
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Puntland President's working visit to Washington D.C: Pics
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^We gained an advantage, but we aint competing with anyone. -
Puntland President's working visit to Washington D.C: Pics
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Puntland is changing and it needs to. The Multi party elections are also coming insha Allah. One man/woman one vote will help empower the people. The young turks need to organise and join a new party. -
Puntland President's working visit to Washington D.C: Pics
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
The A-TEAM -
Minneapolis: Puntland delegation to meet public on Tuesday 30th June
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Waftiga Puntland oo 30-ka bisha la hadli doona Somalida Minnesota. Minneapolis, June 27 | Waftiga Puntland ee tan iyo 20-kii bishan ku sugnaa Maraykanka ayaa 30-ka bishan shir weyn kula yeelan doona Minneapolis Somalida Minnesota. Shirka oo ka dhici doona Convention Centre-ka Minneapolis ayaa waxaa ka qayb gali doona M/weyne C/raxmaan Maxamed Faroole oo ay weheliyaan wasiirada arrimaha gudaha Gen. C/llahi Axmed Ilkajiir, qorshayn ... [Akhris ...] -
Puntland Parliament unanimously passes new constitution
General Duke replied to Fiqikhayre's topic in Politics
Somalia: Puntland Parliament passes new constitution 29 Jun 29, 2009 - 10:04:48 AM GAROWE, Somalia June 29 (Garowe Online) - The regional parliament in Somalia's northeastern State of Puntland has passed the region's new constitution after five weeks of debate, Radio Garowe reports. Abdirashid Mohamed Hersi, Puntland Parliament Speaker The parliament session was held Sunday in Garowe, the capital of Puntland, chaired by Speaker Abdirashid Mohamed Hersi and attended by 55 MPs out of the 66-seat Parliament. Speaker Hersi told Radio Garowe after the vote that 49 MPs passed the constitution, 3 MPs voted no and 3 MPs abstained from voting. The new constitution is composed of 141 articles and provides the framework for introducing a multi-party political system in Puntland for the first time since the state's inception in 1998. Puntland MPs in Garowe On June 15, Puntland lawmakers ratified most articles of the new constitution but a few articles were left open for debate. It took lawmakers 36 days of debate to ratify the constitution, according to parliament sources. The review process of Puntland's new constitution was began under the previous administration, led by then-President Adde Muse. When current President Abdirahman Farole won an election in January, he appointed the State Minister for the Democratization Process, Dr. Abdi Hassan Jim'ale, to finalize the constitutional review process. Source: Garowe Online -
Puntland President's working visit to Washington D.C: Pics
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Puntland President's working visit to Washington D.C: Pics
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Puntland Parliament unanimously passes new constitution
General Duke replied to Fiqikhayre's topic in Politics
-
Puntland Parliament unanimously passes new constitution
General Duke replied to Fiqikhayre's topic in Politics
