General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. The Guriceel based website needs to stop crying, Puntland will get it's rights without much issue. Faroole is doing a great job.
  2. ^^^Adeer thats your opinion, correction. Puntland is 1/3 of Somalia and a state. The second point, Puntland has 1/3 of the population and its a State and not a regional admin. It has earned its place and respect, thus go lecture those who have fallen behind. If they pass my few reasonable suggestion we will support this entity. Though our main support will be to keep Puntland safe and moving forward with its development.
  3. ^^^lool. That just shows how desperate and sad you are. The news thus far is good, more needs to be done on their side, Puntland after all is way to important to be dictated to by anyone. The Naval HQ should be in Puntland. 1/3 of all international funds for development should go to Puntland regions. Puntland should have every right to exploit its natural resources. Thats from top of my head thus far.
  4. Wararkii ugu dambeeyey kulamada PL & Fedraalka 19 Aug 19, 2009 - 5:35:41 AM Waxaa magaalada Galkacayo ee gobolka Muqdug [Puntland] ka socda kulamo xasaasi ah ee u dhexeeya waftiga uu hogaaminayo Raísal Wasaaraha Somalia Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake iyo dowlada Puntland. Kulamo hordhac ah oo maalintii shaley dhacey ayaa waxaa lagu xuley sadex gudi kuwaasoo howlahooda ku jirey xaley ilaa maanta 19 August,2009 iyada oo la filayo in maalinta berri ah uu kasoo baxaan qoraal labada dhinac u dhan yihiin. Guddiyada labada dhinaca iska xuleen ayaa waxaa ay ka kooban yihiin sadex: 1-Guddiga Siyaasada ayaa waxaa kuwada jira Madaxweynaha Puntland Cabdiraxman Maxamad Farole, Madaxweyne ku-xigenkiisa C/samad Cali Shire, Gudomiyaha Barlamanka Puntland halka dhinaca dowladda Somalia ay matalayaan Raísal Wasare Cabdirashid Cali Sharmaake, Wasiirka Arrimaha dibadda, Wasiirka Tacliinta iyo xubno kale. 2-Guddiga iskaashiga dhaqaalaha iyo arrimaha bulshada [ Cafimadka, Waxbarshada] kuwaasoo ka hadli doona qaabkii ay labada dhinac isaga kashan lahayeen arrimahan. 3-Guddiga sharciga iyo nabadgalyada kuwaasoo ka hadli doona arrimaha Dastuurka Fedraalka. iskaashiga xagga amniga sida tabarada Ciidamada iyo arrimo badan oo la xiriira ciidamada AMISOM qaabka ay uga howl galaan Somalia. Howlaha iyo kulamada gudiyadan ayaa ila xaley iyo maanta ka socdey Hotel ku yaala duleedka magaalada Galkacayo halkaasoo labada dhinaca wada dagan yihiin. Dhinaca kale amaanka Galkacayo ayaa aad loo adkeyey iyada oo ciidamada gaafa wareegayaan daafahaha xarunta ay dagan yihiin madaxda maamulka Puntland iyo Fedraalka. Shacabka Galkacayo ayaa sidoo kale gacan weyn ka gaystey amniga iyaga oo aad u soo dhoweeyey in magaladooda ay ka dhacayaan kulamadan muhiimka ah kuwaasoo looga tashanayo aayaha Puntland iyo Somalia.
