
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Galkacyu: Puntland security forces capture former governor staff
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^No its not adeer, Galkacyu has had a few killings and it is being addressed for good insha Allah. -
Galkacyu: Puntland security forces capture former governor staff
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Somalia: Police arrest ex-governor in connection with Puntland minister's assassination 25 Aug 25, 2009 - 3:33:28 PM GALKAYO, Somalia Aug 25 (Garowe Online) - Security forces in Somalia’s Puntland State government have arrested a former regional governor in connection with the assassination of a Cabinet minister earlier this month, Radio Garowe reports. Mr. Abdinur Mohamed “Gessey,” the former governor of Mudug region, was arrested at a house in the provincial capital Galkayo in a police operation overnight Monday, sources said. Mr. Gessey did not resist authorities as police and soldiers raided the home. He is currently being held at the Galkayo central region, according to police officials. Puntland's leaders: Farole and Shire Dr. Abdirahman Mohamed “Farole,” the president of Puntland State, revoked Mr. Gessey of his duty as governor two weeks ago after the former governor refused to appear in public following the assassination of Puntland’s former information minister, Mr. Warsame Abdi “Sefta Bananka.” Widespread speculation linked Mr. Gessey to the information minister’s killing, but Mr. Gessey has repeatedly rejected any connection to the murder case. Separately, Mr. Gessey’s son shot and killed a relative of the deceased information minister overnight Monday and escaped. Puntland authorities continue to conduct search operations in Galkayo, which is under a nighttime curfew. Independent sources said the latest victim, identified as Gobe Ali Hobar, is a distant relative of Mr. Sefta Bananka, Puntland’s late information minister who was assassinated in Galkayo on August 5. Mr. Gessey’s son and the late Mr. Hobar reportedly had an argument over the information minister’s assassination before a fatal bullet ended Mr. Hobar’s life. The killers behind Mr. Sefta Bananka’s assassination have yet to be brought to court, but police investigations into the matter continue. Meanwhile, Puntland’s leaders, including President Farole and the Vice President, Gen. Abdisamad Ali Shire, say they are committed to staying in Galkayo until the city elects a new District Council representing the city’s various interests. The new District Council, which is almost complete, is expected to elect a mayor, police commanders and court judges. Puntland is a relatively stable region in northeastern Somalia that supports a federal system of government for the war-torn Horn of Africa country . The self-governing state has held peaceful elections followed by orderly transition of power, most recently in January 2009 when Dr. Farole became Puntland's third elected leader. Source: Garowe Online -
Election ruling rings alarm bells in Somaliland
General Duke replied to Jacaylbaro's topic in Politics
It seems Riyaale wants to keep mugging them folks. Let's wait and see if they can stop him this time. -
Galkacyu: Puntland security forces capture former governor staff
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^I agree no more blood money. Faroole has taken great steps and the new admin insha Allah will be headed by a new generation of leaders. -
Galkacyu: Puntland security forces capture former governor staff