Barlamanka maamul goboleedka Puntland oo maanta isku raacay in xisbiyo loo sameeyo maamulka Puntland. Posted: 6/29/2009 4:13:00 PM Shabelle: GAROOWE Barlamanka Maamul gobobleedka Puntland ayaa maanta markii ugu horaysay ansixiyay Sharci cusub oo uu ku dhaqmi doono maamul goboleedka Puntland. Sharcigaani oo in mudo ah soo socday islamarkaana inta badan la soo hordhigay Barlamanka Puntland ayaa waxaa uu yahay sidii loo samayn lahaa habka xisbiyada kaasoo uu maanta baralamanka Puntland ansixiyay iyagoo aan wax qilaaf ah ka dhicin. Dhawaan ayaa markii sharcigaani la horgeeyay Barlamanka Puntland waxaa ka dhashay muran iyo is qab qabsi balaaran kadib markii xildhibaanada Sool iyo Sanaag ay ka biyo diideen maadaama qodob ku xusnaa uu qeexayay Waqooyi galbeed taasoo xildhibaanadu ay aad uga soo horjeesteen. Xildhibaanadii maanta joogay howlka Barlamanka Maamul Puntland ee Garoowe ayaa dhamaantood ansixiyay sharigaasi oo dhigaya in xisbi xisbi loo tartamo,waxaana wajiyadooda ka muuqatay farxad badan. Isku soo wada duuboo sharcigaani hergalay ayaa waxaa uu noqonayaa kii ugu horeeyay ee Puntland ka hirgala iyadoo la dhaafi doono Xildhibaanada 66-ka gaaraya in ay doortaan madaxweynaha,waxaana madaxweynaha dooranaya oo codkooda dhiibanaya shacabka reer Puntland. Xisbiyada ka qeyb galaya doorashooyinka madaxtinimo oo gaaraya ilaa sedax xisbi ayaa waxaa durbaba bilaabatay saan saan siyaasiyiin badan ay ku doonayaan in ay xisbiyo kaga dhawaaqdaan. -
Puntland President's working visit to Washington D.C: Pics
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Walid Abdalla talking, President Faroole is like "yeah right" but smiles. -
Puntland Parliament unanimously passes new constitution
General Duke replied to Fiqikhayre's topic in Politics
Which flag have you chosen? None of the ones you sent me came through? -
Puntland President's working visit to Washington D.C: Pics
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Yes, there is one a webcast. source -
Puntland President's working visit to Washington D.C: Pics
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
source -
Puntland President's working visit to Washington D.C: Pics
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Safarkii Madaxweynaha Puntland iyo Wefidiigiisi (Sawiro) Monday, June 29th, 2009 at 10:20 am Wafti uu hogaaminayo Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Md.Cabdiraxman Madaxmad Farole oo ay kamid yihiin Wasiirka Arrimaha gudaha Md.Cabdulahi Axmad Jaamac [ilkajiir], Wasiirka Qorsheynta xiriirka Caalmiga Farah Dhalac, Wasiiru dowlaha dimuqarraadiyada Cabdi Xasan Jimcaale ayaa booqasho ku yimid dalka Mareykanka gaar ahaan magaalada Washington 20 June,2009. Madaxweynaha Puntland iyo Waftiga uu hurkacayey ayaa booqshadoodu la xiriirtey martiqaad ay kaga qayb galayaan kulan uu soo qaban qaabiyey gudoomiyaha guddiga golaha Barlamanka Mareykanka u qaabilsan arrimaha Afrika Mr. Donald M. Payne kaas oo lagaga hadley sidii xal loogu heli lahaa xaalada Somalia. Madaxweynaha Puntland oo ka hor-hadley guddiga aqalka Wakiilada u qaabislan arrimaha Afrika ayaa halkaas ka jeediyey khudbad ku aadan sidii xal loogu heli lahaa xaalada cakiran ee Somalia gaar ahaan burcad badeedka oo dhibaato ku haysa degaanada hoos yimada MGPL. -
Puntland President's working visit to Washington D.C: Pics
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Puntland President's working visit to Washington D.C: Pics
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Puntland President's working visit to Washington D.C: Pics
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
A day late and a dollar short: Somaliland media admit mistake
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Oodweyne, there is no argument here old boy. The secessionists failed and this is a game changer. The world now realises that the Junta in Hargaysa are clueless. Now as I said before its all too late, and Riyaale is not my son, to quote a song from the late Mr Jackson. -