  5. Originally posted by Che -Guevara: Che is sad again, another good news for Puntland. He is only masking his tears.
  6. Somalia: Concern over 'Puntland secession' or frustration with 'progress?18 Aug 18, 2009 - 7:19 PM SUNDAY EDITORIAL | The 'Puntland secession' argument is the boogeyman expression used by every group who opposes the self-determination of all Somali people – Somalis and foreigners alike. The enduring civil war in Somalia has transformed our beloved homeland into humanity’s victim of sorts, not only limited to one of Africa's worst humanitarian situations, but even in the field of intellectual debate on ways to end the civil war. Now that a small number of political orientations has emerged as the final players, it is to be expected that one adheres to one of these political orientations or becomes a neutral observer and completely avoids controversy. When one is unable to make a distinction in these choices, then one risks being catalogued indefinitely as being intellectually void of political reasoning and, worse, as a heartless heathen intent on the continuation of the civil war for the destruction of Somali society and the profiting of the war industry since 1991. Somalia's political landscape has been disintegrated for two decades and the ultimate challenge is to produce the political settlement that can satisfy enough groups to tip the balance of power in the favor of one side of the increasingly volatile conflict. In the north, two political ideologies are in practice: in northwest Somalia, the separatist republic of Somaliland that unilaterally declared independence in 1991 with no international recognition to date; in the northeast, the self-governing State of Puntland that supports a federal structure for Somalia. In the south-central regions (south of Puntland), a myriad of contradicting and inter-changing political ideologies have emerged to confuse the war-battered public and create a new atmosphere of death and mistrust, further polarizing the conflict and potentially throwing the solution key deeper into the black hole. In this environment, it is unexpected that the intellectual debate is thrown into a finger-pointing cycle of “who said it” when the only real and genuine question at hand is how to end the suffering of the Somali people? For love or hate, Puntland represents one of the possible solution scenarios for Somalia if the international community is sincerely committed to creating the paradigm of a trustworthy and working partner who assures domestic stability, in large part due to legitimacy among the public. The insurgents waging war in south-central Somalia came into existence, in part, by taking advantage of public sentiment that was largely against the Transitional Federal Government (TFG), which many Somalis saw as a tool of foreign powers playing geopolitical games on the war-torn Horn of Africa country. Now, there is the general public sense that the tide is turning against the hardliners, giving Somalia a new opportunity to seize the moment and displace bands of young Somali men whose ability to enjoy the age 20s like an ordinary person was unfortunately shattered by the enduring civil war years. These young men need an education, earn a legitimate income, become a father – but, most immediately, the fast majority of the young insurgents seek a political settlement to end the military stalemate and new opportunities to a pursue a fresh path in life. The federalism debate in Somalia is certainly not taking on a fresh path. The old deacons who repeatedly spoke of "canonization" or "Balkanization" of Somalia are still singing the same tunes. The separatists say Puntland is a "copy" of Somaliland. The anarchists oppose federalism because they oppose peace and development altogether. The insurgents say they want Islam – but the bloodletting continues. The pirates…well, the