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Guddomihii hore ee Mudug oo xabsiga loo taxaabey 25 Aug 25, 2009 - 2:24:29 AM Waxaa habeenkii xaley ciidamada amaanka ee Puntland xabsiga u taxaabeen gudoomihii hore ee gobolka Mudug Cabdnuur Max'ed Diiriye (Geesey) kaasoo Madaxweynaha DGPL oo iminka ku sugan Galkacayo dhowaan xilka ka qaadey. Gudoomiyaha hore ee gobolka Mudug oo horey loogu eedeyey balse isagu beeniyey inuu ku lug lahaa dilkii foosha xumaa ee loo gaystey Wasiirkii Warfaafinta Puntland ayaa Wiil uu dhaley waxaa dil bareer ah bartamaha magaalada Galkacayo shaley ugu gaystey 24 August,2009 marxuum Goobe Cali Xoobaar oo kasoo jeeda ilsla beesha uu ka dhashay Alaha U naxariistee Warsame Cabdi Shirwac. Ciidamada amaanka Puntland oo isugu jra Booliis iyo Darawiish ayaa xaley iyo shaley baritaano xoogan ka sameeyey xaafado ku yaala Galkacayo iyada oo wararku sheegayaan in howlgalkaan lagu soo qabtey Gudoomiyihii hore ee Mudug Cabdinuur Maxamad Diiriye "Geeseey" kaasoo iminka lagu hayo xabsiga dhexe ee gabolka. Wararka aan ka heleyno sarakiisha ciidamada ayaa sheegeya in Mr.Geseey uusan wax diidma ah ka sameyn markii xoogaga amnigu qabanayeen iyada oo Wiilkiisa dilka gaystey aan weli gacanta lagu soo dhigin. Wiilka Guddoomiyaha oo dilka gaystey ayaa wararku sheegayaan inuu ninkaan dhalinyaradaha diley kadib markii wadahadal la xiriira dilkii horey loola begsadey Wasiirkii Warfaafinta uu dhexmarey Marxuumka geeryoodey. Sarkaal ka tirsan ciidamada Puntland ayaa Garowe Online u sheegey in dhamaan la xirey Wadooyinka ka baxa ama soo gala magalada Galkacayo halkas ay ka socdaan baaritaano lagu hayo Gadiidka. Talaabadan dilka ayaa noqotey mid shacabka daga gobolka Mudug gaar ahaan magaalada Galkacayo ay aad ugu xumaadaan xili lagu guda jiro baadigoobkii gacan dhiiglayashii dilka u gaystey Wasiirkii hore ee Warfafainta Warsame Cabdi Shirwac Alaha u naxariitee. Dilalka ku saleysan aaneysiga qabiil ayaa waxaa ay fara kulul ku hayaan gobolka Mudug beelaha wada daga taasoo keentey in maamulka cusub ee Puntland madaxdiisa sare muddo sadex asbuuc ku dhow ku sugnaadaan Galkacayo. Saraakiil sare oo ka tirsan mamulka Puntland ayaa warsidahaan u sheegey in aysan ka tageyn gobol tan iyo inta laga soo dhisayo golaha deganka oo soo dooran doona duqa magalada, Gudoomiyaha gobolka Mudug, hoggaamiye-yaasha ciidanka iyo Garsoorka Maxkamadaha. Waxaa gaba-gaba ku dhow dhismihii golaha deganka Galkacayo iyada oo la filayo iney doortaan hadii mamulku ansaxiyo xulashada xubnahaan Duqii magaalada. GAROWE ONLINE -
War Deg Deg ah. Dagaal Naxariista Ka Fog oo Muqdisho Ka Biloowdey duqeymo xoogan ayaa caawa maqribkii gil gilay qeybo ka mid ah Caasimada muqdisho,kaasoo qeyb ka ah taxanaha dagaalada bisha ramadaan ku baaqeen kooxaha mucaaradka. Dagaalkan ayaa lagu soo beegay xilligii Afurka oo ay dadka Muqdisho isu diyaarinayeen inay afkooda furaan kadib maanta oo dhan ay Cibaadeysanayeen allaah dartiiWararka laga helayo dagaalada oo wali ah kuwo xadidan ayaa waxaa uu dagaalka ka dhacay wadada Maka al-mukarama oo ah wado ay si weyn ugu loolamaan dhinacyada isku haaya caasimada. Kooxaha mucaaradka ayaa kadib markii ay soo liqeen xabad Timir ah iyo Xabad Muus ah waxay si xowli ah weeraro xoogan ugu soo qaadeen isgoyska Dabka, nawaaxiga Gurigii Shaqaalaha iyo Taleex oo saldhig u ah ciidamada dowladda oo garab ka helaya taangiyada Amisom ee teedsan wadada Hoyga wararka Somaliyed www.Jowhar.com Jowharcom@hotmail.co m Jowharcom@gmail.com
-