A day late and a dollar short: Somaliland media admit mistake
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^You are angry and thus you can say what ever you want. However as you saw the web-cast Congressmen and women from the worlds only super power not only welcomed my president and lauded Puntland state but also listened to our plan to develop eight ports in our state. Again go listen to the webcast and learn from the master Faroole. While you sulked we were meeting the world bank, African development Bank and reps from the United States of America. Also Oodweyne Puntland will build a deep and profound relationship with the state as we Somali's from Puntland are the largest Somali group in America. -
A day late and a dollar short: Somaliland media admit mistake
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^lool. I love it when Oodwyen starts waffling, adeer Yey did not make the chairman angry. It was the NW regions Foreign rep, he needs to be sacked. 1991 is the past and in 2009 you are yet to get recognition The world has realised and thank god we have audio and visual of the event, you would have made excuses. Puntland scored a major vistory, the union scored a major victory and the worlds only super power recognised Puntland and Somalia at the expense of Somaliland region, who's actions caused the US dismay and who will be isolated as they want. -
A day late and a dollar short: Somaliland media admit mistake
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Oodweyne what has made you so angry that you would insult openly an SOL member like that? Though it was a weak insult, we need to understand the cause of the outburst. Was it the failure of the whole "recognition" issue and the exposing the falacy of Somaliland as nothing more than a region that has some issues. As you were Oodweyne, and take it easy my dear failed secessionist. -
Booqashada Madaxweynaha Puntland ku joogo Mareykanka Wafti uu hogaaminayo Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Md.Cabdiraxman Madaxmad Farole oo ay kamid yihiin Wasiirka Arrimaha gudaha Md.Cabdulahi Axmad Jaamac [ilkajiir], Wasiirka Qorsheynta xiriirka Caalmiga Farah Dhalac, Wasiiru dowlaha dimuqarraadiyada Cabdi Xasan Jimcaale ayaa booqasho ku yimid dalka Mareykanka gaar ahaan magaalada Washington 20 June,2009. Madaxweynaha Puntland iyo Waftiga uu hurkacayey ayaa booqshadoodu la xiriirtey martiqaad ay kaga qayb galayaan kulan uu soo qaban qaabiyey gudoomiyaha guddiga golaha Barlamanka Mareykanka u qaabilsan arrimaha Afrika Mr. Donald M. Payne kaas oo lagaga hadley sidii xal loogu heli lahaa xaalada Somalia. Madaxweynaha Puntland oo ka hor-hadley guddiga aqalka Wakiilada u qaabislan arrimaha Afrika ayaa halkaas ka jeediyey khudbad ku aadan sidii xal loogu heli lahaa xaalada cakiran ee Somalia gaar ahaan burcad badeedka oo dhibaato ku haysa degaanada hoos yimada MGPL. Warbixinta golahaan Madaxweyne Farole ka akhriyey aqalka Wakiilada Mareykanka kuwooda u qaabislan tageerada Afrika ayaa waxaa uu hoosta ka xariiqdey mowqifka Puntland ee ku aadan sidii burcad badeedka loola dagaalami lahaa, mowqifkooda ku aadan in la helo dowlad Somaliyed oo ku dhisan nidaamka Fedraalka iyo in dowlada Mareykanka tageero toos ah ka-siiso shacabka Puntland Sidii ay ku heli lahaayeen Mashaariic horumarineed. Dhinaca kale Madaxweynaha iyo waftigiisa ayaa tan iyo ku sugnaayeen Washington waxaa ay kulamo la qaateen gooni-gooni ah hayádaha dowlagiga ee ka qayb qaata dib u dhiska dalka Somalia sida USAID, World Bank, African Development Faundation, saraakiil ka tirsan Wasaarada arrimaha dibbada Mareykanka iyo kulamo gaar ahoo ay laqaateen