
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Magaalada uu Ka soo jeedo Madaxweynaha Somaliland oo Calankii Buluugnaa Maanta La Suray (Sawiro) Sunday, July 12th, 2009 at 3:19 pm Horseed Media News Desk Dad aad u cadhaysan ayaa maanta mudaaharaad ka dhigay Xarunta Gobolka Awdal ee Boorame, kadib markii 4 qof oo u dhashey deegaanka Boorame lagu qafaashey meel aan waxba ka fogeyn Gabiley, ayaa markii danbe kooxdii jidgooyada u dhigtey ay ku dileen Kalabaydhka. Meydka Marxuumiinta ayaa la keenay Caasimadda Awdal halkaas oo lagu aasey, kadib ayaa waxaa dariiqyada isugu soo baxay dad aad u caraysan kuwaan oo wata calankii Buluugnaa, waxaa dad badan ka yaabiyey tiro badnida Calanka buulagan ee Soomaaliya ee ay wateen. Dilka loo geystey 4 qof oo markii hore la qafaashey ayaa salka ku haysa aano qabiil ee u dhaxeeyay beelaha halkaas wada yaala, kadib markii ay isku qabsadeen dhul beereed iyo daaqsin.
-
Ninkii Dawladu dishay oo Somali noqday (Fadeexad)
General Duke replied to Hunguri's topic in Politics
Paragon Jamal BAna was inspired by the fake Mujahidin led by Sharif hotel to fight againt the infidals. Ironic that Sharif Ahmed & indacade are now parading his dead corpse to get fund from the great infidals. Bana was a victim a young man who did not know anything about politics. -
AMISOM defeat Al ShAbaab in first contact Sharif Hotel takes credit
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
The Somali groups are only brave when they face other Somalis the fact that al shabaab could just be pushed back so easily by a limited response indicates they won't be "liberating" Alaska any time soon. -
Jb- with all due respect this is a major shock to the secessionist system. Borama residents waving the blue flag yet again highlights how weak the whole Somaliland argent is.
-
AMISOM defeat Al ShAbaab in first contact Sharif Hotel takes credit
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Al shabab oo sheegtay in xeelad dagaal uga baxeen goobaha ay dowladu la wareegtay iyo inay dib u qabsadeen meelo ka mid ah meelihii lagala wareegay. Afhayeen Ururka Al shabaab Sheekh Cali Dheere ayaa warbaahinta u sheegay in xeelad dagaal uga baxeen goobihii ay maanta ka carareen kuwasoo ay la wareegeen ciidamada dowlada oo kaashanaya kuwa AMISOM. Sheekh Cali dheere ayaa ku eedeeyay ciidamada AMISOM inay xasuuq ka geysanayaan magaalada Muqdisho islamarkaana ay dagaalka ku soo qaadeen isagoo sheegay in waji cusub uu yeeshay dagaalka kaasoo haatan bilow ah. Waxa uu afhayeenka Al shabaab intaasi ku daray in dagaalka uu haatan u dhaxeeyo Mujaahidiinta Al shabab iyo ciidamada gaalada AMISOM waxaa sida uu hadal u dhigay afhayeen ururka Al shabaab Sheekh Cali Dheere. Waxaana uu intaasi ku daray inuu jiro qorshayaal iyo xeelado dagaal ay ku wajihi doonaan dagaalkan uu ku tilmaamay inuu yahay mid waji hor leh la soo baxay oo si cad uu haatan ugu dhaxeeyo iyga iyo ciidamada AMISOM. dhinaca kalena waxa uu sheegay in ay galabta dib u qabsadeen qeybo ka mdi ah meelihii lagala wareegay maanta sida keysaneey, lakiin sheegada afhayeenka marka laga soo tago ma jirto warar madax banaan oo xaqiijinaya. Hoyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.co m Jowharcom@gmail.com -
AMISOM defeat Al ShAbaab in first contact Sharif Hotel takes credit
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Nuune adeer , you made up the map I only posted one from a news agency reporting todays event. Had to make it clear for you. AMISOM have proven the can hold thoer own againt Al QAeda led AL Shabaab. -
BORAMA-Clan militia kill 4 men ,sparks outrage in AWdal
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
No one will accept to get executed. The anger would be the same anywhere, if it happened on the other side you would have demos in Hargaysa and so on. -
AMISOM defeat Al ShAbaab in first contact Sharif Hotel takes credit