Muqdisho:Masaajidyad a Muqdisho oo aan la oogin salaada Taraawixda sababo dagaalada habeenki oo sii kordhay 25. august 2009 Muqdisho(AllPuntland )Masaajidyada magaalada Muqdisho ayaan la oogin salaada Taraawixda iyadoo loo aaneyno amaanka caasimada oo faraha ka sii baxaya. Xoogaga mucaaradka iyo ciidamada dawladda ayaa dagaal bilaabanaya xiligi afurka caadi ka dhigtay , waxaan dagaaladaas ay sababeen in aan masaajidyada la xaadirin oo xitaa aan salaada cishaha lagu tukan. Odayaal iyo waxgarad reer Muqdisho ah ayaa cambaareyey dhinacyada isku haya Muqdisho in ay go'doomiyaan shacabka cibaadeysan lahaa iyagoo sheeganaya muslimin . Xasan Dahir Aweys oo ah hogaamiyaha Xisbul islaam ayaa ajar dheeraad ah ku sheegay dagaalada la qaadayo afirki kadib inkastoo culimada diinta Soomaliya ay ku diideen iftidaas oo ay ku sheegeen mid siyaasadeed. Xafiiska wararka Muqdisho AllPuntland
-
Galkacyu: Puntland security forces capture former governor staff
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Guddoomiyihii hore ee Mudug oo Xabsiga la dhigay August 25, 2009 filed under NEWS IN SOMALI · Comments (16) Horseed Media Gaalkacyo, Puntland Guddoomiyihii hore xilka looga qaaday ee gobalka Mudug, ayey ciidamada Booliiska ee Puntland Xabsiga u taxaabeen kadib markii uu wiil uu dhalay dil geystay. Cabdinuur Maxamed Diiriye (Geesey) ayaa saaka xabsiga Gaalkacyo la dhigay kadib markii wiil uu dhalay uu shalay dil bareer ah u geystay nin dhalinyaro ah bartamaha magaalada Gaalkacyo. Wiilka uu dhalay Guddoomiyihii hore ayaa ka baxsaday magaalada Gaalkacyo asagoo u tilaabay dhinaca koonfureed ee xaafada Baraxley, halkaasi oo warar hada kasoo baxaya sheegayaan inay ka socdaan hawlo lagu qabanayo ninkaasi dilka geystay. Dilkan ayaa kusoo beegmaya ayadoo horey xiisadi uga taagneyd magaalada Gaalkacyo kadib markii la dilay Wasiirkii Warfaafinta ee Puntland Warsame Cabdi Shirwac (Seeft Banaanka) Guddoomiyihii hore ee Gaalkacyo Mr.Geesey ayaa horey xilka looga qaaday ayadoo uu jiray tuhun ah inuu gacan ku lahaa dilka Wasiirka, walow aan wax danbi ah lagu soo oogin. Guddoomiyihii hore ayaa wiilkiisa wuxuu kamid ahaa ragga la tuhunsanaa inay falalka dilalka Gaalkacyo wax ka geysto. Ayadoo dilka uu ku kacay wiilka Cabdinuur Geeseey ay soo dadajisay xarigiisa. Cabdinuur Geeseey oo markii xilka laga qaaday wareysi siiyey Horseed Media ayaa sheegay inuu asagu joogo guddaha magaalada Gaalkacyo, xili ay jireen warar horey usoo baxayey oo sheegayey inuu isaga baxay magaalada Gaalkacyo. Cabdinuur Geeseey ayaa dhaliiceyn dusha uga tuuray hogaanka Puntland, inaysan waxna ka qaban karin xiisada ka taagan Gaalkacyo, asagoo sheegay inay tahay in dowlada ay isu deyso in beelaha Mudug ku dhaqan dhexdooda heshiiyaan. Hadaba dilka maanta ayaan la ogeyn inuu salka ku hayo dilkii hore ee ka dhacay magaalada ee lala beegsaday Wasiirkii hore ee warfaafinta. Balse marxuumka la dilay waxay Qaraabo yihiin Wasiirkii Warfaafinta Seefta Banaanka. Magaalada Gaalkacyo ayaa habeekii bandow ku jirta, ayadoo dilka maanta ka dhacay Gaalkacyo uu markale waji gabax ku yahay dadaalkii ay madaxda ugu sareysa Puntland ka wadeen magaalada. Weli waxaa magaalada ku sugan Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Faroole, Madaxweyne kuxigeenka Puntland Gen.Cabdisamad Cali Shire, intii badneyd xukuumada Puntland iyo saraakiisha Amniga. Xaalada magaalada ayaa hada ah mid xiisadi ka muuqatay xalay, ayadoo ciidamada Daraawiishta iyo kuwa Booliiska lasoo dhoobay jidadka waaweyn ee magaalada, isla markaana uu hakad ku yimid habeenimadii isu socodka dadka. Horseed Media -
Galkacyu: Puntland security forces capture former governor staff
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^He will be dealt with, he is now behind bars and no clan militia could have stopped his arrest. Anyhow the hunt is still on. -
