General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^Mansa, adeer me and the lady know each other so chill. Also what measure must be taken? Gabbal: Adeer I am here exposing a simple fact, that those who used to make noise against Ethiopia are now supporting them. The fact is today Hiiraale is in Doolow/ Ethiopia begging for weapons to liberate his farm in Bardheere.
  2. Whats so good about it?
  3. ^^^I am younger than you old lady, thanks for the concern. Anyhow Ramadan Mubarak to you 2.
  4. CIIDAMADA GUMEYSIGA ITOOBIYA OO SOO BUUX DHAAFIYEY BARIGA MAGAALADA BELEDWEYNE IYO XARAKADA ALSHABAAB OO WEERAR KU EKEEYAY BARIGA BELEDWEYNE. Muqdisho,Jimce,21, Aug,2009 (Hillaac.Net)Wararka haatan naga soo gaaraya Magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in Ciidamada Gumeysiga Itoobiya ay soo buuxdhaafiyeen Bariga Magaalada Beledweyne, Waxana Wariyaheenna Magaalada Beledweyne uu inoo Xaqiijiyey in Ciidamada Itoobiyaanka ah ee soo galay Magaalada Beledweyne ay aad u fara badan yihiin. Dhanka kale Xarakada Mujaahiddiinta Alshabaab ayaa Weerar lama filaan ah ku qaaday Bariga Magaalada Magaalada Beledweyne oo ah halka ay soo galeen Ciidamada Gumeysiga Itoobiya. Shalay ayey ahayd Markii ay Tigreegu Muddo kooban la wareegeen Gacan ku haynta Magalada Beledweyne, Iyagoo dib uga cararay Saacado kadib. Shacabka Magaalada Beledweyne ayaa is weydiinaya Sababta Ciidamada Gumeysiga ay ugu soo laalaabanayaan Magaalada Beledweyne, Waxana Rayidka Magaalada Beledweyne soo foodsaartay Cabsi aad u weyn oo ay ka qabaan Ciidamada Gumeysiga Itoobiya oo had iyo goor Dhibaatooyin Baaxad weyn u geysta Shacabka aan hubeysnen.
  5. These Ethiopians are different we are told. They are new Ethiopians blessed by Sharif Ahmed. Also Beledweyne is a border town we are also told and not an important issue. Pigs will fly my dear lads.
  6. ^^^Only those who attacked him. Thats a warriors way adeer. You on the other hand support the grave diggers and assasins. While crying about the "people" when they [grave robbers] are defeated.
  7. ^^^Have you noticed how in Ramadan these "religious: groups increase the heat?
  8. Somalia: 31 dead in Mogadishu battles and bombs 21 Aug 21, 2009 - 10:38:41 AM MOGADISHU, Somalia Aug 21 (Garowe Online) - At least 31 people were killed and over 100 others wounded in a series of street battles and bombardment in the Somali capital Mogadishu since Thursday night, Radio Garowe reports. The violence continued into Friday morning, after suspected insurgents attacked Somali government forces and African Union peacekeepers (AMISOM) based around Mogadishu's KM4 square. "Many shells hit Bakara Market and I saw 12 dead bodies, who died inside a restaurant," said a witness at Mogadishu's Bakara, the country's largest marketplace and a notorious stronghold for insurgents. The dead bodies of three insurgent fighters were displayed by government soldiers at Taleh intersection in Hodan district, witnesses said. Medical sources throughout Mogadishu's hospitals and clinics reported that more than 120 wounded persons were admitted since last night. The eruption of renewed hostilities in Mogadishu comes days after the Somali federal parliament approved the government's request to enact a state of emergency across the country. READ: Federal lawmakers approve state of emergency law Separately, fighting in other regions of south-central Somalia continued between insurgent groups, like Al Shabaab, and government forces and their allies, including the Ethiopian-backed Ahlu Sunnah Wal Jamee'a faction. Hardliners like Al Shabaab and another faction, Hizbul Islam, control large sections of Mogadishu and other regions of south-central Somalia. Source: Garowe Online
  9. ^^^We cheered for the republic and demise of the armed clowns. Its fact Meiji that Yusuf was welomed by huge crowds in Beledweyne, Jowhar, Baidoa and Puntland. Che, yup the old man never dugg up graves saxib.
  10. ^^^He was in Mogadishu for a few months and took over Qaynyare's house in Dayniile, as his HQ while in the city.
  11. FU-FU: Ramadan Karim brother hope you get all the blessings of the holly month.
  12. ^^^Adeer slow down with the lecture love. Stick to the topic, you was after all one of the cheerleaders for Sharif Hotel as I remember. Now apologise or just keep talking. As I have highlighted before, yes we are all Somali's and no I dont buy into your fake nationalisam.
  13. ^lool the Arabs have a famous saying, "Don't belive everything you hear, and don't like a child repeat everything you hear".
  14. Qaynyare needs to liberate his house from Xasan Turki before opening his mouth. Lo
  15. ^^^No insults needed Nuune , I dont take shitt like my adeer Yey.
  16. ^^^Ramadan is the best time to apologise for all the lies and misinformation, people here used to make about that old man.
  17. ^^^Dont get angry adeer, Mohamed Siyad Barre destroyed Somalia, killed the Ulema and created mistrust. He inherited a nation and then ran out on a Donkey. The other Mohamed is none of your business. Thus Yusuf is a bigger man, for he started with little and built up a state. Barre started with everything and ended up in Lagos battered. I am not even going to curse him For I have some dignity unlike some.