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Warar lagu kalsoonaan karo ayaa xaqiijinaya in taangiyada ciidamada nabada ilaalinta ee AMISOM ay si toos ah ugu biireen dagaalka ka socda waqooyiga magaalada Muqdisho iyadoo ciidamadooda ay ka dagaalamayaan jiida hore ee dagaalka. Dad goob joogayaal ah ayaa jowhar.com u xaqiijiyay in ay arkayeen taangiyada AMISOM oo u ruqaansanaya jiida hore ee dagaalka si ay ugu biiraan dagaalka, waxaana haatan socda dagaall culus oo hubka noocyadiisa kala duwan la isku adeegsanayo. Arintan ayaa ka danbeysay ka dib markii ciidamada Dowlada laga itaal roonaaday oo ay ciidaada Al shabaab oo taageera ka helaya kuwa xisbul islaam ay la wareegeen deegano dhowr ah oo ay ka mid tahay Boondheere, maanabooliyo ilaa hotel Global, waxaa ciidamada AMISOM ay isku dayayan sidii ay uga celin lahaayeen aqalka madaxtooyada. Dagaalka ay ciidamada AMISOM ku biirtay ayaa waxa uu yahay mid aan la ogeyn inuu yahay mid dharci ku fadhiya iyo in kale iyadoo dhawaan kulankii Midowga Afrika aysan go'aan ka soo saarin in ciidamada AMISOM ay dowlada difaaci karaan oo dagaalka ku biiri karaan iyadoo Midowga Afrika uu ku adkeystay inay ciidamadaasu noqdeen kuwa is difaaca oo kaliya. Wixii ku soo kordha wararkeenda ayaa idinku soo gudbin doonaa. Hoyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.co m Jowharcom@gmail.com -
Che, there was some tensions regarding land farms near Gibay area, however things came to a head when four men from Borama were taken from their car and killed by clan militia. This has sparked the latest Anger. There are no major battles but there are demos, for the people if Borama to forget Riyaale and wave the blue flag highlights how angry they feel. It's something new.
-
Aas Maamuus Badan Oo Loo Sameeyey Afartii Nin Ee Lagu Dilay Degaanka CeelbardaalePosted in July 12th, 2009 by lug in News Borama-(Lug)-Subaxni madii saaka ayaa waxa xabaalaha Caro-qoolaab ee magaalada Borama lagu aasay Afartii Marxuum ee lagu dilay shalay degaanka CeelBardaale, Aaska afartan Marxuum ayaa waxa ka qayb galay Kumanaan dadwayne ah, Salaadiin, Cuqaal iyo Waxgarad kale. Sheekhul Baladka magaalada Borama Sh.C/laahi Sh.Cali Jawhar oo goobta aasku ka dhacayay kula hadlay dadwaynaha ayaa sheegay in dhacdadani tahay tii ugu xanuunka kululayd ee soo marta taariikhda Somaliland, isla markaana ku tilmaamay mid aan xidhiidh la lahayn qulqulatooyinka Ceel-bardaale waxana uu sheekhu ku tilmaamay kooxda gaysatay falkan qaadicu dariiq loo baahan yahay in la horkeeno Sharciga, si dil qisaas ah loogu sameeyo. Waxa kale oo uu Sheekhu sheegay in iyagana Masuuliyiintii dhiiri galisay dhacdadan loo baahan yahay in cadaalada la horkeeno, waxana uu dadka ugu baaqay deganaan. Isla goobtan Suldaan C/raxmaan Jaamac Dhawal oo ka hadlay ayaa sheegay in falkan dhacay uu yahay mid Waxshinimo ah, Xukuumada, Salaadiinta, Waxgaradka iyo inta nabada jecelba looga fadhiyo inay si dhakhso ah dil Qisaas ah ugu fuliyaan kooxdii falkan gaysatay waxana uu ka dalbay dadka reer Borama inay ilaaliyaan Mastaafurka iyo Maxasta ku dhex nool wax walbana ka doorbidaan nabada. Wariye:- Abokor Hasan Affi Lughayanews-Borama No user commented in " Aas Maamuus Badan Oo Loo Sameeyey Afartii Nin Ee Lagu Dilay Degaanka Ceelbardaale " Follow-up comment rss or Leave a Trackback
-
Sheeq Shariif oo safka hore dagaalka ku jira (dowlada oo qabsatay 80%)
General Duke replied to Garyaqaan2's topic in Politics
Amisom tanks caused mayhem within al shabaa. Ranks. However the fighting is brutal and Amisom are stronger than AL qaeda , shiekh hotel has nothing to do with this aside from claims. -
http://lughaya.com/2 009/07/12/sawirada-q aar-ka-mid-ah-salaad iinta-gobolada-awdal -iyo-selal-ee-shalay -shirka-jaraa’id-ku- qabtay-magaalada-bor ama/ the link above highlights that some elders of awdal were meeting regRding the execution of the four men.