Gaalkacyo: Gudoomiyihii hore ee gobalka Mudug oo la xiray iyo Wiilkiisii oo la raadinayo. 25. august 2009 Gaalkacyo(AllPuntlan d)- Cabdi-Nuur Maxamed Diiriye (Geeseey) loo yaqaano ayaa ciidamada dowladda Puntland ay xireen habeenadii xalay, waxaana manta la geeyey Xabsiga weyn ee magaalada Gaalkacyo. Dowladda Puntland ayaa sheegtay in sababta loo xiray ninkan mar soo maray gudoomiye gobal ay tahay, ayadoo lugu eedaynayo falal kala gedisan oo ay ku jiraan ka qeyb-qaadashada falal looga soo horjeedo horumarka iyo amaanka gobalka Mudug. Ciidamada dowladda oo qabey amar soo qabasho ayaa xalay saqdii dhexe xoog ku galay guri uu ku jiray C/nuur Max’ed oo maalmihii ugu dambeeyey aan lugu arag goobaha dadku ay iskugu yimaadaan, luguna xamanayay in uu wax ka ogaa dilkii Wasiirkii Warfaafinta ee dowladda Puntland. Mr. Geeseey ayaa su’aalo ay weydiinayaan ciidamada amaanka ee dowladda Puntland iyo gudi khuburo oo loo saaray soo baarida kiiskii lugu dilay Wasiirkii Warfaafinta dowladda Puntland. Saraakiil sare oo ka tirsan Gudigaasi oo ka gaabsaday sheegida magacyadooda lana hadlay AllPuntland ayaa xaqiijiyey in ay jiraan dad badan oo ay ku howlan yihiin soo xiritaankooda, kuwasoo ay sheegeen in ay qeyb ka yihiin falal badan oo amaan daro. Sidoo kale ciidamada amaanka ayaa ku howlan soo qabashada wiil uu dhalay C/nuur Maxamed Diiriye (Geeseey), kaasoo la tuhunsan yahay in uu ka dambeeyey dil xalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug. Talaabooyinkan ay qaaday dowladda Puntland ayaa ku soo beegmaya xili gudiga Amniga qaranka ee Puntland ay soo saareen bayaano ku aadan xaaladaha gobalka Mudug iyo xaalad deg deg ah oo lugu soo rogay magaaladaasi, markii ay halkaasi gaareen Madaxda dowlada Puntland. F. C. Maxamed AllPuntland
-
Yaa diiday? Inteese lagu diiday? Yaase marqaati ahaa? Kool Kat
-
Galkacyu: TFG Puntland sign agreement: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Puntland and Somalia’s government sign agreement 23 Aug 23, 2009 - 10:06:17 AM Galkayo, Somalia:- Puntland State of Somalia and the country’s Transitional Federal Government (TFG) has today signed a final agreement on how the two parties can cooperate until the federal system of Somalia is finalized, Radio Garowe has reported. The agreement, which contains 15 points, breaks initial deadlock over divisive issues regarding the security, constitution, social affairs [Education, health] and power distribution based on the National Charter that was agreed on by Somali factions in Kenya 2004. According to the agreement, Puntland will be a base for counter-piracy operations, host the process of drafting federal constitution, and receive 25% of the education funds allocated for Somalia including scholarships. It also allows Puntland to participate in international conferences on Somalia alongside TFG officials, enter into agreements with international agencies and commercial deals with foreign companies until Somalia's federal constitution is passed and approved in a public referendum. The Federal Constitution will define the power of the Federal Government and Regional Governments. The signing which took place in Galkayo, the provincial city of Mudug region, was honored by Somali prime minister, Omar Abdirashid Sharmake and Puntland president, Abdirahman Mohamed Farole. The TFG delegation headed by Somali Prime Minister, Omar Abdirashid Ali Sharmake have been in Puntland for a week in their first visit since the TFG was expended in January to include moderate Islamist faction of President Sheikh Sharif Sheikh Ahmed. In Djibouti Agreement which paved the way for the expansion of the TFG, Puntland was excluded from the process, allowing President Sheikh Sharif's political supporters to "appoint" lawmakers in Somalia's expanded parliament for every region, including Puntland, without consulting local powers. GAROWE ONLINE -
