General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^Your sniffling humorless statements and your anger at any progress in Puntland speaks volumes for who you are adeer. Keep pretending.
  2. Adeer, as I have stated before the new city council is filled by, educated individuals, one had to at least have a bachelors degree. The second is the youth make up and the number of women in the council is much higher than any before. The election of the young mayor testifies to this simple fact, which you can not get your head around. Anyhow out with the old and in with the new, my city of Galkacyu is in good hands. Also President Faroole has done a great job taming the place and he must be commended for turning the city into the temporary capital this past month. What city are you from because you are not a Puntlader?
  3. Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Guddoomiyaha gobolka Mudug iyo Taliyayaal Ciidamo Khamiis, September 03, 2009(HOL): Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland C/raxmaan Shiikh Maxamed Faroole ayaa magacaabay Guddoomiyaha gobolka Mudug iyo taliyayaal Ciidamo. Digreeto uu madaxweynaha soo saaray oo uu saxiixay 2-dii bishan ayuu ugu magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Mudug Axmed Cali Salaad, iyadoo dhawaanahanna uu gobolka ahaa mid aan lahayn guddoomiye rasmi ah. Madaxweyne Faroole waxaa kale oo uu Digreetadan ku magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland oo loo magacaabay G/lle sare Axmed Xasan Cali Afey, halka ku xigeenkiisa koowaadna loo magacaabay G/lle sare Maxamed Siciid Jaqanaf, halka ku xigeenkiisa labaadna loo magacaabay G/lle sare Muuse Axmed C/raxmaan (Muuse Xasaasi). Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Mudug ayuu sidoo kale madaxweynaha u magacaabay Muuse Cismaan Faarax, halka Taliyaha Saldhigga Degmada Gaalkacyo-na uu u magacaabay G/lle Dhexe Siyaad Maxamuud Bicil. Saraakiishan uu magacaabay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland C/raxmaan Shiikh Maxamed Faroole ayaa wuxuu ku soo beegmayaa iyadoo dhawaanahan ay falal nabadgelyo darro ah ka jireen magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, isla markaana magaaladaas lagu dilay wasiirkii Warfaafinta Puntland Warsame Cabdi Shirwac Seefta Bannaanka iyo Culumaa’udiin tabliiq ahaa. Sidoo kalena magacaabistana yaa waxay ku soo beegmeysaa iyadoo la sheegay in uu is-toogtay Taliyihii hore ee Ciidamada Puntland. Maxamed Cali Royter maxamedroyter@hotmai l.com Boosaaso, Soomaaliya
  4. ^^^Are you talking to yourself again fake Qhardo boy? The city has a new governing council staffed ny younger, more educated citizens. It also has a new mayor and head of council. The governor, Police Chief are good choices.
  5. Puntland flag should be unique and follow the standards of state flags in other Federal states of developed nations. It should use vibrant colors in contrast to the Somali national flag which is light blue. I like the colors, Gold, or Green or even Red to be used. Maybe a constellation of stars or one big star, to highlight the central importance of Puntland.
  6. Guddoomiyaha gobalka Mudug iyo Taliyaha Booliiska Puntland oo la magacaabay (Sawiro Dheyasi) Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa maanta lagu magaacabay taliyaha ciidanka Booliska Puntland, Gudoomiyaha gobalka Mudug , Taliyaha qaybta ee Mudug.
  7. ^^^I am not the right person to draw a map adeer. One must know his limitations. Just giving you some advice thats all.