-
Che, the pics look new though one could not tell what city thid is. There has been a great deal of tension for a while.
-
Ninkii Dawladu dishay oo Somali noqday (Fadeexad)
General Duke replied to Hunguri's topic in Politics
His poor mother had to see her sons corpse being paraded on websites by AMISOM. -
The confusion of Sharif Hotel even baffles his men
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Madaxweyne Shariif Oo Qarsoodi Kusoo Galay Muqdisho 10 July, 2009 12:37:00 Toronto t. Font size: Madaxweyne Sh. Shariif ayaa si qarsoodi ah oo aysan baahin saxaafadu kusoo gaaray dalka, waxaana qoray imaashihiisa saxaafadaha gudaha qaar. Waxaan la'ogayn sababta keentay qarsoonaanta imaanshihiisa marka uusoo gaaray qasriga Madaxtooyada ama inay jiraan sababo siyaasadeed oo ku heeran socodkiisa. Madaxweynaha socdaalkiisa waxaa uu kaga yimid dalal badan oo uu ugu dambeeyay dalka Ugaandha, waxaanan ka marnayn safarkiisa rag doonaya inay dano ganacsi ka fushadaan. Hore waxaa ugu yimid Madaxweynaha shirkado madaxbanaan oo dano waaweyn kaleh Soomaaliya doonayana inay kadhaadhiciyaan inay kasaacidaan arimaha aminiga. Macquul waxaa noqon karta inay kafaa,idaystaan khibrad yarida Madaxweynaha iyo hankiisa siyaasadeed oo aad uwaynaaday. Add to: del.icio. -
Hoobiyayaal haatan ku socda Madaxtooyada Soomaliya iyo Jawaabo ka imaanaya dhinaca madaxtooyada. Hoobiyaal ayaa ku soo dhacaya madaxtooyada iyo deegaanada ka agdhow iyadoo sidoo kale ciidamada AMISOM ee halkaasi ku sugan ay iyagana ka bixinayaan jawaabo ay hoobiyaal ku garacaayaan qeybo Muqdisho ka tirsan. Hoobiyayaashan la isweydaarsanayo ayaa cabsi xoogan ku beeray dadka xaafadaha ku leh agagaarka aqalka madaxtooyada oo ay saameyn balaaran ku yeelan karto madaama aysan hoobiyayaasha si toos ah ugu dhaceynin Madaxtooyada Soomaliya, iyadoo bedelkeedana dad shacab ah ay qasaaro ka soo gaarayaan hoobiyaasha jawaabaha ah ee ka soo dhacaya dhinaca madaxtooyada. Hugunka hoobiyaasha ayaa hareeyay qeybo ka tirsan magaalada Muqdisho taasoo cabsi ku abuurtay dadka degan degmooyinka xamarweyne, wardhiigleey iyo qeybo kale oo ka tirsan Magaalda muqdisho. Ilaa iyo haatan lama soo sheegin wax qasaare ah oo ay geyteen hoobiyaashana la is weydaarsanayo iyadoona ay dhici karto in ay geysteen qasaare naf iyo maalba isugu jira, lakiin faahfaahin rasi ah ayaa idin soo gudbin doonaan saacadaha soos socda hadii eebe idmo. Hoyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.co m Jowharcom@gmail.com
-
Dagaalada Waqooyiga muqdisho ka socda oo galabta dib u sii labo qarxay Wararka ka imaanaya deeganada Cabdi casiis iyo Shibis ayaa sheegaya in halkaasi uu mar kale dagaal xoogan dib uga bilawday kaasoo u dhaxeeya ciidamada dowlada iyo kooxaha dowlada ka soo horjeeda ee Al shabaab iyo xisbul Islaam oo taageeraya. Dagaalkani ayaa waxa uu yahay mid la isku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan waxaana lagu soo waramayaa in dagaalka uu yahay mid rogaal celin ah oo saaka uu labada dhinaca dagaal xoogan ku dhex maray deegaanada waqooyiga muqdisho. Dagaaladii maanta ayaa la rumeysan yahay inay ku geeriyoodeen ilaa in ka badan 30 ruux oo ay ku jiraan dhinacayadii ku dagaalamayay degaanada waqooyiga Muqdisho, Xogaga dowlada ku ka soo horjeeda ayaa sidoo kale weeraro ku qaaday dekada Muqdisho