pirates don't care for federalism but they want money – and the world feeds them. And in Puntland, the people continue on their day to day affairs. On August 1, 2009, to mark Puntland's 11th year anniversary, the soldiers, the women and youth groups, the singers, and the athletes, paraded in open celebration in front of the State's leadership as a clear testament to the legitimacy Puntland's successive governments and leadership enjoy in the land. Many people have died to secure Puntland's relative peace and neither militant threats nor misleading propaganda can bring down the Puntland society's hard-own peace and stability. The 'Puntland secession' argument is the boogeyman expression used by every group who opposes the self-determination of all Somali people – Somalis and foreigners alike. It is no time for that debate when the insurgents are vowing renewed conflict during Islam's Holy Month of Ramadan. But, many suspect, the war industry that has developed around Somalia's misery over the past two decades, with its entrenched intellectual, financial, economic, food and medical components, is inherently unhappy with peaceful and progressive developments from Somalia as this represents a risk to 'valuable assets.' Remember the rumors about 'frustration' in some (foreign) corners when Somaliland's armed takeover of Las Anod in late 2007 did not spark all-out war between Somaliland and Puntland? Garowe Online Editorial, editorial@garoweonli ne.com
  7. PL oo laga dhigayo xarunta ciidamada Badda Somalia 19 Aug 19, 2009 - 11:45:06 AM Warar hordhac ee soo gaarey Garowe Online ayaa sheegaya in guddiga amniga ee matalaya Puntland iyo Federaalka gaareen goáamo ku wajahan burcad badeedka iyo Dastuurka. Guddigaan ayaa isla gaarey madaama Puntland noqotey goob ay ka howlgalaan burcad badeedka Somaliyed inteeda badan in xarunta Ciidamada Badda Somaliyed laga dhigo Puntland islamarkaana saldhig u noqon doonto dhamaan ciidamada la dagaalami doona kooxaha baddaha ka qowleysta. Gudigan aya dhinaca isla gaarey in si deg deg ah loo magacaabo dadkii diyarin lahaa Dasturka Federalka ah ee Somalia iyada oo la tixracayo Axdi qaramedkii lagu gaarey wadanka Kenya 2004. Qodobada guddigaan isku afgarteen ayaa waxaa kamid ah in MGPL u taagan tahay maamul goboleeyada Somalia iyada oo xarunta guddigaan ku shaqeyn doono laga dhigi doona magalada Garowe iyada oo dowladda Puntland bixin doonto kharashkiisa. Goanka guddigan isla-gareen ayaa wararka hordhaca ah ee kasoo baxaya xusayan in leysla gaarey in Puntland inta ka horeysa ee la dhisayo maamul goboleedyada kale ee Somalia oo lamid ah ay heshiis la gali karto dhamaan hay'adaha caalimiga ah kuwooda ganacsi iyo deeq bixin-ba iyada dowladda Fedraalka ka warqabi doonto. In Passoporka Somalia ee cusub la dhiiri galiyo lana hirgaliyo iyada oo magaca laga badalayo lagana dhigayo dowlada Federalka ee Somalia kaas oo xaruntiisa loo soo rari doono wadanka gudihiisa. Heshiisyada guddiyada kala duwan ee Puntland iyo Feraalka gaari doonaan ayaa la filayaa in la shaaciyo sacadaha soo socda iyada oo guddiga Siyaasada, dhaqaalaha iyo waxbarashada go'aamadoodana gaari doonaan.
  8. B/xaawo: Al- Shabaab oo ku labo kacleeyey Barre Hiiraale, dibna uqabsaday Degmada Balad xaawo. Balad-Xaawo(AllPuntl and)- Dagaalyahanada Ururka Al- Shabaab ayaa dib uqabsaday magaalada Balad-Xaawo ee gobalka Gedo, halkaasi oo ay labo maalin ka hor la wareegeen Kooxo taabacsan dowladda Faderaalka ee Soomaaliya. Maleeshiyo ka tirsanaa kooxihii qabsaday magaalada ayaa iskaga baxay magaalada markii ay soo gaareen wararka sheegaya in ay ciidamo badan ku soo wajahan yihiin magaaladaasi, waxaana sidoo kale jira warar sheegaya in ay Al- Shabaab doonayaan dagaal abaabulid hor leh oo baaxad weyn. Al- Shabaab iyo Ahlu Suna ayaa ku dagaalamay magaalada gudaheeda, waxaana wararku ay sheegayaan in ay ku dhinteen dad gaaraya 6 lix, sida ay wararku xaqiijinayaan waxaana sidoo kale dhaawacmay dadka deegaanka qaar ka mid ah. Talaabooyinka ay Al- Shabaab qaadeen ayaa ah kuwa ay doonayaan in ay ku wiiqaan awooda kooxaha ka soo horjeeda maamulkooda, oo ay ka mid yihiin ciidamo maalmihii ugu dambeeyey qabsaday deegaano ka mid ah gobalka Gedo ee dalka Soomaaliya. Kama aysan farxin talaabadan dowladda Faderaalka ee Soomaaliya oo ay dhawaan taageerayaasheeda ciidamo ah ay qabsadeen deegaanadaasi, balse galabta laga qabsaday markale taasoo ku noqotey filan waa. F. C. Maxamed AllPuntland