  18. FUFU: Your remarks are rooted in *********, the man who started it all we all know. Yusuf is a grand leader of historic importance. Yusuf has left Puntland as a legacy, what did Siyad Barre or Aydeed or Sharif Hotel courts? Nothing. Xidigo: poor lass, your greatest leader Riyaale watched as a sub clan butchered your kinsmen and could nothing. You are angry again with the wrong folk.
  19. Ciidamo Itoobiyaan oo gudaha u soo galay B/weyn iskuna fidiyay xaafadaha magaalada. (21-08-2009)War goor dhow naga soo gaaray magaalada B/weyn ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamo Itoobiya ah oo lugeynaya ay soo galeen gudaha magaalada, kadib markii ay ka soo tallaabeen duleedka koofur ee magaalada. Ciidamada oo si lug ahaan ku soo galay ayaa durba abaaray xaafadaha dhanka bari, iyagoona isku dhiriryay Xaafada Buundo koowaad. Dhaq dhaqaaqii magaalada B/weyn ayaa gebi ahaanba istaagay,waxaana hakad galay ganacsiga isu socodkii dadka iyo gaadiidka,waxaana dadka magaalada bilaabeen inay wal wal ka muujiyaan soo gelitaanka ciidamada Xabashida. Ma cada ilaa iyo hada ujeedada rasmiga ah ee ka dambeysa, soo gelitaanka ciidamada Itoobiyaanka ee magaalada B/weyn, hase ahaatee imaanshaha ciidamadan ayaa ku soo beegmeysa xilli magaalada shalay dagaalo ka dhaceen. Xaalada Bariga magaalada ayaa ah mid kacsan, halka dhanka galbeed ku sugan yihiin kooxaha mucaaradka,waxaana laga cabsi qabaa dagaalo ka dhaca magaalada, kaas oo noqda mid lagu riiqmo. Dalkanews.com Muqdisho
  20. ^^^The Ahlu Militia are proxies of Ethiopia, they are trained and even escorted by Ethiopia. Have some back bone and support your Amir Sharif.
  21. ^^^lool. Ok so you support him but will Jihad on his "invasion" you do have to grow up a little mate.
  22. ^^^lool. Now Al Shabaab are clowns, but Sharif Ahmed is a bigger clown and dont even mention his supporters and those who used to demonstaret against Ethiopia.
  23. ^^^The war was againts Eritrea, The foreign fighters who wanted to make Somalia a base for terror and other things. Thats whta the task was for the Ethiopians were not invading to take over the country, they had the same enemy the TFG had. Now are you not atraitor supporting the same Ethiopian trained and armed & excorted Ahlu Sunna militias? Think lad.
  24. Muqdisho:War deg deg ah :Al-Shabaab oo ka baxay galbeedka Baladweyn kadib markii ciidamo Itoobiyaan ah ay halkaas u jiheysteen 21. august 2009 Muqdisho(AllPuntland )Warar goor dhaw naga soo gaaray galbeedka magaalada Baladweyn ayaa sheegaya in halkaas ay isaga baxeen maleeshiyaadka Al-shabaab ee shalay qabsaday. Ka bixitaanka maleeshiyada Shabaab ayaa timid galbeedka Baladweyn markii ay halkaas u dhaqaaqeen oo ay lug ku aadeen ciidmo Itoobiyaan ah oo aad u hubeysan. Ciidamadan Itoobiyaanka ah ayaan wax dagaal ah kala hortagin maleeshiyada Shabaab , waxaana soo socoashadooda kadib la arkay galbeedka magaalada oo faaruq ah. Ciidamada dawladda ayaa dib u galay iyagana halkaas oo hada gaaray. wixi ku soo kordhaa kala soco xafiiska AllPuntland Muqdisho
  25. Muqdisho:30-qof ayaa ku geeriyootay 70-kalena wey ku dhaawacmeen duqeymihi iyo dagaaladi Muqdisho ka socday 21. august 2009 Muqdisho(AllPuntland )Ku dhawaad 30-qof ayaa geeriyootay 70-kalena wey ku dhaawacmeen dagaaladi iyo duqeymihi xalay iyo saaka ka soconayey Caasimada Muqdisho. Dagaaladan oo u badnaa madaafic la isku adeegsanayey ayaa waxaa si weyn ay dhibaato uga geysteen degmooyinka Hawlwadaag , Hodan iyo Waabari . Afhayeeno u kala hadlay Al-Shabaab iyo dawladda ayaa guulo ka kala sheegtay dagaalki maanta oo khasaarihi ugu badna uu dadka rayidka soo gaaray. Shiikh Cali dheere Afhayeenka Al-Shabaab ayaa guulo ku tilmaamay dhinacooda ay gaareen khasaaraha cad ee gaaray maatida , waxaana sidoo kale Afhayeenka ciidamada DarawishtaQeylo uu isna saxaafada u sheegay in duqeyimihi ay geysteen ay la heleen goobo u calaameysnaa. Marka laga tago sheegashada labada dhinac ma jiro guulo cad oo muuqda , waxaana aad u yar khasaaraha labada dhinac kala gaaray. Dagaalada iyo duqeymaha caasimada ka dhaca ayaa khasaarahooda waxaa inta badan ay ku dul dhacaan shacabka lagu dul hardamo. xafiiska wararka Muqdisho AllPuntland