halkaasoo ay ku gaaraaceen qorigaa lid ka diyaaradaha ee Zuuga loo yaaqaano. Xalaada waqooyiga muqdisho ayaa haatan aad u cakairan waana adag tahay in la helo xaqiiqda ku saabsan dagaalada ka socda hatan Degmooyinka cabdi casiis iyo Shibis, waxaana hubka la isku adeegsano uu sameyn ku yeeshay degaanada u dhow goobaha dagaalka. Dagaalada Muqdisho ayaa ah kuwa soo noq noqday iyadoona ay kooxaha dowlada ka soo horjeeda ay doonayaan inay ka saaran Magaalada Muqdisho ciidamada dowlada iyo madaxda dowladaba taasoo hadii ay dhacdo ay iman karto faro geli shisheeye oo toos ah. Hoyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.co m Jowharcom@gmail.com
-
Khilaaf soo kala dhexgaley Madaxweyne Shiikh Shariif iyo Wasiiro iyo Saraakiil ka tirsan Dowladda Federaalka Maalmahan waxaa Khilaaf u dhexeeyey Madaxweyne Shiikh Shariif Iyo wasiiro ka tirsan Dowlada Federaalka ka dib markii Ciidamada Dowlada ay qabteen Hub ku rarnaa Gaari Xamuul waxaana Hubkaas la qabtey xilli uu Madaxweyne Shiikh Shariif uu ka maqnaa dalka , waxaana hubkaa Sheegtey in uu bixiyey Wasiirka Arrimaha Gudaha Shiikh Cabduqaadir Cali Cumar , isagoo sheegey in Hub loo wadey Goballada Dhexe Gaar ahaan Ciimadda Maxaakiimta , hase yeeshee Waxaa arrimahaas ka biya diidey Qaar ka mid Saraakiisha Amniga ee uu ku jiro Wasiiru Dowlaha Gaashadhiga Shiikh Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacadde oo isagu la sheegay in uu ku andacoodey in Hubkaas uu Sheikh Cabduqaadir Cali Cumar u wadey Kooxaha Dagaalka kula jira Dowladda Hase yeeshee wuxuu Cabduqaadir Cali Cumar ku qanciyey in Saxiixa Hubkaas uu lahaa Madaxweyne Shiikh Shariif inta uusan dalka Ka bixin , waxaana lagu balamey in lagu kala Baxo marka uu yimaado Madaxweyne Shiikh Shariif ACCESS Consultancy firm 1-Specialized on Organizational Development (OD), 2-Emergency Preparedness & Response (EPARA), 3-Human rights issues and Participatory Planning, Monitoring and Evaluation E-Mail: accessmog@gmail.com Phones: +2521-5553839 & +25250-990256 Markii uu madaxweynaha soo laabtey ayaa waxaa kulan deg deg ah isgu yimid Madaxweyne Shariif Iyo Saraakiishaas wuxuuna kulankaas uu qaatey Muddo Laba saacadood waxaana lagu waramey in madaxweyne uu u sheegay Saraakiishaas in Hubkas uu isaga uu Bixiyey amarkiisa , kaasoo loo wadey Gobaladda Dhexe , inkastoo qaar ka mid saraakiishaas aysan ku qancin Hadalka madaxweyne haddana waxaa markii dambe la qaatey Hadalka Shiikh Shariif ee ahaa in saxiixa hubkaa uu isaga bixiyey Kulankaas ayaa waxaa la sheegay in la isku afgartey in la sii waddo Dagaalada lagula jiro Kooxaha ka soo horjeeda Dowladda oo iyagu ku soo siqanaaya Xarunta Madaxtooyada , waxana dagaaladda hadda ka sii socdaan Degmooyinka Kaaraan, Shibis iyo Cabdulcasiis waxayna warkii ugu dambeeyey ay sheegayaan in mar kale dagaalo ka qarxeen Degmooyinkaas waxaana lagu waramey in dad gaaraya 10 ruux ay ku dhinteen Dagaladaas kuwaas oo la sheegey in ay u badan yihiin Dad raiyid ah rasaasta ugu tagtey Guryahooda Dagaaladaan dib uga bilowday (Sabti july 11) Magaaladda Muqdisho ayaa waxay ku soo beegmeen Xilli Madax Xarakada Shabaab Mujaahidiin Shiikh Mukhtaar (Abuu Subey) uu ciidamada Dowladda uu u qabtey in Hubkooda ku soo wareejiyaan Mujaahidiinta kaasoo uu ku ekaa maalintii Jimcaha ahayd , sidoo kale waxaa Maalmahan