  8. Somalia: European delegation pledges support for Puntland Administration GALKAYO (Mareeg) – A five member European Union delegation who reached in Galkayo has pledged support to the leaders of Puntland, officials said on Wednesday. Ali Barre, the director of the presidential palace of Puntland told reporters that the EU delegation pledged for Puntland of paying the salaries of the security forces. The president of the semiautonomous region of Puntland received a delegation from the European Union in Galkayo on Tuesday. The two parties have discussed many issues and agreed on strengthening cooperation in the fight against piracy and human trafficking. They have also agreed on assisting the Somalis who fled from the fighting in Mogadishu and now in Puntland regions. The move comes as Puntland and the Transitional Federal government of Somalia signed an agreement allowing Puntland to sign contracts with NGOs and International organizations. Mareeg Online
  9. Guddoomiyaha gobalka Mudug iyo Taliyaha Booliiska Puntland oo la magacaabay (Sawiro) September 3, 2009 filed under NEWS IN SOMALI · Comments (1) Axmed Maxamed Cali ” Caano Geel” Horseed Media Galkacyo Puntland Wareegto ka soo baxday xafiiska Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr.Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa maanta lagu magaacabay taliyaha ciidanka Booliska Puntland, Gudoomiyaha gobalka Mudug , Taliyaha qaybta ee Mudug. Wareegtadan ayaa waxaa saxaafadda u akhriyey Wasiirul Dowlada Maamul Wanaaaga ee Dawlada Puntland, Maxamed Faarax Ciise (Gaashaan). Taliyaha ciidanka Booliiska Dowlada Puntland ayaa maanta loo magacaabay Axmed Cali Xasan (Afay) sidoo kale waxaa Taliye ku xigen loo magacaabay Maxamed Siciid Jaqanaf, oo xilkaa horey u hayey. Waxa kaloo la magacaabay Gudoomiyaha gobalka Mudug Col.Axmed cali Salaad oo ahaa Duqii hore ee magaaada Gaalkacyo, isla markaana dhawaan loogaga guulaystay doorashadii duqa magaalada. Axmed Cali salaad waxaa kale u ka mid ahaa xubnihii golaha deegaanka ee dhawaan la soo dhisay. Sawiro badan halkan ka daawo Madaxweynaha Dawlada Puntland ayaa magacaabay taliyaha qaybta ee gobalka Mudug waa xilkas loo magacabay Muuse Axmed Cabdiraxmaan ( xasaasi). Dhanka kale waxa isla wareegtadan lagu magacaabay Taliyaha saldhiga MIIR ee Gaalkacyo loo magacaabay Muuse Cismaan Faarax (Dhogfo) Madaxweyne Faroole waxa sidoo kale uu samayeen badalaad waxana la badalay Gashanle-dhaxe Siyaad Maxamuud Bilcil waxaana loo badalay Taliska ciidanka Booliiska ee Garoowe, Dhame Maxamed Axmed Maxamuud Sayruuq waxaa laga badalay gobalka Mudug waxaana loo badalay gobalka Nugaal danbi baari ahaan. Wasiirul Dawlaha Mr.Gaashaan ayaa sheegay in Wareegtadan kasoo baxday xafiiska taariikhdu markay ahayd 2da bisha September oo shalay ku beegneyd isla markaana uu dhaqan galay markii uu Madaxweynaha saxiixay. Madaxweynaha Puntland ayaa wareegtadiisa ku sheegay inuu magacaabay Guddoomiyaha cusub markuu tixgeliyey talooyinkii ka yimid Wasaaradda arrimaha Gudaha iyo kartida mas’uulka xilkaasi loo magacaabay. Sidoo kale wareegtada lagu magacaabay taliyayaasha Booliiska ayuu Madaxweynaha ku sheegay mid timid kadib markuu arkay hawlaha amni iyo daruufaha kajira gobalada Puntland. Xilka Guddoomiyaha Mudug ayaa bishii hore laga xayuubiyey guddoomihii hore Cabdinuur Geesey, halka xilka Taliyaha Booliiska Puntland uu banaanaa tan iyo intii uu dhintay Taliyihii hore ee Booliiska Puntland Col. Muuse Axmed Faarax oo 5tii bishii lasoo dhaafay ee Agoosto ku dhintay magaalada Garowe ee caasimada Puntland. Xilalka kale ee Taliyayaasha Booliiska ayaa ahaa kuwo la isku bedalay mas’uuliyiinta amniga ee gobalka Mudug oo qaarkood gobolo kale loo wareejiyey halkan xubno cusub loo magacaabay Taliska Booliiska gobalka Mudug iyo saldhiga Gaalkacyo. Madaxweynaha Puntland ayay maalmo kadib u buuxsameysaa muddo bil ah intuu ku sugnaa gobalka Mudug ee magaalada Gaalkacyo, asagoo halkaasi u tagay arrimaha la xariira amniga kadib dilkii loo geystay Wasiirkii hore ee warfaafinta ee Puntland Warsame Cabdi Shirwac, oo ay koox hubeysan magaalada ku dileen 5tii bishii Agoosto. Horseed Media Subscribe Now
  10. JB: Adeer you have far too many issues to worry about Puntland, its stable and had smooth election, unlike our Mugged ones and the man who keeps abusing Shankaroon.
  11. This topic at least managed to wake up a number of "Mogadishu society" members who have been in vegetative state lately. Mr Ceelbuur and the rest are rushing in here to do the usual cover up. Now if the USC was successful would the south-central regions be the most violent plagued areas of all of Somalia. Today 90% of the war is confined to these areas. The legacy of Aydeed Sr and his madness can easily bee seen in the way beautiful Mogadishu has been turned into one big ghetto. The failure is evident everywhere except in their eyes.
  12. Mr Somalia is right the flag should not look anything like the national flag, as it would fly next to it. Maybe you should look at the US states for inspiration. Indiana, state flag Georgia state Minnesota state
  13. ^^^ABWAN you have lost it as Aydeed lost it adeer. Either answer the question or keep attacking phantoms.