xubno ka tirsan aqalka wakiilada Mareykanka. Madaxweynaha Puntland iyo Waftigiisa ayaa sidoo kale kulamo la qaatey jaaliyada Puntland ee ku sugan dalka Mareykanka gaar ahaa kuwooda ku nool Washington iyo magaalooyinka aan ka fogeyn. Jaaliyada Somalida ee ku nool Washington ayaa habeenkii xaley 26 June,2009 u sameeyey Waftiga Madaxweynaha Puntland horkacayey xaflad soo dhoweyn ah taas oo lagu qabtey hoolka Galludet University eek u taal Washington. Xafaladaan ayaa isugu jirtey warbixino iyo xog waran ayaa dhinaca kale lagu xusey 26 June oo ah markii gobolada Woqooyi Galbeed xornimada ka qaateen Gumeysiga Ingriiska. Madaxweynaha iyo waftigiisa ayaa ku wajahan maalinimada Axadda ku wajahan magaalada Minnesota halkaas oo ay dagan yihiin shacab aad u farabadan oo kasoo jeeda maamul goboleedka Puntland. Xafiiska Warfaafinta Madaxweynaha Puntland
-
Washington D.C Puntland presents Somalia's case to US
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Warsaxaafadeed Ka Soo Baxay Xafiiska Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxman Faroole Wafti uu hogaaminayo Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Md.Cabdiraxman Madaxmad Farole oo ay kamid yihiin Wasiirka Arrimaha gudaha Md.Cabdulahi Axmad Jaamac [ilkajiir], Wasiirka Qorsheynta xiriirka Caalmiga Farah Dhalac, Wasiiru dowlaha dimuqarraadiyada Cabdi Xasan Jimcaale ayaa booqasho ku yimid dalka Mareykanka gaar ahaan magaalada Washington 20 June,2009. Madaxweynaha Puntland iyo Waftiga uu hurkacayey ayaa booqshadoodu la xiriirtey martiqaad ay kaga qayb galayaan kulan uu soo qaban qaabiyey gudoomiyaha guddiga golaha Barlamanka Mareykanka u qaabilsan arrimaha Afrika Mr. Donald M. Payne kaas oo lagaga hadley sidii xal loogu heli lahaa xaalada Somalia. Madaxweynaha Puntland oo ka hor-hadley guddiga aqalka Wakiilada u qaabislan arrimaha Afrika ayaa halkaas ka jeediyey khudbad ku aadan sidii xal loogu heli lahaa xaalada cakiran ee Somalia gaar ahaan burcad badeedka oo dhibaato ku haysa degaanada hoos yimada MGPL. Warbixinta golahaan Madaxweyne Farole ka akhriyey aqalka Wakiilada Mareykanka kuwooda u qaabislan tageerada Afrika ayaa waxaa uu hoosta ka xariiqdey mowqifka Puntland ee ku aadan sidii burcad badeedka loola dagaalami lahaa, mowqifkooda ku aadan in la helo dowlad Somaliyed oo ku dhisan nidaamka Fedraalka iyo in dowlada Mareykanka tageero toos ah ka-siiso shacabka Puntland Sidii ay ku heli lahaayeen Mashaariic horumarineed. Dhinaca kale Madaxweynaha iyo waftigiisa ayaa tan iyo ku sugnaayeen Washington waxaa ay kulamo la qaateen gooni-gooni ah hayádaha dowlagiga ee ka qayb qaata dib u dhiska dalka Somalia sida USAID, World Bank, African Development Faundation, saraakiil ka tirsan Wasaarada arrimaha dibbada Mareykanka iyo kulamo gaar ahoo ay laqaateen xubno ka tirsan aqalka wakiilada Mareykanka. Madaxweynaha Puntland iyo Waftigiisa ayaa sidoo kale kulamo la qaatey jaaliyada Puntland ee ku sugan dalka Mareykanka gaar ahaa kuwooda ku nool Washington iyo magaalooyinka aan ka fogeyn. Jaaliyada Somalida ee ku nool Washington ayaa habeenkii xaley 26 June,2009 u sameeyey Waftiga Madaxweynaha Puntland horkacayey xaflad soo dhoweyn ah taas oo lagu qabtey hoolka Galludet University eek u taal Washington. Xafaladaan ayaa isugu jirtey warbixino iyo xog waran ayaa dhinaca kale lagu xusey 26 June oo ah markii gobolada Woqooyi Galbeed xornimada ka qaateen Gumeysiga Ingriiska. Madaxweynaha iyo waftigiisa ayaa ku wajahan maalinimada Axadda ku wajahan magaalada Minnesota halkaas oo ay dagan yihiin shacab aad u farabadan oo kasoo jeeda maamul goboleedka Puntland. Xafiiska Warfaafinta Madaxweynaha Puntland