  9. B/xaawo: Al- Shabaab oo ku labo kacleeyey Barre Hiiraale, dibna uqabsaday Degmada Balad xaawo. Balad-Xaawo(AllPuntl and)- Dagaalyahanada Ururka Al- Shabaab ayaa dib uqabsaday magaalada Balad-Xaawo ee gobalka Gedo, halkaasi oo ay labo maalin ka hor la wareegeen Kooxo taabacsan dowladda Faderaalka ee Soomaaliya. Maleeshiyo ka tirsanaa kooxihii qabsaday magaalada ayaa iskaga baxay magaalada markii ay soo gaareen wararka sheegaya in ay ciidamo badan ku soo wajahan yihiin magaaladaasi, waxaana sidoo kale jira warar sheegaya in ay Al- Shabaab doonayaan dagaal abaabulid hor leh oo baaxad weyn. Al- Shabaab iyo Ahlu Suna ayaa ku dagaalamay magaalada gudaheeda, waxaana wararku ay sheegayaan in ay ku dhinteen dad gaaraya 6 lix, sida ay wararku xaqiijinayaan waxaana sidoo kale dhaawacmay dadka deegaanka qaar ka mid ah. Talaabooyinka ay Al- Shabaab qaadeen ayaa ah kuwa ay doonayaan in ay ku wiiqaan awooda kooxaha ka soo horjeeda maamulkooda, oo ay ka mid yihiin ciidamo maalmihii ugu dambeeyey qabsaday deegaano ka mid ah gobalka Gedo ee dalka Soomaaliya. Kama aysan farxin talaabadan dowladda Faderaalka ee Soomaaliya oo ay dhawaan taageerayaasheeda ciidamo ah ay qabsadeen deegaanadaasi, balse galabta laga qabsaday markale taasoo ku noqotey filan waa. F. C. Maxamed AllPuntland
  10. Sharif, a young radical cleric who spearheaded the 2006 struggle against Ethiopia's invasion, was elected as the country's president in January. He has since failed to assert his administration's and remained largely boxed into his presidential compound in Mogadishu, owing his survival mainly to the presence of African Union peacekeepers. For all the talk, Sharif Ahmed has produced the worst government in history. It has no base what so ever. LOOL its a joke. Today after 8 months, Sharif Hotel produces a gem of a cabinet, and controls a few blocks of the capital :rolleyes:
  11. Sharif, a young radical cleric who spearheaded the 2006 struggle against Ethiopia's invasion, was elected as the country's president in January. He has since failed to assert his administration's and remained largely boxed into his presidential compound in Mogadishu, owing his survival mainly to the presence of African Union peacekeepers. Aint that the truth. The man has failed to bring any positive change to Somalia.
  12. ^^^I still like Jangeli adeer, though Omaar was doing a good job and should not have been demoted while the likes of Sharif Xasan, Ibbi, and AbdiShakur who tried to sell our sea to Kenya retain their posts. Farah Brown go do more Duke research that was terrible.
  13. Originally posted by Faarax-Brawn: quote:Originally posted by General Duke: It makes no sense, Omaar was on the most part one of the best and most consistant of the Hotel government. Its a shame, that he is moved and the likes of Ibbi, Sakin are still kept. So you do not like the new FM>? Here,you were happy: Duke happy with Jaangilis appt as fm Poor FARAH Brown as ever basic understanding of a simple statement eludes him, my positive perception of Mr Jangeli has nothing to do with this, nor did Mr Omaar figure in my past comment on the Jangeli, since he was not even in Somali politics at the time. You need to do better research on the subject of Duke, who fascinates you.
  14. ^^I would head the investigation to bring the damn Assasin to Justice.