  14. Juje & ABWAN or Aydeed & Ato, lads spare us the nonsense, we know what positions you hold. Its clear why this post got under your skin, and the denials and personal attacks wont change a thing. Now answer the question was there a crime committed by the USC? I know Juje, is hot air, but ABWAN is an ardent Aydeed Sr apologist and a proud former gunner aren’t you lad.
  15. ^^^Adeer as one did in London go tell old ladies tales. This topic is an important one. The crimes committed by the USC, even against members of the “Mogadishu society” should not be brushed under the carpet. It’s unhealthy especially for the people of Mogadishu. They were crimes of *********; however we still have the scars and the likes of Yusuf IndaCade the offspring of Aydeed’s insanity & Xasan Dahir’s fakery.
  16. Wefdi Balaaran oo Ka socda Midowga Yurub oo Gaalkacyo Kula Shiray Dawladda Puntland (Sawiro) September 1, 2009 filed under NEWS IN SOMALI · Comments (7) Wafti Balaaran oo ka socda Midowga Yurub (EU),kana kooban 5 xubnood ayna hogaaminayso ergayga gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Bariga Afrika ayaa kulamo wadatashi ah la yeeshay madaxda dawlada Puntland Wafdigas ayaa soo gaaray maanta magaalada Galkacyo waxayna u jeedadooda ahayd si ay wadatashi iyo xog waraysi ula sameeyaan maamulka Puntland, Shirkan oo ka dhacay hoteelka ay dawlada Puntland ka dagantahay magaalada Galkacyo ee Taar City ayaa waxa uu aha mid ay ka soo qayb galeen wasiiro iyo masuuliyiin ka socota puntland. Sawiro Badan Halkan Ka Daawo Ka dib markii uu kulanka soo gabagaboobay aayaa waxaa saxaafada uga wararmay wasiirka Deegaanka, Dalxiiska iyo Duurjoogta ee Puntland CabdiQani Yusuf Cadde oo sheegay in Ujeedada u weyn ee shirka ay ahayd xog waran u dhaxeeya EUda iyo Puntland, Sidoo kale shirkaas ayaa waxaa looga falanqooday arimo ay ka mid ahayeen adkaynta xiriirka wada-shaqayneed iyo iskaashi ee u dhexeeya Midowga Yurub iyo Putnland, Daryeelka iyo xaalada nololeed ee muhaajiriinta ka soo barakacay koonfurta Somaliya ee ku sugan Puntland, la dagaalanka burcad badeeda, ciribtirka tahriibka Waxaa Midowga Yurub ay balan qaadeen In ay macaawino soo gaarsiin doonan dadka ku tabalaysan Puntland iyo in ay kala shaqayn doonaan Puntland hawlo badan oo horyaala . Ahmed Maxamed cali “Caano Geel” Galkacyo Puntland, Somalia
  17. The master of Sharif Ahmed, he wont get far as his project is no more than hot air.
  18. ^^^Two supporters of Aydeed, and the clueless warlords are giving lectures? Its ammusing indeed. Adeer the failed policies of the USC is evident today, Juje can see it outside his windows.
  19. Wafgan ayaa waxa ay ahaayeen Wafdi kasocda Midowga Yurub Waxaana Maanta ay kasoo dageen Gaoonka Magaaladagalda Gaalkacyo ee Xaruunta Gobalka Mudug iydoo ay halkaasii ay ku soo dhaweeyeen Masuuliyiin katirsan Maamu Gobaleedka Puntland oo uu kamid yahay Madaxweynha Maamulka Puntland Dr Cabdi raxmaan Maxmed Faroole iyo Kuxigeenkiisa Cabdi samad Cali shire. C/gani Yusuf Cadde - Wadatashi EU-da & Puntland . Dhageyso Waxaana Wafdigaasina ay ka koobnaayeen ilaa iyo 10 Xumnood oo isgu jira Sarakiil Iyo Xumno kale oo muhiim ah, Wafdigaasii ayaa markii ay imadeen Waxa ay kulamo al baabada u xeranyihiin Waxa ay layeesheen Masuuiyiinta Sar sare ee Maamulka Puntland. inkastoo aan la ogeen ilaa iyo iminka Waxa ay sida rasmig ah ay kawada hadleen Masuuliyiinta Puntland iyo Wafdigii kasocda Midowga Yurub Waxaana lagu wadaa in Saacadaha Soo socda ay kaduulan Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobalka Mudug Waxii Warar ah oo ku soo kordha Waxaan KalaSocondoontaan Shabkadda Wararka ee allidamaale News AGuncy Somalia abdirahman mohamed koronto allidamaale.com-Garo owe danjire_143@hotmail. com allidamaale@hotmail. com