ogahay inuu yahay nin aan maskaxdiisu Fiyoobeyn, waa nin wixii uu ku qarwo habeenkii maalintii raba inuu sameeyo"ayuu si kulul u yiri Shiikh Yuusuf Indha Cadde Shiikh Yuusuf Indha Cadde ayaa intaa ku daray amiirka alshabaab uu isku qariyo waxyaabo ka reeban dhaqanka islaamka, wuxuuna Xidhaa buu yiri dharka durmarka sida; jalbaabta, indha shareer, cabbaayado Malqabado iyo goono, sida uu hadalka u dhigay.
  21. Wasiir Indha cadde oo Amiirka Xarakatul Alshabaab ku tilmaamay shaqsi fulay ah oo derbiyada gadaashooda cajalado ka soo duuba dharka dumarkana xidha. (06-07-2009)Wasiiru dowlaha gaashaandhiga Dowladda soomaaliya Shiikh Yuusuf Maxamed siyaad Indha cadde oo shir jaraa'id deg deg ah u qabtay warbaahinta kadib fariin maqal aheyd ee uu soo diray Amii Xarakatu Al-Shabab ayaa waxaa uu fariintiisa ka bixiyey jawaad kulul,waxaana uu sheegay in marka hore Amiirka Xarakatu Al-Shabab uu soo bandhigo muuqaalkiisa dhabta ah. Shiikh Yuusuf Indha Cadde ayaa si kulul u weeraray shaqsiyada Amiirka Al-Shabab isagoona sheegay inuu aqoon fiican u leeyahay, isla markaana uu dadka kale ku qaldayo magacyo been abuur ah oo uu isugu ekeysiinayo inuu wadaad dhab ah yahay. Wasiir Indha cadde ayaa sheegay in ninka la dhaho Abuu Zubeyr uu isago u yaqaan Axmed cabdi Godane waxaa uu ku tilmaamay nin aan isku kalsooneyn oo wajigiisa qariya, islamarkaasna ka dhuunta goobaha dagaalka isagoo soo adeegsada caruur yar yar oo maskaxda laga xaday. "Axmed Godane hadii uu rabo in la isu soo dhiibo ha isa soo bandhigo si raganimo ah, Waxaan ogahay inuu yahay nin aan maskaxdiisu Fiyoobeyn, waa nin wixii uu ku qarwo habeenkii maalintii raba inuu sameeyo"ayuu si kulul u yiri Shiikh Yuusuf Indha Cadde Shiikh Yuusuf Indha Cadde ayaa intaa ku daray amiirka alshabaab uu isku qariyo waxyaabo ka reeban dhaqanka islaamka, wuxuuna Xidhaa buu yiri dharka durmarka sida; jalbaabta, indha shareer, cabbaayado Malqabado iyo goono, sida uu hadalka u dhigay. Waxaa uu ku eedeeyay in Xarakatu Al-Shabab ay ka leexatay Sunada Rasuulka CSW isla markaana ay wax walba iska sameystaan isagoona ku tilmaamay kuwo khawaarij ah oo dadka muslimiinta gaaleysiiya oo dila sida uu yiri. Hadalka ka soo yeeray Wasiiru dowlaha gaashaandhiga ayaa ku soo beegmaya xilli fariin maqal ee uu soo duubay Amiirka Xarakatu Al-Shabaab uu ugu qabtay ciidamada dowladda muddo shan cisho inay isku soo dhiibaan taasoo keentay in Dowladda soomaaliya ay si kulul uga jawaabto
  22. Addis Ababa: Madaxweyne Shariif oo gaaray Addis Ababa, lana kulmay Madaxda dalka Itoobiya....Warbixin ... 6. juli 2009 Addis Ababa(AllPuntland)- Madaxweynaha dowladda Faderaalka ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa socdaal aan horay loo shaacin wuxuu ku tagay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, isagoo halkaasi kula kulmay isla maanta Raysalwasaaraha dalka Itoobiya Meles Zanewi oo ay horay ubalansanaayeen. Wakaalada wararka ee dalka Itoobiya ee ENA ayaa soo warisay in uu Madaxweynaha dowladda Soomaaliya ka soo kicitimay dalka Jabuuti oo uu sheegay xalay, wuxuuna halkaasi kula kulmay Madaxweynaha dowladda Jabuuti oo ay isla soo qaadeen xaaladihii ugu dambeeyey ee dalka Soomaaliya. ENA ayaa sheegtay in uu Shariif Sheekh Axmed ka codsaday Raysalwasaaraha Itoobiya taageero Milateri oo deg deg ah, si buu yiri ay dowladda Faderaalka ee Soomaaliya aysan uga burburin Soomaalida, loona badbaadiyo, waa sida ay sheegtay wakaalada wararka ee dalka Itoobiyee. Madaxweyne Shariif ayaa socdaalkiisa wuxuu ahaa mid aan horay loo sii shaacin, waxaana ay sheegeen xalay Masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya in laga dhowrayay magaalada Nayroobi ee xarunta dalka Kenya, inkastoo ay shalay dagaalo qaraar ka dhaceen magaalada Muqdisho. Shariif ayaa sidoo kale Addis Ababa kula xaajoon doona Saraakiil ka socota dowladda Mareykanka oo ay isla soo qaadi doonaan taageerooyin hubeed oo ay dowladda Mareykanku siisay dhawaan dowladda Faderaalka ee Soomaaliya, ayadoo lafilayo in uu Madaxweynaha Soomaaliya dalbaday ciidan iyo hub cusub oo hor leh. Wasiirka arimaha dibada ee dalka Itoobiya Mesfin ayaa usheegay Wakaalada warareed oo ay leedahay Itoobiya lana yiraahdo WALTAINFO.COM in uu Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ka codsaday dowladda Itoobiya ciidan loo diro Soomaaliya, inkastoo uu sheegay in aysan qorshaha Itoobiya ku jirin ciidan ay waqtigan udirto dalka Soomaaliya. F. C. Maxamed AllPuntland