Dowladda Federaalka soo gaarayay Hub ay ugu deeqdey Dowladda Mareykanka kaasoo lagu xoojinaayo Ciidamada Dowlada waxaa kaloo la filayaa in Magaaladda Mumbasa uu dhawaan ku soo xirtey Markab sida Saanad kala duwan oo la sheegey in loogu deeqey Dowladda Federaalka waxaana lagu qiimeeyey Konton Miyan oo Doolar War hadda Nasoo gaarey waxay sheegayaan in dagaaladii Maanta uu ku gaeeriyaado Sarkaal ka tirsan Ciidamadda Dolada oo lagu magaaco Nuur Xasan Cali Nuur Daqle waa sarkaakii afaraad ee ka geeriyaada ciidamadda Dowladda tan iyo markii ay bilowdeen Dagaaladaan Dowlada FKMG. W/D Amiin Yuusuf Khasaaro
-
London: President of Puntland welcomed by Somali community
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa shalay gelinkii danbe soo gaaray magaalada London ee caasimada dalka Ingiriiska. Madaxweynaha Puntland iyo wafdi uu hogaaminay oo ay ku jiraan Wasiirada arrimaha Gudaha iyo Xiriirka Caalamiga ah ayaa kasoo kicitimay magaalada Washington ee caasimada Maraykanka. Wafigan ayey Jaaliyadda London kusoo dhaweeyeen Airporka Heathrow ee magaalada London. (Halkan ka daawo Sawirada Soodhaweynta London) Madaxweynaha Puntland iyo wafdigiisa oo muddo 4 maalmood ah sii joogi doona dalka Ingiriiska ayaa lagu wadaa inay la kulmaan madaxda dalka Ingiriiska, Hay’adaha deeqda bixiya iyo Jaaliyadda Soomaalida. Maanta gelinka danbe ayaa lagu wadaa in xaflad soo dhaweyn ah oo balaaran wafdigan loogu qabto bartamaha London. Kala soco haduu eebo idmo, galabta iyo caawa shabakada Horseed Media iyo Idaacada (Live Radio) wixii war ah oo ku saabsan xaflada iyo safarka Madaxweynaha Puntland wafigiisa ee magaalada London. Horseed Media -
War Deg Deg ah"Wafdiga M/weynaha Puntland iyo Jaaliyada Puntland ee UK oo kulan uga bilowday London (WYNET)London:-Xafla dii lagu soo dhaweynayey wafdiga M/weynaha Puntland ayaa goor dhaw ka bilaaban doonta Magaalada London ee Caasimada dalka Ingriiska. Xafladaan ayaa ka danbaysay ka gadaal markii ay wafdiga M/weynuhu ay xalay soo gaareen magaalada London oo si weyn loogu soo dhaweeyey iyagoo kasoo kicitimay magaalada Washington ee Cariga Maraykanka. Sawirada iyo Warbixinta oo faahfaahsan si toos ah ugala soco Shabakada Waayaha.net
-
Sharif Hotel parades foreign fighter corpse, PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
source -
Faahfaahin Ku Saabsan Dagaalkii Maanta Muqdisho. Saturday, July 11th, 2009 at 1:39 pm Horseed Media Muqdisho, Somalia Dagaal Culus ayaa saakey waaberkii ka bilowdey meelo ka mid ah Magaalada Muqdisho, dagaalka xoogiisa ayaa ka dhacay degmada Cabdicasiis. Dawladda Federaalka ayaa sheegtay in ay dagaalka guulo la taaban karo gaareen, Salaad Cali Jeele oo ah xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka isla markaasna dagaalka ku lugleh ayaa sheegay in ay gacan ku dhigeen kooxo ajaanib ah oo dagaalka qayb weyn ka ahaa, sidoo kale waxaan ku layney ayuu yiri ajaanib kale oo faro badan, kuwaas oo aan warfidiyeenka tusiney, waxaana sawiro laga qaadey meydadka dadkii lagu sheegay in ay yihiin ajaanibta u soo jihaad doonatey dagaalka. Meydka Sarkaal la sheegay in uu ka tirsanaa Al-shabaab oo Ciidanka Uganda sidaan (Reaturs) Afhayeenka Ciidanka Booliska Bariise iyo Afhayeenka ciidanka Mileteriga Carsaanyo ayaa sheegay in ay hadda ku suganyihiin goobo badan oo ay markii