Galkacyu: TFG Puntland sign agreement: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^If the useless TFG gets money [as promised by the international community], we get our share. If it does not work and no funds materialise then we will be where we are -
Galkacyu: TFG Puntland sign agreement: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Dont be jelous old man, the country has been in a civil war for along time, the two parties are ironing out their differences. Puntland got what it wanted and the TFG needs all the positive news it can get at the moment. -
Galkacyu: TFG Puntland sign agreement: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Clans will move arund , when peace comes. Puntland is the solution. -
Galkacyu: TFG Puntland sign agreement: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
1. Adkaynta midnimada iyo qaranimada Somaliya, iyada oo dawlada federaalka ahi ay u qoonsan tahay Puntland qayb ka mid ah Somaliya... Nothing wrong with that lad. -
Galkacyu: TFG Puntland sign agreement: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Mogadishu is our capital adeer, remmeber we are part of the union. Its you who hates the capital & the flag. This agrement if implemented will bring peace allot closer. -
Truth will vindicate President Cabdulahi Yuusuf Axmad
General Duke replied to Mr. Somalia's topic in Politics
Indeed truth will vindicate the legend. -
Galkacyu: TFG Puntland sign agreement: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Qodobada lagu heshiiyey wayaa waxaa ka mid ahaa: 1. Adkaynta midnimada iyo qaranimada Somaliya, iyada oo dawlada federaalka ahi ay u qoonsan tahay Puntland qayb ka mid ah Somaliya, 2. Dawlada federaalka ah ee Somaliya iyo Puntland waxaa ay ku heshiiyeen in la dardargeliyo dhamaystirka dastuurka federaalka ah, lana magacaabo guddigii aftiga iyo arrimaha federaalka, 3. Si arrimaha dastuurka iyo federaalka loo hirgeliyo, waxaa labada dhinac ay isku raaceen in guddiga dastuurka xarun looga furo caasimada Puntland ee Garowe; Puntland waxaa ay guddiga siinaysaa gacan si ay hawshooda u gutaan, 4. Iyada oo la tixraacayo ku dhaqanka axdiga ku meelgaarka ah, waxaa ay labada dhinac iska garteen in sida ugu dhakhsaha badan loo soo dhiso dawlad-goboleedyada harsan, isla markaana la taageero, lana dhiirigeliyo dawlada Puntland ee hadda dhisan, 5. Puntland waxaa ay maamul ahaan uga qayb galaysaa shirarka danaheeda gaar ahaaneed khuseeya, 6. Waxaa dawlada federaalka ku-meelgaarka ahi ay ballan qaadaysaa in ay Puntland dadaal kala gasho raadinta iyo dhamaystirka mashaariicda horumarineed ee qabyada ahaa ee hay'ada 'FAI' ee macaawinada dalka Talyaanigu ay ka waday gobollada Puntland ka hor dhicitaankii dawladii Somaliya 1991-kii, 7. Waxa ay labada dhinac ku heshiiyeen in xarumo tababar ciidan laga furo goobo ka mid ah Puntland, loona dhamaystiro agabka iyo qalabka ay u baahan yihin, 8. Iyada oo la iska gartay khatarka burcad-badeedu ku haysto gobollada Puntland, waxaa ay dawlada federaalka ah iyo Puntland ku heshiiyeen in xarun weyn oo ciidanka badda ah laga furo Puntland, loona dhamaystiro agabka ay u baahan yihiin ciidanku, iyada oo lala kaashanayo beesha caalamka, 9. Dawlada federaalka ah iyo Puntland