  15. Xiisada Gedo oo laga hadley 18 Aug 18, 2009 - 7:19:23 AM Maamulka Al-shabaab ee degmada Kismaayo ayaa sheegay inay weerar ku yihiin degmada Buuloxaawo ee Gobolka Gedo, halkaasoo ay gacanta ku hayso Ahlusuna oo gacan ku haynta degmadaas la wareegtay shalay. Afhayeenka maamulkan Sheekh Xasan Yacquub Cali ahna madaxa wafaafinta ayaa shir jaraa'id oo uu maanta u qabtay saxaafada Kismayo ku sheegay inay ciidamo iyo gaadiid dagaal u direen Gobolka Gedo. "Degmada Buuloxaawo waxaa qabsaday cadow ka yimid dhanka Ethiopia iyo kuwo la socda, waxaana isku farasaari doonaan gudaha degmada Buuloxaawo saacadaha soo socda" ayuu si ay hanjabaadi ku jirto u yiri Sh. Xasan Yacquub. Mas'uulkan, wuxuu sheegay in xasiloonidii magaaladu ay luntay lana gubay calankii Madoobaa ee ay halkaas ka taageen, isagoo xusay in haweenka loo diiday inay qaataan Xijaabka iyo Indhoshareerka. "Ciidamo fara badan iyo gaadiid dagaal ayaan u dirnay Gobolka Gedo, waxaana diyaar u nahay inaan nafteena u hurno difaaca shacabka ku nool deegaanada aan maamulno" ayuu yiri Madaxa wafaafinta maamulka Kismaayo. Col. Barre Hiiraale oo [Aug 2008] ay Al-shabaab iyo xoogag kale oo Islaamiyiin ah ay awood uga saareen ayaa sheegay inuu dib ugu laabanayo Kismaayo, isagoo sheegay inuu dagaal ku qabsan doono. Xiisado colaadeed ayaa laga dareemayaa maanta degmooyinka Baardheere, Buurdhuubo iyo Luuq oo kawada tirsan Gobolka Gedo, ayna gacanta ku hayaan xoogaga Al-shabaab iyo Xisbul Islaam oo ay ka dhexeyso gaashaanbuureysi. Dhanka kale, Degmada Buuloxaawo ee Gobolka Gedo ayaa xalay lagu soo rogay bandow, iyadoo madaxa amaanka ee ay Ahlusuna u magacaabeen Sh. C/rashiid Khaliif uu sheegay in xaaladu ay dagan tahay maanta. GAROWE ONLINE
  16. Ahlu sunna Waljamaaca. Marka laga tago, Shabaabka, Xisbul Islaam, Dowladda iyo Amisom waxa jira cudud soo baxday oo aan maanta daah saarnayn kuwaas oo ah Culumaa’udiin markii hore aan dagaalba waxba ka galin, Ahlu sunna waljamaaca, sababta keentay in ay dagaalamaan waa ay iska cadahay, waana markii ay dareemeen in xaalkii ku xumaaday, ayna arkeen in la faragaliyay caqiidooyinkoodii hoose, sida Digriga, Alle Bariga,( Xoola Qalka), Qabuuraha la faagay iyo wixii la halmaala. Cadaawada ugu badan ee Ahlu sunna waljamaaca waxay ku wajahan tahay, Ururka Al shabaab iyo Xisbul islaam, waxana lagu tilmaami karaa dagaalka dhinacyadan kala baxa, kooxo Diimeedka Soomaalida( Final-Stage). Ururka Ahlu sunna wuxuu ka wadaa abaabul Ciidan Gobolada Bay, Bakool, Gedo, Hiiraan, Galgaduud, Mudug iyo meelo badan oo Koofurta ka mid ah. labada Urud Diimeed ee Al shabaab iyo Ahlu sunna, waxaa marag madoonta ah in kala baxoodu uusan fogayn maxaayeelay, Bal fiiri dagaalada sii xoogaysanaya ee ka socda Gobolada dhexe, sida shalay oo ugu dambeysay waxa dagaal qaraar uu ku dhexmaray deegaanka Gal-Cad oo ka tirsan Gobolka Galgaduud, balse aad ugu dhaw xadka Gobolada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe. Dagaalkii shalay ku dhexmaray labadan kooxo diimeed Degmada Gal-cad oo hoos timaada degmada Masagawaay waxa