
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
In Puntland, Doctor/Patient ratio of 1:26,000
General Duke replied to xiinfaniin's topic in Politics
Gheele T, a bigger fundraising should be put in place for the General Hospital than the one for Dr D. -
Look how small the US and China are?
-
In Puntland, Doctor/Patient ratio of 1:26,000
General Duke replied to xiinfaniin's topic in Politics
Xiin: The good Dr, has assured us this fundraising is to help with the opening of a public maternity wing within the Hospital. However I agree with you that the new public Hospital initiatives set in motion by the Health Ministry deserves our full support. -
Galkacyu: City Mayor opens new Milk Meat Market..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Gakacyu is having a make over, its been due for a long time. Well done to the Mayor. -
^^^Thanks for the update, and keep us posted.
-
Gaalkacyo:Maamulka degmada Gaalkacyo oo maanta xariga kajaray Suuqyo ay Yeelatay Degmada Gaalkacyo. 13. oktober 2010 APL Gaalkacyo:(Allpuntland)-Maamulka Dawlada Hoose ee Degmada Gaalkacyo ayaa maanta si rasmi ah usoo gabagabeeyey islamarkaasna Xariga kajaray Suuqyo ay yeelanayso Degmada Gaalkacyo kuwaas oo isugujira kuwa caanaha & Hilibka oo ay Dawlada Hoose ku mashquulsanayd mudooyinkii lasoo dhaafay. Xaflad xariga looga jarayey Suuqayadan ayaa maanta lagu qabtay Gudaha Suuqa Xero Dayax ee magaalada Gaalkacyo waxaan Xafladan kaqeybgalay Saraakiil katirsan golaha Xukuumada ee dawlada Puntland,Maamulka Gobolka Mudug,kan degmada Gaalkacyo & Dad Weyne Aad u farabadan. Wasiir Xigeenka Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed oo kamid ahaa Sarakiishii ka qeybagashay Furitaanaka Suuqyadan ayaa sheegey in Dawlada Puntland ay aad ugu faraxsantahay in magaalada Gaalkacyo laga hirgaliyo Suuqyo lagu warshadaynayo islamarkaasna lagu hormarinayo Nadaafada Cuntooyinka Dadka Daruuriga u ah oo ay kamid yihiin Caanaha & Hilibku. Duqa magaalada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Maxamuud Xaaji Xassan ayaa isna dhankiisa ka hadlay Suuqyadan & Marxaladihii ay soo mareen,waxaana uu sheegey in ay waxbadan ku mashquulsanayaan howlaha Suuqyadan isagoo intaas kudaray in ay u mahadcelinayaan hay’adihii kala qeybqaatay dhisitaanka Suuqyadan. Duqu Wuxuu sheegey in Nadaafada Caanaha & Hilibku ay yihiin kuwo muhiim ah,waxaana uu intaas kudaray in Suuqyada midkood uu yahay Kawaan,midna yahay halka Hilibka lagu iibiyo & Kan Sadexaad oo ah kan Caanaha kuwaas oo uu sheegay inay Yaalaan Qalab Casri ah islamarkaasna ay aaminsanyihiin in ay Cuduro badan ku ciribtirmayaan marka Suuqyadu ay shaqo galaan. Suuqyada ay imika Dawlada Hoose Dhisitaankooda soo gabagabaysay ayaa ah kuwo si rasmi ah u shaqo galaya Saacadaha soo socda,Waxaana uu maamulka Degmadu sheegey in ay imika ku mashquulsanyihiin barnaamijyo kale oo lagu hormarinayo Howlaha magaalada Gaalkacyo taas oo soosocoto mudadii uu Xilka hayey maamulka Degmada oo imika Hal sano jirsatay. Cabdiqani Xayir Allpuntland
-
Gaadhigii Xoghayaha Guud ee Xisbiga UDUB oo Dayn Qaad Loola Wareegay
General Duke replied to Abtigiis's topic in Politics
My lord this is bad.. -
Dawladda Yemen oo Qunsuliyad ka furanaysa Puntland October 13, 20103 Dawladda Yemen ayaa lagu wadaa in ay qunsuliyad ka furato degaanada Puntland xilli maalmihi lasoo dhaafay ay dalkaas socdaal shaqo ku joogeen wefdi u hogaaminaayo Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiraxmaan Faroole. War lagu shaaciyey wakaalada wararka dalka Yemen ee Saba ayaa sheegaaya in wada hadaladii u dhexeeyey masuuliyinta Yemen iyo wefdiga Dawladda Puntland ay kusoo dhamaadeen is afgarad ah isla markaana ay isku raaceen in Yemen xafiis ka furato degaanada Puntland, xafiiskaas oo ka shaqeeya arimaha ganacsiga iyo iskaashiga, sidoo kale dalka Yemen ay markii u horeysey ka furato Puntland qunsuliyad. Sidoo kale Dawladda Puntland ay iyaduna xafiis ganacsi ka furato gudaha dalka Yemen taasna ay qayb ka tahay xoojinta xirrirka u dhaxeeya labada dhinac. Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Faroole oo isniintii soo gaba gabeeyey socdaalkii isaga iyo wefdigiisa ku joogeen dalkaas ayaa sheegay in wada hadaladii ay la yeesheen masuuliyinta Yemen ay ku dhamaadeen sidii loogu talagalay. Hadii ay Dawladda Yemen qunsuliyad ka furato degaanada Puntland waxaa ay noqon doonto wadanki Carbeed ugu horeeyey oo safaarad ka furta Puntland. Horseed Media
-
Support Dr. Husein Xaji Khalif for Prime Ministership
General Duke replied to Che -Guevara's topic in Politics
^^^I hope your support for the good Dr, has not changed since you realised he is from Burtinle. -
Abu S, who is todays favourite?