waxaa ay ku heshiiyeen in si wadajir ah la isaga kaashado la dagaalanka burcad-badeeda iyo tahriibka, kuwaas oo khatar ku ah nabadgelyada guud ee Somaliya, iyo tan Puntland, 10. Waxaa ay labada dhinac ku heshiiyeen in deeqaha waxbarasho ee ay soo hesho dawlada federaalka ahi laga siiyo saami ah 25%; deeqda waxbarasho waxaa loo galayaa imtixaan, waxaana maamulaya wasaarada waxbarashada Puntland, wasaarada tacliinta sare ee dawlada federaalka ah ee Somaliya-na waxaa ay ku yeelanaysaa kormeer, 11. Waxaa ay wasaaradaha waxbarashada ee Puntland iyo dawlada federaalku ay yeelanayaan wadashaqayn iyo xiriir joogta ah, waxaana ay iska kaashanayaan tababarada macallimiinta iyo maamulayaasha, kana wadashaqaynayaan midaynta siyaasada, manaahijta waxbarasho ee Somaliya, 12. Waxaa ay labada dhinac isku af-garteen in dhammaan hay'adaha caalamiga ah xafiisyadooda u xilsaaran Somaliya ay u soo raraan gudaha dalka, meelaha ay nabadu ka jiro, sida Puntland, 13. Waxaa ay dawlada federaalka ah iyo Puntland ku baaqayaan horumarinta iyo ilaalinta diinta, dhaqanka, suugaanta, af-Somaliga, masxafyada, iyo goobaha taariikhiga ah, 14. Waxaa ay labada dhinac ku heshiiyeen in xiriir joogta ah lala yeesho jaaliyadaha dibeda iyo qurbajoogta, lagu dhiirigeliyo dhawrida dhaqankooda, diintoodai iyo afkooda, iyo weliba in lagu booriyo ka qayb qaadashada dib u dhiska dalka, iyo in ay sharaf iyo xushmad kula noolaadaan bulshooyinka ay la nool yihiin ee dalalkooda ku martigeliyey, dejiyeyna, 15. Waxaa ay labada dhinac isku af-garteen in wasaaradaha iyo hay'adaha dawlada federaalka ah iyo Puntland ay yeeshaan wadasahqayn iyo xiriir joogta ah. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir. -
Galkacyu: TFG Puntland sign agreement: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Galkacyu: TFG Puntland sign agreement: PICS
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
-
Gaalklacyo: Dowladda Soomaaliya iyo Puntland oo heshiis kala saxiixday goor dhaw. 23. august 2009 Gaalkacyo(AllPuntlan d)- Wada hadalo maalmihii ugu dambeeyey ka socdey magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug una socday dowladda Puntland ee martida loo yahay iyo dowladda Soomaaliya ayaa goor dhaw lasoo xiray, waxaana wada hadaladaasi ka soo baxay heshiis ka kooban 15 qodob oo ay saxiixeen dhinacyada kala gedisan. 15-ka qodob ayaa khuseeya xaaladaha ay labada dhinac isku hayeen maalmihii ugu dambeeyey, isla markaasna hada ay si rasmi ah usaxiixen Madaxda dowladda Puntland iyo kuwa dowladda Faderaalka ee Soomaaliya. Qodobada lasaxiixay waxaa ugu muhiimsan amaanka, Siyaasada, Awood Qeybsiga kala duwan ee ku saleysan Axdi Qarameedka dowladda Soomaaliya, Horumarinta Caalamiga ah oo ay qeyb hesho Puntland iyo arrimo kale oo ku saabsan Siyaasadaha dalka Soomaaliya. Heshiiska oo hada lasa saxiixay waxaa saxaafada usoo bandhigay xubno ka tirsan dowladdaha Puntland iyo Faderaalka, ayadoo ay joogeen goobta Madaxweynaha Puntland Dr. C/rixmaan Maxamed Maxamuud iyo Raysalwasaaraha dowladda Soomaaliya Cumar C/rishiid Cali Sharmaake. Puntland ayaa sheegtay in ay wada hadalo guul gaareen, ayna gaareen muhiimadii heshiiska, ayagoo sheegay in ay waqti badan ulumiyeen arrimahaasi, dhinaca kalena dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in ay ku faraxsan tahay heshiiska maanta la gaaray. AllPuntland oo heshay nuqul ka mid ah qoraalada lasaxiixay ayaa goor dhaw idiin soo gudbin doonta qodobadii oo saxiixan. F. C. Maxamed AllPuntland
-
GG: I have always liked James Cameron, aside from Titanic he is a great action director. Will wait and see this one. Thanks