kaga dhintay labada dhinac in ka badan 10 ruux sida ay sheegeen dad Goobjoogayaal ahi. Ahlu sunna waljamaaca waxay awood ugala wareegeen, Ururka Al shabaab inta badan Gobolada Mudug iyo Gal-gaduud waxana hada ay ku sii dhawaanayaan deegaano hor leh oo xad la leh gobolada Hiiraan iyo shabeellada Dhexe. Doolow Soomaaliya maxaa ka socda?, waxaa ka socda Abaabulkii ugu xoogga badnaa oo ay wadaan wadaado ka tirsan Ururka Ahlu sunna, kuwaas oo 6 bilood ka hor Al shabaab ay ka eryeen Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo. sidoo kale Ciidamo uu wato Barre Shire Barre Hiiraale oo ka tirsan dowladda KMG ah ayaa halkaasi isku aruursanayay muddo. Afhayeen u hadlay,Ahlu sunnada ku tababaranaysa Doolow, ayaa sheegay in Maalmaha soo socda ay ka sifeyn doonan Al shaabab guud ahaan Gobolka Gedo, sida uu hadalka u dhigay. Hadaba gunaanadkii, Wajiga Cusub ee dagaalka u dhaxeeya, Dowladda KMG ah, Ahlu sunna waljamaaca oo hadafkoodu yahay in ay tir-tiraan Al shabaab iyo Xisbul Islaam oo isku dhinac ah, ayaa waxa dhinacyadan oo dhan ay sheegeen in ay sii laba jibaarayaan Dagaalada inta lagu jiro Bisha Barakaysan ee Ramadaan, waxana qaar kood ay bishaan ramadaan u arkaan fursad ay Illaahay ugu dhawaanayaan haddii ay dagaalamaan, waa sida ay qabaan qaar ka mid ah kooxaha dagaalamaya.
  17. Maleeshiyada Ururka Ahlu Sunna Oo U Dhaqaaqay Degmada Ceel-Buur. 17 August, 2009 01:55:00 Toronto t. Font size: Ururka la baxay Ahlu Sunna ayaa sheegay in xoogagooda gobolada dhexe ay dhawaan soo gaareen maleeshiyaad badan oo tababar uu ugu soo dhamaaday gudaha Itoobiya ayna dhawaan qaadi doonaan dagaal baahsan oo ay sheegeen inay ku qabsan doonaan degmada Ceel-Buur. Dhaqdhaqaaq ciidan ayaa laga dareemayaa War Xoolaad oo ku taala inta u dhaxaysa dagaanada Wabxo iyo Ceel-Buur, waxaana halkaas isku aruursanaya maleeshiyaad wata magaca Ahlu Sunna oo damacsan inay weerar baahsan ku qaadaan degmada Ceel-Buur. Guulaha ay gaarayaan maleeshiyaadka Ahlu Suna ayaa soo badanaya, waxana ku dhacay xoogaga Al-Shabaab dharbaaxooyin is xigxiga oo ay kala kulmeen kuwa Ahlu Sunna. Dagaalkii Galcad ayaa loogu gaystay Al-Shabaan jab aad u wayn, waxana lasoo sheegayaa in degmadaas looga dilay Al-Shabaab maleeshiyaad gaaraya 50. Waxa xigay jabkii shalay kasoo gaaray Balad-Xaawo oo ay iskaga bexeen iyadoo wax dagaal ah uusan halkaas ka dhicin. Haddii laga qabsado Al-Shabaab degmada Ceel-Buur oo ah saldhigooda ugu adag ayaa waxa halkaas laga qaadan doonaan jab dhamaystiran oo kusoo fool-leh
  18. Muqdisho:War deg deg ah : Al-Shabaab oo ka baxay Wabxo iyo Ahlusunah oo kaabiga ku haya CeelBuur 18. august 2009 Muqdisho(AllPuntland )Wararka laga helayo deegaanka Wabxo ee G/Galguduud ayaa sheegaya in xoogaga Al-Shabaab ay ka baxeen deegaankaas oo ay aadeen dhinaca degmada Ceel Buur. Ka bixitaanka Al-Shabaab ee Wabxo waxaa loo aaneynayaa kadib markii xoogagaga Ahlsunah ay kaabiga ku soo qabteen Wabxo , waxaana la sheegayaa in ay damacsanyihiin in ay weeraraan fariisimahaas. Dhaqdhaqaaqyo ciidan ayaa dhinaca kale ka socda G/hiiraan degmooyin ka mid ah sida Buuloburde oo wararku ay sheegayaan in laga cabsi qabo dagaal ka dhaca , waxaana heegan la galiyey xoogaga Al-Shabaab ee G/Sh/Dhexe . Maalmihi ugu dambeeyey waxaa jiray qorshayaal ka dhan Al-Shabaab oo ka socday gobolada koonfureed ee Soomaliya. Xafiiska wararka Muqdisho AllPuntland