-
Ali Abdi Xaraari (Voa) Fairfax police seize khat, arrest Ali Xaraare
General Duke replied to Garyaqaan2's topic in Politics
^^^Good to see you back bro.. Interesting news. -
In Puntland, Doctor/Patient ratio of 1:26,000
General Duke replied to xiinfaniin's topic in Politics
Thanks Xiin for this update. Come support the GMC fund raising event, the tickets are out on the street, or you can contact me I will get you some.. Che, I agree with you, our real enemy is our poverty... -
GO AAMO AYSOOSAAREEN ISIMO IYO CUQAAL CARQALADI DHAHAR (PICZ)
General Duke replied to Garaad Bari's topic in Politics
2 In loo soo gacan geliyo dadkii falalkaas geystay isimada iyo cuqaasha The above point is important; murder is murder the culprits can not hide behind excuses. Laughable stuff as usual from some quarters, the promotion of violence benefits who? The clan elders need to settle this dispute like any between livestock herders. Nothing major or political about this incident, but the promotions of these nonsense killings will not get any advantage to those who have been found out to be weak in the knees. -
Thanks for the thread, informative indeed. Long may you fly high, our beloved flag..
-
GO AAMO AYSOOSAAREEN ISIMO IYO CUQAAL CARQALADI DHAHAR (PICZ)
General Duke replied to Garaad Bari's topic in Politics
Promotion of the nonsense killing as a political issue must stop also. -
LOL Puntland Garaads complain to Sheikh Shariif over PM position
General Duke replied to Saalax's topic in Politics
Originally posted by Libaahe*: Liibaan, there is no such thing as North West, Awdalland or SSC. your either from Somaliland or Puntland. Adeer dont compare yourself to Puntland.. -
Halkee mareysaa xulashada Ra'isal wasaraha Somalia? 12 Oct 12, 2010 - 12:38:10 PM Kadib markii uu iscasiley Ra'isal wasaarihii Somalia Cumar Cabdirashid Cali Sharma'arke ayaa waxaa Madaxweyne Sheekh Shariif weli go'aan ka gaarin qofkii qaban lahaa xilkaan. Waxaa xusul duub xoogan ka socdaa magaalada Muqdisho gaar ahaan gudaha Villa Somalia iyadoo warar lagu kalsoon yahay sheegayaan in xubnaha loogu hadal heyn badan yahay ayu ugu cadcad yihiin Xuseen Khaliif Xaaji Jamac iyo Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini. 1- Xuseen khaliif Xaaji Jaamac 2- Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini Xuseen Khaliif Xaaji Jamac oo ka baxey dugsiga sare ee Cumar Samatar [Galkacayo] sanadkii 1977 ayaa noqdey sarkaal ka tirsan ciidamada Booliska isagoo markii dambe ku biirey ururkii SSDF 1981. Mr. Xuseen Khaliif ayaa u baqooley dalka Canada markii ay burburtey ururkii SSDF isagoo halkaas ku qaatey waxbarasho dheeraad ah. Musharaxaan ku jira xubnaha saaran miiska Madaxweynaha DFKMG ah Sheekh Shariif ayaa waxbarashada uu ku qaatey dalka Canada kadib u shaqeeyey Bangiga Islaamka oo saldhigiisu yahay wadanka Sucuudiga. Dhinaca kale waxaa wararku sheegayaan in liiska kala doorashada uu kusoo harey ninka la yiraahdo Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini. Diini ayaa xogahaan hayno haysan jirey xiligii Xukuumada Maxamad Siyaad Barre ka talineysay wadanka Somalia xeradii ciidamada ee la oran jirey 77 isaga oo markii dambe xukumey ciidamadii Madaxtooyada Marxuum Siyaad. Magalada Muqdisho ayaa waxaa ka socda kulamo looga arinsanayo qofka qabanaya xilkaan iyadoo shirarka xildhibaanada iyo siyaasiyiin kale la galayaan Madaxweyne Sheekh Shariif. GAROWEONLINE
-
LOL Puntland Garaads complain to Sheikh Shariif over PM position
General Duke replied to Saalax's topic in Politics
^^^The Garad is making a point thats all, and he has the power and title to do so. -
^^^That pic looks fake as hell.
-
LOL Puntland Garaads complain to Sheikh Shariif over PM position
General Duke replied to Saalax's topic in Politics
Originally posted by Libaahe*: Odayasha Puntland oo digey Sh. Shariif Garaad Cabdulaahi Cali Ciid oo ka mid ah Issimada ugu miisaanka weyn Issimada Reer Puntland A leader of great stature in Puntland... :cool: -
Xaji, did Tanzania recognise the secessionist enclave, or even opened a consulate? Xaji what ever the Somali government is, its recognised by the world No one recognises the secessionist enclave, and Yemen is opening a consulate in Garowe.
-
[/img]