hore joogeen kooxaha ka soo horjeeda, waxay sheegeen in ay dileen sarkaaalkii hawlgelinta u qaabilsanaa Xisbul Islaam oo ahaa Nink Pakistaan magiciisana lagu sheegay Cabdixaq. Sawirada meydka ay dawladdu soo bandhigtey ka Daawo webka Somaliweyn: Halkan Guji Dhanka kale Agaasimihii Waaxda Amaanka Gobolka Banaadir Nuur Xassan Cali (Nuur Daqle) ayaa dagaalkii maanta looga diley ciidanka Dawladda. Sidoo kale kooxaha mucaaradka ah ayaa xagooda sheegtay in ay dagaalka guul ka gaareen aysana jirin sheegashada Dawladda. Dagaalka ayaa ah mid weli si toos ah uga socda goobihii uu ka bilowdey mana jirto warar madax banaan oo cadaynaya guulaha la kala sheegaty. Kooxaha Mucaaradka ayaa bishii hore dhamaadkeedi dagaalka u soo wareejiyey dhanka Waqooyi ee magaalada sida Kaaraan. Cabdicasiis iyo Shibis waxaana halkaas ka barakacay dad aan ka barakicin mudooyinkii dagaaladu ka dhici jireen Muqdisho.
-
Puntland leader 'ready to mediate' among factions in south Somalia 10 Jul 10, 2009 - 4:39:10 PM WASHINGTON, D.C. July 10 (Garowe Online) - The president of Somalia's Puntland State government has called on warring factions in the country's south-central regions to stop the violence and expressed his willingness to mediate among the factions, Radio Garowe reports. Dr. Abdirahman Mohamed "Farole," the president of Puntland, spoke with the Voice of America's Somali Service during his trip to Washington, D.C. "Puntland is a part of Somalia and is seeking the establishment of a federal government in Somalia," President Farole said, adding that Puntland has spent its 11-year history searching for the restoration of the Somali nation-state. He indicated that he was invited to Washington, D.C., to brief the U.S. Congress on the situation in Somalia. Thousands of civilians have been killed and hundreds of thousands displaced by a relentless insurgency concentrated around Mogadishu since 2007. "We have appealed for peace in past statements and again I urge the fighting groups to end the violence and save Somali lives," the Puntland leader said, adding that the Puntland administration is "ready" to host mediation talks among the factions. Speaking about African Union peacekeepers (AMISOM), President Farole said that the African peacekeepers continue to play a crucial role by protecting important infrastructure such as the airport and port facilities, as well as the Villa Somalia presidential compound. He noted that the airport and port facilities remain an important delivery route for humanitarian aid coming to Mogadishu and its environs, while appealing to African countries to boost the AMISOM peacekeeping force to the planned 8,000 soldiers. Currently, AMISOM has about 4,200 soldiers from Uganda and Burundi serving in Mogadishu. President Farole was asked how much concern he had about Islamist hardliners like Al Shabaab overthrowing the Somali Transitional Federal Government in Mogadishu and then attacking Puntland. "All members of our society, including religious and traditional elders, business leaders, and intellectuals are confident with [the] Puntland [government] and are determined to uphold the stability we have [in Puntland]," President Farole said. Puntland's southern town of Galkayo is located 750km north of Mogadishu. Source: Garoew Online