  19. ^^^^Layzie G: I know Qamar, she is a clever lady and more qualified than most of the other in the cabinet. She is a patriot as well. However there are many doctors as you said who could run the department. Thous there are many more individuals of both genders who have Business, Management and Finance degrees that could run the Finance department.
  20. ^^^I like the way you answered it, Tarzan does seem to have lost after all that shouting. Anyone else.
  21. ^^^ The Puntland formula is a dignified way of addressing ones shortcomings. Without Hating on Somalia or pretending to be the orphans of the Queen of England.
  22. Originally posted by Sophist: Do you remember a dark skinned guy who use to make Du'a at every meeting in London? Not really, a question though what happened to Tarzan it seems Yarisow has come out and he has been left behind why?
  23. ^^^Jaanjuumo: Adeer the central governmenment does not exist and thus I wont worry about this Sharif thing. However Puntland State came about because of the want and needs of its people. The priority is to develop the much neglected infrustructure, no one is going back to the days when the whole country was one city. Puntland formula would make Somalia a successful country, you are only defending narrowe selfish interest. Also a government with Sharif Xasan as Minister of Finance wont get anyone anywhere.
  24. Waftiga R/wasaare Sharmaarke iyo madaxda dawladda Puntland oo saaka lagu wado in ay wadahadalo u bilaabmaan. [Akhris ...] Galkacyo, Aug 18 - Waftigii ballaarnaa ee R/wasaare Cumar C/rashiid Sharmaarke, ayaa la filayaa saakay in ay si rasmi ah u bilaabaan kulamo ay la yeelanayaan madaxda dawladda Puntland. Kulanka ugu horreeya oo lagu wado in uu furmo saacadaha soo socda ee saakay, ayaa noqon doona mid ballaaran oo ay ka soo qayb-gali doonaa madaxda ugu sarraysa dawladda Puntland, golayaasha xukuumadda iyo baarlamaanka, iyo waftiga oo hoggaaminayo R/wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke. Kulan ayaa la iskula soo qaadayaa arrimo badan oo ku taxaluqa xiriir Puntlaand iyo dawladda Soomaaliya, waxaana dhidibada loogu taaxayaa sii xoojinta iskaashi dhinayo badan leh oo ay wadayeelanayaan labada dawladood. Si ay tilmaamayaan warar laga helayo saraakiisha ku dhadhaw m/weynaha Puntland, waxaa ka mid ah waxyaabaha diiradda lagu saarayo shirka maanta muujinta doorka Puntland ay ku leedahay jiritaanka dawladda Soomaaliya iyo dadaalkii dheeree ee ay muddada ugu soo jirta sidii loo heli lahaa dawlad Soomaaliyeed. Wararka ku saabsan shirkaasi iyo kulamada dhaxmari doona waftiga R/wasaare Sharmaarke iyo dawladda Puntland waxaan idiin soo gudbin doonaa saacadaha soo socda. C/fitaax Cumar Geeddi’ Idaacadda Daljir.